Тёмный

“Garxajis Abwaan ayaan u ahay mana necbi Khadar Guun iyo Maxamed BK waxaan leeyay” Abwaan Daaha Gaas 

SAAB TV
Подписаться 501 тыс.
Просмотров 85 тыс.
0% 0

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 479   
@aididfamily236
@aididfamily236 3 месяца назад
SOMALILAND WERIYEYAASHII ayey ka Basaastey Fanaan sare Daaha Gaas guulayso mujaahad .❤❤
@HabiibaApdi
@HabiibaApdi 3 месяца назад
War ninkain waamujahid cadawga karida
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад
Fanaan maaha fanaaniinta isagaa soosaara waa abwaan😅
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 2 месяца назад
Haa walaahay dalkaba iyagaa duminaya
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 2 месяца назад
WAAR DALKA UTUDHA WARYI NIMO GARAN MAYSAANEE ALLE DALKA HAYDINKA QABTO
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 2 месяца назад
Hhhhh heeego
@mddinho3650
@mddinho3650 3 месяца назад
Daaha Gaas wa wadani dhab ah. Hore uu soco Saxiib. Guul iyo Gobanimo Somaliland. 💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 месяца назад
Waryahe abwanka ka shishoo oo wax ku munasib waydii soomaliland saxafaday aad u liidataa waa nasiib daro
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 3 месяца назад
Waa wariyayaal cuunfi iyo af xuumo ka shaqeynaya waxani maa dadka laga qabto
@warss11
@warss11 2 месяца назад
@aminaahmed All the commenters we have now the past are just garbage, unnecessary question was time!!!
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 2 месяца назад
Reerka Habarjeclo waa dad xariira oo qalbi wacan. Masha Allah nadiif.
@HodanYusuf-w2x
@HodanYusuf-w2x 3 месяца назад
MashaAllah tabarakallah guul Daaha gaas anaga garxajis ah kuna jecel
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 3 месяца назад
All somalilanders are admiring your reasonable beautiful national ist song bravo Mr abwa.n Taha
@samiraabdi3776
@samiraabdi3776 2 месяца назад
What nationalist song? Yal sang for ethiopian people. That's thr opposite. How about yal be original and talk about somaliland and their struggles. Uff maya amharo u hees.
@abdi7932
@abdi7932 3 месяца назад
😮ciyaaalkan yar yar ha isku socodsiin daha gaas , ee laga dhex hadlayo waxad tahay abwaan reer somaliland ❤
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 3 месяца назад
Maasha Allah dahe guul masha Allah ❤❤❤
@nuxurofficial88
@nuxurofficial88 2 месяца назад
Bk hees walba kaamu qaadan jirine suuganta iyo abwaanimadu dhaqanka somalida oo dhan ayaa iska leh somaliya iyo xamarna waa dad walaalaheena hadii aynu wadan buuxa rabnona inakaa iska dhigi karna ee umada ka xishood
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
faqash sida baran barada usoo yaaca waala kala leeyahay dhaqanka iyo heesaaba iyo Afkaba gudhuuyeey xamarna Amxaan kaa nooga dhaw
@ramadaanabdullahi4267
@ramadaanabdullahi4267 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3pjahil isaaq cuqdad aya wadnaha idin jartay
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
@ nuxurofficial, caqliga Allah ha kuu daayo, xoogaaga damiirkii ku hadhey baad tahay.
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 месяца назад
Waxaan abwaan ka helay muxuu ahaa? Maxaa Garxajis keeny meesha . Waxaan magaca noo daa Adeer nacasyahaw aan garanayn shaqada uu hayo.
