Тёмный
Nuux Podcast
Nuux Podcast
Nuux Podcast
Подписаться
Halkaan wedaaxaan kusoo Gudbiyaa guud ahaan aqoonta noocyadeda kala duwan sida; lakulanka Aqoonyahanka, taariikh, buug sookoobid, iyo guuud ahaan wax-walba oo aqoonta iyo horrumarka xiriir Laleh
HALYAYGII U HALGAMAY DALKIISA.
7:01
3 месяца назад
SIDEE BUUG LOO AKHRIYAA / HOW TO READ A BOOK
10:30
4 месяца назад
SIDEE LOO JOOJIYAA CAADOO YINKA XUN XUN.
3:39
5 месяцев назад
Buug muhiim ah / Ahmiyadda Waqtiga
7:45
5 месяцев назад
Buug Muhiim ah | Aabo Qani ah , Aabo Sabool ah.
13:40
5 месяцев назад
Buug muhiim ah. Jaamacadda iyo School
8:36
5 месяцев назад
Sida loo duubo cod nadiif ah
4:57
6 месяцев назад
ilbaxnimada islaamka
5:22
6 месяцев назад
SIDAAN  WAA WAQTI LUMIS.
5:43
6 месяцев назад
HADAAN OGAAN LAHAA JAMACAD MA DHIGTEEN
10:32
6 месяцев назад
Sideen ugu faa'idaystaa dhalinyaranimada.
9:25
6 месяцев назад
Isku mid miyaa niger iyo naigeria?
2:44
6 месяцев назад
Diyaarad  aad u halis badan. blac hornet.
1:56
10 месяцев назад
WAA KUMA MADAX_WAYNAHA ERATARIA
2:08
Год назад
SUUFIADDII JACAYLKA U DHIMATAY
5:30
Год назад
Комментарии
@SiciidSariic
@SiciidSariic Месяц назад
❤❤❤❤❤
@hodanhassan8712
@hodanhassan8712 Месяц назад
Aaway buugii sirada caruurta
@husniyare7185
@husniyare7185 Месяц назад
Masha Allah mahadsanid walashey adna cilmiga Allah kuu barakeeyo
@Halima-w6h
@Halima-w6h 3 месяца назад
Codkaagu rabi hakuu deysto wllo😊
@AyaanJoog
@AyaanJoog 3 месяца назад
M.a👏
@abdialasow4881
@abdialasow4881 3 месяца назад
Mahad sanid ❤wll
@caasimmarsheeye7914
@caasimmarsheeye7914 3 месяца назад
M.a
@sadiiqsaciid2850
@sadiiqsaciid2850 3 месяца назад
M.a 😍👍
@hormarmedia9634
@hormarmedia9634 3 месяца назад
Masha Allah, Mudans ,soo badi Mawaadiicda Noocaan ah ,Runtii bulshada Xagga Aqooneed ayee Kobcinayaan
@mohamedbakarofficial7267
@mohamedbakarofficial7267 4 месяца назад
Buugan asigo somali mad ii sisid saaxiib
@abdiaziiznuur5711
@abdiaziiznuur5711 4 месяца назад
Buuga xageenka heli karaa sxb.
@kacabmohamed5869
@kacabmohamed5869 4 месяца назад
Mahadsanid sxb gulayso
@YaxyeYuusuf-gk8qm
@YaxyeYuusuf-gk8qm 4 месяца назад
@AyaanJoog
@AyaanJoog 4 месяца назад
buuug qiiime leh
@FardowsoMaxamed-e7k
@FardowsoMaxamed-e7k 4 месяца назад
Wow
@sadiiqsaciid2850
@sadiiqsaciid2850 4 месяца назад
Aad oo ween ✊
@khaalidyousuf
@khaalidyousuf 5 месяцев назад
Keep up pro ❤
@رحمه-ك3د
@رحمه-ك3د 5 месяцев назад
Jaamacada waan kabaxay kuma shaqeysan cilmina kama xasilin oo imtixaanaad oo aan wax u diyaariyo iyo saaxiibo oo aan macno laheyn baan ku dhameystay saas oo ay tahay kama shalaaynaayo inaan jaamaacd dhameeyay waayo waxaan soo ogaaday inaan wadadaas guul lagu gaarin wixii aan qaldayna aan hada sixi karo الحمد لله على كل حال Allaha nagu kaalmeeyo guulaheena . Talo :- hashalaynin waxba sooma kor dhinaayo hada bilaaw inaad wax isbarto kana bilaawdo cilmiga ku anfacaayo aduun iyo aakhiro culuumu sharciya kadibna xirfado اللهم وفقنا لما تحب وترضى
@YooseCabdi
@YooseCabdi 5 месяцев назад
Masha allh❤
@Halima-w6h
@Halima-w6h 5 месяцев назад
😊
@Caaliy034
@Caaliy034 5 месяцев назад
Halkeenkaheelàà
@AmuunMoha
@AmuunMoha 5 месяцев назад
Mahsanid wll❤❤❤
@MuxuyadiinAadan-w8y
@MuxuyadiinAadan-w8y 5 месяцев назад
Keep going bro
