Тёмный

“Shirkada Ethopian Airlines waxay magaca Somaliland ka masaxday barteeda internetka”Amb Cabdirisaaq. 

MM Somali TV
Подписаться 515 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 491   
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 21 день назад
War somaliya oo walaleheen ah yaynan ku walanin ee cadwaga itobiya iska celiya doqonyahaw
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 20 дней назад
Masha allah wax garad
@Koolkoliyow
@Koolkoliyow 20 дней назад
Gabr Caqli leh
@Mubaarak87
@Mubaarak87 21 день назад
Denmark 🇩🇰 Safiir war kan waa Qaxwooti meeshaaas isaaga nool Ee Safiir Dal aaan lahayn kursi ku lahayn United Nations 🇺🇳 Sidow Safiir u yeeshay Dowalada taagta Daran ku soo dhawaada IsaaQ
@warss11
@warss11 19 дней назад
Envy can emerge in several relationships, politically. As we see Somalia is such a situation right now deeply envious of everything Somaliland does or has as a vision goal. Long live Somaliland
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 21 день назад
IF THE ISHAQ CLAN DOES NOT WANT TO BE PART OF SOMALIA THE NO BODY CAN FORCE THEM BUT ETHIOPIA AND DUBI AIRLANE MUST COMPLY WITH THE INTERNATIONAL AVIATION LAW
@sacaadaaadan363
@sacaadaaadan363 21 день назад
Maaad engiriiska baratid horta
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 20 дней назад
As long as you just Ishaq clan request for recession for Thirty years it does not matter my comments makes sense to makes you upset
@daudosmanmatan4970
@daudosmanmatan4970 21 день назад
Dowlad umbaa amarmeeda la qaataa ninkaan aflagaado iyo iskahadal ayuu lasoo fariistay yaan Denmark lagaa soo tarxiilin nio ileen magaca Somali baad ku joogtaa ee somaliland kuma joogtid midaas ogoow qofka taagta daran waa adigee.
@anaskulane5984
@anaskulane5984 21 день назад
Dowladda Taagta Daran ,Amarkeedana iyo Go'aankeedana waa Dhaqan galay,Bal is Qabadsii labadaa.
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 20 дней назад
Walahi waa suaal cajiib ah asaa afkisa iskuxeraa
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 21 день назад
Midgaan yaroo caydh qaata oo safir sheeganaya waa naftii hafar Isaaqland dheh hooyadaa beenta ka wase.
@King_ilyaas1
@King_ilyaas1 21 день назад
Ku sali Nabigeena muxamed scw the best person over the most knowledgeable and the most shine all created prophet muxamed scw scw ❤❤❤❤
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 20 дней назад
Scwm allahuma salli calal xabiib mustafa scwsm.
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 20 дней назад
Salalaahu calayhi wasalam
@abdiali3379
@abdiali3379 21 день назад
War beenta daa waxaad tahay nin qaxooti ah oo magac soomaali ah ku jooga Denmark ee safiir ma tihid. Goormaa Habar awal safaarado yeelatay?
@moeawale4891
@moeawale4891 21 день назад
Waa qaxooti yurub jooga ayaa raba dadka inuu been u sheego.
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 20 дней назад
​@@moeawale4891😂😂😂😂
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 20 дней назад
Qarxis kkkkkkkkkk😂
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 20 дней назад
Waxa hawiye madaxda u ah ee Muqdisho Ugandas & Ethiopian-ku ku ilaaliyaan wa wada qaxoonti weliba Kenya & wixi la mida kaso laabtay
@Hciid
@Hciid 19 дней назад
Somalida denmark joogta ha ku dacweeyaan hadalkaan​@@user-fm1yh8sc6h
@fe8445
@fe8445 21 день назад
Waa caruurtii maskaxda laga dhaqay oo kortay. Soomaaliya hadaadan rabin ka bax dalka. Walaalkaa Xabashiga aad.