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 3 месяца назад
ABWANKU WA ILAHGARAD E WARIYAHA AYA CAADO QATA
@Mohamedganno-z3l
@Mohamedganno-z3l 2 месяца назад
Awoow intii hore dhufayskaa u xidhna daaha gaas oo wuxuu islahaa wax baa jinka fadhiga weyn leh ku jira, balse Halka Danbury qorigiisa kaqabtay. Rabi iyo Rag yaqaan Al abwaan daaha gaas 💕
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 3 месяца назад
Wariyaahi qaac baa ka yeedhey
@liinaali4231
@liinaali4231 3 месяца назад
Mansha Allah daaha gas wa geesi qaran walee
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
Qaranku waa kee ma kii badhida weynaa ee daraawiish qaawiyeen.😂😂😂😂
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
Kkkkk ABWAAAN CAJIIIBA
@اهلان
@اهلان 3 месяца назад
Daaha gaaas guul❤❤❤❤
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 3 месяца назад
Waaraya aabwaanka Geesi waadaniha weeye Daaha horeusoco❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@banadir5032
@banadir5032 3 месяца назад
Asc abwaanku wuu saxan yahay ee wariyuhu waa bidhiidhi qate xamar lacag ka qaata
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 3 месяца назад
Geesi qaran laakiin ninkani wariye maaha subxaanallah waxaad moodaa in uu baqaayo
@MukhtaarMaxamed-ct1fv
@MukhtaarMaxamed-ct1fv Месяц назад
Kkkkkkkkkk msha allaah abwaan daaha gaas dhamac baaa kashiday bk,wariye yaasir iyo khadar guunba
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 3 месяца назад
Waryihii ugu donsanaa een tarikhda intan jirey dhegeyso
@Hakammed
@Hakammed 2 месяца назад
Kiiyara Wariyaha isku Sheegayay Noloshu Ku Qabtay 😂
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 3 месяца назад
Abwaanku waa geesi qaran qadaadwayna runtuu u sheegay kunjeer xabishaa naga xigta soomaalia lkn wariyuhu waa kuwa u kiraysan soomaaliya waa xisbiga wadani waa kuwa aynu iska ilaalinayno inaga ilaaliya erya yaanay soo dhawaan
@inafarah3448
@inafarah3448 2 месяца назад
Wadani waa somaliland olola xumada jooji rajada shacabku mnta wadani weeye si kaste🧡🧡🧡
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l 2 месяца назад
Wadani ma shi sheya naya
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 3 месяца назад
Warkani wahun ana qana wa huwan asla wan necebahay
@maxamedaxmed8215
@maxamedaxmed8215 3 месяца назад
Abwaaan geese
@اهلان
@اهلان 3 месяца назад
Masha allah abwaan daah
@ahmedthayto388
@ahmedthayto388 2 месяца назад
Masha allah somaliland ❤
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 месяца назад
Daahe geesi Asal somalilandres dhaba waa guul inaad tahey reer somaliland 🟢⚪🔴🟢⚪🔴💚🤍❤🟩⬜🟥🟩⬜🟥💚🤍❤🟢⚪🔴💕💕💕💕💕💕
@w410921
@w410921 3 месяца назад
Abwaan sare, guulayso
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 3 месяца назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Waxaas ayaa lagu sheegayaa saxafi waa wax laga xishoodo. Waa Khayran katiiran
@sahraqadan3853
@sahraqadan3853 2 месяца назад
Waa caqligii oo qofa
@dhammacdhc2165
@dhammacdhc2165 2 месяца назад
Kani waa basaas adeer garxejis iyo habar jeclo kala saaridooda tv maxaa geliyay
@hoodo9260
@hoodo9260 3 месяца назад
Anoo Habar-jeclo ah baa kula yaaban waad na ceebeysey e meel naga fadhiiso asasaq yahoow
@adamdahir9544
@adamdahir9544 3 месяца назад
Ma hubtaa inaad habarjeclo tahay
@CLCASIIS234
@CLCASIIS234 3 месяца назад
Shuboyinku h.jeclo maha
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s 3 месяца назад
Mind your own business.
@Heromanwy8my
@Heromanwy8my 2 месяца назад
Midigaa habarjeclo ah xaar xaar dhalay inuu wuxuu yahay na sheego Kari waayay shup up your dirty mouth
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye 2 месяца назад
Cadaqaate calooshiisa u shaqaysta baa tahay,waa qofka yidhi amxaar ba naga xiga soomaali,naxariista ilaahay ha kaa fogeeyo,waar gaal la jeclaado waxba lagu ma noqdo,aakhiro iyo aduunba waad seegi.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Guuuuuuuul somaliland viiva
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад
Abwaanku sax iyo khaladba waa warkiisu cadyahy🙏Lkn weriyuhu wxy ahyd inuu ixtiraamo ninkaa waalidka ugu toosan🙏
@guleit89
@guleit89 2 месяца назад
Mala orankara bk Waku qafiftay 😂😂😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 месяца назад
Bk cando cadaw kalkaal dhataqle
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 месяца назад
Bk is again qaabyaladii madax martey.
