Тёмный

$1 Milyan Ee Ugu Horeeyay Qorshahayga Aan Ku Sameynayo . 

Warsame Bade
Подписаться 151 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@MubarakHadi
@MubarakHadi 2 месяца назад
Hambalyo ustaad Warsame. Kaalin wayn baad faca maanta iyo facaha dambeba ugu jirtaa.
@warsamebade
@warsamebade 2 месяца назад
Ustaad Allaha Ha ku sharfo safarkan qeyb weyn ayaad ka ahayd
@abdullahimuhumed-o2p
@abdullahimuhumed-o2p 2 месяца назад
Hambalyo Ustd warsame ❤❤❤
@suadadan7760
@suadadan7760 2 месяца назад
Wax badan ayaan ka dhex halay inkastoo Title ka iyo gudaha aanay is lahyn
@cabdicasiis6
@cabdicasiis6 2 месяца назад
Ilaahay ha ku barakeeyo sidaa wanaga noola rabtid
@sakipoi5986
@sakipoi5986 2 месяца назад
Only forex traders can understand the word of leverage 🤝
@mouseidiris9635
@mouseidiris9635 2 месяца назад
Forex inad wax ku hayn ayaan hubaa
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 месяца назад
10:35 Mansha Allah wan ka helay Islaxisaabtam 🫡🙌🏽 jazakallah ustaad 🙌🏽
@khaalidcabdi1221
@khaalidcabdi1221 2 месяца назад
Alle ha kaa abaalmariyo ustaat inkastood baryahan naga mashquushay ❤❤❤
@Abdi.shakuur
@Abdi.shakuur 2 месяца назад
Jaza ka llh ustad wax badan ayaan ka fa,id nay ustad Allah ku sharfo
@MuktaarAbdiasiis
@MuktaarAbdiasiis 2 месяца назад
Mazha Allah ustaad 👏❤️
@Zabir2024
@Zabir2024 2 месяца назад
Very supportive🎉
@CaddebarreGabow
@CaddebarreGabow 2 месяца назад
Muuqaaalladada ragga fahmaya wa rag sideydo kale hurdadii katagtay wlhi habeenkii tiro seddex jeer ayan kaso kacaa anigo qorshayaasheyda nololeed kafikiraya 8hr perday single xirfad ayn geliya inta hartayna wax ayada u adeegaya ayan kusameya Anigo waliba USA jooga heli karana inan saacadi 25 dollar kushaqeyo ayan inan professional noqdo xur ahaado anywhere kashaqeyn karoodo ayan kadoorbiday natiiijana wan ka hayaa ustaad kooxdada ayan nnahy wanan guuleysanayna insha alllah
@mouseidiris9635
@mouseidiris9635 2 месяца назад
Zxp waxan jooga Afrika Hal Xirfad oon waqti geliyo si aan ubarto ila wadaag zxp? Jamacad wax laguma hayo Ee xirfad mustaqbal leh ila zo wdaag
@ZakiApDiRaxman
@ZakiApDiRaxman 2 месяца назад
Illhay ha ku sharfo wll Wll waxan ahay arday baraty xirfada cc tv ama xidhida cameradaha gidaaarka gooobaha ganacsiga sidee xirfadayda u iib gayn karaaa🎉🎉🎉❤❤❤
@MooUbdy
@MooUbdy 2 месяца назад
thank you ustaad
@FARHAN1-h3g
@FARHAN1-h3g 2 месяца назад
Thanks ustaad
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 2 месяца назад
I am software engineer hadalkaasi wa xaqiiq app your owner lacag ka samayn kartid ayad dhisi kartaa isha alah
@Millioniaremindset923
@Millioniaremindset923 2 месяца назад
Ustaad sidaan muuqaaladaada u xiiseeyo week walba waan so raadiyaa channel kaaga si aan u hubiyo inaad muuqaalo soo dhigtey