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 20 дней назад
Imbecil jajuus
@bamiiman8891
@bamiiman8891 15 дней назад
Ninkan caruur ma ahan waa oday lacag bilaash ku cunaya 1960 dhashay 😂😂😂😂 gadhku madoobeyay caruurtisa 40 jir ah
@SamarooncaliSam
@SamarooncaliSam 21 день назад
Itoobiya dhul aanad lahayn ayuu muuse lacag kaga qaatay somaliya waxaa ja qarafaysta idoor badan oo baahi uga yaacay hargeysa
@burco7626
@burco7626 21 день назад
This needs to be addressed as soon as possible. Thank you for sharing.
@BALCKMAN13
@BALCKMAN13 21 день назад
Dawan Somalian waxa nuqonasa kilnka6 Ethiopia marka amina misa ha iminina wadankina musa xarashay😢😢😢😢
@geeljire1658
@geeljire1658 21 день назад
Adeer cay waxba kuu tarimayso, soomaaliyana waa mid.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 21 день назад
Qadaad weyn wax mid ahi ma jiraaan
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 21 день назад
Ma hooyadapa Habar awl iyo gabooye mid ka dhigtay😂
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 21 день назад
​soomaliya waamid ee horta nasabkaagii kajawaab irir carab yuhuud oromo keetahay taasaa jawaab kaaga baahan sxb
@cartancartan8452
@cartancartan8452 21 день назад
@@AxmedAadan-rb2jy hh qadaad weyn waxstba sameeyay somaliland is Republic
@cartancartan8452
@cartancartan8452 21 день назад
@@user-fr8kw7vy9m waa beentaaa Beentiii aabaayashaa iyo awooga isku maawelin jiraa baad isku maaweelinysaaa Ader qaraxa iska daa hortu
@akshaale
@akshaale 21 день назад
Aduunka prank marka la sameynaayo daqiiqado ayuu socdaa laakiin hargeysa waxaa ka socda prank 34 sano jir ah kkkkk😂
@Caliya7
@Caliya7 20 дней назад
😂😂😂😂😂day dream
@hayaankanoloshapro1377
@hayaankanoloshapro1377 20 дней назад
34 prank ma sodaa?
@abdiweerar7301
@abdiweerar7301 20 дней назад
34 sano oo horumaar ah .
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 20 дней назад
@@hayaankanoloshapro1377kabasooqaad been wax walba ale 34 nabada ayaanu joognaa
@abshirhussein7987
@abshirhussein7987 21 день назад
Man sha allah I’m really happy to see Maxa ka badali karta well done 👍 I love it qabiil qaran ma noqodo who is Somaliland is done baby don’t cry
@moderninformation7931
@moderninformation7931 21 день назад
Sidan ayaa dani noogu jirtaa sxb cadaawada aad noo muujiseen waanu kusii midoobaynaa... wll noo sii kordhiya cadaadiska
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 21 день назад
Hater
@fartunxaalifaraax5694
@fartunxaalifaraax5694 21 день назад
@@moderninformation7931 kkk😂 saxib waxad nagu samaysen maxad mooden dadka itoobiya lasafatay,dhulmahante iidinma raboo.samaroon sidokale idoor bal qaran nooqoda.
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db 21 день назад
Thank you man❤❤❤
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db 21 день назад
​@moderninformatwaasma Cathi ah ayan inkugudareyna😅ion7931
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 21 день назад
Somalia guul
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 21 день назад
MAXAY KAGA JAWAABAYSAA, XITAA WARQADDAA MUQDISHO KASOO BAXDAY WAXAY DAN U TAHAY HARGAYSA
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 21 день назад
Maamulka Muuse biixi ayaa iska horkeenay ummada Somaliyed. Ma jirin xanaftaan iyo khilaaf kaan faraha badan.
