Тёмный

𝐃𝐈𝐆𝐍𝐈𝐈𝐍 XIRASHADA ILKAHA KHATAR CAAFIMAAD. Dr faris 

Dr faris Al attas
Подписаться 420 тыс.
Просмотров 84 тыс.
50% 1

𝐃𝐈𝐆𝐍𝐈𝐈𝐍 XIRASHADA ILKAHA KHATAR CAAFIMAAD. Dr faris
𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
Face Book page : www.facebook.c...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile.twitter...
Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 293   
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga👇 facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks 𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇 instagram.com/farisalattas/
@reemycabdi3427
@reemycabdi3427 2 года назад
Dr ma iyagaa wata qalaabkaa Marla laguu xidho llaha
@sadiamohamed6860
@sadiamohamed6860 2 года назад
Dr hdi lagula so hadlsba maso jawabysd plz buskudband kaso hdl hoyda urka 9k bil leh
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
@@sadiamohamed6860 wllo fariimaha isoo gaarayo aad u badan anigana qof kaliya ahy mar waliba ka jawabaaa fariimaha balse lama kala gaarao
@honahmedkhalifelmi2492
@honahmedkhalifelmi2492 2 года назад
@@drfarisalattas Dr ilkaha hadii la xirto dib miyey ulaabanayan markii laga furo kadib
@ilwaad6411
@ilwaad6411 2 года назад
Asc dr hooyo uurleh mala saari karaa XRay Iligbaa ixanuunay than dhaqtar kii dareenka kadilaya bu dhahay kadib dhecan ba ku jiree X-ray so saar bu idhahay Lkn Waa diiday ee iso jawab 6 bil
@nafisomustafe7671
@nafisomustafe7671 2 года назад
mashallah dr faris runtii waxyaabo badan aan kaa faaiday جزاك الله الله يحفطكم
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@amiinocabdilaahi6698
@amiinocabdilaahi6698 2 года назад
Thank you so much Dr. Rurtii waa talo wanagsan ciladdaydu waa sokor wan iska yaren insha Allah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawooow
@daddygamingyt361
@daddygamingyt361 2 года назад
Qof iligta Tirir ugu jiro ma xiran kara bir dr🥺👏 iso jawaap
@anhaarmohamed3175
@anhaarmohamed3175 2 года назад
Iso ducaya in allah ilmo bariiya isiiyo
@mariaabdirahman6680
@mariaabdirahman6680 2 года назад
Walle qaaali ilhay baariya haku siiyo dhamaanteenba
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
illhay ha siyo awlaad saalix ah oo caafimaad qabo inta awlaad raadinysa
@anhaarmohamed3175
@anhaarmohamed3175 2 года назад
@@drfarisalattas allahuma amen
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 2 года назад
MashaAllah mahadsanid dr isoboqda wallo asxabtaa dr faris
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
aaan booqano walasheyn, dhamaanteynba
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 2 месяца назад
Jaskumulaahu qeer Dr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
@ikraanhasanosman7458
@ikraanhasanosman7458 2 года назад
