Тёмный

“Amxaar ma nihin ee Soomaali baanu nahay “ Maxamed Bk 

Faysal Fifa
Подписаться 75 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 55   
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 21 день назад
Ka bax mesha waa bilaa somaliye smaliland baanu nahey buugaagana badda kula dhac
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 20 дней назад
Maqoomuluudkii xisbigii kulmiye ka ganacsanayey ayuu taabtey
@hanalander
@hanalander 19 дней назад
@@IbraahimCawil-qe6bu FAQASH MA ADIGA AYAA QOOMALUUD AH? WAXA LA YIRI DADKU WAXAY YIHIIN AYAY DADKA KALE MOODAAN. ILMA FAQASH FIRCOON. WIXIINA ISKA DHEX DABAASHA. UMADA SOMALILAND WAXA SOMALIA LA YIRAAHDO MA YAAQAANAN
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 дней назад
Waa geeesi deehe gaas viiva
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 дней назад
Guuuuul somaliland
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 20 дней назад
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 20 дней назад
Am Amxaaro baynu nahay cidi ma odhan ee hadalka abwaanka ha qaloocin waxa la yidhi malaha dhegahaa ku culuse somaali I neceb oon nolol ila rabin amxaar wanaagayga raba ayaa ii dhaaba hayiin muuse iyo dawladiisa ka hayiinsani ma jiro kaad hayiinka ku sheegayso 7sano ayuu wadanka walaaqayay ilaa ciidamadii qaranka laayay dhaawaca dalka iyo dadka soo gaadhay iyo shiiqaad sheegayso isagaa ka masuul ah allahna nooguma dhiibo kaas hadii nin garxajis ah aad kursi la rabto cabdilaahi dahab iyo mandi buubaa faysal cali waraabe kaadhadhkaa soo xoqda waana loogu ridayaa oo waa rag garaadkooda ku shaqeeya oon lagu shaqaysan xisbiga sadexaad ee cusub ee soo baxayaana saadaasha waa cabdilaahi darawal.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 21 день назад
Bk Somaaali baanu nahy
@SakariyeHaanbuge
@SakariyeHaanbuge 20 дней назад
Anoo kasoo kalamayaa melahaas Ethiopia wxn leee yahay umada soomaliyeed wale somalinimada waxaad dareemaysaa markaad wadankga ka baxday somali gudaha way isku haysaa lkn bananka dadbay isku jecelyihiin umdaan waaa umad nabi muhamed waa umad muslim ah waa umad dhaqanleh war somalaay Dantiina Garta manta Ethiopia wlhi anaa dhexjooga dadka hadii la iska iibsan lahaaa manta dadkeeday Gadan lahayd faqriga iyo dulinimda haysata iyo diin la Aanta war somaliyeey meelfog fiiriyaa war Hoooy ka joooga war cadaabta kajoogaaa
@Keysek
@Keysek 20 дней назад
Bk fanan qaranbu ahaa . Wanu yahay
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 17 дней назад
Bk amuska iyo heestu ku fiicanyaay😂😂😂
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 19 дней назад
Dee maxamed siciid bk anigaa buranburee hay gefin wallkyow
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 16 дней назад
Gooram. Laanoqooday. Amaxaaro. Haadaanu. Nahay. Soomaaliland. Waxaanu. Nahay. Soomaaali. Dhaaba. Ah. Laakiin. Siyaasada. Yaan. Laagu. Kaala. Fooga an. We. Lov.e. My. Daadakaaga. Waanu. Jeceelahay. Haday. Xuun. Yahiin. Iyo. Haday. Wanaagasan. Yahiin. Ciidan. Ku. Diirasaa. Maano
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 20 дней назад
ID management server-ka cloud dhiga database oo iris recognition and digital detections ku baabiya musuq walo imani kara si cadaalad heer sare oo technologiada waafaqsan !!!!!!!!!! from saylac
@user-xg2oq9gi6w
@user-xg2oq9gi6w 20 дней назад
Kani waa ISKA niicle. Qiimo badan leh waaa ISKA bisad Istus ah
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 18 дней назад
Was soomalida nacdalyahow
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 21 день назад
Soomaali qudhuna hanoo sheegin yaa caqli gaab .
@Bashatalents
@Bashatalents 21 день назад
Saacad 10 dollar Iyo fargal caaga ayaa la ina tusayaaa😅
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 21 день назад
Anagaa Amxaar ah ee ka bax. Orod Soomaalidaad doonayso u tag. Qof yar oo la soo prograamiyay muxuu noo sheegi karaa
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 21 день назад
Xabashida kuwa ragersan xabashida aye raban in futada laga waso.wa.qoladi abarso
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 21 день назад
@@mohamedalimohamed5828 Afka ma buug baa lagaa baray?
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 21 день назад
Waxaa jira dad badan oo afsomali bartay oo magacyo somali ah kusoo gala baraha bulshada oo taageera amxaarada bk waa ninweyn
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 21 день назад
@@ahmedjama8152 BK nin weyn maahee waa inan yar oo meelahaa ka heesi jiray. Maantana la majara-habaabiyay
@bilana289
@bilana289 21 день назад
@@Between-earth-and-sky Adigaa lagu majara habaabiyey Xabashi 🤮
@momoabdo6991
@momoabdo6991 20 дней назад
Waa ya u sheega dhulkan Soomaaliyeed waxa la’ odhan jiiray Arduul Xaabash o Nabiga (csw) yaa u duceeyay
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 21 день назад
Doofaarta soomaali maxaa naga galay dadka ilaahay ayaan walaalo nahay .