@AskarAhmed-k7v
@AskarAhmed-k7v 21 день назад
Hhhhhh mise mamulka xamr runta ka sheeg arinka
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 21 день назад
@@AskarAhmed-k7v siyaasadu waa gooni laakin ummada Somaliyed ka shacab ahaan iskuma dhaganayn sida hadda jirta!! Khilaaf xad dhaaf ah iyo colaad fara badan.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 21 день назад
​@@dahiribrahim831 Waa bilaa umad somsliyeed Somalilander baanu nahay ku qanac waxay niiicdaas uun haya muuse shalay buu madax ka noqday barina midkalaan ka nowonaya anagaa ku jecel oo hadasnu sidaad noo hogasmin waanu tuurilshayn
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 21 день назад
@@AskarAhmed-k7v yaa is qabsan jirey muusaa xanuun ku dhacaye kan yarise isagoo soo jeeduu riyoonayaa sidii in soomaliland wadan yahay ayuu u malaynayaa
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 20 дней назад
Somaliya waa dal kaliya wax somland ladhahana majiran anigo isaaq ahba sida kule waar beenta gormay dadkaygu fahmayan war dhalinta waqoyi gormay hurdada ka tosayan war gormaynu ayahena katashanayna war waligen ma nin caloshi u shaqayste aha ayaynu afduub ugu jiirna subxanalah somaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ​@@abdikanijibril3860
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi 21 день назад
Walalaaha somalia way mahadsanyihiin sanadkan somalia way no soo jeesatay barigii way na dhawri jirtay xiligii ahmed siilaanyo lkn kani muse bixi isagaa nagu diraya somalia
@hothanaamina8459
@hothanaamina8459 21 день назад
Somlia maxy ubxdee ba haneenkasta laga kqarzin mxy xukuntaa😅😅 wzba maa qadysa watii shall soo deny itobiya airline
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 21 день назад
@@hothanaamina8459is kasax qoralka Oromo 😂
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 21 день назад
​@@hothanaamina8459 Dhuloos ciilan hus Somalia ha is waasho guul baanu ku gaadhay in ay marba wadan dartayo ugu boodo oo eedo boodboidkaas
@abudarda00
@abudarda00 21 день назад
Muse weey qofka waxan ka masuul ah.
@moeawale4891
@moeawale4891 21 день назад
Muddo dheer ayay Soomaaliya and dadka soomaalidu idin dhowrayeen oo idiin dulqaateen oo calaacalkina iyo waanala laayay iyo hoo haadii aad wadeen Lkn idiinkii ayaabaa xasuuq, dil, dhibaato, dhac iyo dhul la xaarasho wada . Narkaa hadda kabacdi soomaaliya iyo soomaalida oo dhani way idin arkeen. Markaa sharciga wadanka ayaa sii fiican loogu soo noqon inshalaah lkn cid gaara lagu xad gudbimaayo. Waa balan taasi.
@Lander97
@Lander97 21 день назад
Ader itoobiyan marka horeba anagaban rabine qadhmunkoda hanala dhafan
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 20 дней назад
Etoopiya soomaali kalama jecla goaankeda waa iney isku dirto
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 20 дней назад
Somaliland nabad uun baa taalee dawlad shaqaynaysaa kama jirto.
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 21 день назад
Soomaaliyeey Ninkaani asagaa isku jawaabayo Magacii waa laga saarey iyo dowlada taagta daran ee domalia Adeer is dhageyso adiga marka hore ha ceytamin somalia soomaliyaa leh
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 20 дней назад
Waa nin walan waye
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 20 дней назад
Ninkani ma noqon karo diplomatic wuu fudud yahay, aad buu u degdegayaa. Laakiin car eega, berri buu odhan waan is casilay, waxaanan ku biiray xisbiga cuqdadlayda
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye 20 дней назад
Ambassador denmark waar dadka beenta maa laga daayo,adeer caydha aad ka qaadato iskaga noqo,hargeysa waa somalia waanay ahaanaysaa,ethoipian ma nihin, waligayana soomaali baan ahaanaynaa.