@MuuseAhmed-il2by
@MuuseAhmed-il2by 2 месяца назад
Maashaalah horay uu soco pro
@MaxamedCabdicaziiz-u5s
@MaxamedCabdicaziiz-u5s 2 месяца назад
Mahadsanid ustaad❤
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 2 месяца назад
Thanks ilahay haka abaal mariyo❤
@AbdiHakin-wr4rl
@AbdiHakin-wr4rl 2 месяца назад
Warsame bade aad aad ayaad umahad santahey jazaa kumullaaaho khere waxaan kugu bogaadinayaa sida hadya jeer udhirigalineysid dhalinrada oo ulajeceshahey inan nolosha meel sare kagaarno halkaaga kasiiwad walllo🙋🫂
@suldaanburcaawi
@suldaanburcaawi 2 месяца назад
Masha allha ❤❤❤ ustada
@DaalibulCilmi
@DaalibulCilmi 2 месяца назад
❤Fadlan isoo booqo mahadsanid ❤
@hibonasiib3766
@hibonasiib3766 2 месяца назад
Ustaado waa u dAdaleysaa faca cusub lkn teamamka kuu qabilsan ardada waa ka jiifaan sidaas la soco
@diagodu4463
@diagodu4463 2 месяца назад
Tnx sxb❤
@Azmarvlogrman
@Azmarvlogrman 2 месяца назад
Ustaad hore usoco❤
@nimcaanmukhtaar1370
@nimcaanmukhtaar1370 2 месяца назад
Very important
@AbdullaahiBashiir-u9b
@AbdullaahiBashiir-u9b 2 месяца назад
M.a warsame
@abdinasir-px5hc
@abdinasir-px5hc 2 месяца назад
Masha Allah maanta cashar wayn ayaan bartay.
@IsmailbillowOscar
@IsmailbillowOscar 2 месяца назад
M.a sxb warsame sxb 🙏 ina Kula soxariro Ayan rawa inte Kala soxarira
@Saetsane10
@Saetsane10 2 месяца назад
I wish one day to become billionaire ❤🎉insha Allah ✊️
@AhmedWaareibrahim
@AhmedWaareibrahim 2 месяца назад
Run ahaantii wad kumahadsantahy hoowsha ad bulshada ad uhayso iyo dhiirigalinta joogtada ah marlabad iyo marsadexad wad mahadsantahy
@Badrabilan
@Badrabilan 2 месяца назад
Aad baad uu mahadsanid ustad wax badan baan ka faiday waxa raba inaan ku so biro faca cusub xage kaga so bira
@warsamebade
@warsamebade 2 месяца назад
Facacusub.com
@fathimohamud3348
@fathimohamud3348 2 месяца назад
@@warsamebade
@amiinviile3953
@amiinviile3953 2 месяца назад
اللهم ستعان ماشاء الله
@mohamedamen3902
@mohamedamen3902 2 месяца назад
Wlhi course aan iib saday laba bilod kahor 145$ Waxan uu ustaadku ka hadlayo ayuunbu ka hadlayay ninkii cadaankiii, Mahad sanid ustaad inaad aqoontaa bilaa lacag nooguso gudbizo 💯
@amiinabdiwali272
@amiinabdiwali272 2 месяца назад
Muqalke ka fa idesatay lph
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 2 месяца назад
Adunka dadka digital creators ka ah aftahanimo ayaa lacag lagaga samaynaya sida wax loo shegayana ma ahan mana u fududo marka course ka la iska gadana maahan mid faqirk logu danayn waa passive income ay iyaga samaynayan
@hamdamohamedhassan
@hamdamohamedhassan 2 месяца назад
Shukran walaal
@ismail1026
@ismail1026 Месяц назад
Walahi waan ka daalay shaqada 9-5PMka ah iyo shilin shilin uge 😀, Dhulkana lacag kama helayo.
