Тёмный
WAAYO WAAYIHII WACNAA
WAAYO WAAYIHII WACNAA
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться
Wa janel u gaar ah wixii fankii hore iyo fanaaniintii hore hadey heeso tahay iyo riwaayadaba ...iwm,
Kuna soo dhawada gacma furan.

قناة خاصة للفن الصومالي العريق وزمن ذهبي من اغاني والثقافة الصوماليه المتعددة

Entertainment channel brings some unique videos from different Somalia's cultures


Wixii war bixin ah nagala soo xidhiidh EMAIL ka :

waayo.ww.info@gmail.com
Xasan Kabanle 🔥 Iyo Heesta "DANTEENA"
7:44
3 месяца назад
Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "MAGAN"
4:03
6 месяцев назад
Комментарии
@abdibirre4281
@abdibirre4281 14 минут назад
ALAHA U NAXARIISTO WARIYE MOHAMED FAARAX DHAASHANE IYO SAAFI DUCAALE ALI IYO MOHAMED ALI KAARIYE IYO ABTIGAY ABDULQADIR MUUSE LUGEY
@KathleenJennifer-m3o
@KathleenJennifer-m3o 16 минут назад
9602 Smith Fields
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 Час назад
Arbaco 11-9-2024 tani waa hees iyo Bar 😮
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Час назад
GACAYTAA Sifiican uqaaday
@FadumoAhmed-x3c
@FadumoAhmed-x3c 4 часа назад
Gorayooy gabal kuu dhacay waxay ku jirtey riwaayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga
@HuttRoderick
@HuttRoderick 4 часа назад
3721 Shanahan Turnpike
@Maguuraan
@Maguuraan 4 часа назад
Wed,sep,11. 2024 Ayaan dhegeysanaya inta ila midka ah isoo raaca. What a song.❤❤❤❤
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 Час назад
Kama daalo beladweyn baan ku dhageysanayaa 😅
@user-Axmed
@user-Axmed 7 часов назад
Thanks waa Original kii heesta Maxamed Yuusuf 26 Juun 1960
@Mustafexuseen-s2c
@Mustafexuseen-s2c 11 часов назад
Axyaa hees axyaa laxan hapen taariikhiya 11 9 2024
@nasrichannelofficial2198
@nasrichannelofficial2198 14 часов назад
Iga dambeyo love ❤ isaar 2024 .9 .10
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 18 часов назад
Abwaanadi hore iyo fanaaniinti hore sidaasay wax dhadhamaya oo hadalo caajiba oo nuxur xambaarsan usobandhigijireen.kuwa maantuna waa labolabo iyo cantarabaqash iyo wax an dhadhanlahayn oo adan dhagaysankarayn oo miclolahayn.ilahay ha unaxariisto khadra dahir iyo dhamaan inti muslimine geeriyootay anagana ilahay hanogadaba naxariisto maalintu wadku no imaado
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 7 часов назад
Ameen Ameen. 😢
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 20 часов назад
Heesihii bay qabiilkooda moodayaan mid xasan qawdhan lasoo carara iyo mid singub lasoo carara ilaahay ha u wada naxariisto
@Jiirnugaaleed
@Jiirnugaaleed День назад
Salaaama Aun Xasan Diiriye Faarax
@abdig2533
@abdig2533 День назад
❤❤❤❤ daboolah is daaboolemeyen deenleeye 88 burco
@Garaad1000
@Garaad1000 День назад
Qoraalka heesta (Lyrics): Shaydaan marooraha Soomaali sheegta Sheekadaa wadanigaa leh Innagu shabbahanee Gumaysiga la shawree Shaadhka cadowgu ugu jiro Hadaan sharafta laga dilin Shir ceebeed la keenin Shuqul xumada waligii Ka shallaayi maayo Koley koley waxaan shaki lahayn Ninka sheedda naga mida Hoostana sharlawgaa Shakad bira in lagu xidhi Sharci adag in lagu qabaney Taasi haydin shaafido Page-ka labaad:- Shacab iyo xukuumaba Sharadkii inoo yiil Inuu yahay kii shanshada jaray Ee shalay la dhaarshee Loo dhiibay shaqadee Shilimadii dadweynaha Shanta farood ku kala xaday Koley koley waxaan shaki lahayn Shar lamoodka duugaa Shil kastaba ha gaadhee Wuxuu nabad ku shaahaba Sharci adag in lagu qabaney Taasi haydin shaafido.
