Тёмный

ًًWahaabiyada Badankooda & Sufiyo Waa Mushrikiin || Sh Xassaan 

Daarul Xadiith
Подписаться 95 тыс.
Просмотров 87 тыс.
50% 1

ما عليك سوى الانتساب إلى هذه القناة للاستفادة من المزايا:
/ @daarul_xadiith
BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​

Опубликовано:

 

28 июн 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 121   
@xogsidechannel7389
@xogsidechannel7389 2 года назад
Sheekh xassaan qofan ahayn sheekh uma aaminsani Sheekh halyey geesi iyo deeqsi weyaan abu salmaan from burco
@mstudio8094
@mstudio8094 2 года назад
Are you serious?
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Год назад
sheikh mustafe iyo sheikh umal iyo dhamaan culimada kale inay gaalo yihiin miyaad ku raac santahay? ileen ictisaam waa iyagee
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 4 месяца назад
Kan asagaa beeenaale ah umuda alle hakaqabto
@LETGAZALIVE2024
@LETGAZALIVE2024 3 месяца назад
@@adoontiialle8270 Sheekh mustafe iyo sheekh umal markay gaalo noqdaan, yaa muslim ah markaa kkkkkk?
@mohazat5009
@mohazat5009 22 дня назад
Kkkkk isku noqo walal
@IqraAbdihakinMohammed
@IqraAbdihakinMohammed Год назад
Ilahay haku xifdiyo shekh al islam
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 2 года назад
Sheekh Abu Salman حفظك الله ورعاك وغفر ذنبك وذنب والديك. Nabar fiican baad Ictisaam ku dhufatay waana arin iska cad. Sheekh waan ku baryayaa intan yaroo kale kuwan inkaarta qaba ee munaafaqada badan ee Jadiidiyadana ku dhufo. Dadku labadaba wey ku aafeysanyihiin. Jadiidiyo oo iyagu aaminsan, Sheekh Muxamad Binu Cabdulwahaab رحمه الله رحمة واسعة و جزاه الله خيرا عنا inuu takfiirnimo layimid waliba kitaabu Tawxiid. Reer Somaliland bey waliba Jadiidiyo calmaaninimo u fatwoodaan oo hada halaag qarka u saaran. Nacamleyn iyo dabaqoodhinimo ayay diin moodeen.
@mustafemohamed7132
@mustafemohamed7132 2 года назад
Waa runtaa wll
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Год назад
Subxaanalllah Dadka Sifudud laguma Gaaleeyn karo, ilaahbaa garan Wixii gaal ah iyo Wixii Muslim Xaq ah, laxowla walaa Quwah ilaabillaah🤔
@khalifrageh8260
@khalifrageh8260 Год назад
الشيخ حسن أتمنى لك عمراً مديداً وبصحة جيدة.