@bilana289
@bilana289 21 день назад
Ey yahow xabashi qadhmuun maxaa naga galay
@hanalander
@hanalander 19 дней назад
@@bilana289 FAQASH
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 20 дней назад
Culimadii iyo masaajidadii buu nacas Kani kolkuu busaaradsaday ee la nacay huwanimadiisa ku haystay kolkaad fanka ka baxay baanaylacag ii ururin. Doqoniimadiisu qiyaas male cash garee cadawga gudaha BK hunguriyoow
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 17 дней назад
Bilaa calyka maaha in aad Abwaankii heesaha qaarka mid ah kuwii macaanaa eed qaadi jirtay in aad( miidhyaha ka dhaleecayso eeayadiisa) .. ?
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 20 дней назад
Heego qudhmiye ama kulmiye ama qoomuluud waxii ka feker duwan ama Kalahari u dhiqiwaaya waa xunyihiin sida jirjiroole faysal Cali waraabe waayo waxaney ogeyn I sixirkii dhacay
@hanalander
@hanalander 19 дней назад
HEEGO CAWAAN CAGDHEER FAQASH FIRCOON?
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 20 дней назад
Kolkii horeba nacas baad ahayd yaa xasuusan BK dhataqle sidii inamo yar yar oo faqashi sharafta uga qaadeen London. Hunguri baa meel kasta oo xun la galaya
@hodanh2669
@hodanh2669 21 день назад
Halyaay baa loobaahan, hayin loobmabaahna, maanta nin adagbaa loobaahanyah, oo kasaara cadowgooda badana wada mariye
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 20 дней назад
Huwanta marba mid saransarqaysan ayaa soo baxaya adaa iskeenay anigu Kuma keenin
@Bashatalents
@Bashatalents 21 день назад
Nacas waalan
@djamasaid6839
@djamasaid6839 20 дней назад
Oo yaa ku yidhi ader axmaarba tahay
@ismailali4339
@ismailali4339 20 дней назад
Kani waa caqli digaagle, qabyaaladi madax martay.
@momoabdo6991
@momoabdo6991 20 дней назад
Waar kani waa dashii faqashta
@shukrimohamed8518
@shukrimohamed8518 20 дней назад
BK marka horeba nacas baad ahaad ee iskacamuse,dhoqonimadi wahaad kudarsatey qabyalad.😂😂😂
@shukrimohamed8518
@shukrimohamed8518 20 дней назад
Adiga iyo aderka masasad wada caba laba nacas 😂😂😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 20 дней назад
Axmaar ma nihin baa ku dhibaysa hoyada dabolifka iyo khaniis aad tahay was
@momoabdo6991
@momoabdo6991 20 дней назад
Waa kan jaahil ka ah yaa u sheega wixii siyaasada e dadkaagu gadhan ha ka hadhin beedow yahaw
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 21 день назад
Maya maya axmaaro ayaanunahay yaa iska heese.
@shukrimohamed8518
@shukrimohamed8518 20 дней назад
Ciro halku cuhelikara dalka isagi ayaba sarajoga kuhuda,BK wuhu maldahaya wamarkayagi.(🍼)
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 17 дней назад
Amxarka dadka la jogo maqabyalad kula joogan somali itobiya soomali keenya somali sacudi diyarad ilalsaneysaa siyad siniguduqeyo ucasabiseen diyarad kuxukun unoqotan dadka gudaha jogo dadkas dhibsadaan idinkuna melaa dadka kudhibtan ayi dowlo mid cidan lagasoxado mid shicib laga soxado niibaranay barasho horteda hai nicin afrikan inu leyahay kaligi seftana uukuqasho idinka miya saxixa wadadada soomali bilash kugu maimaan adna shef kuqorsheysan inti famil mareykan uhoreyo negar qasa xukun seef
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 дней назад
Waar aamus xaarmajo
@shaficali5991
@shaficali5991 20 дней назад
BK waa faqash cunsuriyad ayaa biyo dhigtey shaley markii uu lascanod madfaca ladhacayey reerkisu faan iyo qosol ayu kujirey 25-8.2023 na qolbuu iskuso xidhey. Fuley ayad tahey weliba afgarooc ah hadal an aqon.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 дней назад
Soomli not bok note ok viiva somaliland mise xasrmajo ayaad ushaqeensa liilnt
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 20 дней назад
War hadii qoladan sober awal ee mesha xukunta ay xabashi inagu dari raban dee anaguna hadanu shacaka somaliland nahay goni gosatkii waan ka tanasulay wayo xabashi tageri mayno
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 20 дней назад
Adigoo ayo ah suukooy cadawga guduhu meel kaluu nabad ku helayaan jirin SOMALILAND boog xun oo ku taala oo inay ka baxdo haboon tahay weeyaan. Somaliland ha sheegan waataad magacyada iyo nasabada kale la baxdeen ciidankeedii jidgooyo ku layseen ee madaxa iskaga taagteen ee isgaadhsiintii ka goyseen teelo umaydin dhigan. Comment bacadka si waa waxa cirro dhagartaa ciidan qabe codka ku waayayo. Shaqo fiican sii cay habar awal 10 kalaa codka ka ceshan kolkay waxaad naflacaaridka qoraysaan arkaan. Faqash u naagayn, nageeye cali khaliif meel ku sheeg
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 20 дней назад
Macaac bacaac koonfureed waa kaa horaynaa
Далее
Базовый iPhone 16
00:38
Просмотров 358 тыс.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
Просмотров 4,9 тыс.
Maxaa sababay mudaharaadka maanta Burco ka dhacay ?
6:10
Malohat
3:35
Просмотров 1,1 млн
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
СЛОТ - С.М.Г.О.  (Official Music Video)
4:01
Просмотров 102 тыс.
ДжаЯмми - Туман
4:18
Просмотров 167 тыс.