@Sadsaciid
@Sadsaciid День назад
Hesaha hir gilay biri hore waxa jiray
@najiibgabyaw5054
@najiibgabyaw5054 День назад
Heestan waa heesta ugu qaalisan heesaha fanaantiina soomaliyeed ku luuqeeyaan. Abwaan: MAXAMED IBRAAHIM WARSAME (HADRAAWI) AUN. qisada heestani waa cibro iyo yaab. Kooxdii waaberi ee dawladii kacaanka soomaliyeed ee aiyaad barre hogaaminayay ayaa magaalada baladwayne ee gobolka hiiraan u tagay inay riwaayad iyo wacyi galin bulsho kusoo bandhigaan. Abwaan hadraawi wuxuu ka mid ahaa kooxdaa booqatay mahalada baladwayn, wqxaanu ahaa waliba matalaha koowaad (actor) ee barnaamijka wacgalinta. Markii ay tageen magaalada ayuu abwaanku subaxii caawoo kale la dhigayo barnaamijkii booqday buundadii wabiga bushiisa maraysay si uu bilicda dabiiciga ah usoo daawado, maadama oo uu abwaan ahaana wax badan uga soo faa'iidaysto abuurka alle ee cajiibka ah. Wuxuu kula kulmay buundada dusheeda inan qurux iyo qaayo badan oo boqol kala baxa. Ma buurnayn, ma dhuubnayn, ma dheerayn manay gaabnayn. Cadaan xooga may ahayn madaw laga baqdana may ahayn. Timuhu way u furnaayeen oo guud iyo tidic toona uma xidhnayn. Waxay kasoo kortay buundada dhanka cadceed kasoo baxa, ka dib falaadhihii cadceedu waxay qabteen quruxdeedii oo ay ugu horayso timaheeda qaayaha iyo qotonka leh ee laydha wabigu weedhaaminayso, ku darsoo midab ahaana madaw qurux badan ayay ahaayeen waxaana lagu masaalay baalka gorayga, oo dhererkooduna lugaha u dhawaaday. Wuxuu ku yidhi abwaanku subxaana man khalaqaki, wuxuu se aad ula cajabay jawaab celinteedii oo noqotay shukran..... Haddii like saartaan, waxaan dhamaystiri humaaga iyo qisada heestan. Balan laga raali yahay iyo baaqashadii laga naxay😢
@LambertCocker
@LambertCocker День назад
52472 Green Trail
@Omarjireeemario8
@Omarjireeemario8 2 дня назад
0lD is g0lD
@user-is9gk1xw1d
@user-is9gk1xw1d 2 дня назад
Suu wax yeelay wlhi runbuu ugu daadiye😂😭
@kolyeedh1
@kolyeedh1 2 дня назад
Abwaan singub Aun muxuu murti nooga tagay dhamaantood Allaha unaxariisto legends 😢
@Sacuud123
@Sacuud123 2 дня назад
Cx❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 дня назад
I MEAN 1969
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 дня назад
IAM LISTENING IN 2024/09/09 IN SWEDEN ,I USED TO LISTEN IT WAY BACK IN 2969 ,MY LOST LOVE STILL LIVES WITH ME♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💌💌💌💌💌💌💌💌💌💌💌💌😭😭😭😭😭🤣😭😭😭😭😭😭😭😭😭💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 2 дня назад
Qormaduna waa qayb waxaase igala qurux badan xareed qubanoo qoorta meeshaa qulqulaysiyo iyo siday ugu muuqato dareenka xiisaha
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 2 дня назад
Waxaam hubaa xasan iyo shamso in loo fasiro mooyaane inaanay garanayn midhahan
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 2 дня назад
Qul uu bixiyiyo (waa sidaa) qulkuna waa gunta manka ama unaxa)
@Qaasaali123
@Qaasaali123 2 дня назад
Ilaahay haw naxariisto labadaba fanaanba.