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@madinaahmed4524
@madinaahmed4524 Год назад
Sheikh xassan jazakallah kheyr
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
MashaAllah Jazakumu Allahu kheyra
@jaamacmaxamed9345
@jaamacmaxamed9345 2 года назад
من قال أهلك الناس فهو أهلكهم حديث بل الرامي
@user-vg7kl7hy2w
@user-vg7kl7hy2w Год назад
جزاك الله خيرا وأحسن الله اليك
@boqran101
@boqran101 10 месяцев назад
Jazakallahu khayr sheekh xasaan ❤
@rampatuga5390
@rampatuga5390 2 года назад
Jazaka Allah sheekh
@CabdikariimMaxamuud-zr7yg
@CabdikariimMaxamuud-zr7yg Месяц назад
Shukran
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 2 месяца назад
Asc sheeq xasan raali iga noqo kee saxan iinsha alahu jazaaka lah wsc warxmtlhi wanrktu 13:59 14:02 🎉
@SuhaybAhmed-mi3gt
@SuhaybAhmed-mi3gt 10 месяцев назад
Shiiikh xasaan ilaahay ha barakeeyo
@abdullahiissaq5264
@abdullahiissaq5264 2 года назад
حفظك الله يحفظك ياشيخي.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
بارك الله فيك شيخ ونفع الله بك الأمة
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Год назад
Sheekh Jasakalahu khyraa
@Zuhayb924
@Zuhayb924 2 года назад
Well done sheikhanaa
@ciiseahmed4807
@ciiseahmed4807 Год назад
Takfiiri
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN Год назад
Allaha xifdiyo sheekha ummada soomaaliyeed sh xasaaan
@rashkaff3242
@rashkaff3242 Год назад
Suufi maa gaala subxaanallaah قولو لاءله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@husseinsaid5387
@husseinsaid5387 Год назад
Ruux qirsan laa illaaha illaa llaahu muxamadun rasuulullaah intuu gaal ku noqday
@mubashirmohamuud9748
@mubashirmohamuud9748 Год назад
@@husseinsaid5387 shahaadada laa ilaaha illa laah waa muqadas sharaf badan oo Tiirar iyo cibaado Qalbiga laga rumeeyo kutaagan, ee ma ahan wan ashahaatay kadibna waxan doono ayan sameynayaa anigoo afka Muslim ka Ah. TUSAALE : Qof walba oo wadan kusugan waxa uu uhogaansamayaa oo kuqasab ah Qawaaniinta iyo Xeerka Dastuuriga wadankaas hadii laga waayo MUWAADIN in uu yahay masheegan karo oo MAGACYO kale ayaa loogu yeerayaa sida : KHAA'INUL WADAN iyo halkudhigyo kale isagoo mudan kara xabsi ama maxkamad Marka bal kawaran Diinta Sharafta badan ee xaqa ah ISLAAMKA oo sababteeda Aan muslimiin kunahay ?
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Год назад
War kan sheikh maa han waa sheydhaan ahlu toowxiid من قال لااله الله محمد رسول الله دخل الجنة sidee qof dhaheyso oo salaado tukaneeyso qoftii gaal dhahdo isagaa gaal ah
@qarandoonmedia2410
@qarandoonmedia2410 2 года назад
شيخ حركة الشباب عليه من الله ما يستحق
@hassanabdirahman2711
@hassanabdirahman2711 Год назад
Kaligiis sheikh.
@mohamedadow7783
@mohamedadow7783 Год назад
أعزك الله وأبقاك لنا يامن سكنت قلوبنا❤ قبل عيوننا 👀. حفظك الله ورعاك
@maxamedyuusuf231
@maxamedyuusuf231 Год назад
يا يها الجاهل اسكت
@qarandoonmedia2410
@qarandoonmedia2410 2 года назад
Anigaa ictisaam ah muslim baana ahay xasaan muslinimadayda waxba laga waydiin mayo
@abdirahmanmuhumed6722
@abdirahmanmuhumed6722 2 года назад
Hadaad ictisaam tahay waxay aamin sanyihiina taqaano ood ku qanacsantahay muslim maba noqon kartid
@samowade1300
@samowade1300 2 года назад
Ictisaanimba hadaa tahay gaal aa tahay ma ahan , ee ictisaam ka tilmaamahaa wadta uu sheekhu sheegay ayuu hoosta ka xariiqay.
