Тёмный
No video :(

“Meeshani maaha Kiro ee waa iib” Garyaqaan Mubaarig Aar 

MM Somali TV
Подписаться 506 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 302   
@fardusjama1156
@fardusjama1156 7 месяцев назад
MashaAllah. Waxaynu u baahanahay Dadkeena caqliga iyo aqoonta u saaxiiba in ay nolosha bulshada hogaamiyaan oo xaaladaha adag dalka ka saaraan. Mubarik Aar Ilaahay caqliga iyo xigmada hakuu siyaadiyo.
@abdirahman6263
@abdirahman6263 7 месяцев назад
Maalintaad wax dooranaysid uun caqli yeelo imika ha calaacaline,intaad qabyaalad xun oo uraysa ku dhaqantaan baad hadhowna ciilnaysaan waar caqli yeesha.
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 7 месяцев назад
Masha Allah halkeedad dhigtay xaqiiqadaad Ka hadashay Somaliland 32 sano ayay nabad Ku caano maashay muusoow Ka noqo waxaan Dani ugu jirin Somaliland nabad galyadii ayay khal khal galinaysaa guul iyo gobanimo Somaliland
@AbdihakinZiyad
@AbdihakinZiyad 7 месяцев назад
Allow muuse umadan ka qabo 🤲
@SUHEYB.
@SUHEYB. 7 месяцев назад
Wax garad mubaarik aar guul guul i a
@bakalyassin8905
@bakalyassin8905 7 месяцев назад
Tout fait d accord avec ce monsieur il a très bien exposé les enjeux. Espérant qu'il sera écouté. Ce mémorandum signer entre l Éthiopie et le Somaliland est mal négocier.
@AbdirahmanMYusuf
@AbdirahmanMYusuf 7 месяцев назад
Ninikans beentaa gaabisay aqoon la weydiin maayo
@zakirboss143
@zakirboss143 7 месяцев назад
​@@AbdirahmanMYusufbeen bu ku sheegay miyaa
@user-ty7hh9iy7k
@user-ty7hh9iy7k 7 месяцев назад
Af-Faransisku ma aqoon baa? Ciddaad la hadleyso waa Soomaali ama afkayaga ku qor ama hadh.
@tolwaayemedia
@tolwaayemedia 7 месяцев назад
Masha allah garyaqaanku si wanaagsan oo caqli gal ah ayuu u hadlay ,waa mahadsan yahay
@yoyo18461
@yoyo18461 7 месяцев назад
God bless you, you said it well, truth speaks
@samowsamale3490
@samowsamale3490 7 месяцев назад
Masha Allah tabarak Laah waa war cad Allah Musena caqliga iyo garashada ha u soo celiyo
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 7 месяцев назад
Alle ha barakeeyo garyaqaanka❤
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 7 месяцев назад
SOMALILAND Hala difaaco😢😢😢😢
@mrreality1886
@mrreality1886 7 месяцев назад
Maa Shaa Allah We need people like Abdijabar It's a tough time,plz support like minded and Voice your opinion
@ahmednasra7857
@ahmednasra7857 7 месяцев назад
Wlh bilahi adeerkan oo midhan u bahanahy masha Allah allahuma barik caqliga aya ka isku dhafy aduunka qofku Hadii u faruuq yahy wixi uu doono ayu samynaya ee ilahy waxan ka baryayna dadkan oo badan in ay somaliland ka so baxan 👏🏽👏🏽❤️
@mahdifarah1062
@mahdifarah1062 7 месяцев назад
Ma sha ALLA marki hore waxan ka qaylinaynay ee garyqanka fasiray
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 7 месяцев назад
Caqliga ha waayin illaahay inooma keeno Ethiopia
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 7 месяцев назад
Mshaaa alh ninkani waa nin aad u aqli badan waxbadana fahansan halka muuse jaahilna marba meel isku qaadayo
@Cige479
@Cige479 7 месяцев назад
Kheyr allaha kusiiyo garyaqaan dad saas aqoon uleh oo wax ufahansanban rabnaa
@hafsaabdulkadir4027
@hafsaabdulkadir4027 7 месяцев назад
كتبت الله له اجرك وأحسن الله أليك
@MousseAdan-tf5tt
@MousseAdan-tf5tt 7 месяцев назад
Masha Allah garyaqaan mubaarik runtii waa mid kamida khyaraad khaaska ah ee Allah ku manaystay soomaalida . Waa aqooon wadata practical experience. Iyo damiir nadiifa o wada socda. Runtiii bal suaalahan labada dhinacba wxaykaga jawaaban baan sugaynaa
@Usaamecze2
@Usaamecze2 Месяц назад
By Allah, this man has been withholding something for a long time 🫡
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 7 месяцев назад
Ethiopianka/Oromada maku qulqulaan wadamada Sudan, South Sudan, Kenya iyo Ugandha intaba waxay la leeyihiin xuduud, laakiin waxay ku qulqulaan dhulka Somalida oo aaminsan yihiin in ay leeyihiin.
