Тёмный

Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan 

Qalaafe Media
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 483 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 749   
@abdinasirali3460
@abdinasirali3460 2 года назад
Masha allah sheikh xassan Alaha cimrigiisa dheereeyo wa geesi wan gambaneynin cidna aan kaheebsaneynin damiir diin dadnimo xilmad iyo wanaag alle kumanadeystay Runti qofwalbo oo caqli hufan leh wu fahmayaa xaqiiqda dhabta ah oo Sh xassan kahadlo waa xaq oo inagasooguuriyay quranka iyo sunada nabigena udgoon scw aloow kuxafid aloow cimrigiisa dheeree alle ayan waxan kabaryay in Sh xassan miiran oo badan oo Sh Leung booskisa inoo nasiso in alle uu soosaaro diinta macankeeda wa kaas wa kalmada xaqa ah oo qalbigaga taabato
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Aad iyo aad wlle, Aamiin, Jazakumu Allahu kheyra
@salmaa2871
@salmaa2871 2 года назад
massha’Allah may Allah bless you Ustad/Sheikh and may Allah rewards you in dunya and in akhira and protect you from all evils and fitnatul dajaal Ameeen
@abdinasirali3460
@abdinasirali3460 2 года назад
آمين يا الله .
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 года назад
Sheekh Xassan waan kugu raacsanahay in ay soomaalidu kalsoonida qofnimo ka maqantahay. Dhexdooda way isu xoog weynyihiin shisheeyahana way u jilicsanyihiin oo madaxay u fooririyaan.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Waa runtaa, Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen
@abdulabdi5419
@abdulabdi5419 3 года назад
sheikh hassan is a true Somali scholar. Masha Allah he is very knowledgeable
@buthulahmed7084
@buthulahmed7084 2 года назад
But he is calling a whole society (Somali) infidels for purpose locality.Ayyyyyy
@FMC512
@FMC512 2 года назад
@@buthulahmed7084 I did not understand
@salmaa2871
@salmaa2871 2 года назад
Abdul i agreeee with you akhi 💯💯👏🏽
@hodandaud8077
@hodandaud8077 2 года назад
Asc iLahow A.ura sahal
@hawkeye8080
@hawkeye8080 2 года назад
Xasaan waxaan leeyahay argagixisada annaga diin hanooga dhigin, walaahi baysan guulaysan doonin raggii 800 boqol qaraxii Zoope ku xasuuqay oo islaamkii dhameeyay, wallaysan guulaysan doonin kuwii shiikh Cabdulqadir masjidka issgoo salaad casar ku jira oo tukanaya oo rukuucsan dilay, wallaysan guulaysan doonin kuwii sheikh.cabdiraxman xaji axmed oo sooman oo salaatul fajri kasoobaxay dilay! Sheikh cabdinasir baa ugu damveeyag oo shalay ayay khaarajiyeen!! alshabab waa la dabar jarayaa inshallah cidkasta oo taageerta afka kaliyaba haka taageertee dhiigaas bay wax kuleeyihiin abaalkeedana way helayaan bi'idnillaah!
@abusharma9221
@abusharma9221 3 года назад
Jcliya ninkan go'ankisa wacadyhy wlhi😘 Allah imankisa macanka badan hanagusuga Allahuma Amen 🤲
@abdinasirali3460
@abdinasirali3460 2 года назад
آمين يا الله
@hamoruuxi1799
@hamoruuxi1799 10 месяцев назад
Aamiin🤲
@worldbossventures987
@worldbossventures987 3 года назад
I love sh xassan , Sheikh an ujeclahay adunka , runta ayuu kahadlaa , sifican ayuu wax usharaxa
@seynabcoljoog3235
@seynabcoljoog3235 Год назад
Rabbiyow sh xassaan badbaadi adduun iyo aakhiraba
@saaradahi6675
@saaradahi6675 3 года назад
Gaal aa god iigu jiree garweynta ii keena MaashaAllah
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 3 года назад
Allah noo xafido shiiqa, "wadaadaha manta badankood xirfad kale oo ay kushqystan ayey waayen markaas ayey diintii lacag siisteen " wa xaqiiqo runtii yaan lagu kadsoomin
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 года назад
يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱذْكُرُواْ نِعْمَتَ ٱللَّهِ عَلَيْكُمْ إِذْ هَمَّ قَوْمٌ أَن يَبْسُطُوٓاْ إِلَيْكُمْ أَيْدِيَهُمْ فَكَفَّ أَيْدِيَهُمْ عَنكُمْ ۖ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَ ۚ وَعَلَى ٱللَّهِ فَلْيَتَوَكَّلِ ٱلْمُؤْمِنُونَ (سورة المائدة ١١)
@teamjagijagi4789
@teamjagijagi4789 3 года назад
ILAAHAYOOW GAALNIMO ADAA KA MAGANGALAY 🤲
@ramlaaxmad9710
@ramlaaxmad9710 2 года назад
Aamiin ilaahayoow
@ismaciilcali4240
@ismaciilcali4240 3 года назад
Alle dartiis Ayn ku jecelnahy sheqa iyo xirtisa alle haidin xifdiyo
@ahashi7828
@ahashi7828 3 года назад
Maasha Allah waan xasuustaa Mohammed mullah Omar (Illaahay Ha xafido) markii diyaaradahu duqeeyeen Maraykanka ee Dalibaan la yidhi waa la idin duminayaa hadii kale soo dhiiba osaama bin Ladin!!!! Maantana waa kuwaa iyagoo ka xoog badan ayay wadankoodii haystaan .