@maxamadaxmad7378
@maxamadaxmad7378 Год назад
Wllo Ictisaam yaana lagu dagdagin iyo Muslimiinta
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
سبحان الله
@CasshoSaasa
@CasshoSaasa 2 года назад
War waxa uu shegayo madiinaa waa yaab mana yara
@dagansh5606
@dagansh5606 Год назад
Ma kaligii buu hadlayaa mise dadbaa dhagaysanaya waxaa oo dushpoda ku socotaa
@abdiazizdaahir3909
@abdiazizdaahir3909 2 года назад
M_a shekh xasan mujahid
@thesustenance6491
@thesustenance6491 Год назад
Salafiya iyaga suufiyo ka liitta? سبحان الله
@madinaahmed4524
@madinaahmed4524 Год назад
♥️♥️
@IssaabdiSomow
@IssaabdiSomow 13 дней назад
Sheykhul islaam
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
قال الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله: فالعمل الصالح في أيام عشر ذي الحجة ومن ذلك الصوم أحب إلى الله من العمل الصالح في العشر الأواخر من رمضان، ومع ذلك فالأيام العشر من ذي الحجة، الناس في غفلة عنها، تَمُرُّ والناس على عاداتهم لا تجد زيادة في قراءة القرآن، ولا العبادات الأخرى بل حتى التكبير بعضهم يشح به الشرح الممتع على زاد المستقنع ٦/٤٧٠ | الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله Shaykh Muhammad bin Sālih al-‘Uthaymeen [may Allāh have mercy on him] “Righteous actions, and from them fasting, in the [first] ten days of Dhul-Hijjah are more beloved to Allāh than righteous actions in the last ten days of [the blessed month of] Ramadān. *Yet people are heedless of the ten days of Dhul-Hijjah;* the days lapse and the people continue with their normals ways. You find no increase in recitation of the Qur’ān or other acts of worship, rather some of them are even stingy with the _takbeer_ [uttering Allāhu Akbar (rememberance and commemoration [of Allāh].” Ash-Sharh al-Mumti’ alā Zād al-Mustaqni’, 6/470 | Shaykh Muhammad bin Sālih al-‘Uthaymeen [may Allāh have mercy on him]📓
@kingyashofficial
@kingyashofficial 2 года назад
sheikh alle kacabso culimada waa muslimmiin fikirka takfiirka waaye
@AhmedIbrahim-sk2fw
@AhmedIbrahim-sk2fw 2 года назад
shugran sh. hassan hussen abu salman ❤
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 Год назад
Walle waxbakajiro waxaa uu shegayo shekh
@maxamadaxmad7378
@maxamadaxmad7378 Год назад
Waxba kama jiraan , isagay far ku godan tahay
@mrkeepgoing7959
@mrkeepgoing7959 Год назад
Khaariji
@bashirabdullahi1912
@bashirabdullahi1912 Год назад
Ictisaam lagaa raac
@mohameddahir8743
@mohameddahir8743 Год назад
Bisinka war ninkaan xaguu ku socdaaa
@user-vg7kl7hy2w
@user-vg7kl7hy2w Год назад
M a
@mrkeepgoing7959
@mrkeepgoing7959 Год назад
Suufiyo iyo inta badan wahaabiyo haday mushrikiin yihiin taasi micnsheedu waa soomaalidu waa wada gaalo ilaa inta khawaarijta shabaab taageersan maahane.
@mowlidlohos5406
@mowlidlohos5406 Год назад
Aktharu culamii markan maqlo wxa iska in quraanka in badan ay kuso noqnoqoto ولكن أكثرهم لايومنون iyo أكثرهم لايعلمون iyo meelo tusalayal kale oo badan, ma dhihi karna dhinaca lo badan yahay ma fiicna.
@abu_midaad8137
@abu_midaad8137 Год назад
Sufida sh hesto waa nica qabura caaabudkaa
@ahmedcbdicalicali1207
@ahmedcbdicalicali1207 Год назад
Ninkan wa waalanyahay
@maxamadaxmad7378
@maxamadaxmad7378 Год назад
ILAAHAY ha inaga qabto.
