Тёмный
No video :(

Aragtida Waalan ee Laga Qabo Qofka Muslimka ah Marka Galbeedka La Joogo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir 

Suldaan Media
Подписаться 349 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Aragtida Waalan ee Laga Qabo Qofka Muslimka ah Marka Galbeedka La Joogo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro aad u qiimo badan oo sh cabdiraxmaan bashiir uu kaga hadlaayo aragtida qofka muslimka ah laga haysto marka la joogo galbeedka iyo sida muslimku isu arko laba aan is qaban
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
-----------------
Speaker: Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Опубликовано:

 

23 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j Месяц назад
Allah ha ku barakeyo sheikhaygi
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Месяц назад
M.a shiikh Abdi Raxmaan Bashiir Alloow kaarali noqo wasax hadalkaas oo dhan ❤❤❤❤❤❤
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl Месяц назад
Allahu akbar .masha allah sax waaye ajar allah ka siiyo
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Месяц назад
❤❤❤ mahadsanid
@KaaariyeAbdulaaj
@KaaariyeAbdulaaj Месяц назад
ALOW UMUURAHa sahal
@PoppieRooi
@PoppieRooi Месяц назад
Allah AK bar
@PoppieRooi
@PoppieRooi Месяц назад
Thanks my brother
@IbrahimYacin-sf9zi
@IbrahimYacin-sf9zi Месяц назад
اللهم صنر اسلام و المسليمن
@alimehamud31
@alimehamud31 Месяц назад
Allah ha kaa jisaa'isiiyo , Insha Allah.
@PoppieRooi
@PoppieRooi Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkkk❤
@Abdulkga
@Abdulkga Месяц назад
Muslimka ay Qarbigu ka hadlayaan ee manhajkooda lagu dhigo, ee saxaafadooda lagu hadal hayo, waa nimankaas Bariga dhexe ee cad-cad - sida Carabta, Iran, Turkiga iyo wixii la hal maala. Laakin, waxaad ogaataa, Muslinka Nigeria, Somalia, Djibouti iyo Sudan jooga ee Madow inaanu xisaabta ugu jirin , oo reer Eruope xataa Muslim u aqoonsanayn , waayo ayaga waxa lagu tilmaama black Africans. Sidaa ula soco dareenka dhabta ah ee caalamka, Sheik Cabdiraxmaanow. Xataa Muslimiinta Bariga dhex, ayaga laftoodu nin Afrikaan ah oo madow, Muslim dhab ah runtii uma arkaan, waxaanay dareenkaas kala mid yihiin reer Europe.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
25:24 sheekh laakiin xiligaas waaba xiliga ay dulmiga ugu badan aadamaha u geysteen maxay xaquuqda aadamaha ilaaliyaan waxa ilaa hada falastiin ka taagan sow xiligaas ma dhicin dhulkii somaliyeed sow xiligaas gaalo gaalo kale uma qaybin😢waaba xiliga dulmiga ugu badan uu soo bilowdey ilaa hadana uu dhiigaasi daadanayo nacalad ilaahay kuwaas ha ku dhacdo hadii ay dhahaan khayr baan faleysnaa ogaada sharka ku hoos duugan ayaa ka badan geed hadii aad qoyaankiisa la yaabto hal intii bisleysa oo qaleyl ah ayaa ku jirta dakadii mareykan yiri gargaar ban u dhisay wuxuu ku hoos watey inuu yahuuda soo galiyo si falastiiniyiin iskaga dhigaan oo uu ugu yaraan hal maalin ku xasuuqey dad kor u dhaafaya 600 oo qof dhaawac iyo dhimashaba leh😢 Ilaa hadana wuu wadaa laakiin wax walba dhamaad ayey lee yihiin ayaguna waa dumi doonaan waliba wadadan ay hada hayaan bay ku dumin iinsha Allah
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax Месяц назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@PoppieRooi
@PoppieRooi Месяц назад
Sak San namba
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Месяц назад
Geesi weeyi I aqoonyahankni sheekhani ..
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Месяц назад
Sucuudiga ayaa maalgeliya dacaayadda iyo nacaybka islaamka loo qabo ee iyaga usheeg.
Далее
Мелл хочешь сына от Дилары
00:50
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Просмотров 407 тыс.