@user-ls2qc2vx2e
@user-ls2qc2vx2e 7 месяцев назад
Garyaqaam Mubaarig mahadsanid si wanaagsan ayaad arinta badda uga hadashay
@hafsaali4297
@hafsaali4297 7 месяцев назад
Mashaa Allaah waa runtii garyaqaanka. MD Muuse afkiisa lagama hayo xattaa Kiro iyo iib toona. Markuu Qabanayey Kulankii uu kahadlay waxuu Yidhi weynu Siinay anagoo kahelayna Itoobiya Ictiraaf...Subxaanallaah.
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 7 месяцев назад
Mashaa Allah, waa gar-yaqaan aqoon durugsan leh, ee tallooyinkiisa ha la qaato!!
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z 7 месяцев назад
Guulayso tariikhdaa ku xusidoonta garyaqaan🌹👍
@jamalabdi7521
@jamalabdi7521 7 месяцев назад
Walaahi aqoon ayaan ka faaiday,mudanahan allaha barakeeyo.
@kaltuunmohamed9226
@kaltuunmohamed9226 7 месяцев назад
Mashaa allaah allaah caqliga hakuu barakeeyo dadka aqoon yahanka dal lamabixiyo dhul labixiyo
@khadijac9841
@khadijac9841 7 месяцев назад
Maanshallah tabarakallah wax aadbaratay markaa sharaxdo quruxbadanaa halka mid adhigiisa iskaraacda iyo mid iska qayilaya qaylo iyo qarjajac nagudileen 👍
@SALI-sj3mx
@SALI-sj3mx 7 месяцев назад
Masha allah tabaraka raxmaan ilaahay ha xifdiyo and jazaaka Allah khayran. Muuse biixi waxa udoonayaa kilalka 6 inuu inagadhigo laakiin kayeelimayno mustaqbal jiilka soosocda inwadankooda lagugumaysto
@geelsan5090
@geelsan5090 7 месяцев назад
Maa shaa'a Allaah Waa garyaqaan fahansan arinta uu ka hadlayo.
@MousseAdan-tf5tt
@MousseAdan-tf5tt 7 месяцев назад
Nin kan waa inay ilaalsadaan dadka uu agjooogo Uma maleeyo damiirka cadawga markuu arko runtii u adkaysan maaayo ,khudbad taariikhda gashy noqon doontaa o waliba dadka aqoonta leh tariikhb(history) unoqota
@faysajibriil73
@faysajibriil73 7 месяцев назад
Cajiib madaxwayne allaah ka baq mustaqbalka ubadkaaga cadaw ha siin allaah kabaq kanoqo waa lagugu wada farxi hadaad ka noqoto
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 7 месяцев назад
Waxi yidhaya badu iib maaha gunimo donimayano waa huwan waa tuug waa faqash musenba wax garanaya musunba wadani aah musenba ragaa waa sida ayu xalki ku danbeeyaaye waxaye modayan muse iyo intayare qabil ku taagera iyo kuwa lagu shubto daadku inaye xoolo yihiin adeer Ethiopia waxaye donayso waaye sheegtaye cidwalabana waaye laa socota doqana loo sheegi mayo haye bad kiraa rabto maxaye barbara u diideen meelksata waaye ku qoreen
@aadancabdi9162
@aadancabdi9162 7 месяцев назад
Dakad wax wayn maha saladhiga wa halis afrikan waji maleh wax baro ​@@Sasqwwgvtgg
@maguled
@maguled 7 месяцев назад
Wallaahay Billaahay Tallaahay waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi soo saxeexay waa qabinimo tii ugu weyneyd, SubxaanAllaah. Caalamkii oo dhan baa yaabban, xattaa xabashidii baa u qaadan la' oo gacanta hoosteeda ka qoslaysa; yallam-taasay ku hayaane ka warran, twitterka-X. Aaway Caqligii iyo Aqoontii Somaliland.