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 Год назад
Ictisam xassan wa karunbadinyihin jebkodana wax kalamayimadan sida xassan. Tankale waxa kuso korday tankfiirnimo iyo jahli iyo ben. Cadawad gamurtaty ayu ictisam u haya wixi bu diin noga dhigaya
@abdifatah4651
@abdifatah4651 Год назад
Adigaa in aad muslim thy .maxaa cadayn ah.kaligii muslimow
@cadeye2sabit228
@cadeye2sabit228 2 года назад
Somalida oo dhani waa suugiyo iyo wahaabiyo markaa ma dhihi karnaa waa wada gaalo
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 11 дней назад
Suufiyo waa mushrikiin lkn dadka kale waa muwaxidiin
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 13 дней назад
Suufiyo garanay culumada kale maxaa ku haysattaa lkn dadka si fudud haku gaalaysiin suufiyo way cadyihiin shirkigoodu
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 11 дней назад
Waa sidaa wahaabiyo shirkigay galen waa maxay suufiyo shirkikoodu waa cadyahay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Год назад
Nin Kaan Beenta Badan Somali Oo Dhan Uu Gaaaleeye Yaab , Ilaahow Umada Ka Qabo Kan
@FinalBoss429
@FinalBoss429 Год назад
Can someone translate in English? جزاك الله خيرا 😊
@irrelevant9424
@irrelevant9424 Год назад
No, learn Somali lol
@FinalBoss429
@FinalBoss429 Год назад
@@irrelevant9424 not gonna happen lol
@irrelevant9424
@irrelevant9424 Год назад
@@FinalBoss429 In summary both clips which are are roughly 9 years apart the sheikh holds the same view not having changed, he states that most Sufis of today & most modern day Salafis (madkhalis) have both fallen in shirk. The Sufis fell into shirk of invoking others besides Alllag & the Salafis into shirk of permitting legislating besides Allah. Moreover, he says that some modern day Salafis have permitted committing kufr for the sake of maslahah, whereas Sufis haven’t yet permitted this. In a nutshell.
@FinalBoss429
@FinalBoss429 Год назад
@@irrelevant9424 i see brother. Jazakallahukhairan
@amalabdi1856
@amalabdi1856 Год назад
haayo qofku gaaloobi maayo illaa uu ogaado in waxan uu ku jiraa ay gaalnimo yihiin sababtoo ah waxaanuu ogayn looma qabanayo sheekhoow aduu dointa waad ka fogtee wax soo baro oo diinta diinta
@user---fx-as
@user---fx-as Год назад
ليث الزمان
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Год назад
Isagu ma Alshabab baa,?
@yeshuasage3724
@yeshuasage3724 Год назад
Wuu kadaranyahay alshabab
@Ibn267
@Ibn267 Год назад
@@yeshuasage3724 muxuyahi ninkan?
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 Год назад
اتكفر جميع الناس؟ ان الله يفصل بين الناس يوم القيامة. انت في غلطة كبيرة يا هذا وكانك تقول لنا من لم يكن في حزبي فهو كافر . وكل حزب بما لديهم فرحون) المسلم اخوا السلم لا يظلمه ولا يخدله ولا يحقره...الحديث.
@mahamudh6983
@mahamudh6983 9 месяцев назад
Dagaalka culumada korkaasaan ka daawadaa intaan koobshaaha soo qaato kkkk😅
@abdinasiryalahow9077
@abdinasiryalahow9077 Год назад
Takfiir miyaa wadaankaan?
