Тёмный

Deg Deg:Amiin Yare oo Xamar u soo socda muuqaal murugo leh soo duubay waa qaldamay iska key cafiya. 

Maxamed Ayaanle
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#ayaanle

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@143-k1d
@143-k1d 3 месяца назад
Nimcaan Hilaac And Dayax Dalnuurshe Waa 2bo Legend Oo Wadabi Ah Walee Ii Noolaada
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 3 месяца назад
HADDII UU TOWBAD KEENAY HA LA CAFIYO, MAGAFE WAA ALLAH. DADKA MUQDISHO WAA LAGU YAQAANA CAFISKA , HA LA ISKA CAFIYO MASKIINKAN
@UmuuSajid
@UmuuSajid 2 месяца назад
Amin yare raligalintaa WA hestii horee ee xasustathuu
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 месяца назад
DHALINYAROOY JOOJIYA FOWDADA EY ODAAYAASHA MADAX IYO SIYAASI KU SHEEGA SOMALI EY MUSTAQBALKIINA IYO KII WADANKENABA KU BAABI,IYEEN. WAXAA TIHIIN MADAXDI BERI HAGI LAHEYD UMADAN HA NOQONINA HEERYADI CUNE SIDA ODAYASHAN DHIIGI DHALINYARADA KU NAAXEY.GUULEYSTA MADAXDI MUSTAQBALKA 5TA SOMALI❤💙❤💙💙💙
@munahussein9687
@munahussein9687 3 месяца назад
Muqdisho wa isxureyhe dockayeerdanbana u ma dulqadandonto, amow jelib u socda rerwaqoye amin malaha ee goofkesa ha imaansado, adeerke feysal wa ha weydisto no more 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@143-k1d
@143-k1d 3 месяца назад
iidoor kasta markuu caaytamo uu dhahaa halee cafiyo waa qaldamay, maxamed bk aa muqdisho caaye hadana dhahay halee cafiyo hees amaana usoo qaaday, amiin waa sidii oo kale waa wax lala yaabo walaahi is adkeeya calaacalka joojiya muqdisho sidaa u caayse ha ahaato ha calaacalin
@hawabulhan4149
@hawabulhan4149 3 месяца назад
Ha ka yaabin in Moqdishu Aad mar 2aad lagugu soo dhaweeyo
@reemali6728
@reemali6728 3 месяца назад
horta reerahaan iney caytamaan maahane maba joogi karaan iskama war hayaan
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 3 месяца назад
Maasha Alla, wllo, wiilkayagii Garxajis waan kala soo hadhnay , Reer Abaarso iyo jeegaan Axmaaro, Waa in laga Aqbalaa Raali galinta, ma’qaldame waa ilaahay,❤
@zahrahajji2570
@zahrahajji2570 3 месяца назад
Aqas.wadoqo.war.afkabixi.warugeso.xanjada.bilaedab.raligaga.marabo.wiir.xamarr.cadey
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 месяца назад
Mogadisho is the mother of all. ❤❤❤❤
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 месяца назад
Dawaco meeshay baruur ku baratey macaluul ugu baqtidaa
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 месяца назад
Mogadisho boqoradii beeelaha Somaliyeed. Legend 🎉🎉🎉somalia 🇸🇴 somalia 🇸🇴 ♥️
@reemali6728
@reemali6728 3 месяца назад
Maantana caaytama barina baryootama cudur aan boksooneeyn aa ku yaala acuudu bilaah😂😂😂
@abdifatahabdilahi659
@abdifatahabdilahi659 3 месяца назад
Dacawo😂 halkay wax ku dhadhamiso ayay macaluul ugu dhimataa.
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 3 месяца назад
😂😂
@Juki123Juki12
@Juki123Juki12 3 месяца назад
Somaliland waa jisaar meshiin iska joga waxan itopiy ku darsamo
@Abdirahman334
@Abdirahman334 3 месяца назад
😂😂😂😂😂beenaale uuuu aaaaa amiin waa somalilander dhaba ha ku seexan waxaasi
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Muqdisho waxaa shida rer somaliland❤
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 3 месяца назад
waxaas raali galin maahee reer muqdishow joojiya jil jileeca hala buufio amxaarada
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 3 месяца назад
Amiin Geesi, walee wuu u dhameeyay. Wadhaadhkiina
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Cidi idinma baahna qac bay heestaasi idin gaadhsiisay😂😂😂
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Muqdisho maxa yala qarax iyo cabsi😂😂
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 3 месяца назад
Ish haka yeelina oromo land muqdisho yuu imaan waa cadowga soomali
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 3 месяца назад
Waala siraray Cameey., ee iska daaya waa walaalkiin la qalday.