@cabdulahiismacil7758
@cabdulahiismacil7758 2 дня назад
Prof dalxa shekhul kuli😂😂
@MaxamedN
@MaxamedN 2 дня назад
1967
@seegaalecaraale4866
@seegaalecaraale4866 2 дня назад
Fannaanka aadka uga dhex muuqdaa ihun Maxamed Axmed kuluc.
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 3 дня назад
Waan ka xumahay 34 sano kadib in aan weli soomaali helin xal iyo hogaamiye sax ah Soomaaliyeey we must sacrifice ourselves and money to restore our country Somaaliya otherwise somalia history will be erased
@TheresaCarey-k2f
@TheresaCarey-k2f 3 дня назад
40039 Bergstrom Pike
@VanBrook-d7b
@VanBrook-d7b 3 дня назад
575 D'Amore Via
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg 3 дня назад
Ahun faysal cumar mushteeg alleh wayne ku naxarisay adeero
@AbdulkhadirHussein-so7jr
@AbdulkhadirHussein-so7jr 3 дня назад
I am here 2025
@shugrikarshe6157
@shugrikarshe6157 3 дня назад
2024/9/7sebtember jarmani
@ahmedabdinasir9011
@ahmedabdinasir9011 3 дня назад
Cajiib cajiib xasuus
@user-jc4ow4dg7x
@user-jc4ow4dg7x 3 дня назад
07/September/24 maalin sabti ah oo joogo south Africa oo aanacay meeshan joogideyda farxad kuma dareemo 🥹 iso duceeya in aan meel ka wnagsan aan tago❤️💯
@gurxankooshin9614
@gurxankooshin9614 3 дня назад
Waa hees dhaaf Ereyada marsoobixii Cabdi Cali wayd, Laxanka Cabdiqaadir Muuse Lugay, Codka, Maxammed Maxammuud cige Busi.
@MaxamedCalixirsi-x5f
@MaxamedCalixirsi-x5f 3 дня назад
3:01 Maxamedcali
@MatanWarsame-iz3gf
@MatanWarsame-iz3gf 3 дня назад
baladwayn❤❤
@MukaramXamse-ke4ep
@MukaramXamse-ke4ep 3 дня назад
M.a
@user-fw2er9jo5p
@user-fw2er9jo5p 4 дня назад
Heeso badan baa ka maqan heesta ugu jeclaa baa ka maqan taaso ah hobeey hobeey horaan ku iri wax kuma hayo waxan dawaday 1975ki National theaterka xamar
@ahmedadan-u4t
@ahmedadan-u4t 4 дня назад
Liked
@ahmedadan-u4t
@ahmedadan-u4t 4 дня назад
Subscribing Waaya Waayihii Wacnaa
@AbniWasalama
@AbniWasalama 4 дня назад
Abni,wasallama,cubed
@AbniWasalama
@AbniWasalama 4 дня назад
Abni,wasllama
@AbniWasalama
@AbniWasalama 4 дня назад
Abni,wasallama
@AbniWasalama
@AbniWasalama 4 дня назад
Somalli,land
@shamisiman7293
@shamisiman7293 4 дня назад
Hesihi hore danbi ma ahan aya maqlay maxa ka jiro hadalo xun kuma jiran cml❤❤
@nimcodagannimcoosman336
@nimcodagannimcoosman336 4 дня назад
Cashqaw badaadaba hadii aanan kaa bixin wad hawla badantee😢7/9/2024