@yonisabdul1706
@yonisabdul1706 3 года назад
Taalibaan waa argaxiso
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
@@yonisabdul1706 adiga iyo wixii kulamid ah ayaa argagaxisa ah, waxyahaw qiimaha daran
@mohamedhujale6285
@mohamedhujale6285 2 года назад
Geesi geesi dhalay oo aan baqan, janna Firdawsa gal oo ku raaxayso Walaal.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 года назад
MashaAllah Tabaraka Allah 🍃 Baaraka Allahu fiyk sheekh Xassaan, Ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood, Jazaka Allahu kheyra
@AliIssak-pb7lw
@AliIssak-pb7lw 3 года назад
"Gaalbaa god iigu jiree garuunka iikeena" hhhhh Sheekh Xassaan Xusseen aadam
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 3 года назад
JazakAllah kheyr sheekh xasaan xuseen Abuu salmaan
@rooble.mahamed
@rooble.mahamed 3 года назад
🔸 *الــكــفــــر بالـطَّــاغُـوت* ❶ *مـا هُـوَ الـطَّــاغُـوت* *قـال اِبْـن الْـقَــيِّـم رَحِـمــهُ الْـلَّـهُ: "الـطَّــاغُـوت كُـلُّ مَـا تَـجَــاوُز بِـهِ الْـعَــبْـد حَـدّهُ مِنْ مَـعْــبُـود أَوْ مَـتْــبُـوع أَوْ مـطــاع".* ❷ *مـا هُـوَ الــكــفــــر بِـالـطَّــاغُـوت* *هـو الـرُّكْـن الْأَوَّل مِنْ رُكْـني "لا إلَـه إِلَّا الـلَّـه" وَيَـتَـمَـثَّـل فِي شَـطْــرهَـا الْأَوَّل "لا إلـه"، أَيّ الـنَّـفْي لِـكُلُّ مَـعْــبُـود دُونَ الـلًّـه عِـزّ وجـل.* ❸ *كـيــف نُــكَــفِّــر بِـهِ* *قـال الْإمَـام مُـحَــمَّـد بْـن عَـبْـدالْـوَهَّـاب رَحِـمــهُ الْـلَّـهُ: "وأمـا صَـفَّـة الــكــفــــر بِالـطَّــاغُـوت؛ فَـأَنْ تَـعْــتَـقِـد بَـطَــلَانِ عِـبَــادَة غَـيْر الـلَّـه، وتـتــركـهـا، وتـبــغـضـهـا، وَتُــكَــفِّــر أهْـلـهَـا وتـعــاديـهم".* ❹ *بـعـض رُؤُوس الـطَّــاغُـوت:* "إبـلـيـس لَـعَـنـهُ الـلَّـه، وَمَنْ دَعَـا الـنَّــاس لِـعِــبَـادَة نـفــسـه، وَمِنْ عَـبْـد وَهُـوَ راض، وَمَـنْ اِدَّعَى شَـيْـئـا مِنْ عِـلْـم الـغـيـب، وَمَنْ لَـمْ يَـحْـكُـم بِـمَـا أَنْـزَل الـلَّـه".* [اِبْن الْـقَيِّم] 🔸 *مـســائـل* *لا يَـصِـحّ إِسْـلَام الْـعَـبْـد مَـا لَـمْ يُــكَــفِّــر بِـالـطَّــاغُـوت فَـمَنْ قَـال لَا إلَـه إِلَّا الـلَّـه وَلَـمْ يُـكَــفِّـر بِـالـطَّــاغُـوت فَـلَا اِعْـتِــبَـار لـقـولـه، وَمِنْ الْـبُـدُع ان يَـمْــتَـحِـن الْـعَـبْـد فِي هَـذَا الأمـر، فَـالْأَصْـل بِـمَنْ قَـال لَا إلَـه إِلَّا الـلَّـه اِنْـه كَــافِــر بالـطَّــاغُـوت مَـا لَـمْ يَـظْـهَـر نَـقِــيـض ذلـك، وَأهْـل الـسُّــنَّـة لَا يَـخْـتَـلِـفُـون فِي تَـأْصِـيـل أَبَـدًا وَقَدْ يَـخْـتَـلِـفُـون فِي الـتــنـزيـل.* ┈┉━•⊰✯✯⊱•━┉┈ مِـن أرُاٌدّ اٌلِـوِصٍـوِلِ إلِـىْ إصٍـدّاٌرُاٌتْ وِأﻧَــاٌشْيٌـدّ اٌلِـدّوِلِـةُ اٌلِـإسُلِـاٌمِـيٌـةُ وِلِـمِـتْاٌبّـعٍةُ أخًبّـاٌرُهٌاٌ يٌـكُتْبّ فّيٌ شْرُيٌـطً بّـحٍثٌ تْطًبّـيٌـقْ اٌلِـتْلِـجِرُاٌمِ اٌلِـمِـعٍرُفّ اٌلِـتْاٌلِـيٌ: wِoِnِ1ِ1ِ1ِ2ِ2ِ2ِ حٍسُاٌبّ اٌلِـتْلِـجِرُاٌمِ لِـلِـﻧَــقْاٌشْ أوِ لِـلِـإسُتْفّسُاٌرُ عٍن إصٍـدّاٌرُاٌتْ وِﻧَــحٍوِهٌ.. wِoِnِ1ِ1ِ1ِ2ِ2ِ2ِ3ِ