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d 20 дней назад
siday ku dhici karta in dawlad taagdarani u shaqeeyo amarkeeda tankale nabada somalia wuxuu ku xiranyahay aqoonsiga somaliland taa micnaheedu waa ashabaab ayaan nahay
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 20 дней назад
Waa shabab kowan wada shabab
@YasiinDheere
@YasiinDheere 21 день назад
Wa dowlad tagdaran iyo amar kii wa ka fuliyey kala daa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 21 день назад
Illahay marka laga yimaada anaga reer Djibouti iyo Oganda iyo kenya ayaa gacantayada kugu riminay ee issaqa u faan (ilaahow nin aan waxba ogayn ha cadaabin)🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@HamzaAbokor
@HamzaAbokor 21 день назад
😅​@@qwertyaserty8404
@YasiinDheere
@YasiinDheere 21 день назад
@@qwertyaserty8404 iskuul aad oo wax baro
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 21 день назад
War bal anagaa wax aragnay kkkk
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 20 дней назад
​@@qwertyaserty8404 adigu canfari ah😂
@daljireali4783
@daljireali4783 21 день назад
Somalia 90 cisho ayaan nabad ka dhigaynaa?? Alyacni argagixisadii aan u dirnay ayaan soo celinaynaa!!
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 20 дней назад
😂😂 adigo ah ?? War soomaali looma hanjabo
@mighty3846
@mighty3846 21 день назад
Bal waalidan shaatiga iyo ookiyaalaha xidhatay eega. Yaab!
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 20 дней назад
😂 waa ujeedaa
@suadfarah5701
@suadfarah5701 21 день назад
Ethiopia waxay samanaysaa waxay danteeda ka aragto. Soomaalida dantooda moodey xin oy ku jiqsii, umadahakale wax walba waxaa uga mihiimsan dadkooda iyo dalkooda. Soomaalidii ragii rag ahaa waa ka dhamaadeen waxaa hada jooga rag u eke.
@art_lto2450
@art_lto2450 20 дней назад
Ithiopia🇪🇹❤️ dal kaliyee Somaliland❤️ u dagalmysaa
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 20 дней назад
Oromo riyo malmed ku jirta walhi bada dolka somaliya riyo xata ku ma arkey siid waley riyo
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 20 дней назад
Dowladda Taagta Daran iyo magacii beesha isaaq bay meesha kassartay isu kaaya qabadsii😂😂😂
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 21 день назад
Dhibaatada waa in shacabka iyo madaxda somaliland ay been isugu sheekaynayaan mudo 33sano ah sababtoo ah caalamku somalia wuxu u aqoonsanyahay hal dal inaguna waxaynu leenahay waynu ka go,nay somalia hadana shanta madaxweyne e somaliland soomaray madaxweyne kaliya oo ictiraafka si daacada uraadiyay majiro iskaba daaye waxay jclyihiin inay somalia kasii mid ahaadaan iyadoo sidaasa ayay hadana dadka shacabka ah been iyo nacayb kushubaan,iyagoo habeen iyo maalina wada hadla madaxweyne xasan sheekh ama farmaajo kana wada wada hadla danta guud e dalkeena somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤
@MohMomo-sp3mn
@MohMomo-sp3mn 11 дней назад
Hargeisa Somalia wether you like or not, good job Ethiopian airlines!!!
@warss11
@warss11 19 дней назад
Envy can emerge in several relationships, politically. As we see Somalia is such a situation right now deeply envious of everything Somaliland does or has as a vision goal. Long live Somaliland❤❤
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 21 день назад
Dubia wa in wadanka la erya axmarada ayaada cawineysa xasan shekh wa jilcsanyahay wa in wadanka laga sara
@falisa576
@falisa576 21 день назад
Adeer oohinta bilaa damiirtaa iska Daaya wallhi inan Itoobiya kala jeclayn Somali o dhan wa iskugu mid Lkn danteeday wadataa sidii bad iyo Bari iyo dad ay gumaysato u heli Lahayd.koox dalaaleey ahna waayi Mayso sida muuse biixi iyo Deni dayuus o kale
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 20 дней назад
Masha allah aqliga kugu jiro allaha kuu barakeyo saad wax ufahantay somali allaha ufahan siiyo thank
@Caliya7
@Caliya7 20 дней назад
Somalinimada aad Denmark kujogtid ader ku ekow ama usheeg tuladad katimi iyo geelkii aad ilaalinjirtey.