masha allah waxa tahay dr ka keliya ee an ku kalsoonhy wlhi ilaahey haku sharfow Dr faris aqoontaada lle haku barakeeyo aniga 15 maalin ayey ii xiranyihiin qeybka kore weliba kawaabiyo aya iiga jirta ilkaga weliba saaid ah markan hadlaayo hadii ay labadeeyda ilkoos is gaaraan maaso cml ayan dareemaya berina malantii dhaqtarka ayan leeyahay oo qeybta hoose ayuu isk xiri rabaa marka ila tali dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
wlo, inta aay kugu cusubyhiin waa sidaa, wax waliba kugu soo kordho la wadaag dr kuu xiray, e mahdsanid wllo, soo dhawoow
@AamiinCumar-o8o
@AamiinCumar-o8o 2 месяца назад
Imiso. Sano ayaan ku gashankaraa
@istahilhassan8375
@istahilhassan8375 2 года назад
Mahadsanid DR faris wey ixiranyihiin wana qatay farintaada
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Год назад
Allh ajar haku siyo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 года назад
Thanks dr hablo night routine ban so dhigay Soo dawada
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
aaan wada booqano walaasheyn,
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 года назад
@@drfarisalattas thanks dr
@najahdaud6147
@najahdaud6147 Месяц назад
Thanks🎉🎉🎉
@Munasar......mohamett
@Munasar......mohamett Год назад
M.a dr ilahay hakuusiyadso khibradaada
@Muna-v3k
@Muna-v3k 24 дня назад
Dr ilakaha folasha hore suus baa iga galay waa layga saaray gawsaha suus baa iga ga jara samay ma ku yeelanayaa sidoo kle dr folasha jugbaa iga gaa dhay way xanuun sida biya qabow waxybaha kulul markaa. Cunayo ciridkuna wàa udhigayaa marka ma xidhan karaa dhakhayarkina sawirbuu saaray wuxu igu yidhi guntoodu way caafimaad qabaan please dr iso jawaab❤
@kawthersheebe9682
@kawthersheebe9682 2 года назад
Mahadsntt Dr wn kugu xiranahey badanaa wxa mooda inad kahadasho wxyabo aniga igu sabsan oo marka iheysta👏
@maryanabdimohamud2045
@maryanabdimohamud2045 2 года назад
Dr ilig baa iga jaban wxaan rabaa inaan soo buuxsado waalidkeyna waxay ileeyihiin iliga sida loo qorayo ayaa mudac laga dhigaa wax yar bay ku dhajinayan waxasna sida bdn way kadhacaan MARKA SIDA UGU FUDUD EE LAIGU SAMAYN KARO INAAD IIGA SOO JAWABTO AYAAN JECLAAN LAHAA JIZAAKALLAH
@wayaarag3020
@wayaarag3020 2 года назад
Mahadsanid doctor faris
@cabdullahiabukar8369
@cabdullahiabukar8369 Год назад
Mahadsanid sector faris
@nuuracabdi6161
@nuuracabdi6161 2 года назад
Asc Dr ciridka ayaa i xanuuna uu i dhiga Hosbital waan tagay waxba ima tarin dawadii lay qoray bal wllo igu talo Inshaaallha wlllo i soo jawaab
@ridwaancali5709
@ridwaancali5709 Год назад
Keep going Doctor
@miskicabdalla7526
@miskicabdalla7526 2 месяца назад
Qofka ilkaha loo buuxiyay ma xiran karaa dr
@nasiibdaud7953
@nasiibdaud7953 2 года назад
Wll fariis waxan ku weydinabilkaha hadii aan isbucee 4 malin Kali aan daaqo mise wax macan ooh waqti badan aan isticmalo ooh malin walbo
@leyloaxmed6975
@leyloaxmed6975 2 месяца назад
Aniga waxa idhibaayo macmacaanka ee maxaa sababaayo maxaa se udaawaa
@aishacadey4652
@aishacadey4652 2 года назад
Asc Dr Faris. Shaaha ama coffee cadeyska leh miyey kordhi karaan caanaha hooyada nuujuneyso? Wax dhibaataase miyay leeyihiin?