@mohamedhussein1472
@mohamedhussein1472 2 года назад
Waxaan ku faraxsanhy sideey dadka ufahmeen sheikh Hassaan Ileen somalida qaar ayaa kasoo horjeeday lakin hada meelkasta ayaa laga dhageysta allahu akbar. Asago kale illah ha noo soo bixiya Sh.umul iyo shibili sidey wada wnaagsan noo tusayeen ayey iswareejiyeen halmar Waxkalana ma ahan waa hantida ay yeesheen
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Aamiin ilahay hanoo barakeeyo Sheekha, kuwo lamid ah ilahay hanoo badiyo
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 4 месяца назад
Aad iyo aad 💯 💯 💯. Amin 🤲 . Xafidullah 💚
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 года назад
Xasaanoow berigii hore fikir qaldan ayaan kaa aaminsanaa lkn runtii nin hal meel loogu yimaado ayas tahay wadaadadi kle reero aduun beey iska noqdeen iyo mid xaqa inuu sheego ka baqaya
@Ismaciil-wg4hx
@Ismaciil-wg4hx 22 дня назад
Ana kula mida hay haddan wa kan ujecelahay kitaba badan ayan kabartay hada isku caqiida nahay alx
@rahmoismail8144
@rahmoismail8144 2 года назад
Maasha Allah Allahey ha ku xafido ❤️ ❤️ ❤️ Beautiful
@xasanXusni
@xasanXusni 4 месяца назад
Shiikh xasaan xuseen abuu salmaan Allah ku xafido
@MohamedAli-cs9ol
@MohamedAli-cs9ol 3 года назад
Masha allah shikh abu salmaan waa shiikha kaliya xaqa aan qarinin wlh kitaabka alle ilaaa nalagu xakumo in aan dhibkaan laga baxeynin tastuur o nin gaal soosameyay ayey kitaabka alle Ugatageen wlh in aan dhib lagabaxeynin ilaaa kitaabka alle leesku xakumo
@mohamedsharif2030
@mohamedsharif2030 Год назад
Masha Allah Jazakallahu kheyr sheikhanaa xaqa Allah Nagu sugo
@abdelhakimdaudjelle477
@abdelhakimdaudjelle477 3 года назад
I love ❣️ sheikh Hassan speaks truth
@sahro2242
@sahro2242 3 года назад
الله يحفظك شيخنا الفاضل الشيخ حسان حسين أبو سلمان رمز الباقي
@mowlidmohamud8256
@mowlidmohamud8256 3 года назад
Amiin amiin amiin insha Allh qofkii xaqa u hiliya waa gulaysanayaa
@miskinuurmiskinuur6407
@miskinuurmiskinuur6407 2 года назад
جزاك الله خيرا
@xumeyrabintumohamed4699
@xumeyrabintumohamed4699 2 года назад
Shekhaan runta kama ganbado wlhi😢💔 Allh noo xafido
@yasinhajifarah6536
@yasinhajifarah6536 3 года назад
Maasha-Allah sheikh.xasaan jaaazakalaah, waxa aad sheegto waa xaq sxb, 10 sano kahor wixi aad sheegto weydhacdaa, Allah haku xifdiyo, YAsin muqdisho jamaacada
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Год назад
Aaad iyo aad . Aniga xata darenkaas ayaa qaba . Sheikhan hanoolado .masha'Allah
@fartuunnuur6274
@fartuunnuur6274 2 года назад
Mansha Allah wllky sheekh xasaan xusen ilahay haku xafido