@fdama
@fdama 20 дней назад
Qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HassanDjama-hp4ek
@HassanDjama-hp4ek 20 дней назад
Ma is waydisay aqoonsi ka dib waxa dhici kara waad aragtaa ethiopia halkan taagan tahaye
@ayanabdillahi420
@ayanabdillahi420 20 дней назад
Safiirka Somaliland u fadhiya Denmark 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 19 дней назад
Dowladan taagta daran ee hadana inalagaday seen isuga celinaa
@Abdulrahim-k6z
@Abdulrahim-k6z 20 дней назад
Yes soomaliya waa mid siyaad bare wuu dhintay
@abudarda00
@abudarda00 21 день назад
What do you expect somaliland is not independent country. It’s internationally part of Somalia. Qeylada iska daaya awoowyaal
@marianyusuf8976
@marianyusuf8976 20 дней назад
Inshallah guul Soomali wayn
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 20 дней назад
Mas uul qaran inuu dawlada warbaahinta dhaliil uga sidaa waa khalad❤
@hassanmahamud5411
@hassanmahamud5411 21 день назад
Dadkaaga dhinac karaac 😂😂wabaaa Wabaa oohin nin wayn Iga dhe
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 19 дней назад
Muuse Biixi waa ku fashilmay maamulka Somaliland.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 21 день назад
Shirkaddu sii dhexdhexaadnimo ayay samaysay; si ayna muranka Soomaalidan cawaanka ah uga qayb noqon. Hargaysa kaliya ayay qortay, kuma qorin Somalia, kumana qorin Somaliland.
@abdifatahnur6155
@abdifatahnur6155 21 день назад
Adeer Somalia waxba idinkama galabsan, marki horana Ethiopian Airlines ba idin ictirafte hadana ayada ictirafki idinkala labate???
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 20 дней назад
Kkkkkkkkkkkkk
@Ikismn123
@Ikismn123 21 день назад
34 sano ayaad been usheegayseen caruurtii dhalatay 1988 kadib war Somalia ayaad kamid tihiin
@CLCASIIS234
@CLCASIIS234 21 день назад
Somalia kulaha amu jahilow amizon ku ilalise
@warss11
@warss11 19 дней назад
Envy can emerge in several relationships, politically. As we see Somalia is such a situation right now deeply envious of everything Somaliland does or has as a vision goal. Long live Somaliland
@faizasaid3803
@faizasaid3803 17 дней назад
Wadada sheekada Somaliland dhaawacdaba MM TV. Waa idin ognahay inaad cafowga la shaqaysaan
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 21 день назад
Qaraan ka qaraan hhhhhhh 😢
@HodanAhmed-gz1nc
@HodanAhmed-gz1nc 20 дней назад
Somalia Somali hanoolaato 🎉🎉❤❤❤
@QamarXusein
@QamarXusein 20 дней назад
Dowlada soomàli ayaa xukunta soomaaliya good
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 21 день назад
HARGAYSA HOYGII EEXDA&CUQDADA
@zakariapoi2514
@zakariapoi2514 21 день назад
Where is Somaliland 😂😂😂😂
@moeawale4891
@moeawale4891 20 дней назад
It never existed and doesn't exist now. It was all hoax all along. Been fakatay iga dheh.