@abdinoorguleed9683
@abdinoorguleed9683 6 месяцев назад
Kaligiis muslim igadheh
@qahdan
@qahdan 2 года назад
DAARUL XADIITH BEENTA MAXAA INKUWATA SHEEQA KAMA HADLIN WAHABIYO WAXU KAHADLAY ICTISAAM HADA KACABSANESAAN ICTISAAM MISE MUSHAR HOOS HOSE INI SIYAAN ISKA WAREEJIYA CHANELKA DAD HALODHIBO ICTISAAM KACABSANENIN TITTLEKA WAA ICTISAAM MAHA WAHABIYO
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 2 года назад
@Najiib wax hubso walaalahana ha ugefin. Sheekha marar badan buu sheegay. Wahaabiyadana wuxuu ula jeedaa ictisaam iyo jadiidiyo ee soo dhegayso maqdaca. Walaalaha cafis waydiiso hadaad tahay xerta Sheekh abu Salmaan
@qahdan
@qahdan 2 года назад
@@mohamohamed1190 sheekha waxuu kahadlay waa ictisaam kamahadlin jadifiyo waa marka kowaad mida labaad sheekha madhihin wahabiyo waxu dhahay ictisaam marka tittle waa marahababin iyo ictisaam laga xeladesanaayo maha xaqiiqda sheqa uurabo ino dadka ugudbiyo nimankaan daarul xadiith waxee rabaan inee shekha iyo ictisaam isku garab wadaan mana dheceso waa ictisaam galaaa iyo sheekh ahlu towxiid ah shayqul islaam
@qahdan
@qahdan 2 года назад
@@mohamohamed1190 sheekha iyo ictisaam waxa kadhaxeeya colaad daarul xadithna waxaa mamula sheeqa marka waxkasta uu sodhigo channelka waa ine mujisaa rayiga sheqa iyo sido urabo in logudbiyo maha channelka meel lagu shaah radsado lakin meel laga gudbiyo xaqa
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 2 года назад
@@qahdan walaal Waan jeclaa inay magacaas siiyaan baa kuu fiicnaa intaad walaalo hawsha ay ummada uqabteen aynu qaban karin ku xadgudbaysid. Hadaba walaal soo dhegayso kitaabul Iimaan waad ka helaysaa sheekha oo leh Wahaabiyo badankood waa mushrikiin. Marka si kale baad walaalaha ugu kacsan tahay amase sheekha iyo xertiisa baadan aqoon ulahayn ee waynu ka dheregsanahay meeshay ictisaam kala joogaan ee Walaalaha haku xadgudbin waa iga talo.
@qahdan
@qahdan 2 года назад
@@mohamohamed1190 hadanan aqoon ulaheen mamulka chanelka maba dheen waxa aan dhahay ictisaam inee ka agdhowyihiin baan ogahay oo aysan kujirin walo iyo baraao marka sheqa garab ayuu rabaa marabo labo afleen
@omarganni7422
@omarganni7422 Год назад
Wadaadada soomaalida dadkay diinta ku dirayaan!
@AbdullahXayow-ly2bb
@AbdullahXayow-ly2bb 10 месяцев назад
Ninkan waa ku qosla markan arka😂 Waxii asi ka hara waa gala bu aminsan yahy
@abdifatahjama174
@abdifatahjama174 Год назад
WAA RUNTI KKKKK MUSHIRKIIN WEEYE LKN ADNA XASAANOW RUNBAAD SHEEGTAY LKN MUSHRIK BAATAHAY MUSHRIKIINTA SHACABKAA WALAALSADA KKKKK WAR WAABA ISKEENta
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN Год назад
XASAAN WAA SALAFIBWUXUNA U DHEXEEYAA KHAWAARIJ ADI CML AH IYO JAMIYADAN UU KA HADLAYO. DHAGEYSO SI AAD U OGAATO GAALNIMADAADA CAD MUXAADARAADKIISA (( KA REEBIDA KUWA DHUNSAN KU BEEN ABUURASHADA.......
