Тёмный

SIDA UGU FUDUD EE LOO DAAWEYO AF URKA | HALITOSIS | BAD BREATH 

Dr CK
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 106 тыс.
50% 1

Waxaan Videogan ugu hadlayaa sida ugu wanaagsan ee loo daaweeyo af-urka ama neefta oo urta.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 470   
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Aad baad ugu mahadsan tahay daawashada muuqaalkan, si aad u hesho Talooyin iyo casharro caafimaad oo ku xiisa geliya, kusoo biir kanaalka oo SUBSCRIBE dheh, gambaleel kana furo, hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh. MAHADSANID❤
@fosiyoabdirahmanmohamed5118
Dr cunug yar 6jir ah said afka u urayo wuna cadeysta blse said ayu u uraya maxa sameya
@husseinabdalla8270
@husseinabdalla8270 Год назад
Diktore hada leydahay whatsup iso dir pls
@asmafarxaanaxmad2727
@asmafarxaanaxmad2727 10 месяцев назад
In dhaweyd ayaan isku arkay wx aan iskagaa daweeyona ma aqaan ilahay inuu iga daweeyo isooo ducee wll hadaan qoralkayga aragto intii kleee la dhibanah alle haka dul qaado 😊❤
@hagahanolosha2137
@hagahanolosha2137 9 месяцев назад
Daawada makugu cawiyaa wll
@umuabyan4562
@umuabyan4562 8 месяцев назад
​@hagahanolosha2137 Haa wll isheeg ana u bahan mahad sanid
@salmaibrahim7610
@salmaibrahim7610 7 месяцев назад
Wll ana ubahan igu cawi 😢
@hagahanolosha2137
@hagahanolosha2137 7 месяцев назад
@@umuabyan4562 xgee kala soxiriira wll
@hagahanolosha2137
@hagahanolosha2137 7 месяцев назад
@@salmaibrahim7610 xgee kala soxiriira wll
@mohametmohamud4900
@mohametmohamud4900 Год назад
Somali comment sa isu caawinaysaN waka Helayy🥺❤wllo aa wada tihin kuligin love yu all somalis❤
@cabdiraxmanmuqtermacalim532
@cabdiraxmanmuqtermacalim532 2 года назад
Inta la dhibaataysan allh caafiyo wlhi waa xanuun laga socan karo lkn maskaxiyan dadka wax yeelayn karo allow caafi inta la dhiban adaa awoodee
@zeinabmohammed930
@zeinabmohammed930 2 года назад
♥️
@cabdirizaaqmaxamuudxasan2625
aa miin
@mohmedhaile9397
@mohmedhaile9397 Год назад
Amiin amiin haa wlhi ani cidna lamahadli karo ilaa qoyskayga ha noqoto dadka ka fogan oo ka durki hoos aad ugu hadli anii dhan hadala kaygii wax ad u yar noqday 😢😞
@aamiinmaxamuud6777
@aamiinmaxamuud6777 Год назад
@@mohmedhaile9397 amba wallahi
@faadumoibraaahim946
@faadumoibraaahim946 Год назад
Aamin
@mrkeepgoing7959
@mrkeepgoing7959 Год назад
Waa dadaashay, balse daawada ilaahay agtiisa ayay taala markuu asaga noo fasaxo ayuu afkeena caafimaadi doonaa. 25 sano ayaan af uraya duco iyo dadaal waan wadaa ogolaanshaha ilaahay ayaana sugaya.
@nololwcn2658
@nololwcn2658 Год назад
asc wll alleh haku caafiyo marka hore markabaad wxd samaysa habeenkii iyo subaxii samee hawshan 1:sooqaad qaado haafkeed oo dhago yare ah kadib daqiiji shiid ama tun kadib markad sii sexanayso inyar oo kamida afka kushubo ama qayb ahaan kuna hay cabaar adoo afka wada gaadhsiinaya kadib iska tuf wixi qashina liq candhufta cab biyo aad ku karisay isla geedka oo aadan kubadin 2: subaxii cunada kabacdi sida samee wad mudo wuu kaatagayaa gabi ahaanba waa hadadan qabin wax nabara oo caloosha ah❤
@mrkeepgoing7959
@mrkeepgoing7959 Год назад
@@nololwcn2658 wcs wr wb mahadsanid walaal.