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 20 дней назад
Waligeedba somali land waxay hoostsgaysay soomaliya wax somaliland la yidhaahdaana ma jirto Tigidhkana waxa uu ahaa hargaysa somaliya jooji warka
@warss11
@warss11 19 дней назад
Somaliland/Ethiopia ❤❤❤
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 17 дней назад
Argagixisadii SNM waa fashilantay umada Somaliyees iska soo raaca.
@soraya.a7956
@soraya.a7956 21 день назад
Safiirka Somaliland? wadanka uu joogo.qaxooti Somali ayuu isku dhiibay 😂
@moeawale4891
@moeawale4891 21 день назад
Dadkan siidii caruurta la maaweelada iyo sheeko baralayda mudada dheer loo sheegayay waa noocan oo kale.
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 21 день назад
Aaway dhalinyaradii somaliyeed ee fartan kaxirneyd xariifkan so qarxiya ambassador ka ah ee dowlada Denmark oga dhiigan alshabaab baan kaso cararay😂😂😂😂😂😂😂😂
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 20 дней назад
War jabuti faranisis baa kumastay oo dawalad ka dhigay anagana ingiris baa na bahdilay oo ixtiraf noo diday ilaa anu dhlkaba itobiyan sino neefyahaw wax fahan
@moeawale4891
@moeawale4891 20 дней назад
Jibuuti oo dawlado waa wayn oo dana gaar lahi wax siiyan ayay qiiyaamihii ilaa daba socdaan oo isku dhatatinyaan waa yaabe. Mida kale jibuuti Ciise iyo Soomali gooni umal ee Canfar kalabdhow badh iska leh jaahiliinay.
@Faisalahmed-pp4xw
@Faisalahmed-pp4xw 20 дней назад
Laantu inay prank tahay dad badan baa soo fahmaya
@sabaxalnur
@sabaxalnur 21 день назад
Laba kala dowlada Somaaliya way taag darantahay iyo amarkeedii ayaa shaqanaya oo diyaaradihii joojinaya!!!!!!
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 20 дней назад
Somalia iyo somaliland Waxay itoobiya cadaysay in ay yihiin gobolo kamid ah dal waynaha itoobiya. Tallaabadii tigrayga mid lamidana laga qaadi doono.
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 15 дней назад
Boqolaal sano ahh. 😂😂😂😂
@QamarXusein
@QamarXusein 20 дней назад
Soomaliland wax layiraaahdo majiraa
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 20 дней назад
istoosin maahee waa dhaleecayn aad durtay.laanta duulista iyo hawada❤
@hashim4226
@hashim4226 20 дней назад
Hadii ninkani yahay Wakiilka Somaliland ee Denmark waxa YAAB ah inuu RU-vidka daliil uga jeediyo Xubnaha Dawladiisa. Ninkan waa in la baro nidaamka ay u shaqeeyaan Xubnaha iyo shaqaalaha Dawladu. Ninkani waxa u eeg-yahay qof siyaasi ah oo shaqo u hayn Xukuumada.
@Somali-One
@Somali-One 18 дней назад
*Waa dad qoxooti ah waxa safiiro isu magacaabaysa. Bal habar awal hal erey oo iraahdaan dawlad shisheeye haa qaataan hadii aad tihin Dawlad*
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 21 день назад
Midnimada somaliya waa mid adeer somaliland waa prank gobol ah from burco
@amiiribraahimjibriil7055
@amiiribraahimjibriil7055 21 день назад
Burco waan ku la joga xagee jogta sxb isoosheg
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 21 день назад
Waa been maha reer burco
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 20 дней назад
​@@UmuHudayfa-qf7iqanigo reer burco ah ayaa sida kule somaliya waa miid
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 20 дней назад
Ibarahim waa oromo haala fahamo
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 20 дней назад
@@Anwaar.aadan.maxamud wayahe sheeg halkaad joogto caar banaanka is keen beena waas
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 21 день назад
soomalita waa mid isaaqland wax ladhahaa aduunku mayaqaan adeer ooya uun
@AHMEDALI-yw2oq
@AHMEDALI-yw2oq 20 дней назад
yaa idinka oohin badan waa idinka caalamka meel walab oohin la joogo . Masar, Turki Yuhud ayaad leedihin waxan la gelayna heshiis militry . Nacasnimada la aamusa.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 20 дней назад
Somali waa dalka somaliya aqon san yahay
@mafakkaam1278
@mafakkaam1278 20 дней назад
Reerkaan Isaaqland ma xishoodaan miyaa, Ambassador kulahaa 😂😂😂
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 21 день назад
Muuse,uujbaa udabo dhaqee itoobiya ee ogaada xabashida inaan lagagaaiidin.
