Тёмный

Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "U GUNTADAAY" 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 203 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Cali Sugule Cigaal AHN 1967
⭐️Laxanka
A/ Cabdilahi Qarshe AHN

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx 3 месяца назад
Ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ha ka waraabiyo boqoraddii codka xaliimo khaliif magool danbeegada dhaaf
@hassanomer2863
@hassanomer2863 3 месяца назад
Vivoòoo walaalo hargeisa. Ilaahay dhamaantoodba ha u naxariisto...
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 3 месяца назад
Cali sugule cigaal Kaxanka C/laahi qarshe xalima qaliif AUN dhamaantood
@abdihassan4382
@abdihassan4382 3 месяца назад
allaha u naxariisto dhaman
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 месяца назад
❤❤
@badriahmed5689
@badriahmed5689 3 месяца назад
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 3 месяца назад
Ahun Abwaan Ali sugulle Duncarbeed waddanihii dhabta ahaa ee aan ummadda Somaliyeed meelna aanay ku xusin, inta uu horumarka iyo qabyaaladda ka tiriyey tiro ma laha.
@KulmiyeAbdi-hu1si
@KulmiyeAbdi-hu1si 3 месяца назад
Sxb waxaa jirtay hees ay qaado aamina abdillahi wadna jacayl weheshada muqaalkeeda oo goobbe kabanka utumayo oo aan umalaynayo 2020 inaad soo galisay ayaan aad ugu baahnaa ee manoo soo galin kartaa ado mahadsan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
Cajiib Allow idiin naxariiso dhammaantiin
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 3 месяца назад
“U Guntada Dagaaloo Geerida Ha Diidinaay” Cali Sugulle Cigaal, Qarshe Iyo Boqorad Magool Rabbi Ha Janneeyo Duncarbeed Wadaniga Iyo Gobonimada Abwaan Kaga Horreeya Anigu Ma Ogi.
@abshircarab18
@abshircarab18 3 месяца назад
Waxaa ku xigo abwaan xuseen aw faarax iyo abwaan bashiir indho buur iyo yamyam iyo sangub safka hore waa intaas
@user-Axmed
@user-Axmed 3 месяца назад
Abwaanka tiriyey heesta sooraaciya fadalan mahadsanidin
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 месяца назад
Waa la soo raaciyey ee dib u eeg
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 3 месяца назад
Dagaalkii 1964 kii guubaabadii abwaanada kooxdii walaalo hargeysa . Muusigii wakhtigaa kooxdu tumi jirtay
@abdimohamedahmed-jb7mw
@abdimohamedahmed-jb7mw 3 месяца назад
Allehawnaxariisto dhamaantood amiin amiin
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 3 месяца назад
Waa Heesihii cali sugule cigaal duuncarbeed❤
@ahmedcali8271
@ahmedcali8271 3 месяца назад
Magool iyo cali sugule (AUN) labaduba.
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 3 месяца назад
Waa barigii reer Somaliland jibadu haysay ala maxaa wakhti ka lumay dadkayga Somaliland sorry.
@ahmedhaji7341
@ahmedhaji7341 3 месяца назад
30 sano kadib maxa hagagay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 месяца назад
@@ahmedhaji7341 koley waxay haystaan shayga ugu qaalisan oo ah nabad
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 3 месяца назад
❤❤❤
Далее
Shinbiryahow Ma Duushaa
7:18
Просмотров 73 тыс.
Muuniso - Xaliima Khaliif Cumar " Magool"
12:13
Просмотров 151 тыс.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,5 млн