Тёмный

“Go'aankii Gudigii Habar-Jeclo Dabadeed maynu Arag wax Isqabsiya...” Dr. Sh. Siciid Faarax Jirre 

Dhamays Media Production
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Dr. Sh. Siciid Faarax Jirre Iyo Kudbadii Jimcaha kaga hadlay Xarunta Sahan iyo Wiixii uu ku soo arkay
Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka.
== DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: / dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 25 дней назад
Maasha allah Sheekh wax wanaagsan buu ka hadlay ee kan cinwaanka ka xumeeyey muxuu ahaa
@Dhamays
@Dhamays 25 дней назад
Thnks
@mohamudmohamed1517
@mohamudmohamed1517 25 дней назад
ما شاءالله شيخ. بليغ فعلا
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 25 дней назад
Ciise wuxuu ahaa Re bani Israel. Halkaa inaga sax sheekh
@Dhamays
@Dhamays 25 дней назад
Thnks
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 20 дней назад
Guddi-ku-sheega HJ cadowgay u adeegayeen, wax aan dhib ahayna may soo kordhin. Sidaa u ogow sheekh!
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 25 дней назад
Niyow wadaadani waa ka qeyb muranka somaliland gudidi hbr jeclo may ahayn kuwa 2bada dhinac ka socdey iyaga ina yidhi anaga u tagayna ma odhan dastuurka somaliland halosoo noqdo waayo waa halaka kaliya ee loo noqon doono duulanka las canod wadaado ka dambeya oo masaj9daa las anod kaga dhaqaaqey jihaad kala hortagaa ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland halkiu ku maqana wadaadkani isweydii wax walaba lama baahiyo waayo bulshada ayaa ku dawakheysa oo maanta waata inay ha7sata
@user-gp1li7ok1r
@user-gp1li7ok1r 25 дней назад
ظ 3:25
@user-rs6jp8vt8k
@user-rs6jp8vt8k 25 дней назад
Kolaba Jaan jaan Iimam nogadhiga Mahadad Zheko Ixitisam Noo amanaysa War WID
@Dhamays
@Dhamays 25 дней назад
Thnks
@osmangiire1349
@osmangiire1349 25 дней назад
Habar Maxbuus oo hada lamuslimiyey😂 Iiidoor marna Leftinegaa 😂 marna Bucurbaceyr😂 Horta waxaan idinweydiiyey maxaa habraha ugu abtirsataaniin?😂 Waa shuqulyuhuud😊
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 20 дней назад
Adiga miyaanay Hooyadaa wax kusoo Barin waa maxay Sidan aad u Neefsanayso looma Neefsado Akhiro kusugi Qabiil waxba ku tari maayee waxbaro
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 19 дней назад
Faqash ha dhacdo
@salahisaaq3921
@salahisaaq3921 25 дней назад
Futo xume waar rag ways gurayaaye dumarkaad qixin taqaanaaye diyaar garaw. Walee waanaan kaala hadhin.
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 24 дня назад
Subxanalahi Allah yahdiig.
@user-ht2xf6cr9h
@user-ht2xf6cr9h 25 дней назад
Qofka chanalkan wax soo galiyey dib cidi kuu daawanmayso waayo cinwaanka iyo hadalka sh isma laha.meel kale qabyaalada madaxa kaa dagtay ku sheeg .
@Dhamays
@Dhamays 25 дней назад
Thnks
@Dhamays
@Dhamays 25 дней назад
Sorry
Далее