@ronaldomohamed5751
@ronaldomohamed5751 2 месяца назад
Ma cid bey shaki kaga jirtaa in amxaar naga dowdahey somalia
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 2 месяца назад
Waxaan yaa yidhi waa weriyayaal waxaan filayaa in aanu midna magaciisa qori karin waliba kan jirida ah ayaa ugu sii daran , laakiin Hablaha Saxaafadu waa 100% siiba Sagal Beeldeeq ( she is skilled and very professional )
@NimoMohamedhassan
@NimoMohamedhassan 3 месяца назад
Ilaahay haku xafido inaadeer
@user-gi6co2lw8d
@user-gi6co2lw8d 2 месяца назад
Mujahid daaaha❤
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
Kiina xaarka cunaana waa mujaahis, mujaahidnimoy xaal qaado.😂😂😂😂 kii xataa kabihiisii gacmaha ku soo qaatey ee xabada ciyaalka dhulbahante ka soo carayey bey xataa ugu yeedheen mujaahid. 😂😂😂😂 masakiin.
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 2 месяца назад
❤❤❤❤ wax kasta laguma sheego abwaan daahe gaas wuxuu noo qabtay hawlqaran wataa ay soomaalidii hadalkiisii fasiri kariwaydeylkn waxan guul❤❤❤ kaxumay kaweriye sheeganaaya. Nacal abuuk
@axmedmaxamed6597
@axmedmaxamed6597 2 месяца назад
WALAAHI H.JECLO WAA WADINIYIIN DHAB AH. NINKANUNA WAA GEESI HALYEEY QARAN AH❤❤❤
@seeraar12moh84
@seeraar12moh84 3 месяца назад
Abwaan Qaran Habarjeclo power 💪
@amalos3435
@amalos3435 3 месяца назад
Inta wadanka joogaa kooxda Abwan Daaha Gaas dayax baan waa manta kuwaa ugu wanag san
@MK-th1xd
@MK-th1xd 3 месяца назад
Abwaan daaha waxaan kugula talinayaa inad han yeelato ood ciyaalkan ku soo wada xaartagaya aad iska joojiso doqon kastaba haday MIC ku soo qadato waa dhib
@JamaTarabi
@JamaTarabi 2 месяца назад
Waa duli Weriye ku-sheegu, bal eeg su'aalahan xun ee uu weydiinayo Abwaanka. Abwaanka iyo heestiisuba waa baxsan yihiin ✌️🙏♥️♥️♥️💐🌷💐🌷💐💐
@AadanFarxaan-ct4py
@AadanFarxaan-ct4py 2 месяца назад
saab tv waxaan u jeedinayaa in weriyahaa shaqada ka fadhiisiso waayo wuu ceebeeyey ,ragga waaweyn afka lalama galo.
@sure_aspectfn3065
@sure_aspectfn3065 2 месяца назад
habar jeclo waa derbi isaaq ❤❤❤
@DhooboJamac
@DhooboJamac 2 месяца назад
Mansha Allaah. geesi. Qaran. Daaha. gaas❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamsemataan3452
@xamsemataan3452 2 месяца назад
Ayaan aygu dhalay ee waryaha ah saab tv wax ha ka qabato😮
@alijama3401
@alijama3401 2 месяца назад
NOOCAN. WARAYSANAYAA. ISAGAABA FAQASH AH WALAAHI ANAA GARXAJISA. ..ABWAANKU WAA NIN DALKIISA IYO DADKIISA U HADLAAYA NOOCAN WAA KUWA MAGACA NAGA DILAY. TUUGTA REER XAMARKA AYUU U DOODAYAA
@osmanawad8068
@osmanawad8068 2 месяца назад
Ninkasta Somaliland neceb Amxaar ka xun. Waa runtii.
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 2 месяца назад
Wariyayaashii waraysigoodu wuxuu noqday qabiil. 🙃🙃🙃🙃
@warss11
@warss11 3 месяца назад
I am talking to the people of Somaliland if we do not defend our country who will defend?