@hasansudi9404
@hasansudi9404 7 месяцев назад
Wllhi ninkan TV ga Qaranka Marku sharciga ka soo dayn jiray aad ban u Jecla Waa Ninka igu dhiri galiyay inan Law ga Barto I.a Malin uun waan ka Baran aqoonta Alle Ha u Barakeeye ❤
@munayusuf4949
@munayusuf4949 7 месяцев назад
Thank you Garyaqaan Mubaarig. Well saidZ wax cadi arintan ma jirto , mana cada. Dadkuna xaq waxa ay u leeyihiin in wax walba la soo bandbigo. Bad Iyo beriba qaado , ana ictiraaf ila raadi, Macuul maahee iidoorow sidan si isugu dhaama, waan oo gabadh idoora ayaa idin leh.
@maxamuudiidle2127
@maxamuudiidle2127 7 месяцев назад
Msha allah Yaa muuse garaadka siiya Adeer allah haku barakeeyo
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 7 месяцев назад
#Badda yadu iib maahan #Badda yadu iib mashan #Badda yadu iib maahan #Badda yadu iib maahan. Itoobiya wey inagu soo socotaaye haloo diyaar garoobo difaaca dalka
@alisharif310
@alisharif310 7 месяцев назад
Maashaa Allaah , Jazzaakallaahu khayral Jazzaa , Good Lawyer .
@shukriahmed4346
@shukriahmed4346 7 месяцев назад
Masha'Allah thank you garyaqaan. Thanks for the warning. I hope the president listened to you
@user-ql9qj5lu3m
@user-ql9qj5lu3m 7 месяцев назад
Maasha Allaah mubaarkc Waxa ka Hadlay Arin Aad u qiimabadan
@najaxahmed867
@najaxahmed867 7 месяцев назад
ilahay muuse wadnaha haka qabto
@haybaran798
@haybaran798 7 месяцев назад
Maxaa loo qariyay heshiiska hadaan mad madaw ku jirin dalka waa la iibiyay
@sadomohamed49
@sadomohamed49 7 месяцев назад
Mashaa Allah alle hakuxiftiyo garyaqaan
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt 7 месяцев назад
Maansha allah si fiican oo aqoonaysan ayuu u hadlay ninkaasi aqoon yahanka ahi sidoo kale waa in dadka kale ee wax garadka ahi. Yaguna aqoontooda cabiraan si wax la isula meel dhigo walalayal caadifada ha la iska daayo oo hala is Dhegaysto
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b 7 месяцев назад
Garyaqaanwaan soo dhawaynaa fikirkaada❤❤❤❤❤
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 7 месяцев назад
Taladii ugu wanaagsaneyd oo cilmi iyo sharci ku dhisan hadii ay xukuumadu dhageysaneyso.
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 7 месяцев назад
Mashallah barakallah🎉🎉🎉
@hassansaididle5782
@hassansaididle5782 7 месяцев назад
Mashaalha alhaalla waa sii fiican aya uudhigtey bada somali aya leh.
@hafsaabdulkadir4027
@hafsaabdulkadir4027 7 месяцев назад
Illahay caqliga iyo fahamkaba ha kuu furo
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 7 месяцев назад
Indeed! Although I disagree some of his thoughts, I applaud him for his courage and willingness to take risks to educate the public about this treasonous acts that biixi committed. He’s an intellectual gentleman and I hope his words are heard in biixi and his warlord’s so called cabinet.