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Wadankiisa ayuu u qaaday waadhadhkiina iska jiifa😂😂
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
War yaa u bahan xamar idinkaa u baahan murtida somaliland😂😂
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan 3 месяца назад
Heestu ka hadlayo waa heestisi hora dadka beenta ka da
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Warya waa maxay raligelintu xamar uma bahnid dal bad haysataa
@Cabdiraxiim-x2t
@Cabdiraxiim-x2t 3 месяца назад
Sax waye in laga aqbalo rali gilnta hala aqbalo somaliyey hadii qaladkisa gartay hal cafiyo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад
Miskiin waa laqasbay hanad yare baa sheegay
@Farahahmed-hc6rx
@Farahahmed-hc6rx 3 месяца назад
Waara waa heeti idareen marku dad ka lahadlayay😮😮
@salaxorgi4419
@salaxorgi4419 3 месяца назад
Raali galinta ma qasabaa😂😂😂 beeloow wxn waa wx horay
@CanabYusuf-m4r
@CanabYusuf-m4r 3 месяца назад
Walaalo hadii uu rali galin bixiyo qaat walaalyaalo
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 3 месяца назад
alla maxa cabaad idinka vaxaya hees keliya idin damaqday waydinka midqudha amini wayaye
@Juki123Juki12
@Juki123Juki12 3 месяца назад
Nimcan hilac ayaa Somaliland
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
10 hees baad soo tirideen la gaadhi waa hesti somaliland❤
@Tasniim1
@Tasniim1 2 месяца назад
Iska jiifa waadhadhkiina = dhakhtarkiina iska jiifa. & raali gelin xagay iska soo galaan? Waxani raali gelin maaha . Waaba af lagaado kale. Dad xanuunsanaya uuba idinka soo qaaday.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 месяца назад
Waxba kama jirto raalin galinta xamar markii loo baahdo muu ku cabaadaa.
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Waryahe maxaa kaa walay ha washane way washene nacas
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 3 месяца назад
ninkii qaaday heestas waa qaiinuul wadan waa in maxkamed la eego dalka iyo dadka somaliyeed danaaqday runti. waajibkiisa lamariyo haduu caayo mugdishu iyo garowe dhibmalaha lakiin waxaa iga xiigo Amxaaro. NO way
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 3 месяца назад
Xamar ma xajkiiba maxaayala kuwii udhadhaybaa ceelal maydkooda ilaahada lala yahy waar xishood macaluul Layne Cidna Idiima Soo socote Kuwiina wawayn eelahaa halagubo Isaaq Kaagana wariyaha ah dadka ha aflagaadayn Adaa Caqliga kakorine ufff
@adanbile4237
@adanbile4237 2 месяца назад
Amxaar Amxaar dhalay
@fatimaawad-h1w
@fatimaawad-h1w 3 месяца назад
ellah baanu cabudnaa istaqfrulah
@Sarta100
@Sarta100 3 месяца назад
Heesta weli ciil iyo caraa loo qabaa ha isku imaan hadaa timaado adaa is dhibayeeyay ciilkii baa weli dadkii la seexan kayahay ka fogoiw xamar 1doolar dambe ka heli maysid ha isku iman.waa kuu sheegaa hargeysa iska joog waa iga talo.
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 3 месяца назад
waar beeta iskadhaf
@IbadoAbdi-sx5vp
@IbadoAbdi-sx5vp 3 месяца назад
Subxaan alaa horta hala fahmo wuxuu raali gelinta ka bixinayo amiin yare wuxuu rali gelin ka bixinayaa heeskii Ahaa ninka yidhi bidhantaada uma bogine waa bene ma anaa qof booskaga helikaraya ii buxsha taasuu raligelin ka bixiyey waar ilahay halaga cabsado ninkan weyin ilahbaa weyne ee beenta iyo isku dirka dadka xoolo ku raadinaya waar ilaahay ka baqo xoolo xaaran adna ha cunin caruurtaadana ha sin waa hadaad caruur leedahay waxan la hadlayaa dadka soomaliyeed walalayaal marka hore fahma qofku waxaa uu raaligelinta ka bixinayo inteydnaan ninkan weyin ee irsaaqadiisii halkaa gashey dhegeysan
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Uma baahnin xamar
@143-k1d
@143-k1d 3 месяца назад
somali maxamed meel kasta aad joogtaan aduunka bandhiig faneed iidoor soo dhegsada yaala tagin kasoo horjeesta lacagtiina iidoor hasiinina please waa dad cuqdadeysan
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 3 месяца назад
Nio beenta joojiya
@143-k1d
@143-k1d 3 месяца назад
Raali Gelin Yaa Uga Baahan iidoor Gaajo Ah Inta Xamar Joogtana Hala Tarxiilo Nacalada
@fadumo6292
@fadumo6292 3 месяца назад
Kkkkkk
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 3 месяца назад
WAR ETHIOPIA YEEY ISKU KIIN DIRIN, LAMA HURAAN WAA COWSKA JIILAAL.
