Тёмный
Maxamed Ayaanle
Maxamed Ayaanle
Maxamed Ayaanle
Подписаться
Deg Deg:Geerida Gudoomiye Jawaari.
1:10
День назад
Комментарии
@deqamuse-wh1oy
@deqamuse-wh1oy 8 часов назад
Dhabta xata inu ku qabsado wax wanagsan miya subxanalaah 😢
@user-vo1cc7gt7g
@user-vo1cc7gt7g 9 часов назад
Amin yare raligalintaa WA hestii horee ee xasustathuu
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 10 часов назад
Mashaa alaah dhaha gabadha alaha u barakeyo gurigeeda maxaa dadka isu barbardhigeysaan uf
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 10 часов назад
Faarax qasaaro iyo xaliimo faido 😂😂😂😂😂😂😂😂
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 10 часов назад
😂😂😂😂😂😂😂
@haniaden2700
@haniaden2700 11 часов назад
Mamada wiilkeda Inu panis yahay way mupata
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 12 часов назад
masha Allh Guul wcn
@badhbaadhdeliverysweet3891
@badhbaadhdeliverysweet3891 12 часов назад
Allha haka qabto aniga ka hooyo ahan waxan uraka dhaqan xuma ee halokaco gabdha yara
@zainabdulla1131
@zainabdulla1131 12 часов назад
Sxb in badan wan kudaawan jiray wana kutaageeri jiray balse manta si qaldan ayad uhadashay wana kudigatay shamuure wax kasoo qadka ilaah baa leh lakiin ma umaleynaya 😢😢
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 11 часов назад
Sxb runta ayaa fcn hadii aan rag nahay yaan waxba isku qarin
@raqeyleofficial1146
@raqeyleofficial1146 13 часов назад
waxan umuleynaa inow eeheen abtiged oosaax ah akiit mahine abti sax ah
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 14 часов назад
Anaa u horeeya
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 13 часов назад
Welcome
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 14 часов назад
Subxaanalaah sheekadaan alamtara waa dhaaftey keefa ayey mareysaa away hooyadii dhashay thanks brother
@user-vv3yj6pb6d
@user-vv3yj6pb6d 14 часов назад
Cabas hala xiro dhaqan Fcn ma wado
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 14 часов назад
Saalaxoow hadaad reer soomasliland jeceshahay Maxaad cabdirisaaq dahable u jarjarteen ama uga hadli waydeen maxaad soomasliland idinku diray maad aayar aqoonsantaan si ay itoobiya faraha uga qaadaan ilayn awal laba wadan ayaad kala ahaydeene A wixii hore ayaad wax kale ugu darteen hawiyana kuwii layn jiray ee ahaa askarta sidaad bare ayay ahaayeen ilaahay baa la ifinku reebay jan yar er amiinyare Cidi uma baahna fahiima quinje ayaa cajalado ka duubtay baagtii ragii hore kaybaysay isagana hadh uma jiidayso sidii maxamed bk u qiimo jabay ayuu amiina u jabay
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 14 часов назад
Amiin waxa laga hayaa cajalado waayo waa saaqid wadankiisii nacay oon faaiido lahayn waayo waa daba dhilf amiin waa sidii maxamed bk markaa faaiido na laha kabadaa min way jabeen markaa fanaaniinta Reer xamarku qadiyadooda way haystaan laakiin kuwa reer soomaaliland Inta cajalado laga diibo ayay markaana yidhaahdaan eaanu ka baxnay fanaaniintii sida maxamed bk oo sidaa yidhi hadana siyaasad iyo xayaysiis aan ka dhex bixin oo qiimo jabay kana waa la mid oo fahiimaha guunje ayaa cajalado ja haysa
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 15 часов назад
Koonfur dhaqan xumada iska qabta oo sidan wax kabadala
@zamzam5255
@zamzam5255 15 часов назад
GABADHAN WAA RAAJO AYAA LAA DHAHEEY MAXA KA JIIRO
@zamzam5255
@zamzam5255 15 часов назад
CABAAS WAA CIIYAALA SUUQ WEEN
@user-cq9wl3kl5o
@user-cq9wl3kl5o 17 часов назад
Subhanallah Subhanallah Bisiika where the girl mother 😢😢😢😢
@GadiidaxmedNuur
@GadiidaxmedNuur 20 часов назад
Kkkkkkkkk war indha adagaa xamar xxxxxxxxxxxxx
@farahfartun3961
@farahfartun3961 20 часов назад
Gabadha armour kugsadaa wacalkaan
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 22 часа назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 22 часа назад