@salahabdiaden6509
@salahabdiaden6509 2 года назад
Mansha Allah wa shekha ogugoan adag wa gesi imankisa xogabadan illahayow nasi amiin ya Allah
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Aamiin
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 Год назад
Wlhi wa gesi waye, illahey haku barakeyo
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 2 года назад
ماشاء الله waaxaqiiq جزاك الله خيرا يا شيخنا
@isxaaqcali7288
@isxaaqcali7288 3 года назад
Alle hanoo barakeeyo sheekha cimrigiisana ha dheereeyo hana wanaajiyo sheekha
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Год назад
Masha'Allah. Noolow. Shukran jazakallahu kheir .
@mariammohamud1104
@mariammohamud1104 3 года назад
Inuu noo joga ficned daarod ma shiiq xasan heli leheen sacadan oo runta ka hadlaya lalh ku xifdiyo shekh❤
@mowlidmohamud8256
@mowlidmohamud8256 3 года назад
Hhhhhhhhh saas miyaa insha Allh xaqa Alle hayna fahmsiiyo
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
Mareykan iyo reer yurub gabbalkooda wuu dhacay oo maalinba maalinta ka danbeysa way sii dumayaan Xaalka waxuu u muuqdaa mar dhow in aynu heli doono khilaafa islaami ah oo adduunka oo dhan ka taliso Ilaahay ha Soo da dajiyo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Aamiin ya Rabb
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 3 года назад
Wadaadka runta sheegay. Maashaa Allah.
@Showkaanifx
@Showkaanifx 2 года назад
The guide of islam is sh xasaan Is a tollerence
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 года назад
Mansha allah"" Shiikh Xasan
@AhmedMohamed-qy8re
@AhmedMohamed-qy8re 3 года назад
Maa shaa Allah baraka Allah fiika sheikhuna Abu Salman
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 3 года назад
حفظك اللّه ورعاك وعظم أجرك. Iyadoo ay somaliland iyo puntland ONLFta dhaawaca ah Ethiopia usoo dhiibaya oo aan yaabanahay oon khaatiyaan dad badan oo muslimiin sheegta aan ka taaganahay, ayaan arkay Mullah Mohammad Omar رحمه اللّه رحمة واسعة mu'minimadiisa iyo raganinadiisa iyo diin wanaagiisa, maalintaa laga bilaabo, wallee waan un sugayay inay guuleystaan.
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 3 года назад
Aaween Marka Onlft soo kuwii hada Ethiopian ka u tartamaayo oo xukun doona Ogaadaan ka iyo guur ahaan darood iyo isaaq diintoodu waa qabyaalad
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 3 года назад
@@abdarazakahmed9217 anaga qabiilka waxba nagama gelin, ee qof muslim ah in gaal loo dhiibo ayay shaqo soomaaliyi ka dhigatay, nimankaa barakeysan ee Talibana qabri ayay wada doorteen intay hal nin oo muslim ah gaal u dhiibi laheyd. Diini wataa ina abti.