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 5 месяцев назад
Mhdsnid
@muhudiinhassan1072
@muhudiinhassan1072 5 месяцев назад
Keep going
@muhudiinhassan1072
@muhudiinhassan1072 5 месяцев назад
Mahadsanid wll
@muhudiinhassan1072
@muhudiinhassan1072 5 месяцев назад
M.a
@BOQORKASALAM
@BOQORKASALAM 5 месяцев назад
Mahadsanid sxp ku soco brother
@Podcast.68
@Podcast.68 5 месяцев назад
SHUKRAN dhiiragalintaadda
@muhudiinhassan1072
@muhudiinhassan1072 5 месяцев назад
Keep going
@sakiabdul
@sakiabdul 5 месяцев назад
Mahadsanid ustaad hore keep giong🙏
@Podcast.68
@Podcast.68 5 месяцев назад
GUULAYSO SXB SHUKRAN
@Mario-tz4mk
@Mario-tz4mk 5 месяцев назад
@Mohacali-t4x
@Mohacali-t4x 5 месяцев назад
7 sanaa wadaa😢😢
@CandulaahiCabduqaadirmaxamuud
@CandulaahiCabduqaadirmaxamuud 16 дней назад
Wili fursadaa heysataa
@bestprods005
@bestprods005 5 месяцев назад
Mashallah😊
@najmaquen9389
@najmaquen9389 5 месяцев назад
WLL qli alle haku sharfo♥️🙏
@ixsaanmedia1234
@ixsaanmedia1234 5 месяцев назад
Mansha allah aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay mawduucda qiimaha iyo qaayaha badan ee aad nala wadaagtay. Runtii waxbadan baan ka faa'idey in ay noloshada waxa badan ii tari doonto idamka alle
@AreensSeedi
@AreensSeedi 5 месяцев назад
Mahadsanid sxb
@Podcast.68
@Podcast.68 5 месяцев назад
Mudnid wallal
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 5 месяцев назад
War heedhe bal labada aabe maad noo sharaxdid
@mounaabdirazak8696
@mounaabdirazak8696 5 месяцев назад
Wan rjaynaya ina jmacada dib u bilaaban doono adu nasiibku i saacido
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 5 месяцев назад
Hadalkaaga waa sida murtida oo kale❤guul
@CismaanShariif-zj1qb
@CismaanShariif-zj1qb 5 месяцев назад
Dhiiragelinta ayaa ah furaha ugu muhiimsan Guusha🎉
@abdikaafiahmedabdiabdi8530
@abdikaafiahmedabdiabdi8530 5 месяцев назад
Wall book psychology of money next book nooga dhig i.a
@Podcast.68
@Podcast.68 5 месяцев назад
Qorshaha ayuu Ku jiraa Abwe markuu taxanahaan dhamaado
@maymunamahamedalima
@maymunamahamedalima 5 месяцев назад
muuqalada noocan ah noo badi wall
@maymunamahamedalima
@maymunamahamedalima 5 месяцев назад
muuqaalada noocan ah noo soo badi wallo
@hassanbashiirabdi5685
@hassanbashiirabdi5685 5 месяцев назад
Hotay usoco sxb
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 5 месяцев назад
Jamacad waan iskadayaa markaan arkay dhalinyaro faro badan oo soo dhameyeey Jaamacad oo hadana fadhiyaa maqaaxiyaha 😁😁
@Khaire.10
@Khaire.10 5 месяцев назад
Sxp shaficiyow anba sanadkan baan gali rabaa inan iska daayo ayana ka fikirayaa oon xirfado kubadalo
@Maxamed-rooble
@Maxamed-rooble 5 месяцев назад
Araagri
@najmaquen9389
@najmaquen9389 5 месяцев назад
Pleaze noo soo baddi wll alle haku sharfe🙏
@Podcast.68
@Podcast.68 5 месяцев назад
Inshaa alaalh ❤
@musaali2074
@musaali2074 5 месяцев назад
Aac sxb arimaha psychological muqalo noga samey. Mahadsanid
@Podcast.68
@Podcast.68 5 месяцев назад
Diyaar Ugaas shukran Taladaada
@najmaquen9389
@najmaquen9389 5 месяцев назад
Asc wll marka hore channel kaagan waxa aan ku soo biiray waana ku faraxsanahy alle haku sharfo wlll🙏♥️
@Podcast.68
@Podcast.68 5 месяцев назад
Midaas masuuliyad isbaran weeye idinkaan tiina Kaso baxa, oo asxaabtiisa gaarsiiyo Abyo