Тёмный

HADAAN OGAAN LAHAA JAMACAD MA DHIGTEEN 

Nuux Podcast
Подписаться 3,2 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Fadlan waxaan kaa codsan inaad muuqaalkan sii faafiso
waxaan halkaan kusoo gudbin doonaa
aqoon
ogaal
taarikh
book
maqaaalo muhiim ah
xigmado muhiim ah

Опубликовано:

 

2 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
Waxa aad kusoo biiri kartaa telegramkaast.me/q1RBgzMDdk
@Munayaasiin-tr4gt
@Munayaasiin-tr4gt 2 месяца назад
Inshallh sanadka 2025 ardayda galaysaan ahay mahadsanid walaal xili wanaagsan baa dhagaystay.❤
@hafsahussein2016
@hafsahussein2016 2 месяца назад
Walaal magaalada aad joogto shaqo ka raadso waqti iyo qarash ha isaga lumin jaamacad, ama xirfad aad ku shaqaysato baro ama small business iska samayso tii kuu fudud, anigaa ka shallaaya 4 sano ee iiga luntay
@Munayaasiin-tr4gt
@Munayaasiin-tr4gt 2 месяца назад
@@hafsahussein2016 laakiin wllo iskuma xidhna inaad wax barto io shaqada adigoo waxbaranaya ayaad shaqaysan kartaa hal abuurne samayn kartaa, mahadsanid.❤️
@cazo639
@cazo639 3 месяца назад
Waxaan ahy qofkii ugu horeyay ee comntiga wlal aan brnamij yadiisa ❤❤❤❤❤
@sadiiqsaciid2850
@sadiiqsaciid2850 3 месяца назад
🎉🎉Aad oo ween
@ahmedaboukar5873
@ahmedaboukar5873 2 месяца назад
Jazakallahu khayr wll waa buug loo baahi qabay in badan bulshada.
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
Shukran ustaad asxaabtaadda gaarsii
@JilleyAliIbrahim
@JilleyAliIbrahim 3 месяца назад
Thanks for your helping us . relentlessly keep for forward.
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
guulayso ugas
@shucaybmahdi1900
@shucaybmahdi1900 3 месяца назад
ليتك ترسل في بداية الجامعة .نسخة جميلة في الإبداع 🌻
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 2 месяца назад
Malinti qalinjebinta ehelkaygu way faraxsanqyen lkna aniga wxkala ii muuqatey
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 2 месяца назад
Adeer jaamacad wax waa lagu bartaa lkn waa inad adiga wax isbartaa oo dadal ka dheeri ah ad sameysa waxa lagu barayo xirfad inad ku dhinac wadatana
@user-gf1dh5nl7w
@user-gf1dh5nl7w 3 месяца назад
❤❤
@mounaabdirazak8696
@mounaabdirazak8696 2 месяца назад
Wan rjaynaya ina jmacada dib u bilaaban doono adu nasiibku i saacido
@salmaibrahim7610
@salmaibrahim7610 2 месяца назад
Waa ka fursad badanahay qofka jamacad dhigan
@cazo639
@cazo639 3 месяца назад
Isoo booqda asxbta ku xiran nuux product❤❤❤
@user-fh5qh4qi4e
@user-fh5qh4qi4e 2 месяца назад
Waanku Wata taliye❤❤❤❤
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
shukran sxb qali
@Maxamed-rooble
@Maxamed-rooble 2 месяца назад
Araagri
@salmaibrahim7610
@salmaibrahim7610 2 месяца назад
Nasiib uma Yeelan inaa arko ka hor jamacadeeda😊
@AyaanJoog
@AyaanJoog 3 месяца назад
Hage waa buug la sugaayay
@user-lc5yk1qu6l
@user-lc5yk1qu6l 2 месяца назад
Buuga pdf ustaad hadadhaysid telegram noosamee si aan u helno❤
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed 3 месяца назад
Aradaya jaacada ka soo baxaday Waa isku mid xaga shaqda iyo xaga lacgataba wlll
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
aad iyo aad
@abdiwasac9483
@abdiwasac9483 2 месяца назад
wax badan ayaan kaa rajeyneynaa
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
Ahlen ugaas
@hassanbashiirabdi5685
@hassanbashiirabdi5685 2 месяца назад