@Burcawi24
@Burcawi24 2 месяца назад
Muse regime failed Somaliland
@warss11
@warss11 2 месяца назад
Villa wardigley useg
@Burcawi24
@Burcawi24 2 месяца назад
@@warss11 500 soldiers have been captured cuss of his fail missions
@inafarah3448
@inafarah3448 2 месяца назад
H. Jeclo af io adinba ❤😂
@Burcawi24
@Burcawi24 2 месяца назад
@@inafarah3448 karin baad fadhidan colaadeed H-Jeclo
@Khadaraxmed-kc7xc
@Khadaraxmed-kc7xc 3 месяца назад
Kkkkkk wlhii abwaanku wuuu isku dhexdaatay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад
Iskumuu dhex daadane qof xanuun kuraagaybaa hadalo aan munaasib ahayn waydiinaya
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 3 месяца назад
Alaa maxaa doqon washay🎉mustaqbalka dhalin yarada ayaa lagu diray lakiin 🎉waxan ogahay🎉waligin madax kama noqoneysiin 🎉sland habarjeclo❤to habar awal wayo waxa tihiin damero lararto taas 🎉tariqda hakugu talo waxba BK wuu🎉qaldanaa Amiina🎉sidokale 🙏🏾🙅🏽
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 2 месяца назад
Garxajis hadaanahy waanu wadanaa .abwaan daaha gaas guulayso abwaan 🎉🎉🎉🎉
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 месяца назад
Daaha gaas waa garac😂
@abdirahmanhassan107
@abdirahmanhassan107 2 месяца назад
Waxani waa Abwaaan ❤️❤️❤️.
@KhadarGiire
@KhadarGiire 2 месяца назад
heestaasi waxay dhaaftay heese abwaan daaha gaas guulayso hore u soco dayax band waa kooxda ugu mudan fanaaniinta qaranka somaliland ninkii buka ayay dhibaysa teeda kale heestani waa hees tilmaamaysa hadaba cida isku dhaw ee isku dana ayaa isxigta uun xamar heesta laga qaaday ma xadiisbay ahayd?
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
DAAHA GAAS GEESKA. AFRIKUU GILGILAY. MUCJISO. ABWAAAN DAHA GAAAS. LACAG BADAN XUKUMADU HAKU MAAL GELISO
@lakimaxamuud2008
@lakimaxamuud2008 2 месяца назад
Abwaan daaha gaas sharaf iyo karaamo❤
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 месяца назад
Daaha gaas waa mujaahid qaran
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 месяца назад
Waryaa, Abwaanka si fiican u warayso,
@alisamater-yi5cs
@alisamater-yi5cs 2 месяца назад
Wariyahanii kuma kalsoona somaliland Ninka meshu Iska dhisayo ha qabto Tvgani ma Wuxu Uu shaqeeya cadowga somaliland Daaha wuu wadani Somali lander ah Wariyahana Halaga qaado laysanka wariya nomads Allah bless somaliland
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 3 месяца назад
abwaanka afkiisu cawro ayuu noqday, lama eegi karo, subxaan.
@farduusali2951
@farduusali2951 2 месяца назад
Maansha Allaah Mujaahid Daaha Gaas Geesi Nooloow Ha U Joojin Nacabka
@MustaphaCabdi
@MustaphaCabdi 2 месяца назад
Daaha mujaahid nool waqti xaadirkana🦁🦁
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 3 месяца назад
WarYuHu waa Bilaa akhlaaq😂
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 2 месяца назад
Abaan si wanaagsan baad u buufisey❤❤❤❤
@ahmedago-em7kb
@ahmedago-em7kb 2 месяца назад
Kani wariye maaha wuu qaadiraysan yahay Saab TV kan ka erya meesha ama aanu joojino daawashadiina
@warsamearreh
@warsamearreh 2 месяца назад
Wallahi wacad karbaashtay
@qadraabdi1367
@qadraabdi1367 3 месяца назад
Waxani weriye maahe muxuu ahaa duligani duligu dhalay daaha gaas ha u jawaabin noocan oo kale
@xasannuux5275
@xasannuux5275 2 месяца назад
Mansha allah
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 2 месяца назад
Abwaan aakhir zamaan iyo wariye aakhir zamaan 😮
@CabdibareCabdibare-d8r
@CabdibareCabdibare-d8r 2 месяца назад
Masha allh anigo ah garxjis wa ku wadana abwan
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 2 месяца назад
Golihii wakiilada iyo saxaafadii inkaar baa ingaga dhacday faro Madhin baynu Ka taaganahay labadaa meelood
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
Fankii soomaaliyeed noocan oo kalaa ku xaaray afkiisii daryeeli waayey ee huuradu ilkihii qudhmidey oo dhuxusha u ekaadeen badhna daateen.