@DayibAhmed-q2w
@DayibAhmed-q2w 21 день назад
Dawlada soomaliya maaha tu taag daran ee bal somaliland ayaa ah mid taag daran Ee runta aan isku sheegno wey.soo dhammaantay hanjabaadi Sodon sano ayaan been isuku sheekaynau
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 19 дней назад
Dawlada soomaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴✌️ yaatag daran waa lagaa banaday qaanun dawladeed ayaa shaqeynaya 34sano been ah itoobiya been bey ku sheegtay itoobiya danteda fiirsane .riyo baad kujitan dowlad hadaa tahay duullmaad samee İmaaradkA haday maqliweydo waalajoojinaa itoobiya ka tirtay,🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@Diidii22665
@Diidii22665 20 дней назад
Hhhh fool xumo looma dhinto oromo bad iyo biri hadii la siiyay miyey magaca jamhuuriyda meesha kasaar tay abaa gadhe kheyr maleh waa gun aan sacad muuse wax ka aqoon
@HusseinNAbdi
@HusseinNAbdi 20 дней назад
252 Somali code number waxuu ku diwaangashan yahay SOMALIA maxaad dabada uhaysataan maad udaysaan ummaddii lahayd.
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 20 дней назад
😂😂😂😂😂😂 qac ka yeedhay iidoorland ethoipia danteeda ayay wadataaaa ee dan idinkama laha haday aqoonsan tahay somaliland wax la yidhaa mayay samayn lahayd sidaas idinma aqoonsana kkkk
@ismailjama3411
@ismailjama3411 21 день назад
Ambassador Hambalyo
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 21 день назад
😂😂😂😂mw heena muse abdi hakasaro waqti adaag😂😂😂😂 Waxad aheenbaad ismoodey 😂😂😂😢
@luulhashi1664
@luulhashi1664 21 день назад
Hargeysa somalia aya ku qorin
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 20 дней назад
Mamulista hawaduu aad bay uu jilicsantahay Inay kaa jawaaban ayey ahayed
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 21 день назад
Masuul baa lagaa yahay Somaliana waa Mid Dawlada taagta daran amarkeeda siduu u shaqeeyo kawaran
@yayaabdulla7459
@yayaabdulla7459 21 день назад
They keep telling young people more than 30 years lai and dissimulation, just say qabiil land 🤬
@ahmedmohamed-ek8pc
@ahmedmohamed-ek8pc 21 день назад
Somaliland intee ka talisaan😂😂😂😂😂😂
@SuhaybIid-vx4yw
@SuhaybIid-vx4yw 20 дней назад
Insha allh Hadafkaygu waa uka wayn yahay Inaynu cid barino Ee aynu wax walba wada qabsan karno insha allh guul dadkaygiii waxaan Dalka ku soo Noqon doona Anoo inoo sida cilmi😢❤🙏
@hashim4226
@hashim4226 20 дней назад
It is well known that Ethiopian Aireline is commercial and seeks where ever it can get business. In near future Somaliland will become stake holder in this Aireline. So Mogdisho has achieved nothing in this exercise in futility.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 20 дней назад
Ordoo is qabsada waxyahow wareersan soomaali waa soomaaliya cid iduun citiraafeeyso ma jirto hadaad gaaloowdaana
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 20 дней назад
Kkkk somaliland Jamhuuriyada Parnkiga 😂😂😂. 34sano oo Parnk ah iyo xaqiiqdii oo maanta indhaha leydiinka saaray
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 20 дней назад
Safiirka jaaliyada gebilay hhhhhhhh
@moeawale4891
@moeawale4891 20 дней назад
Kkk allalehe wuu u egyahay.
