Тёмный

“Samaale waa Haakah suge , Maxamuud Xaashina waa nin ….. “ afhayeenka ururka Kaah Xasan Ustaadka 

Faysal Fifa
Подписаться 78 тыс.
Просмотров 4,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@AbualiGeleh-hi2ur
@AbualiGeleh-hi2ur Месяц назад
Waxaad u sheegtaa mazamuud xashi labatankii kun ee doolar eeuu kaxaday masala hargaysa iyo berbera in uu iska soo celiyo
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 Месяц назад
Hooyadiin iyo kaahba wasa ganacsatada haweenkooda waxaad ka heshaanbaad leediin ninkii yara ee aniga oo umul ku kulniye xidhay maanta kii oo wali caruura la rabo qori uu hooyaddii ku nudo loo soo dhiimo diirato isku dhinta
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Месяц назад
Af Somaliag iska saxaa😂
@paulaprendegast7149
@paulaprendegast7149 Месяц назад
CAYDA IYO AFLAADA HAKU DHEERAN, BARITOOLE AYAAD KULMIYE KUSOO NOQON
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Месяц назад
Waxaas baad qarisaan oo dabogashaan oo udulawdeen. Mucaarid matihiin ee isbahaysiga raaca ama aamusadee. Muusejuudaan faysal baa halkan keenay si uu zaad ugaqaato . Fayssl madhimanayo ee usheeg inuunoolaanayo. Oo waxkabadan wuu heliye dalka utudha.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Месяц назад
Ciilan waxa lagaaga ciil la’a yahay Inaad waligaa sidaa u ciilanaanayso Muuse biixi 80,000 buu goga u galiyay Mayd garaace Cirro cagtii maydkii qaranka ilaaladiisii madaxa ka saareen baa qoorta u sudhan.
@maxamedabdirahman2581
@maxamedabdirahman2581 Месяц назад
Ceeb ka wayni ma jirto lafaha intan leekbaa nin afkii ku hadlaya.
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Ishuu kaga xareeywy sowka buuniba qofkasta oo hadla kadaba niicleeya car maxamed abiib how jawaabo 😂😂😂
@user-yt5zz2lv6j
@user-yt5zz2lv6j Месяц назад
geesi
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 Месяц назад
Bal nin wayn oo i dheh ku hadlaya maxaynu ku tilmana🤔
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Месяц назад
Adna waddani isgarabtaag.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Месяц назад
Hhh janno ka booid
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Месяц назад
Kalmadii Boobe Yusuf Ducaale buu isticmaalayaa adigu michraphone suuqa ku sugaad tahay cv-gaaga oon bug ahayn car keen samaale diin iyo maadiba waa la hubaaye
@munbaasixasan6069
@munbaasixasan6069 Месяц назад
Hakah suge hhhh
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Run waynaa wiilku jano ka bood jawaab waafiya ayaad siisay😂😂😂
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 Месяц назад
Samaale SE qarankan hawadiisii ma gadan mana boobin SE xaashi shacbiga Reer somaliland way la yaabanyihiin waayo umuu hambayn shacbiga Reer somaliland markuu hawada iibinayay madaarada gadayay iyo xumbawayne
@yeexionga1638
@yeexionga1638 Месяц назад
Iyaga garanee aduu xaad hayd 😂😂😂?
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Halku buuni haysto ayuu haystaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Samaale waa munaafaq af xun oo sugaya 14sano ka bacdi waali cad
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Месяц назад
Xaqiiqda idhaha ka saartay wax layir ragu runta waa ka naxa laakin wax ma yeesho kulmiye waa ogyahay intad ku siifasay waa dhab
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
a😂😂 safka hore ee kulmiye maanta waa ( Buuni, xinif, Hassan shahar) hadii axmed siilaanyo maanta ogaan lahaa maroora dilaac buu dhiman lahaa axmed siilaanyo
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Месяц назад
Geesiyad tirisay cadawga gudaha ka oohiya sunta cadawga gudaha ka ilmaysiisa iyo xisbiga mayd garaaca
@sahnim7481
@sahnim7481 Месяц назад
Hhh Ragaa laandernimadooda waa lahubaaye, kuwiina kolba Qaranka ka cararay iyo kuwa caayaya miyaa siyaasiyiin kuu ah.Qadiyadu kaa dhab maaha sxb
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Месяц назад
@@jamaadnuura10. Jamaaday cadawgaa gudaha ayaa ku qabsanaya oo ku wasaya xageed tagi ma oromiya ayaad u qaxi yaa qabxa 😂
@abdikari2574
@abdikari2574 Месяц назад
Front line ka Kulmiye waxa ka safan Buuni, Xasan Hilible, Nagiib qaali, Cabdikarin Xinif, Cismaan kujare, Ibrahin Duufle, siyaasi qardaawi iyo Wasiir Kaahin iyo Ina Bahalkii.....😂😂😂. Haddii tartan cayda ah la gelaayo cidi ka badin mayso! Xataa Xabaalaha wey ka dul caytami karaan😅
Далее
What Should Leaders Learn from History?
28:33
Просмотров 376 тыс.
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
MAXAMED MAAME - HABLIHII DURIYADA OFFICIAL VIDEO 2024
5:07