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Qasqasna sidii hargaysa loogu diiday wuu waashay he is nothing 😂😂😂
@nasrot2604
@nasrot2604 3 месяца назад
Haa waa imankara xamar cid gooni u leh ma jirto
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 3 месяца назад
yaa Ku yiri cid malahan xamar guri sharmuuto miyaad moodaa😂😂
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 3 месяца назад
Waa XAYAWAAN MUXUU U RAALI GELINAYAA?
@ShukriRaghe
@ShukriRaghe 3 месяца назад
Xamar waa hooyo cid cid ka xigto ma leh ha lagu soo dhaweeyo dadka
@143-k1d
@143-k1d 3 месяца назад
waa hooyo waa runtaa xamar laakiin qof caaye lama soo dhaweynaayo laakiin qofkii somali dhalad ah waala soo dhaweynaa oo aan u gafin walaalahiis
@143-k1d
@143-k1d 3 месяца назад
waxa la diidan yahay waa caasimada umadda soomaaliyeed aan caaynaa waana imaa naa isma qabato walee qof caaytamay guriga hooyadiis ha joogo,
@shukriali9113
@shukriali9113 3 месяца назад
Dayax ayah laasheegye inuu Kenya uu Caraarey. Arinkii Sayad Cali baryaan Booto booto wadeeye Habargiriid ayee ku Socotye 😂😂
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 3 месяца назад
haweye waxa lagu xanta Waa ilowsha dhow yahey awelba Waa oga in waxba ka qaadeen in haweyow gabadheena guur maleh haduu idiin yimaado dameer amiin talaabo ka qaada hdi kale gabadheena guur maleh
@FadumoMohamed-jl1wp
@FadumoMohamed-jl1wp 3 месяца назад
Heestii lala ilmeynaayey ayuu ka wadaa ee kama uu wado tii amxaarkaa iga xigo
@143-k1d
@143-k1d 3 месяца назад
aad iyo aad walaashiis
@ahmedadanjama
@ahmedadanjama 3 месяца назад
Wa khøad imu imsan raligalin ka bixiyo anaiga wasa Somalia oyo xayawanka ku nool cirka qaba
@ahmedadanjama
@ahmedadanjama 3 месяца назад
Ful RU-vid Somalia opp xassan gugurte khania
@MaxamudAxamadMaxamuud
@MaxamudAxamadMaxamuud 3 месяца назад
Raligelin taas had maan Dee
@MldMouktar
@MldMouktar 3 месяца назад
❤❤❤❤❤🎉
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 месяца назад
Warhaysku imaan koonfur ku ekow axmaaradaada
@aaminan7255
@aaminan7255 3 месяца назад
Kkkkkkk wr Beenham iska daaya heestii jaceylka ahayd ayuu raali gelin ka bixiyay qadadweyn been haysku maaweelinina
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 месяца назад
no afis waayo snm isma badalayan
@sareedojigjiga112
@sareedojigjiga112 3 месяца назад
Video gaan hada ma aha
@abdisalamibrahim161
@abdisalamibrahim161 3 месяца назад
Waxaa uu raali gelinta ka bixiyey waa dadkii ooyey markay daawadeen heestii " Ii fur buugga naxariista". Adigu been view ku raadso.
@ShukriRaghe
@ShukriRaghe 3 месяца назад
Raali gelinta ha la qaato adigana fidnada dhaaf
@abdifatahjamaalalzubeydi4432
@abdifatahjamaalalzubeydi4432 3 месяца назад
Noowad shekadas
@GadiidaxmedNuur
@GadiidaxmedNuur 2 месяца назад
Kkkkkkkkk war indha adagaa xamar xxxxxxxxxxxxx
@halimahussein9060
@halimahussein9060 3 месяца назад
Welii jes jees ayaa ku jiira
@zahrahajji2570
@zahrahajji2570 3 месяца назад
❤❤❤
Далее
WARAYSI  NIMCAAN HiLAAC OO WAX BADAN KAHADLAY
28:22
Просмотров 74 тыс.