Тёмный

"Jiheeyana Wuxuu Yidhi Hadalkaagu Waa ii Malab Dawiyo....."Abwaan Ismaaciil Jiheeye 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 221 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

13 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 278   
@gaawejapan120
@gaawejapan120 Год назад
Abwaan jiheeye suugaantiisu waqti badan bay ubaahantahay, ugu yaraan 10saac hala siiyo wariye la cilmi ahna haloo raadiyo wax badan baa laga faaidayaa....
@sayidii
@sayidii Год назад
isku meel baan wax ka aragnay
@omarismail1123
@omarismail1123 Год назад
Wariye cumar Serbia ku wacna inu waresto
@inantaSomalilandkufanta7766
Ha wlhy hala faideysto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 месяцев назад
@@sayidii Saydii wariyaha ma xumaa sideena ayunoSuuganata waxba ka aqoon hadeynu somali naheyn waxa inaga maqan wariyaha wax inoo soo gudbinya waa in uu uga yaraan barnaamjika soo gudbinyo ka haystaa aqooon sarre hadey tahey sida madaxda looo waresyo hadey suugaan tahey waa in uu yaqaano waxey suiugan tahey oo aanu noqan nin ajnbaii ah oo somali lagula hadlyo
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 Год назад
Abwan jiheeye ma helin wariyihi ku haboona ee godli laha lana jexjeexi lha waraysiga Ha yeshe abwanku isaga iski u dararay oo ino falkiyey wx bdan
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Год назад
Yaa ila dhamaystay isagoon halmar jiidin 💯👌
@ciisexusen-lf8sx
@ciisexusen-lf8sx Год назад
Abwaanimadu leeskama dhigi karo waa u dhalsho iyo dadaal dheer illaahow feelasuuf yadeena soomaaliyeed
@foozia426
@foozia426 Год назад
Ilahay how naxariisto insha allaah abwaan maxamed nuur fadal awoowgay ❤
@mustaphaghani7719
@mustaphaghani7719 Год назад
It's my awowo walahay armaynu waxiskunahay dee ❤
@user-uw7un6hk9c
@user-uw7un6hk9c 9 месяцев назад
ABWAN
@samiiraali7359
@samiiraali7359 Год назад
War nin ku waa dab iyo holoce Maashaa Allaah war niyow halkaa ka sii say hay.
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mr.omarhusseinali5992
@mr.omarhusseinali5992 Год назад
Kaamiradaan innaba caadi maahan Inan xariif ah baan ku farayareeystay.
@ikkakhxled2696
@ikkakhxled2696 Год назад
Ismaacil Jiheeye waa mid ka mida abwaanada aan ugu jecelahay somalida, noolow abwaan.
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Год назад
Mansh aallah Abwan jiheeye Cilmi badan baa afkisa kasoo burqaday
@xirsicali1982
@xirsicali1982 Год назад
Kusaliya rasuulkeena. Scw 🕋🕋🕌
@mustafeabdillahi9918
@mustafeabdillahi9918 Год назад
Scw
@yusufhaji10
@yusufhaji10 Год назад
Heesta bk waan jecla lkn qeyb ayaan kadoor bide .... Hadal kagu waa malab dawiyo quraanki Alle.... 💖❤️
@sidiiqfarxaan
@sidiiqfarxaan Год назад
Denbiga iska daa wax dhiman baad tahay
@yusufhaji10
@yusufhaji10 Год назад
@@sidiiqfarxaanfahanka ayaa muhim ah quraanki Alle wax dawa San majiraa? Hadad garani iisheg
@wehliyemohamed5167
@wehliyemohamed5167 Год назад
😂 wa qalad waxaggu
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal Год назад
Buugga magaciisa inooma shegin abwaanku iyo inuu isagu qoray intaa iga cawiya ✋🏻
@aminahazzan2553
@aminahazzan2553 Год назад
Isagu wuxu qoray buuga samadoon imikana wuxu dhameyay buugi Abwaan Abdi iidan Farax
@bashiirdiinaari4684
@bashiirdiinaari4684 Год назад
ma araG cid aan mudo sida ugu bogay alle cilmiga alle Haku dayo abwaan
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 Год назад
Abwaan Jiheeye hadalkiisa ideeqey xaqiiqdi 💛💖
@abdiwalimohamed7788
@abdiwalimohamed7788 Год назад
Abwaan jiheeye abwaanka oogu fiican abwaaniinta eega joogo
@Mohamedarab49
@Mohamedarab49 Год назад
Abwaan jiheeye waa abwaan dhameystiran, hadane fahansiin wanagsan
@MOHADJ-sk7xz
@MOHADJ-sk7xz Год назад
Abwaan jiheeye 🙏❤️
@faadimacabdulaahi514
@faadimacabdulaahi514 Год назад
Manshlh guuleyso abwaane sidoo kale waan iniigu hambalyaynayaa waxyaabaha u Ada anfacaya ee aad usootabisaan
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Год назад
Wlhi abwan jiheeye waa cabqari dhab ah .waa abwankii inoo bedeli lahaa.cabdi qays .singub .kaariye .axmed saleman iyo qaar kaloo badan ..