17 sano oo aan aqoon maadi ah baranayy, waxba kuma haysto, kumana shaqaysto
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
Boqolaal dhalinyara ah ayaa sidaas ah sidaas sxb
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 2 месяца назад
Jamacad waan iskadayaa markaan arkay dhalinyaro faro badan oo soo dhameyeey Jaamacad oo hadana fadhiyaa maqaaxiyaha 😁😁
@Khaire.10
@Khaire.10 2 месяца назад
Sxp shaficiyow anba sanadkan baan gali rabaa inan iska daayo ayana ka fikirayaa oon xirfado kubadalo
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare 2 месяца назад
Wixiiba ararbaad ku dhamaysay
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
Ku mahadsanid talaadadda ugaaas
@cazo639
@cazo639 3 месяца назад
Haa wlhi sanadka koowaad waa lga hara jmcada Aniga group keena waxaan eheeyn 120 ardy leh hablo iyo wiilal
@queenliza596
@queenliza596 2 месяца назад
Hada maqalin jabisay
@cazo639
@cazo639 2 месяца назад
@@queenliza596 🤣🤣🤣🤣 haa Wlhi 2013 aan dhmeyay jmcd kuliyada cafimadka alx 🧑‍🍳🧑‍🍳🧑‍🍳🧑‍🍳🧑‍🍳
@cazo639
@cazo639 2 месяца назад
​@@queenliza596ardayda kakabaxday group Kena ugu danbyn wexeey noqden 70ardy
@queenliza596
@queenliza596 2 месяца назад
@@cazo639 2013 🤣🤣 marhore waye
@cazo639
@cazo639 2 месяца назад
@@queenliza596 🤣🤣🤣🤣🤣 haa adna maxaa qbta mise HDA ardayd thy
@Mowliid2024
@Mowliid2024 2 месяца назад
Sawirida muuqaalka kamuuqda maxaad carrur iyo reer galbeed/ yurub iyo US uga dhigtay? Ma wayday carruur iyo dad mad madoow oo wax baranaaya sawiradood? Mise gumaystahaa kusaameeyay oo waad tahriibi rabtaa?.
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
haa abwe waan wayay muuqaalo sidaan u qualty badan oo madaw anigaba ma doorteen sxb
@Mowliid2024
@Mowliid2024 2 месяца назад
@@Podcast.68 kuwa tayada yar isticmaal ee afrikaanka carruurta, dumar keen iyo dadka kugu xiran waa in aay arkaan dadkooda. Ogow in aad hogaamiye tahay. Waxaan ahay mcln kahawl gala Yurub, luqadda aaykuhadlaan dad koodu iyo dhaqan koodaay hormariyaan. Haddaad Noorwey ku nooshahay Warqad dhaqtar jarmal ah uu qoray dhaqtar Noorweey jooga uma keeni kartid wuu xanaaqi. Jarmal luqada english ka waa la yasaa qofkii kuhadla. Annaga dadka cadaan kaa un baay baabuuniyaan kuwo aan dhagaysano. Goormee hormaraynaa haddaaan ka cararno waxeena aan tayada lahayn yaa noo tayaynaya???
@NAAWILE
@NAAWILE 2 месяца назад
Nin adag 😢​@@Podcast.68
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 месяца назад
Waxay kusobirine nin kaaildher heesta darajo bilaa dhaliil
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
Shukran ustaad guulayso walal
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed 3 месяца назад
Farqigau dhaxeeye dugsi iyo jaamacada 1.dugsiga laguma xisaabinayn lkn Jaamacada waa lagu xisaabinayaa 2.
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
wow
@AbdikadirSadiiq
@AbdikadirSadiiq 2 месяца назад
Jaamacadda adiga ayaa wax is baree
@Podcast.68
@Podcast.68 2 месяца назад
aad iyo ad
Далее
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
2DROTS vs RISENHAHA! КУБОК ФИФЕРОВ 2 ТУР
11:31
Daawo ka hor intaadan noqon YOUTUBER 2024
10:52
Просмотров 8 тыс.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Просмотров 1,4 млн
Sideen ugu faa'idaystaa dhalinyaranimada.
9:25
Просмотров 1,1 тыс.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30