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh
@munamk9872
@munamk9872 23 часа назад
Saqajaanka ha laga qabto . Midkaan sawiraaya ciyaal suuq kale. Aaway dowladiii xabsifa ma la dhigo
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 День назад
Waa qoom luud
@naimabarre7088
@naimabarre7088 День назад
SUBXANALLAH ILAHOW AWLAADA NOO HANUNI OO ASTUR WAA11 ILAA 12 JIR GABADHAN NINKAN HALAGA QABTO GABADHA
@batulahussein797
@batulahussein797 День назад
Waddan gaal aan joogna cunug yar waxaan sameyneyso waa wadankeena oo muslin ah san haq ma ahaan
@user-em7fj9sf8n
@user-em7fj9sf8n День назад
Qamaraey ragbad is haysane oku careyay EE awalba horaa looyidhi coqontu ilbay ledahay Ishana suukeyahay Ku eegta Sasha gaas dadkisa ma dhaaf sado dhunnig lakiin wax tahay caado qaate
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i День назад
War waxaani waa qeyladhaan waa wareydii oo sax ah ee kan abti dhaqankiisii malahee gabadha halaga gaaro.subxaanallaah subxaanallaah.
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v День назад
Waa in si fiican loo dilaa Maxkamada so deg deg lo xukuma? Nin kaan waa wanaag uu tusaya Jaasus u shaqeeya Waddama kale waxaan ku talinaya waa on la,garaaca illa uu dhiig ka matago😮😢😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v День назад
Meel caruurta lagu waso si ay u noqdaan marka ay weeynadan Qaniis nimada ay so barteen😊😊😅😮😢😮😊😅😮😮😢😂😮😮😅😊😮😢😅😊
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial День назад
t.me/IaYyhdXBnNw3NTVk soo booqo telegram
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial День назад
t.me/IaYyhdXBnNw3NTVk
@siradm
@siradm День назад
Sama fale uma jeedno, xabad carabi ah iyo wax kuwi u eg ban arkaa, way mahadsan tahay dowladeennu hadey garatay kahortagga dadka noocaan ah, imisaa luuqadan ku hadlaysay kadibna duurka galay ama Jilib aadday? Waa wax aad loogu farxo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
munasar indha buur fahad calooley oo ina adeer kaa ah markuu dadka xiri jiray maxaa uga hadli weyde? markaa hada ka hadleyso tan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
asaga waa iidoor maxaa ka quseeya muqdisho waxa ka socda ?
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
dadka danta yar wuu isku qariyaa waala soo baaray waa khawaarij muqdisho loo soo diray waqooyi galbeed aalaga soo diraa dadkaan axmed godane nageeye aden suni iyo kuwa kale oo xildhibaan ahana usoo galay sida kii diyaaradii daalo isku qarxiye
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
iidoor dhan muqdishio wixii jooga xabsi hala dhigo waa tuug dadka lacag ka qaado oo khawaarijta u dira flim kiisa waala fahmay
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 День назад
Xataa haduusan abti u ahayn inuu anshax xumadaas sameeyo miyaa haba weynaatee hooyada nafteedaa anshax xun hadayba u ogolaatay inay jisho waxaas
@jeyjamal3601
@jeyjamal3601 День назад
abti xabiibi waye....sheekadhi shine culey majirtoo
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw День назад
Subxana Allah subxana Allah
@Caliya7
@Caliya7 День назад
Waa abti xabiibi😅😅😅😅 xasbiyallaah Alloow na astur awladana noo xafid.
@deeqo123
@deeqo123 День назад
Gabadhana la baaro
@deeqo123
@deeqo123 День назад
Cabbaas in xiro waaye
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 День назад
Subxanallh Subxanallh
@deeqo123
@deeqo123 День назад
Kan la xiruu ku fiican yahay Aaway booliska dalka dhaqan xumo ayuu faafinayaa ninkaan
@mashkookemediachannel
@mashkookemediachannel День назад
Subxannalah ❤
@user-wm5rc8wr8r
@user-wm5rc8wr8r День назад
maalin hore sowtii la xiray maxaa loo soo daayey
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 День назад
Subxanallah
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad День назад
Dhayuuth