@samoodbi
@samoodbi 7 месяцев назад
Mahadsanid fahfahin waafiya
@Yahye34
@Yahye34 7 месяцев назад
muuse baarlamaanku xilka hakaqaado wllhi muuse aqoon male
@nugaaltv5270
@nugaaltv5270 7 месяцев назад
Shukran garyaqaan
@qasimmohmoud
@qasimmohmoud 7 месяцев назад
Well said 👏
@Cabdicasiis-Gasle
@Cabdicasiis-Gasle 7 месяцев назад
Arimahani waa xaasaasi Waxaan idinkula talinayaa Reer somaliland inaad dhugataan Dadka Aqoonta iyo waayo aragnimada u leh arimaha Qaarkood Caqliga fiyoow iyo cilmiga ha hadlo Lakin caadifada Dheg ha u dhigina Etiopía Hala foojignaado Hana laga hor tago biyo intaanay ku soo gelin ayaa layka moosaa.
@abdiwalibashir1727
@abdiwalibashir1727 7 месяцев назад
Mashallaah war ninkan o kale mala waayay yaaa guul ina ader , Somali muslim ah wadani ah,war ninkan o kale xilka halo dhiibo
@abdirahman6263
@abdirahman6263 7 месяцев назад
Maalintaad wax dooranysid uun caqli yeelo imika ha calaacaline.
@OdayEyl7674
@OdayEyl7674 7 месяцев назад
Maansha Allah runta Sheek
@rexamin
@rexamin 7 месяцев назад
Muuse Dameer uu waashay xilka halaga tuuro!!!!!
@Rajabdayibordugan
@Rajabdayibordugan 7 месяцев назад
Masha allaa Masha allaa
@mohamedsiciid708
@mohamedsiciid708 7 месяцев назад
mashaa allah
@deverouxbryton6055
@deverouxbryton6055 7 месяцев назад
Dhaman like iyo share dhaha wa hadal weyn meel dheer garsiya thanks
@mrx5774
@mrx5774 7 месяцев назад
بارك الله فيك..
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg Месяц назад
Waa la soo farsameeyey tuug weeye kani❤❤❤
@abdiganimohamed6692
@abdiganimohamed6692 7 месяцев назад
Mustafa your good lawyer ajiib
@daharashid5262
@daharashid5262 7 месяцев назад
That's how real man talks
@UbaxRuun-fz5us
@UbaxRuun-fz5us 7 месяцев назад
Good idea supported evidences
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 7 месяцев назад
Absolutely wakaa caqligu ee caadifada halayska daayo, intaan carigsanayno xamar waar hooy halaga joogo.
@book2316
@book2316 7 месяцев назад
ninkan, Mubrik wuxuu yiri Laascaanood waa Federaalka Soomaaliya
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg Месяц назад
Kani weligii wuxuu ka soo horyimaadaa horumarka qaranka
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 7 месяцев назад
Very good
@haydar378
@haydar378 7 месяцев назад
Maasha alah
@said1498ify
@said1498ify 7 месяцев назад
Horumarka Somaliland baa laga soo hor jeedaa Waa kiro baa la yidhi kiradana shuruudo waa lagu xidhi karaa. Reer Somaliland ka digtoonaada dadka qalad faafinaaya waxaan jirin.