@mohamedsaciid3119
@mohamedsaciid3119 Год назад
io hadraawi 😢
@mrxaliye1218
@mrxaliye1218 Год назад
Buugiisa abwaanka halkee laga hela ama telkiisa igu xira bahda universal tv wd mahadsnthn
@mahamedahmed5943
@mahamedahmed5943 Год назад
Iqra bookshop
@awilabdilaahialihaahi7728
@awilabdilaahialihaahi7728 Год назад
Abwaanka qaybo taxane ah kasameya warayzigisa oo so badiya Ixtiraambamku hayna abwaan 🥰
@ALWADAN1
@ALWADAN1 7 месяцев назад
Am feeling proud because am somali person big respect 🙏 🫡 to Abwaan Jiheeye
@Abdijaliil
@Abdijaliil Год назад
Abwaan jiheeye full respect 🫡 ❤
@marwoasiim9574
@marwoasiim9574 Год назад
Abwaan aan taagero allaah khyr afkaaga haku alkumo heesa hakaa madobeyo allaah hayna wada toosiyo aamiin
@Aflamta_filimada_afsomaliga
heesuhu danbi maha hadey macno wanagsan leyihin
@caaqilkachanel6609
@caaqilkachanel6609 Год назад
​@@Aflamta_filimada_afsomaligawaxa danbiga ka dhiga waa musica
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 месяцев назад
Heesha xaraan ma ahaa music lagu tumaa xaraanaa
@maanmohamed
@maanmohamed Год назад
maskax nadiifa ayuu alle siiyay m.a
@mohamedabdullahiali2063
@mohamedabdullahiali2063 Год назад
Abwaan jiheeye meelaan kala xariiro yaan rabaaye yaa igu dhaama dhalinyaro
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Год назад
Masha Allah Abwaan guuleyso akhiiro iyo Aduun baa Norway baan idiin kaa so dhamantiin guuleysta nooli kulaan teen 🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇳🇴🇳🇴🇳🇴
@shadiyahassan5008
@shadiyahassan5008 Год назад
Abwaan jiheeye Abwaaan aan jecelahy ❤
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj Год назад
Cajiib! Abwaanku waa mucalim aqoonyahan ah Allaha barakeeyo wax bdn ayuu noo faai’ideeyey🙌.
@nimcaanabdi1486
@nimcaanabdi1486 Год назад
Abwaankani waa abwaan buuxa Mnsha allah ❤
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 Год назад
Maasha allh abwaan qaliya ismaacil jiheye
@khadarhassan573
@khadarhassan573 Год назад
Ninkan waa legend Waxu mudanyahay in taalo lodhiso
@inantaSomalilandkufanta7766
Labadenu ma udhisna
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Год назад
Abwaankayga #Ismaaciil jiheeye The legend 😍😍😍😍😍
@saxafiyare8637
@saxafiyare8637 Год назад
Allaha noo kaa dhowro abwan ismacil jiheeyee
@Nasir_official2255
@Nasir_official2255 Год назад
Abwaan jiheeye Alle ha xifdiyee, waa abwaan af somaliga hodan ku ah,💯👍
@abdikarimhersihashi680
@abdikarimhersihashi680 Год назад
Wlhi caawa cilimibaa iiga siyaaday abwaankena allaha xifdiyo
@abdikafifarah6446
@abdikafifarah6446 Год назад
Abwan jiheeye waa aqoon yahan
@siciidmuuse6057
@siciidmuuse6057 Год назад
Another level abwan jiheeye
@Abdifitah7
@Abdifitah7 Год назад
Abwaan Ismail jiheeye waa aqoonyahan philosopher xikmad badan. Balse waxaan afka qabtay ninkan wariyha ah O deg dega qaba. Wariyhu xasil daranaa maxu ahay abwaanki dhamaa wu af qabtay.😮
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 Год назад
Af qani weeye Abwaan Jiheeye.