@najmaheersare8638
@najmaheersare8638 Год назад
​@@mrkeepgoing7959 wll xta sanka iso ura daawo duco wn wadaa uun wx fa ido ahna ma hyo xta dhga yaraha wn isticmaly
@najmaheersare8638
@najmaheersare8638 Год назад
​@@nololwcn2658 wll wn cuna mar walba wxba isma badalan
@nololwcn2658
@nololwcn2658 Год назад
@@najmaheersare8638 avacado cun maralba ama cab oo sonkorta ka yaree dheefshiidkaagana kudadaal inuusan xumaan marwaiba wll you will be ok insha allaah🥲
@batulaabdulle3085
@batulaabdulle3085 2 года назад
Assalaama Caleeykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu wiilkeeygiyoow, Qeer Allaha kusiiyo, cilmigaaga Alaha kuusaa’idiyo Aniga waxaan kudarsanlahaa Carabka sifiican halooga nadiifiyo Qoriga jalaatada ,❤️.
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Wcs Aad u mahadsantahay Habo Talo aad u fiican ku darsatay. Allah ku sharfo❤️
@fardowsoibraahim8298
@fardowsoibraahim8298 2 года назад
Asc aniga carabkeyga gadaal kuus kus ayaa kuyaalo oo markan cadaydo oon hoolo dhiiga kaimanaa ilaa dhuntane wey kabuuxan maxaa daawa u eh waxaas maqumanaa mise waxkalle waaye isoo jwb sida aan isleyahay carabka waaye aniga eelkeyga
@drck1895
@drck1895 2 года назад
@@fardowsoibraahim8298 wcs wll caabuq ayaa jiro ee u tag Dhakhtar.
@fardowsoibraahim8298
@fardowsoibraahim8298 2 года назад
@@drck1895 dhaqtar guud maan adaa mise waxaan utagaa dhaqtarka qumanka wana kumahad santahay sidaa igu soo jawabtey quman miyaa jeermiskalle waaye
@drck1895
@drck1895 2 года назад
@@fardowsoibraahim8298 si loo hubiyo nuuca ay yihiin waxa u tagtaa Dhakhtar cunaha ah ENT specialist.
@user-uz9ri5kv9k
@user-uz9ri5kv9k 10 месяцев назад
Dad bdn aya ka cabanayo allaha niga caafiyo wxa kudadashin markaa cadiyesatan ina saliid qombaha organiga ah kuluq luqatan 100/00 weka fcnthy mouth wash habenki intadan sexan kaho hadi yesta dhaga yaraha isticmala biyo bdn caba mrkato guriga kabaxesan cadaysta heelka calaliya cafimada nii rajena i.a
@Drsayid
@Drsayid 2 года назад
Mahadsanid Dr 🙏
@HiboCabdiwali-b1q
@HiboCabdiwali-b1q 24 дня назад
Alxamdulillaah run weeye daawada allaahayn baanoo hayo waxan allah waydiisanaynaa inuu xanuunadaa afka nagadaaweyo eebeheen oo bulshada iyo gobaha dinta aanan kafogaanin afka dhibaatadii darteed wad mahad santihiin walaalayaal
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
Anigu daawo waan ku daalay gabar kale oo xanunkaan qabta radsanaya hablihi kale ayaan ka baqaa 25 jir ban ahay guur raba mustaqbal raba xanunkana qol buu igu soo xiray oo dumarka xitaa lama haasaawo😢😢😢😢
@saredoqueen7004
@saredoqueen7004 Год назад
Qorfo dhagoole calaali markasta hn halkaasu kugu dayni insha Allah ❤
@saacid9340
@saacid9340 Год назад
Carabka sifican iskaga nadiifi wll
@MaxamudMacalin-ce4gy
@MaxamudMacalin-ce4gy Год назад
​@@saredoqueen7004Qorfo maxa ladhahaa wllo
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 8 месяцев назад
Allah ku caafiyo ilaahey bari inuu kaa qaado Insha Allah gaaska ayaa keenaayo iyo cuntooyinka qaar
@frau6191
@frau6191 8 месяцев назад
Oo walal hadii ad heshid gabar xanuunkan qabta sow caruurta ad dhashan iyagana lagama yabo inay sidas noqdan😭
@user-ie4dc6vz7w
@user-ie4dc6vz7w 3 месяца назад
Waan ku salaamay dr cudurka af urla wlhi wax ka xun ma jiraan afkayga wuu uraa mar walba wax aan ku daaweyona ma aqan wan cadaydaa lakin weli waa sidiisi salaasaha jamaca xita ma aado dhalinarayada aan is naqano ma dhex galo waxan ka baqaa in afkaygu soo uro plz iso duceya somali weyn😭😭😭😭
@saidhussein1882
@saidhussein1882 3 месяца назад
sxb wax fudud waye oo la xalin karo waxaa utagta dhakhtarka ENT quuman ayaa ugu badan waxa keeno. aan ku suaale mar mar ma tuftaa wax yabo cad cad oo urabdan? hadii jawabtadu haa tahay waxaa kuhayo quuman ee daawey ama qallin mar .