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 3 года назад
@@abdullahalmuwaxid9643 Barako kuma ogi hase yeeshee waa dad iimaan leh oo diintooda iyo dadkooda u naf iyo maal u huray
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 3 года назад
@@abdarazakahmed9217 haa, haha mida kale ee ONLFta, maalin beynu ka shaahi Insha Allah. Inay calmaaniyiin un ahaayeen baase soo baxday!
@ugaasmj9623
@ugaasmj9623 3 года назад
Ogaadenka jooga garissa wajeer mandera somalida kale maxee ujaajuusaan?
@ismailmahirsamajecel4957
@ismailmahirsamajecel4957 3 года назад
Masha Allah ❤️ Sheikh Xassan Abusalman Allow cimrigaada daaf
@ismailmahirsamajecel4957
@ismailmahirsamajecel4957 3 года назад
Cimriga iyo cibaada Allah kubarakeeyo
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 года назад
Jazakalahu Khayral Jazaa Shekh Xasan Xusen Aadam
@alimunyeofficialyoutub4742
@alimunyeofficialyoutub4742 3 года назад
Thanks for your support
@qamarnur4977
@qamarnur4977 3 года назад
Jazakalaah kheer sheekhunaa Masha allah xikma iyo cilmi ayaa ku aasan sheekh
@ibrahimsalat7274
@ibrahimsalat7274 3 года назад
Mansha Allah god bless you sheik
@CABDIRIXMAAN12JAAMAC-gr4bf
@CABDIRIXMAAN12JAAMAC-gr4bf 11 месяцев назад
INSHA ALLAH ALXAMDULILAAH ilahow noso celi awodii dintaislaamka iyo mu.miniinta wlhi waa runtaa ninkii raba inuu dinta kabaxo hanoga tago isagoon naga dhibin SUBHANNALAH
@hibayusuf8945
@hibayusuf8945 3 года назад
اللهم.صل.وسلم.بارك نبينا محمد وعلى اله وصحبه أجمعين
@aminamusse186
@aminamusse186 3 года назад
Sheqow Hargaysa dadka ugu fican somali aya ku nole maxad u yasaysa
@aminamusse186
@aminamusse186 3 года назад
Dadka cilmi badan o ka aragti dher aya ku nol dulmi somali aya naga badisa
@xuseensalad7728
@xuseensalad7728 3 года назад
Waahabsan markiiloo fiireyo intuudhigtay kitaabki qur Lanka kariimka ilaaheey uureebay dhiiga Islam fnaftiisa iyo maslk8isa iyo sharafkiis iyo cisigiisa
@Fowzia69
@Fowzia69 2 года назад
@@aminamusse186 😂😂😂😂😀
@yuusufcawad4998
@yuusufcawad4998 3 месяца назад
Sheekh Xassan Alle haku barakeeyo cimri iyo caafimaad dheer.
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid 2 месяца назад
Allah haku xafido sheikh xasaan runtii meesheeda baad dhigtay
@radoanazad4535
@radoanazad4535 2 года назад
Alhamdulillah nice traffic is very nice and beautiful ❤️ my allah help you my allah protect you all Muslim
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Aamiin
@munaahmed1164
@munaahmed1164 3 года назад
Mash Allah sheekh illahay ha ku barakeeyo runtaad ka hadashay mujrimiinta waa la soo afjari insha allah
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 3 года назад
Masha Allah wlhi waan jeclahy shekhan
@SalaadSheikh
@SalaadSheikh 3 месяца назад
حفظك الله شيخنا الفاضل وحيد الزمان فخر الدين أسد السنة فزت والله بعد الشدة
@sadiyahasan9279
@sadiyahasan9279 2 года назад
Mashallah sheekh xasan xuseen rabi haku xafdiyo Culamadeena odhan Cadawga Allah haka qabto
@ibnumustacid424
@ibnumustacid424 3 года назад
Gaal baa god iigudhacaye garuun iikeena 😂 Hillarious!