@mohmd_0
@mohmd_0 2 месяца назад
😂😂😂 abwaanki ugu beenalaysana e ugu wanjalaada badnaa daacad bn u qoslay wallahi 😂
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 3 месяца назад
Zaab TV oo Huwanta Gudaha Ah oo Afka Cadowga Somaliland ku hadla oo Jabuuti iyo Xamar u Basaasa oo waligii Somaliland Xumaan iyo Ceeb la daba taagan waxaan leeyay ka baydh Abwaan Daaha Gaas waa geesi Qarane sida Saab tv iyo Shaqaalihiisa khaayimal Wadan maahee . Sharaf iyo Maamuus baan u haynaa Abwaan Daaha Gaas iyo Qof kastoo Somaliland Difaaca oo Faqash iyo Dabadhlif keeda ka difaaca .
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 месяца назад
𝐁𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐰𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐞 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐬𝐚𝐰 𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦𝐚𝐲𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hawd74.
@Hawd74. 2 месяца назад
Aydan waa faqash wariye sheeganaya saab yaaa leh wa layaqaan
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад
Masha allllah daaha gaaas geeesi nolow❤
@haboonmaxamed6849
@haboonmaxamed6849 2 месяца назад
Daaha gaas waa geesi qaran
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 месяца назад
Daaha Gaas nin reer Somaliland ah oo reer Sallaxley ah , Abwaankeyggii yaad tahay waan ku salaamaya nin dul qaad badan oo hadal yaqaana yaad iila eegtahay Abwaan inaga iyo dad kalo badan yaan jecleysan oo waxaan jeclaa inaad hadalka sikale u dhiga yaan jeclaa
@FahadCalin
@FahadCalin 2 месяца назад
Muwaadin dhaba abwaan daaha cabdi jaama ducaale 🎉🎉
@shicib-udaneeye-studio
@shicib-udaneeye-studio 2 месяца назад
Abwaan Daaha Gaas Waa Geesi dhalad ah. ❤
@slanddifac5460
@slanddifac5460 2 месяца назад
Masha allah mujaahid daah bk wad dhanta doqon ka
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад
Wixii buka ee cudur hayaa isagaa buka ee abwaanka halaga leexdo reer sh isaxaaq ninkooda wanaagsan iyagaa xiniinyaha qabta
@mohamed88466
@mohamed88466 3 месяца назад
Hhhhhhhh ma adiga uun baa axmaarada iska jeclaaday
@AbdiqaniAhmeddigaale
@AbdiqaniAhmeddigaale 2 месяца назад
Daha gas wa gesi gesi dhalay wligey wan iska wta❤
@Hawd74.
@Hawd74. 2 месяца назад
Geesi qaran 👏👏👏👏🙏🙏
@leylaahmed7250
@leylaahmed7250 2 месяца назад
Masha Allah 👍
@gblaadhheeso5672
@gblaadhheeso5672 3 месяца назад
Neefkani waa wariye isku sheeg faqashtii garacyadii ka hadhay ah
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
😂😂😂😂 faqashta sow hablihiina idinku umeydin geyn jiro fuleynimo darteed markhaatiyadii baa wali nool sida faysa cali waraabe.
@Koyama548
@Koyama548 2 месяца назад
War waxan abwan ma ahan de kasara hargeysa u noqday calanka 🇸🇴 Somali kaga so carar ten aniga idin hayo iga so donta dee FiFA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴🫡🫡
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 3 месяца назад
Dhididkii oo dhan wuxuu iska marmariyey wariyihii. Wariyoow adeer, koodhkii suutka ahaa waa lagaa wasakheeyee doobiilaha u geyso ha kuu soo meydhee.
@inafarah3448
@inafarah3448 2 месяца назад
😂😂😂😂warkisa nagu socde indho fiiqanide
@MaxamedReermagaal-e6e
@MaxamedReermagaal-e6e 3 месяца назад
Wariness maahee kani waa jeermis
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 месяца назад
Weriye aan xirfad badan lahayn, iyo abwaan aan taariiq badan ulahayn Soomaali iyo waxii eey isla soo mareen cadowga ethiopia, oo iska qiira hadlay baa is helay, oo meeshiiba waxeeey noqotay qabiil cararaya
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl 2 месяца назад
Abwaan daahaa guulayso waanaruntaa malihin cadaw xamar kawayn
@mubarakabdirahman6037
@mubarakabdirahman6037 2 месяца назад
Wlhi khibradyaray ayaa wada kuwan yaryar ee microphone loo soo wada dhiibay !!!! Waxbaa helay kan wlhi 😂😂😂
Далее
ABDI KARIIN ALISHAH OO SI XUN UGU AARSADAY KASHKA 😂
13:47