@MushtaaqCawil-im3lw
@MushtaaqCawil-im3lw 3 месяца назад
ilahy haku cafiyo
@user-zi3rn4tk4z
@user-zi3rn4tk4z 29 дней назад
@@saidhussein1882Wll Ana qumank la dhiban afkayguna in bdn urayay Wll mxn sameya
@HusseinHaredHaredHassan
@HusseinHaredHaredHassan 12 дней назад
​Asc xld kwrn
@HusseinHaredHaredHassan
@HusseinHaredHaredHassan 12 дней назад
Asc
@MohamedJama-bl6eb
@MohamedJama-bl6eb 2 месяца назад
ماشاءالله وبارك الله فيك
@ifrahizmacil7835
@ifrahizmacil7835 2 года назад
Mashalaah war aad uxiisobadan my brother Dr
@rashrash8150
@rashrash8150 15 дней назад
Mahadsanid doctor
@hasanmoodile1939
@hasanmoodile1939 3 месяца назад
Maasha Allah thank you
@Legend33661
@Legend33661 2 месяца назад
Thanks ustaad mhdsnd
@ayaanmo7352
@ayaanmo7352 5 месяцев назад
Thank you very much
@abdiashoor2385
@abdiashoor2385 2 года назад
Aad baad ugu mahadsantahay Dr
@fatushabdi9058
@fatushabdi9058 2 года назад
Doctor gabar walashay markay bahaato ayu afkeeda so uraa mxaa sababo
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi 11 месяцев назад
Hada meyee ka cafimaday wiil sas iga ehee😢
@abdullaahixasancali9885
@abdullaahixasancali9885 2 года назад
M.a mahadsanid Dectore🙏
@cabdiraxmaanfaarax9792
@cabdiraxmaanfaarax9792 Год назад
Mahadsanid dr alaha kusharfo
@lakadbawa6320
@lakadbawa6320 Год назад
Ilaah haku barakeeyo zxp
@fartun9503
@fartun9503 9 месяцев назад
Masha Allah 🎉 👍👍
@miniirapdisalaan170
@miniirapdisalaan170 Год назад
Wllo wad mahad santhy lkn waxn ka codsanaya cirdku marku duko ma la istic mala
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Masha allah thanks pro
@user-bv8ps7mr3q
@user-bv8ps7mr3q 6 месяцев назад
Dr sxb waa xanuunsahaye ilatali
@GloLeaders
@GloLeaders Год назад
Thank you DR
@abdallajaceloow9470
@abdallajaceloow9470 Год назад
Dr asc hal suaal ayaan qabaa taaso ahh calool fadhiga makeeni karaa af urka
@hawacabdiqadir7355
@hawacabdiqadir7355 Год назад
Adbaad ugumahadsantahi wll qali
@fartun9503
@fartun9503 9 месяцев назад
Thanks Dr
@sacdiyaabdurahmaanmohamed704
@sacdiyaabdurahmaanmohamed704 2 года назад
Asc doctore ugu horeyn wan ku salamey doctore waxan rabaa in aad talo iga siiiso si loo daweyo finanka wajiga sido kle oil faceka sido loo yareeyo fininka wajiga ayaa i dhibey finan badan ayaan wajiga ka leeyahay daawada ugu fiican iii sheeeg si aaan isaga daweyo adoo mahad san
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Wcs wll soo dhawoow labo muuqaal oo kala duwan ayaan ka sameeyay finanka iyo wajiga saliida leh ee fadlan channel-ka ka baar mahadsanid.
