Тёмный

من حلقات المراجعة (تعاهدوا)... 

مؤسسة الماهر للقرآن الكريم
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Xalaqaatka muraajacada ee (تعاهدوا) waa xalqaat loogu tala galay in ardayga uu ku sugo xifdinta Quraanka.
Waxa ayna isugu jirtaa cashiro cusub, dureeris, subcis imtixaano joogto ah.
Ugu dambeyn marka ardayga sugo xifdigiisa waxa uu galayaa imtixaan kama dambeys ah, oo ku qaadanaya SHAHAADO TAXFIID ah.
Xalaqataakan RAG & DUMAR wey u furanyihiin. Waxaana la heli karaa 5-ta maalin GALINKA HORE, GALINKA DAMBE & KHAMIIS IYO JIMCO.
War bixin dheeraad, la xiriir: 0614444901, 0614444900 ama WhatsApp: wa.link/uvupot
wa.link/ek9oni

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 9   
@yonisdaud
@yonisdaud 19 дней назад
M.h ilaahay haydin xafido halkee laydinkala soo xiriiraa idinkoo raaliya ❤
@soso12364
@soso12364 Месяц назад
بارك الله فيك❤❤
@user-jf8fj4ov7k
@user-jf8fj4ov7k 25 дней назад
الناس بالدنيا مشغولون وأنتم مع كتاب الله في شغل فاكهون فرب الكعبة أنتم الفائزون
@NabiilJeylaani-eo5bw
@NabiilJeylaani-eo5bw Месяц назад
Masha Allah Ustaad Ibrahim
@Mohamedelmiabdoulah
@Mohamedelmiabdoulah Месяц назад
Masha Allah walahi waa xalaqo wanagsan
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 29 дней назад
Mashallah please ustaad sitdown not chair
@MohamedYare-dz4qq
@MohamedYare-dz4qq Месяц назад
Manshallah
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 29 дней назад
Online ma leeyahay markasku halkee lagala soo xidhiidhayaa
@GoogleAccount-ur8os
@GoogleAccount-ur8os Месяц назад
اين هذا المكان؟ انا اريد المراجعة
Далее
GUULEYSTAYAASHII TARTANKII MAAHIR
14:07
Просмотров 5 тыс.
Shirqoolkii dilka ee Fahad Yaasiin.
11:24
Просмотров 87 тыс.
Cabdulfataax Usuuli wuxuu qiray in uu Cabudo Awliyada!
36:53
Amazing and Beneficial Teaching style of Quran
14:41