@momuhani
@momuhani Год назад
Mansha AllaH Abwaan Ismail Jiheeye
@marwangaash8462
@marwangaash8462 Год назад
Ilahay cimri dheer iyo cibaafo suuban haku siiyo abwaane
@user-ql2mh7rk2s
@user-ql2mh7rk2s 8 месяцев назад
M.allah abwaan illaahay umada somaliyed hakuudaayo
@abdifatahhassan1947
@abdifatahhassan1947 Год назад
Alla muxuu wax barty Masha Allah ❤️ Abwaaan wayn❤
@abdikanijama6445
@abdikanijama6445 Год назад
Mansha Allh Afka soomaaliga wlhy Waa HODAN
@abdirahimmohamud707
@abdirahimmohamud707 Год назад
jiheeye full respect ❤
@apdaleyousuf8297
@apdaleyousuf8297 Год назад
Abwan jiheeye waa abwaan aftahan ah waa suugaan yaqaan
@abdisookaxay
@abdisookaxay Год назад
Masha allh abwaan hadaladiisa iyonsuugantisu xigmadaysanty hesihiisuna yihiin qaar si wacan loo dhuuxi karo
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Год назад
Mashallah waa wiil yar oo ilahay haybad siiyay ❤❤❤❤
@xamsesamaale6389
@xamsesamaale6389 Год назад
Abwaan buxa jiihiye 🙏🙏
@qurayshyuusuf8112
@qurayshyuusuf8112 Год назад
abwaan ismacil jiheeye waa abwaan aan imiika dhalan ama aan hadda bilabin suugaanta ama aan ganacsi kadeyin mu alauf nimadda ama abwaan nimadda sidaa darted ayaa u sabab ah in bilihii u dambeyey uu qab saddo dhaman baraha bulshadda abwaan samaynle jiro joog
@maxamuudjamac9386
@maxamuudjamac9386 Год назад
Manshalaah abwaan
@ayaanqannih8320
@ayaanqannih8320 Год назад
Abwaan buuxa my ina adeerky❤❤
@maxamadcabdi5866
@maxamadcabdi5866 Год назад
Look how he knows about his history.
@asmacali6317
@asmacali6317 Год назад
Mazha alh abwaan qiimo badan🥰🥰🥰🥰
@maxamadcabdi5866
@maxamadcabdi5866 Год назад
Full respect jiheeye
@sundusabdirizak3558
@sundusabdirizak3558 Год назад
Abwaanka qarnigan mnsha allh abwan jiheeye
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Год назад
Ishaad dareen ha'gaysaaye💞❤👌
@user-cq6pr7ob9d
@user-cq6pr7ob9d Год назад
Abwaane m allah
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Masha Allha Allha Kusharfo Abwaan Iguqali ❤
@ismailabdirizak485
@ismailabdirizak485 Год назад
Cajiib abwaan jiheeye wax kale
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 Год назад
Weriye hawshani hawshaadii maaha, ee ragga yaqaan u dhiib abwaankana hala soo celiyo.
@apdirazhitaden8521
@apdirazhitaden8521 Год назад
Abwaan jiheeye waa abwaan buuxa oo murti badani ku jirto TV calamigaa ee univarsal waxaanu ka codsanaynaa inay qaybo ka sameeyaan taxanaha
@sakariyemuuse1377
@sakariyemuuse1377 Год назад
Woow abwaan jiheeye
@dr.cabdisalaanmaxamuud9117
@dr.cabdisalaanmaxamuud9117 Год назад
Wow 👌 👏 😍
@calikaar5246
@calikaar5246 Год назад
Wow😍😍😍
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO Год назад
ismaiL jiheeye abwaan DhamaYs tiraN
@sakariyexirsi3216
@sakariyexirsi3216 11 месяцев назад
Indhoolaha ay agtiisa martaa siduu arkayuu u eegayaa. Kama hadlayaa abwanku gaarinimada iyo udgoonka, balse wuxu tilmaamayaa quruxda wana Buunbunin.