@nafidomohammed9958
@nafidomohammed9958 2 года назад
Wa Mahan saanyahay editors Canadian qaba markets wa cunta dawada xasasiyada
@MilgoShuun-tl8pg
@MilgoShuun-tl8pg 9 месяцев назад
Dr marmar mahee mar walba uu i uraa War xataa salaada jamacu waa i dhibsadaan. Maxaa dawi eh.
@user-zi3rn4tk4z
@user-zi3rn4tk4z 29 дней назад
Wlhy same nahay wa qumanka❤umalayna❤
@sacdiyamaxamednuur5167
@sacdiyamaxamednuur5167 Год назад
Aad ayaad u mhdsnthy wllkey marna Dr keyga
@qalbiallejecel4900
@qalbiallejecel4900 Год назад
Ani ciladan iheysato dhaqaatir wanka daalay Quran is saarayaa hada waxan rabaa mrkan in guur helo yaa diyaar ah an isfahamnaa
@Neymar-pu8ke
@Neymar-pu8ke Год назад
Wll ma cafimaday
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
Aniga walaal dhibkaas na waaka yara bogsaday lkn wali waan baqaa anigaa ku fahmaya oo diyaar ah oo dumar ki kale is keeni weynay labadeena is fahmeyne Facebuug igala so hadal Waxa igu qoran Abdalla Mohamed waxaa ii saaran sawir askar tuuto wadato
@ShakundaSak
@ShakundaSak Год назад
​@@Dhabarweynewll xaladan mugdiga ah si an uga baxo igu caawi noloshaba wn nacay inan nolodo aya igu dhib ah
@mahdijimcaale4853
@mahdijimcaale4853 7 месяцев назад
@@Dhabarweyne sxp mcn intee kaala soo xiriiraaaa
@batulaabdulle3085
@batulaabdulle3085 2 года назад
Jasaakallaahu Kheyra.
@user-ec5vw8bq3j
@user-ec5vw8bq3j Месяц назад
Dr aniga gaas iyo quman baa qabaa
@SiciidMaxamed-ti2ik
@SiciidMaxamed-ti2ik 2 месяца назад
Zxp dhowr bilood kohor bn dhakhtar qumanka ah utagay uxuu igu yiri qumankiisa mudo badan bay xanuunaayeen lkn dawooyinkaan haqaato markay awl ur bay keeni jireen hadana markii ay. Dawadii iga dhmaatay buu urkii igu soo laabty😢
@user-zi3rn4tk4z
@user-zi3rn4tk4z 29 дней назад
Saxiib ana qaba oo in bdn la dhiban mxn sameya
@Ahmed-we5cm
@Ahmed-we5cm 10 месяцев назад
Thanks you
@sumayacali4149
@sumayacali4149 10 месяцев назад
Hur Mar wacan D.r
@saamiyaxasan7771
@saamiyaxasan7771 Год назад
Asc wll ale barakeeyo ee kasoo hadal 2ba qof o+ hady guursadan ma dhiba jirtA waxaan maqly dhakhtar caruurta xanuunsny dhalaane maxa ka jira
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 Год назад
Iyah subxanalah ilahow igaqawo ani inti muslim ah ana 0+ ah xajigeygana wa 0+
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 3 месяца назад
Carabka geesihiisa ayaan ku arkey nabro yaryar Oo marna baaba,a marna soo baxo maxaa waaye??
@FaizaQali-kz1py
@FaizaQali-kz1py 11 месяцев назад
Dr maxa keno dadka ilkaha uxiranyinin ciridka butaca ama weynida plz plz iso jawab 😭
@maxamudxasan9123
@maxamudxasan9123 6 месяцев назад
Hadi uu qofka nadifiyo afka hadana in yar ka dib uu urayo kawaran nafadana uu dadaalayey waqti kasta
@user-zi3rn4tk4z
@user-zi3rn4tk4z 29 дней назад
Ani xtaa wll
@hamdiabdi1666
@hamdiabdi1666 2 года назад
mahadsanid
@aliahmed-lg7hx
@aliahmed-lg7hx 2 года назад
thanks Dre
@Bintu__yaseen
@Bintu__yaseen Год назад
Qofka ilkaha u xiran dun ma isticmaali kareee maxa lagu bixiyaa??