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 Год назад
Thnkz dr your advising us love you ❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 2 года назад
Masha allaah waa talo fiican thanks Dr
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali 5 месяцев назад
Mahadsanid
@user-nr3mv3jd2x
@user-nr3mv3jd2x Месяц назад
Ani xalay aan soxirtay weyna ixanuunayan gormow xanuunka igaba malaqabsaa mise waligod sidaas miyeey ixanuunayan ani cuntada xitaa wakacuni wayaay dhaqtar🤦‍♀️😔😱 jwb
@saynap1234
@saynap1234 2 года назад
Dr ilkaha hore hadii la buuxiyo biro maxiran karaa♥️
@user-fl6hp4jn3i
@user-fl6hp4jn3i 5 месяцев назад
Mansha allah ❤
@farahawil3676
@farahawil3676 2 года назад
Asc waLaL ilkahygu way kaLa gabnyaHiin maxn ku sameyaa iso jawaab waLaL plaz
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 9 месяцев назад
3sano iyo 6bilood i xiran yihiin malmahan dembe xanuun yar kuu arkay mahadsanid dr
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 28 дней назад
3 sano maxay ah wll 😢 Adksysi badnidaa m.a
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 28 дней назад
@@mariawasuge3323hadda waa iska furey sister 5bilood ka hor soo furey
@queenmaaya532
@queenmaaya532 2 года назад
Plz isheeg dawo ufican ilkaxa biraha xidhan
@naimaabokor720
@naimaabokor720 2 года назад
Wad mahadsan thy marka kobad marka labad waxan ahay hooyo ur leh 4 biloda ilkaha aad ayay ii xanuun dhakhtar kina wuxu ii dhahay kama saray mana ku bixinyo mac xala wllo adigo mahadsan hore ayan kaga faiiday hana talo ayan ka raba 👍
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
wllo waa halis xilyada hooyada uurka ay leedahy in ilkaha la fareeyo, xanuunkan uurka ayaa keenay, kaar jabiyo liq si wacan u caday aad ugu dadaal nadaafada afka in ka badan 4 jeer maalintii
@naimaabokor720
@naimaabokor720 2 года назад
@@drfarisalattas haye wllo shukran kun jeer
@fartun9503
@fartun9503 10 месяцев назад
Thanks Dr🙏💯👍👍👍
@AbshirMuqtar-xn4cu
@AbshirMuqtar-xn4cu 10 месяцев назад
Mahadsanid dr
@umuniyas4911
@umuniyas4911 2 года назад
Masha Allah wll an inpadan wax padan ka faideystay Allah ika daayo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
mahdsanid wllo, soo dhawoow
@umbilaal2246
@umbilaal2246 2 года назад
Asc Dr Matax xanuun Badan Baleyahay
@abokorabdi9240
@abokorabdi9240 2 года назад
Mahad sanid Dr waan kugu xidhanahay❤️
@dahabainahussein1802
@dahabainahussein1802 2 года назад
Masha Allah ♥️Allah ku xafido
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@ashwaaqsahal6253
@ashwaaqsahal6253 Год назад
Arag qofka ilkaha xirta soddon marku gaaro miyay dadanyaan ....?!!!
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
Thanks much dr
@AbdirisakMohamed-oc5kx
@AbdirisakMohamed-oc5kx Год назад
Mhadsanid DR
@jumaana1237
@jumaana1237 2 года назад
Masha allah dr rabi haku xifdiyo
@amina9251
@amina9251 10 месяцев назад
Mahadsani❤
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Год назад
Tnxs teacher
@berlulahaji2493
@berlulahaji2493 2 года назад
Wax tahay wlhy shaqsi aan wax faido ilahay haku dhawro
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
mahdsanid walshey, soo dhawoow
@lulamaxamedsheekhlularagsa4594
@lulamaxamedsheekhlularagsa4594 2 года назад
mahadsanad Dr talayikada way na anfcayn
@MMB24MMN24PWLWW
@MMB24MMN24PWLWW 2 года назад
Ma sha allah thanks bro
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@hafsohassan4014