@abdurahimnouh7027
@abdurahimnouh7027 3 года назад
Waa barigaynu gaalada necbayn. Imika waynu daba raxlaynaaye
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 года назад
@@abdurahimnouh7027 😁Waa runta Alle hainaso hadeyo meel cajiib ah ayay maraysa
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
@@sameerahajia4600 aad iyo aad, اللهم ردنا إليك ردا جميلا، أللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين ودمر أعداءك أعداء الدين
@mohamudsaidomar9852
@mohamudsaidomar9852 3 года назад
Shiiq axsaan jasakalah nin aaan xaqa laga ban xaqiidana taabta alah ku barakeyo shiiq
@ismaaciilcabdulaahimaxamed7762
@ismaaciilcabdulaahimaxamed7762 8 месяцев назад
Sheikhana❤
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Год назад
Gobanimo. Noolow xassaan Xussein Abu Salman. Amiirul mu'minin
@muhimtazubair8949
@muhimtazubair8949 3 года назад
Jazakallahu khayran sheikh
@امةالله-س2ه4خ
@امةالله-س2ه4خ 2 года назад
وقل جاء الحق وزهق الباطل ان الباطل كان زهوقا
@faysalmire7624
@faysalmire7624 3 года назад
Sheikh xasan Waa runta
@gacmadheere2504
@gacmadheere2504 3 года назад
Shiikhayaga alloow inoo kaa daa
@salahhussein175
@salahhussein175 2 года назад
حياك الله شيخنا حسان ابو سلمان وجزاك الله خير
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 года назад
Waa run sheekh meelkasta oo dad soomaaliyeed kunool yihiin sharci kuma dhaqmaan.
@hiboilix2104
@hiboilix2104 2 месяца назад
allaha kubarakeyo sheekhuna xasaan runbad sheektay ❤
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 года назад
Jazaakalaah kheyr sheikh
@adanosman9405
@adanosman9405 3 года назад
Maa Shaa Allah
@ibnuaffaan9607
@ibnuaffaan9607 3 года назад
Maasha allaah illaahey haku barakeeyo oo haku xafido fiduniyaa Wal aakhiro
@sh.maxamednaasir7565
@sh.maxamednaasir7565 3 года назад
Maash allh ninkan hadalkiisa waa igu socdaa allh haku xifdiyo cadawgaagana hajabiyo
@اممحسن-ج9ب
@اممحسن-ج9ب 3 года назад
Maasha ALLAAH ilaaheey hanoo xifdiyo sheikha
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 года назад
Mansha Allah Allah yubaarik fiikum wajazaku Allah Kheeyraa
@galoolconsultinggrp893
@galoolconsultinggrp893 Месяц назад
Sh Hassan Run badan buu sheegayaa 🙏👍👏👏👏
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 2 года назад
Shiikhan legend weeye
@fahmocramaan3731
@fahmocramaan3731 3 года назад
allaaah ha ku sharfo aduun iyo aaqira sheeqeena xasaan xuseyn aadam abuu salmaan
@hassanabdisamad3006
@hassanabdisamad3006 3 года назад
Masha allaah sheekha allaha habarakeeyo yaqiinta ayuu dadka kadhisaaa
@hellomoha443
@hellomoha443 3 года назад
: لا إله إلا الله، ويل للعرب من شر قد اقترب، فتح اليوم من ردم يأجوج ومأجوج وحلق بأصبعيه الإبهام والتي تليها، ثم أم المؤمنون زينب رضي الله عنها يا رسول الله، أنهلك وفينا الصالحون؟ قال: نعم، إذا كثر الخبث.
@shariifomohamedadan8048
@shariifomohamedadan8048 3 года назад
شكرا جزيلا اللهم يحفظك ويحميك من كل شر إن شاء الله
@sheikhmursal369
@sheikhmursal369 3 года назад
الله الله الله اكبر تكبير بارك الله يا شيخ الاسلام في عصرنا حفظك الله
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣sheekh casiiry
@abdulhakimthahir4361
@abdulhakimthahir4361 3 года назад
Allah islaamka Cizigiisii ha usoo celiyo aamiin
@presdentabdulqadir9540
@presdentabdulqadir9540 3 года назад
sheekh alla ha ina bara keeyo isku qalbi ayay nu nahay waqtiigii uu islaamku caalamka qabsanayayna waa iminka in sha Allah ee dib ha u dhigin bisinka oo ficilka laraaciyo ayuun baynu u baahanay in sha Allah
@ismailabdi6005
@ismailabdi6005 3 года назад
Masha allah jzk qeyr sh allah haku xafido allah ha barakeeyo
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 2 года назад
Masha'Allah ❤️🔱✨🌟💎💙🌟🌎❗☝️ runta ayaa kuugu jeclahay.