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 7 месяцев назад
Mm tv wax u bilaabay sheeko u qarsoonayda ha la xidho
@user-qs4sy7im1p
@user-qs4sy7im1p 7 месяцев назад
How I currently see somaliya it will become a part of Ethiopia if we don't take action now
@sadoyusuf7946
@sadoyusuf7946 7 месяцев назад
Masha allah waa runti
@adangudhane336
@adangudhane336 Месяц назад
Madaxweyne ka daa%arinka Ethiopi bada ha ka kireyn
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 7 месяцев назад
War wadanka noo xafida
@Rajabdayibordugan
@Rajabdayibordugan 7 месяцев назад
✌️✌️✌️♥️♥️msha allaa
@zakirboss143
@zakirboss143 7 месяцев назад
Wllkeeen talow intaaana maanu ka fikirin 🙃🤔 wax baro laguma karo 🔒
@user-rg9eq3jt6n
@user-rg9eq3jt6n 7 месяцев назад
Waa aqoon yahayn suaalo badan oo aan iswaydiinaayey ayuu iga shaafiyey
@faisaldini
@faisaldini 7 месяцев назад
Professor Mubarak AAR mahadsanid Kan yar ee MM TV Haa waryaha ah Haa la xiidho. Mar kasta wuxu radiiya wax kasta oo somaliland xumatedyda Aah.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 7 месяцев назад
Anigu dhulakaaga dufaacna didi maa hargaysa ku duulna dooni maa !!!!!!!!!!!!1 from saylac
@SOM-INFO
@SOM-INFO 7 месяцев назад
Viva Ethiopia 🇪🇹 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 free sea
@faaeem4805
@faaeem4805 7 месяцев назад
Dee Mubaarik inbti adigu waxaad Ka soo jeedaa reer gabayaa ahe Afka Soomaliga xooji!!
@hasansudi9404
@hasansudi9404 7 месяцев назад
Waayo
@bashj7379
@bashj7379 7 месяцев назад
Somaliland is already reconized by allah we don't really need to sell our most precious land,sea and other important assets.
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 7 месяцев назад
Muuse meel uu kabaxuu raadinayaa
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 месяцев назад
Adeer ilaahaybaan ka barinay haday Ethiopian Somaliland yimaadaan ilaahay Hargaysa ha’holciyo oo shicibkeena Somaliland aannu qaxnaa sidii Koonfurta ay u qaxeen markuu Clahi yusuf “ilaahay uma naxariisto” keenay Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 2006 inshaAllah ilaahayna dhalinteena Reer Somaliland garab ha’nasiiyo oo ilaahaybaan kadhanaynaa bi’idnillah inaan idin wada daldalno oo Ethiopiankana aannu dhulka bakhtigooda jiidno walahi 💪🏼 Ilaahow igadhig ka’ugu horeeya ee odayaashan ka’aarsada ciilka nabaday ee dhaxalkii awoowayaasheen soo difaaceen cadowgeena gacanta u galinaya 😤😤 walahi waan sugaynaa inshaAllah guushuna Somalilanderka xalaasha ah ayuu u dambayn oo jiilka naga dambeeya walahi inaynan ciishoon inshaAllah walahi Oday walba oo saxiixay ama idaacad kayidhi waan teegeerayaa ama waan soo dhawaynayaa way noo xisaabsan yihiin kulligooda iyo inta taageeraba way noo diiwaan gashan yihiin walahi dhimashaannu kaxignaa Falastiin noqon mayno Allahuma najaynaa 😤😤Oromada joogtana walahi dhagtaannu mindida kamarinaynaa inshaAllah 😤😤😤😤 Ilaahow xabadda ay bilaabmataa 😤 Muusena dhufees haqoto iyo inta ku taageeraya walahi naga badbaadi’maysaan inshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 7 месяцев назад
Faqash misa caruurtiii gafuur culusta iyo goriilayaashu dhaleen baad tahay soomaaliland qax way kaaga horeysay taariikhdaaanad garanyene
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 месяцев назад
@@maxamednasteeex4359 Oromon haku caayo waa nasiib darraa ay masaxdeena daciifka ah nadhigtay qaarna Oromo qalbiga ay’ka yihiin 😤👎🏼 ilaahow xabaddu ay bilaabmataa aannu aragno qofka ooya ee baroorta inshaAllah 🤲🏼 walahi hadaadan buurahii qalalnaa aadan ku’noqon awoowayaasheen bakhtibay ka tageen ayaannu noqonaynaa walahi noqonna mayso bi’idnillah kariim🤲🏼💪🏼💪🏼🤲🏼
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 7 месяцев назад
Annagu haddaan reer koofur nahay indho waa weyn yeedha ayaan idin leenahay ma ogolin in laydin dhaco lakin markii bar adinkaa cadowgii kasoo horreeyaan af iyo adinba xaaladdu way adkaanaysaa Aragtidu ha dheeraato adigoon wiil somaliyed dilin hooyo somaliyedna qaxin ayaad iska joojin kartan damacan . Haddii aad awal nabadda dhib satay oo dhiigdoon tahay waa baab kale ilaahayna waxa xun lama waydiisto waa khalad ilaahay wax kasta ayuu awoodaa markaa waxii wanaagsan ayaa la waydiistaa.