@fardusa411
@fardusa411 2 месяца назад
Waxaan rajaynayaa in ay macalin iisuurto gasho in aaan shopify kashaqaysto Mahadsanid Bade❤
@ahmeday34
@ahmeday34 2 месяца назад
Allahu mustacaan. Wan dadaali donaa😅
@AbdiazizAdan-cn3wl
@AbdiazizAdan-cn3wl 2 месяца назад
What a video
@AhmedSamir-yr3cd
@AhmedSamir-yr3cd 2 месяца назад
Ustaad waxan moodayaa in aad ani ila hadlaso.
@StormAkmai
@StormAkmai Месяц назад
maxaad kucaadeneysaa inaad millioner tahay ?
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 2 месяца назад
M.a ustaad warsame Bade waan Fahamay muqaalka faaidadiisa in badan oo xog ahna waan ka helnay mahadsanid waxaad thy shaqsi dhiirigaliya ah jecelna in hormar la gaadho dhan xirfadah, aqoonta iyo isbedel shaqsiyadeed, Yoolkuna yahay in Dad noloshooda hormariyey ay bulshadu yeelato ***📉💱💲⛰🌍⛰
@abdifatah814
@abdifatah814 2 месяца назад
LAVARAGE OR LEVERAGE...?
@Hoodomohmettosmaan
@Hoodomohmettosmaan 2 месяца назад
saan u dawanayay ayaan arkay new video
@Abdirizakkobciye
@Abdirizakkobciye 2 месяца назад
Not accountability say bro Responsibilty😅
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 2 месяца назад
Ustaad hadlakaagu hadaf cad m😢aleh wuu isku noqnoqonayaa
@dahabboy6685
@dahabboy6685 2 месяца назад
Niyohow waxakahadasho maneen baa mise
@Everymemess
@Everymemess Месяц назад
Nio koofidaan Iskama bixisid mia
@duuban533
@duuban533 2 месяца назад
12 Ayaan ku shaqeeyaa 5 $😢😢
@mouseidiris9635
@mouseidiris9635 2 месяца назад
Nio side lo sameya iyo hadal ma rabne muhimada ka hadal oo waxa qabta dheh ama nagada buuqa
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 2 месяца назад
Status ma Rabo Ani dhuumasho lee ku soconaa
@aswanabdikadir9475
@aswanabdikadir9475 2 месяца назад
Waxaa haystaa figrado ganacsi lkn ma garanayo meel aan ka bilaabo 😢
@HadiyaMohamed-f9k
@HadiyaMohamed-f9k 2 месяца назад
Linkigu wuu didayaa😢 yaa igacawin😢
@warsamebade
@warsamebade 2 месяца назад
facacusub.com
@KayseGuuled
@KayseGuuled 2 месяца назад
Waraseme bade aqoonyaha waxa barata Nin waxa laga baro karo
@SahraSead-f7p
@SahraSead-f7p Месяц назад
😂😂
@MaryanyarowSamow
@MaryanyarowSamow Месяц назад
😂😂😂
@HadiyaMohamed-f9k
@HadiyaMohamed-f9k 2 месяца назад
Linkigu wuu didayaa😢 yaa igacawin😢
@warsamebade
@warsamebade 2 месяца назад
facacusub.com walaal
@Gorgormedia-t4s
@Gorgormedia-t4s 2 месяца назад
Thanks ustaad
@HadiyaMohamed-f9k
@HadiyaMohamed-f9k 2 месяца назад
Linkigu wuu didayaa😢 yaa igacawin😢
@warsamebade
@warsamebade 2 месяца назад
facacusub.com
Далее
Xor Ma Tihid Sabab?
21:40
Просмотров 33 тыс.
Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.
13:13
Просмотров 34 тыс.
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31
ራስህ ላይ ስራ!
14:34
Просмотров 372 тыс.
Sidee Ayaan Uga Soo Guurey Europe?
22:42
Просмотров 10 тыс.
Sidee Naftaada U Horumarin Kartaa @MubarakHadi
36:35
Просмотров 21 тыс.
Hosow Pro $1 Ayaan Waayay.
56:57
Просмотров 56 тыс.
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.