@biibayebiibka6346
@biibayebiibka6346 Год назад
Sheikh abu salman rag rag dhalay
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Год назад
kaligii islaam baan maqli jiray, waa kanoo kale
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 8 месяцев назад
NINKII WARKAGA QAATO WALEE INUU QAATUMO XUMO KU DHACAYO NINKA WUXUU SHEEGO HADANA INKIRAAYO KAN KA HORE MA ARKIN HADA ICTISAM MUSHRIKIN WAYE UU DHAHAYAA HADII LAGU QABSADO ANI MA DHIHIN AYUU ORAN
@Suhaybciro12
@Suhaybciro12 3 месяца назад
قبحه الله وقبح ماقال😡😡 Ma argteen 1shiiq oo ictisaamo leh wxa uu faasiqani sheegayo
@taifakali1981
@taifakali1981 Год назад
Adiga maxaataxaay
@idinhazzadmaatahay4475
@idinhazzadmaatahay4475 Год назад
Hhh waa su,aal iswediin mudan
@LearnTawhid
@LearnTawhid Год назад
Iska ilaaliya ninkan
@CasshoSaasa
@CasshoSaasa 2 года назад
Maahan waa been
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 11 дней назад
Suufiyo garanay lkn wahaabiyo iyo dadka kale maxaa ku haysataa kuwan uu sheegayo ee awliyada barya waa suufiyo iayaga gaalaysii lkn dadka kale afka kala bax shekhow
@AbdullahHashi-kw3qj
@AbdullahHashi-kw3qj 9 месяцев назад
Irhabi mutakhalif
@KarsiDawi-vp7ol
@KarsiDawi-vp7ol Год назад
Ohada waxad ledahy dadka dhan wa wada gaalo weeye ohada 2 billion oo muslin aajira ma beenba shekhow kkkkkk ani kolay ani moslim ahay dadkaan amaan siini illhow waalidkeen unaxariiso qofkastana diintisa habarto
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Год назад
cidaan ictisaam aqoon, waa 99% culimada somaliyeed. sida sh umal, sh mustafe, sh mohamed idris, sh shibili, sh cumar faruuq, sh cabdirashiid cali suufi. miyaad ku raac santihiin inay dhamaantoof mustikiin yihiin? subxanallah
@NimcoMahamed-rr9fh
@NimcoMahamed-rr9fh Месяц назад
Shekh warkad shegayso kafirso dabcan maxa dalil ah ood uhaysataa in.qof muslimah oo ilahay iyo rasulkisii Quran in ay mush rikin yihin maxa kucadaynaya Haa wa fasiq sahalan oo wankayar qadan lahaa lkn waa mushrik subxanalah ☝️ Adigu naftada hahaligin qofkale waxba kama galine
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
قال الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله: فالعمل الصالح في أيام عشر ذي الحجة ومن ذلك الصوم أحب إلى الله من العمل الصالح في العشر الأواخر من رمضان، ومع ذلك فالأيام العشر من ذي الحجة، الناس في غفلة عنها، تَمُرُّ والناس على عاداتهم لا تجد زيادة في قراءة القرآن، ولا العبادات الأخرى بل حتى التكبير بعضهم يشح به الشرح الممتع على زاد المستقنع ٦/٤٧٠ | الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله
@abdilahiabdi4453
@abdilahiabdi4453 Год назад
mujrimbaa tahay ilaahsy ka go ay iska daa muslimiinta aad gaalaysiinay diintu adiga kuguma soo degin waxaa tahay wax asn lagaran karin oo waalan
@LearnTawhid
@LearnTawhid Год назад
​@@abdilahiabdi4453 waad ku khaldantay walaalkan, shaykh uthaymiin buu kahadlay ee Kuma saabsana fiidiyogan
@diiniali5160
@diiniali5160 Год назад
Waryaa beenta jooji nin ween aa tahee..... naarta alaha kugu shidee balaayo kula indho wariiqsan
@Abdulwahed.m45
@Abdulwahed.m45 Год назад
Markaad cidkasta gaalayso adiga kaligaa miyaa muslim ah. Xasan argagixisooy dadka beenta kadaa.
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Год назад
Khilaaful culimaa afkaga jeedi adigu xisaabin mayside
@barwaqorashiid5754
@barwaqorashiid5754 5 месяцев назад
Muslim oi Dhan ayaa mushrikiin Ah.
Далее
07 As-Siyaasa Sharciyah~ Sh. Xassaan 7/41
1:26:11
Просмотров 62 тыс.
МЕСТЬ МАЛОГО
00:52
Просмотров 154 тыс.
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Просмотров 460 тыс.
Bidcada Mowliidka Sh Xassaan
1:37:26
Просмотров 42 тыс.
Wixii Na Dhex Maray Sh. Cukaasha ~ Sh. Xassaan Xuseen
1:06:51