@Zaky_garad
@Zaky_garad Год назад
Abwaan jiheeye👏👏
@ClqanichampionChampion
@ClqanichampionChampion Месяц назад
Abwaan jiheeye❤❤❤
@ikraanciisemuuse4650
@ikraanciisemuuse4650 Год назад
Abwan cilmi badan ilhy haku sharfo ❤
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 Год назад
Abwaanki qarniga abwan jiheeye oo heeso u sameyey 100 fanan oo kala waqti aha
@akramkhalid5177
@akramkhalid5177 Год назад
Abwaan balaaqad leh abqari suugaaned oo cajiiba noolow abwaan jiheeye
@hamdixarago8234
@hamdixarago8234 Год назад
Abwaan qiimo Leh Cilmi iyo xigmo aallaah haku xifdiyo
@abdullahiaden1193
@abdullahiaden1193 Год назад
Jiheeye waa jaamacad✅
@khadarxasanxaashi9504
@khadarxasanxaashi9504 Год назад
11:50 waaba wax igu cusub waxaan uu tixayaa abwaan jiheeye Nabee ma sahlana
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Год назад
31:20 anigu waxaan u haystay abwaanka sameeyay heesta "Soo jiir wanaagga" in uu Cabdi Qays yahay. Abwaanku wax uu u tiiriyay Xaaji Gujis. Yaa faahfaahin dheeri ah iga siin kara?
@arahmanalaahi4898
@arahmanalaahi4898 Год назад
Janada iyo cadaabtaan weli kala dhex jooga ayuu u jeedaa baan filayah
@alimoha8488
@alimoha8488 Год назад
Abwaan jiheeye the one and only Full respect 🙏🙏 👏
@Abdulwahed.m45
@Abdulwahed.m45 Год назад
Wariyuhu intuu garanayay way dhaaftay waakan indhaha taagtaagee hh
@cabdisamedmaxamed6950
@cabdisamedmaxamed6950 Год назад
Abwaan jiheeye ilahy Cilmiga iYo cafimadka haku barakryo 🎉😊
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Год назад
Legend wayn. Eesh calaa Abwaan iyo maclinba ✌🏻🥰
@abdulaaahi6748
@abdulaaahi6748 Год назад
Abwaan m.a🥰
@idresawdaacad7206
@idresawdaacad7206 Год назад
Abwaan dhan wlb ka dhamystiran
@maxamadcabdi5866
@maxamadcabdi5866 Год назад
This the hero that the Somalis need.
@user-hc5bi1wr1b
@user-hc5bi1wr1b 4 месяца назад
ʏᴇᴀʜ😮
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 Год назад
Abwaan Jiheeye ✔️
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 Год назад
Abwaan jiheeya waa abwaan Jira
@xabiibocabdulahi5431
@xabiibocabdulahi5431 Год назад
Abwaanka abwaaninta
@mohamedmohamud4744
@mohamedmohamud4744 Год назад
🎉masha Allah Abwaanka book kiisa hagee laga helaa
@boroqrehziyad6006
@boroqrehziyad6006 Год назад
Masha allah qofka kaliya ee sual mohim ah waydiyay ayaad tahay wllo
@maxamedmuuse9845
@maxamedmuuse9845 Год назад
abwaan jiheeye allaha maskaxada ku siyadiyo
@khalidbeddel2066
@khalidbeddel2066 Год назад
Jiheeeye masha'alah
@hassanahmed-in8nk
@hassanahmed-in8nk Год назад
Af waayay cid Horumarisa wuxuu noqon kari lahaa International Language
@akapdikaafimohamed778
@akapdikaafimohamed778 Год назад
The Somali poet of this century..!🙏🙏🙏
@FardowsaCudoon
@FardowsaCudoon 4 месяца назад
Aftahan io ruux miisan leh m.a❤❤
@zackybulshawi1
@zackybulshawi1 Год назад
Wa Ayaanpa Ayaan nin Ar00sanaYa Nina iiL GaLaYa
@shaaficimohamoud4667
@shaaficimohamoud4667 Год назад
Hadraawiga jiilkan ❤
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Год назад
Maanshaa,ALLaah Abwaan jira ALLaha kubarakeeyo
@adanomar150
@adanomar150 Год назад
Asalam caleykumm...I need that book
@harunsaiddiraac9397
@harunsaiddiraac9397 Год назад
Tiktok taan kasoo raacay xigmadan burqanaysa.❤
@mohameth5174
@mohameth5174 Год назад
legend ❤❤❤❤❤
@shakiibxuseen8727
@shakiibxuseen8727 Год назад
Mansha AllH❤
@hamseomer4277
@hamseomer4277 Год назад
maanso wacan bay ahay ♥️♥️♥️😍😍😍😍🤩🤩🤩
Далее
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
waa aniga oo sheekaynaya
1:00:36
Просмотров 31 тыс.
Sheekada Maansada U Dul qaado Caashaqa Abwaan Jiheeye
11:16
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48