@umusidra8921
@umusidra8921 3 года назад
Masha allaah runbaad ka sheegtay sheekh allaha ku xafido
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 3 года назад
Ilahay shekhena haxifdiyo yaarabi
@mowlidmohamud8256
@mowlidmohamud8256 3 года назад
Amiin amiin sheikha duco ayuu mudanyahy
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
@@mowlidmohamud8256 aad iyo aad, Ilaahy habarakeeyo ummadana haku anfaco dhamaantood
@38abdi54
@38abdi54 2 года назад
Sheikh xassan ilaahow ajar kusii❤😂
@abdiaziizmohamud3908
@abdiaziizmohamud3908 3 года назад
ما تقوله يا شيخ حسان هو : دين محمد صلى الله عليه وسلم ورسالته التي هي المحجة البيضاء ....حغظك الله...
@DANABTUBE
@DANABTUBE 2 года назад
M.ALLAAH guulayso guulayso guulayso guulayso
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 3 года назад
ugu yaraan ninka qabyaaladdii lagu yiqiinay wadaadada daarood kama muuqato.. one positive thing
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 года назад
Isagu ma daroodbaa?
@daljireali4783
@daljireali4783 Месяц назад
Aida muuqata adigay ku haysaa bahashuye iska dawee
@alihayle3374
@alihayle3374 3 года назад
Mashalah sheekh ❤️
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 года назад
Masha Allah Alle ha kuu barakeeyo Caqliga iyo Cimriga
@jibrilahm3d992
@jibrilahm3d992 2 года назад
Masha allah shiiq xasan Allah ku xafido
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 года назад
Xaqiqda kahadal weliga jazaka Allah sheikh
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 3 года назад
Sheikh run badana, Soomaalidu dhaqanka dhakhsay uga tagaan.
@saafiladan5499
@saafiladan5499 3 года назад
Sax sax sax Mashaa allah illahay haku barakeyo wallaahi runta waa taas hala ogaado
@Suhayb33
@Suhayb33 2 месяца назад
Mashaa allah
@nimanfarah4309
@nimanfarah4309 2 месяца назад
Sheikh wa Ku tager sanahay insha allaah wasiirka diinta ayad ii noqon
@saxaneentertainment
@saxaneentertainment 3 года назад
Masha Allah ❤️❤️❤️💯
@qahdan
@qahdan 3 года назад
SH XASAAN WAA QALDANYAHAY DHALIBAAN WAA MURTADIIN AMERICA USHAQEYA CAQIDO FASIDEE HESTAAN
@jibagale30magan46
@jibagale30magan46 3 года назад
Walaal ninkaan Usuul salaf iyo qawaacid kama duulo waa hawo raac! Suufiyada goblada dhexena waa mushrikiin daalibaan oo qabuuri ahna waa muslimiin ayuu leeyahay. Annagu daalibaan in ay maraykan waddankooda ka ceshadaan waa soo dhaweynayna laakinn dad qabuuriyiin ah muslimiin uxukmayno. Fg; Daalibaantu dadka waxa ay ugu necebyihiin salafiyiinta, waliba wahaabiyo ayay yiraahdaan.
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 3 года назад
@@jibagale30magan46 dhaaliban inteey waligeed qabuuri ku noqotay waxa kale markale ayaan kadoodeynaa intey qabuuri ku noqotay iisheeg
@qahdan
@qahdan 3 года назад
@@jibagale30magan46 sh xasaaan waa shqul islaam waana biniadan waa qaldami karaa lakin waxa umalenaa xaruuri inaa tahay musliminta korkaqabta dhalibaan baa aniga kahadlay nimankaasna kufri cad bee kudhaceen lakin waxa laga yabaa inee kaqarsoontay sheeqa marka aflagada iskayareey sheqa hakuxad gudbin
@sadaimohamed1486
@sadaimohamed1486 3 года назад
ASLAAMO caleykum yaah Raxmaan xaqah nagu sug anagah iyo intii muslimiin ah amiin nagu nah dil islaam nimo amiin yaah Rabii
@faadumomaxamudmaxamed3223
@faadumomaxamudmaxamed3223 Год назад
Maashallah 😊😊😊
Далее
Qisso aad u xanuunbadan Boqor Gaaloobay Sh Xassaan
19:55
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 7 млн
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 7 млн