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 21 день назад
Somaliland guuuuuuuul insha ALAAH
@fawsanmohamed9920
@fawsanmohamed9920 21 день назад
Ilaahy wa caadil inty saa ino xaasidyaan , iyana ilaahy qarax 😂 ayu ku salidy wllhy ilaahy wa caadil wda xaasidnimadiina wx ka darana suga ilaahy idamkiii 🤲🏻🤲🏻
@abudarda00
@abudarda00 21 день назад
Ma kan jeekadda xiiran ba ambasedor ah kkk
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 21 день назад
Waa ambassador ku Diwan gashan koonfurka somalia Ayaan kaimid OO alshabaab baan KASO baxsaday 😂😂😂😂 Alla aaway somalidii wax baari jirtay ee arimahaan OO Kle so qarxin jirtay kan may banaanka Keenan 😂😂😂😂
@abdifatahali9189
@abdifatahali9189 21 день назад
Nac nacda jooji waxa tidhaa halay barto dawlada caayaysaa musana haku xidho.
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 21 день назад
waliginba masaxa lkiin towxiidka alle ayyaa duulsudhan oogada sare ee somaliland
@Reallander1991
@Reallander1991 21 день назад
Waxay ka ma saxday “somaliland” laakin kuma qorin Somalia. Waa Hargeisa kali ah, hadaad magaalo kale sida Mogadishu ku qorto magaca dalka ayaa soo raacaya. Waxani waa siyaad diplomacy. Ethiopia way ku khasbanatay inay xeerka caalimiga ah ilaaliso. Laakin howshu way socota, somalilandna waa la ictiraafayaa inshallah
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 21 день назад
xeerka calamiga waa la wasaa !!!!!!! business is business waa wixii lagu heshiiyo period !!!!!!!!! from saylac
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 21 день назад
Riyootay laakin seexo horta 😂
@uurcade
@uurcade 21 день назад
Howsh soctoa ka weyen
@awiladen7814
@awiladen7814 21 день назад
Hhhh 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@awiladen7814
@awiladen7814 21 день назад
​@@qwertyaserty8404shut.up inagumed yohow adigu xorba matihide🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasirabdalla8811
@nasirabdalla8811 20 дней назад
Ninkan sheeganayasafiirka isomali land ee Denmark. Waxaa laga yaaba inuu isku dhiibey qaxooti oo Afgoye ama Beydhabo ku dhashey Somali.
@Caliya7
@Caliya7 20 дней назад
Ama reer xamar 😂😂😂😂😂
@moeawale4891
@moeawale4891 20 дней назад
Ama Magaaladi Wanla Wayn ee quruxda , barwaaqada iyo caanaha banayd ee geela Soomaalida ka ugu fiican ee ugu waa wayn ee cajiibka ah lagu yaqaanay. U fiirso Wanla wayn micanaheedu waa caano wayn lahjada Afka Mayga ee af soomaaliga. Lkn kuni cay ayay moodaan. Jaahilnimo waa cadaw.
@yareomar4564
@yareomar4564 21 день назад
Marka horey taariqda baro baaac
@masim107
@masim107 18 дней назад
Somalia waxay isku dayaysaa inay qas inaga dhex abuurto inaga iyo ethiopia marka ma ah markaliyaa in la boodo
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 21 день назад
Ethiopia dii aan wadanay ayaa amarka muqdisho qaadatay oo u hogaansatay
Далее
Standoff 2 is a true horror! #standoff #horror #meme
00:13
HALISTA SOMALIA KUSOO FOOD LEH XOOGTA DAHSOON
33:34
Просмотров 47 тыс.