@hafsaabdulkadir4027
@hafsaabdulkadir4027 7 месяцев назад
Guuleyso guuleyso
@abdifatahmohamet1332
@abdifatahmohamet1332 7 месяцев назад
Dameerkaa dameerku dhalay ee madaxwaynaha inoo ah sifiicanbaad ulatalisay
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 7 месяцев назад
Yaa dirtay nirig malaha xasan sheekh ayaa dirtay waayaab❤🤍💚💯💯✌✌
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 7 месяцев назад
Muuse waxuu rabaa inuuwaqooyiga soomaaliya in uu xaraasho
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 7 месяцев назад
Haye maa la xidho prof. coldoonba waala xidhee
@SabrinaXaaji-js6eh
@SabrinaXaaji-js6eh 7 месяцев назад
Qof walboo qadiydan ka hadlay somaliyada weyn iyo gobolka woqoy galbeed ee somaliyaba, ninkan waa qofka keliya ee si cad oo caqli gal ah uga hadlay arintan. Ajar Allaha kasiiyo. MM somali TV mahadsanidiin.
@dontworry6674
@dontworry6674 7 месяцев назад
Mashallah wa somali sax ax
@hosseinelhosseinel3445
@hosseinelhosseinel3445 7 месяцев назад
Somalia ayuu u shaqeya...Ku laha :" maxaynu Ictiraaf uga bahnahay". Orodoo Somalia ku Biiir de....Kulaha:" Dhulbaa la siiyey Ethiopia". .....>Xagee uu ka keeney Cadeynta...Contract miyuu helay...Sidee buu ku ogaadey......Dhibta Somalilanders haysta waxawaaye waxa ka buuxa Somalinimo doooon...
@amadeoshowtime4949
@amadeoshowtime4949 7 месяцев назад
Oromooy camalkale yeelo oo dhulkaaga ku ekow walaahibaanad taako nagaqaadine, luuqadayada noodaa, tuurnay heshiisbeenadki😂
@mahadabdillahi4264
@mahadabdillahi4264 7 месяцев назад
Garyaqaanku wax badan ayuu u iftiimiyay umadda.
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 7 месяцев назад
MaanShaa,ALLaah waa Runtii ALaylehe waa tahay garyaqaan Albaab aanu garanay waxkagasoobaxaya ayuu iskugaraacay from boorama
@kukuxaaji3771
@kukuxaaji3771 7 месяцев назад
Isaqoow xabashi ha isku soodhowedaninaa yuhuud ayaa dabada kasoorixeso waad kashalaayi doontaa bixi allaah idinka qabto gaalo wadanka gacanta ugilinayo mashallaah isaaq dad aqoon leh baa kabuuxa mawada xuma dad wanagsan oo diin leh ayaa kabuuxa
@hasansudi9404
@hasansudi9404 7 месяцев назад
Shaqo aan shaqadada Ahayn Bad Haysa Ader Muuse Waa Madaxwaynahayga Wax Xuna Lama Rabo somaliland ee adiga Xasanka iyo 5ta Dawladood ee Konfur ka Dhisanbu Hadal Kagaga Furan Yahay Xumantayada iyo wanagayaguba Midna kuma cano Malaysid
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 7 месяцев назад
It is sold as a military base. 👀👀👀👀WIIB IYO SALDHIG MILITARI WEEYI ILAHAY AH ASTURO 😭😭😭 BAY BAY S/ LAND
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Месяц назад
Dameer
@kaiseomar8064
@kaiseomar8064 7 месяцев назад
Waa Ragii lagu baxsan jirey marka xaalad adag la galo
Далее
skibidi toilet zombie universe 40 ( New Virus)
03:06
Просмотров 1,8 млн
Əliyev və Putin kilsədə şam yandırıblar
00:29
Просмотров 198 тыс.