@hafsohassan4014 2 года назад
Shukran dr💖🥺
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@wizzkeynaani6585
@wizzkeynaani6585 2 года назад
M a ilahay haku barakeyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@KulmiyeGerash
@KulmiyeGerash 27 дней назад
Cirdka yaa idurkay waxana cunajadka kolgeedka hadankucadaydo masocelinaysa
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 года назад
Dr hargab maku hayo codkada ween waye afkana waaku bararay mise ana moda iga rali ahaw dr thanks 🙏
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
wllo allergic igu kacsan, digaagad yaa cunay igu kicsay, alx hada waa caafimaad qabaa
@ibrahimcabdi9443
@ibrahimcabdi9443 2 года назад
Ale haku barakeyo dr
@farisdahirsayidahdmed8627
@farisdahirsayidahdmed8627 2 года назад
Ajir illhah ha kaa siyo wax badan kaa faaidnay
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@xaliimaraage3285
@xaliimaraage3285 2 года назад
Mahadsanid dr dadalkaga wakaga mahad celineynaa 🥰
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@leyloaxmed6975
@leyloaxmed6975 2 месяца назад
Dr adiga ma xirtaa ilka ha
@suhypsaanjo2373
@suhypsaanjo2373 2 года назад
M allah zhp waan xidhan doona oky
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
mahdsanid wllo, soo dhawoow
@suhypsaanjo2373
@suhypsaanjo2373 2 года назад
@@drfarisalattas waan dhwhy Dr faris al attas 🙏
@abdallesacid5011
@abdallesacid5011 2 года назад
Mahad sanid 🙏 💯 Dr. Marna ustaad 💯✊
@isxaaqibraahim3767
@isxaaqibraahim3767 Год назад
Wa mhasnthy DR M.A
@nawaalabdi5473
@nawaalabdi5473 Год назад
Dr ilik suus iga jabiyy lisoo buuxiyy ka dip ilkaha wan so xirty dhibaato miyaa ka dhalan doonto
@roblehassan8095
@roblehassan8095 2 года назад
Nadafada ilkaha mâxa kaqab qata dcteur
@hawomohamed6966
@hawomohamed6966 Год назад
Thanks ❤❤
@CabdiXuseen-y3x
@CabdiXuseen-y3x 9 месяцев назад
Dr waxa ilkaha yar dalool ayay leeyihiin ciridka😢
@haboonlaki9330
@haboonlaki9330 Год назад
Asc dr faris wxn ubahna birta ilkaha ilkahaygu way simanyihiin lkn labada uhoreyo aya igaqoloca
@iqriichothmaan4192
@iqriichothmaan4192 2 года назад
Thanks DR
@Dunka_Cali
@Dunka_Cali 7 месяцев назад
Mindhaa ma xurto
@zamuusalah3697
@zamuusalah3697 2 года назад
Dr aad io aad ayaad u mahad san tahay 🙏🏼
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@zamuusalah3697
@zamuusalah3697 2 года назад
@@drfarisalattas wan dhawahay
@JABRA_1
@JABRA_1 Год назад
Plz iso jawab caaga ilkaha meqaa wadanaa
@hanicabdi623
@hanicabdi623 2 года назад
Waad mahadsanthay wllo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@hanicabdi623
@hanicabdi623 2 года назад
Waad mahadsanthay mar walp wan qaada doona talada wllo dr faris
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 2 года назад
Mansha allah mahadsanid
@zimraanmohamett5264
@zimraanmohamett5264 2 года назад
Dr siliga ilkah laguh xirro iyoh cagga ke ficn ilkah dhadher inuu celiyoh
@shamsoshiiq3336
@shamsoshiiq3336 2 года назад
Waamahad santahay waanyeelaayaa
@NasroCabdinuur
@NasroCabdinuur 2 месяца назад
Abowe dambi miyaa ilko xerida❤❤
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 2 года назад
Dr Qof Ilkuhu U xiran Yihiin Ma ciyaari Karaa Kubada Cagta
@qatraahmedchanalfamili9190
@qatraahmedchanalfamili9190 2 года назад
asc dr faris xageen kalaso xiriira 2 malin kahora ilkaha so xirtay xanun siyado ah igu hayan dr fadlan iso jawab hadey macqul thy
@Kawther-fx2xf
@Kawther-fx2xf 6 месяцев назад
Wll see noqoty labo maalin ii xiran yihin kaar 😢
@mankainahassan407
@mankainahassan407 2 года назад
Dr qof uur leh ilkaha ma xiran karaa malintay dhaleyso wax dhib ah ma keeni karaa iso jabab Dr
@Yasmin1architecture36
@Yasmin1architecture36 2 года назад
Nooca yaryar xidho khafifka waa qaali noocaas kuwa siliga iska ilaali waa wayn yihiin dhibaatow ku keenaysa marka cuntaynayso
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
wllo maya, ma wanaagsno hoyada uurka leh in ay xidhato
@LaylaAar-j4w
@LaylaAar-j4w 6 месяцев назад
Ilkaha mark la sideshow misaanki hoos muu idhacaa jirku
@yahye123abdulahi7
@yahye123abdulahi7 2 года назад
dr fashion Maloo xidhankaraa🥰🙏😥
@axlaamaaden4038
@axlaamaaden4038 Год назад
masha alh waxbada aa kafaideye
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 2 года назад
Dr sharaab soodhe leh macabi karaa sida isbaraatka iyo fantada
@fartun9503
@fartun9503 10 месяцев назад
Wcs Dr
@youanod3228
@youanod3228 2 года назад
Good doctor
@maymuumabdiqadir9743
@maymuumabdiqadir9743 2 года назад
Mahadsanid wllo qali
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@sulekhadagan7170
@sulekhadagan7170 2 года назад
Asc wll waxn ahay qof iliga kajaban eenmafiicnthy in iligyga aan ku dhaxdro ilka kala o laf ah plziigaga so jabaab een hdn buxsada madhibaataaigaaga imanaysa
@maryanismaaciil5890
@maryanismaaciil5890 2 года назад
Masha allh dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@salmanalfarizi556
@salmanalfarizi556 2 года назад
Wll plz wxd ka so hadasha vinka afka dhexdisa kaso baxa iyo sida lo daweyo
@ayaanxaashi1508
@ayaanxaashi1508 2 года назад
Mahadsanid Dr.
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@sagalaxmad6761
@sagalaxmad6761 2 года назад
Abowe ilkahay gu Afka hore ayeey faraQ kule yihiin maxaan kusa meeya
@bushracali8449
@bushracali8449 2 года назад
Dr irdka mxaa lgu daweeyaa markuu gadaal aadi mana buko Illinois soo dheeraanayaan I soo sheek
@adnonuradin2260
@adnonuradin2260 2 года назад
Asc Dr ilkaha oo ii xiran ciridkaa ixanuunaayah xita wuu fuqfuqay marka liindhanaanta kawaran iyada hadi aan ciridka kuxoqo liinta dhanaan
@amina9251
@amina9251 10 месяцев назад
Iliga
@ahmednuur1585
@ahmednuur1585 2 года назад
Dr markay ilakaha kuu xiranyihin hdan sigesto wx dhibato ah miyan kla kulmayaa
@hafsodiamond4026
@hafsodiamond4026 Год назад
Dr ilkaha baan xirtey Mar ciridkii aaya iqod miy maxaan ku sameyaa
@hibaaqxasan350
@hibaaqxasan350 2 года назад
Maxaalagaalasoo xiriiraa P
@nasrahonesty2748
@nasrahonesty2748 2 года назад
Thnks dr aanku faano
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@zulthantaherzulthan7683
@zulthantaherzulthan7683 2 года назад
Keep goin Dr faris alatash
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
mahdsanid wllo, soo dhawoow
@FardowsaMakhtal-xm4vr
@FardowsaMakhtal-xm4vr 4 дня назад
Dr Faris numberkisa inteen kahelaa ?
@intizaamcabdirisaaq608
@intizaamcabdirisaaq608 2 года назад
Dr adoo maHd San magc yadooda nosoo qor🙏
@DhuuxCabdinasir-xi8tb
@DhuuxCabdinasir-xi8tb Год назад
Fanaxda.intexirnan.kara.d
Далее
SHAADIYA SHARAF OO ILKAHA SOO XIRTAY 🙈
12:31
Просмотров 197 тыс.
😂😂
00:16
Просмотров 869 тыс.
МАМА И КОММУНАЛКА
00:59
Просмотров 139 тыс.
Xirashada Biraha marka ugu horeyso maxaa dhacaya?
3:05
ilko-Dacawada | Barnaamijka Caafimaadka Saab Tv
45:15
Просмотров 4,7 тыс.
Balon k masail ka hal tibb e nabwi bY Farhat Hashmi
14:18