@rayaansaciid708
@rayaansaciid708 Год назад
Asc dr waxan ku weydiin rabay dawada ilakaha lagu cadeesto carabka malagu cadeen karaa?plz jwb Dr.
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
Sabab Maxaa diidaya afka dhan ba way gaadhaysaaye ma wax ilkaha kaliya ku koob naanayaa sanawaad baanaan Iyada mooyee caday kalaba arkine Malaha caday caadiya ayaad isticmaashaa taasaa kaa keenaysa
@jaamacsaciidcabdulaahi9936
@jaamacsaciidcabdulaahi9936 Год назад
Wll waxakuweydiinah yiridka kudhaca feraha maxasawawa
@hamdiabdi1666
@hamdiabdi1666 2 года назад
wax badan kaa faaiday dre
@farahabdi5319
@farahabdi5319 2 года назад
Riixda afka iyo tan sankaba wan qabaa daqtarna waan kadaale.......lkn wixi hada kadambeeyo guur raadis ayan ahy yaan noolasha isku darsanaa halkan
@ahmth167
@ahmth167 2 года назад
Wllo anaa ku diyaara halkeed ku nooshahay wllo
@mustafaahmed7156
@mustafaahmed7156 2 года назад
WLL MCN HADA MAKA CAAFIMAAD QABTAA TEEDAKALE ANIGU WAAN AABAA ILA IYO HADA LKN ZXPKAYGA IIGU DHOW WUXUU II SHEEEGAA IN AANAN AFKAYGU UTAYNIN OO AAN BUUFIS IS QAADSIYEY WLL WAXAA DHACDA INAAD IS AAMINSIISAY
@abdirahmaanyuusuf9200
@abdirahmaanyuusuf9200 2 года назад
@@craxmaancraxmaan6699 xaged jogta sxb ma xamar aniga si daacada kugu sheegaye
@saarahuseinsaarasheymaaa5787
@saarahuseinsaarasheymaaa5787 2 года назад
😳☝️
@abdirahmaanyuusuf9200
@abdirahmaanyuusuf9200 2 года назад
@@saarahuseinsaarasheymaaa5787 Abayoh Inan ku lahadla raba feecbook isheg ama keygan iga sodarso Abdirahmaan Yuusuf
@cabdiraxmaanfaarax9792
@cabdiraxmaanfaarax9792 Год назад
Dr afkaygu wuu uraa waxaana lagayaabaa inaanan mudo cadayin anigoo kabaqaya in hadaan cadayo ilkuhu igadhacaan pls ilatali siwalaalnimo ah iicaawi
@SalmaanMohamed-ke2hy
@SalmaanMohamed-ke2hy Год назад
Wll wx dawo ah mahysa xalad adag bn ku suganahaye
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
@@SalmaanMohamed-ke2hysxb Facebuug igala so hadal waxa igu qoran Abdalla Mohamed sawir askar tuuto wadata isaran
@MaxamudMacalin-ce4gy
@MaxamudMacalin-ce4gy Год назад
​@@Dhabarweynesxb daawo miya heysaa
@KhadarZaleban-qr6lx
@KhadarZaleban-qr6lx 3 месяца назад
Zxb Alle talosaarta oo barya waxkasta Alle ayaa inaga dawaynkara markaa Alle sidhaba ubarya wuu idinka kaxaynayaaye
@Maxamedcabdala-ov4vz
@Maxamedcabdala-ov4vz 7 месяцев назад
Taliye madaxa foqfoqa maxa loga hortegi karaaa plz soo sameey
@Bintu__yaseen
@Bintu__yaseen Год назад
Firi Dr ZAK mala isticmaali kartaa
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 месяцев назад
Af urka calosha sababta sida isgafka cunada waqtiga usaxneyn
@najahqaliqurux8411
@najahqaliqurux8411 2 года назад
Keep going brother
@ShugrimaxamuudBeriise-w8x
@ShugrimaxamuudBeriise-w8x 2 месяца назад
Mash alh❤❤❤❤❤❤❤
@user-dh2ts6cw9v
@user-dh2ts6cw9v 6 месяцев назад
Illahaw inta qabto ka bixii
@safiyofaras-il4mi
@safiyofaras-il4mi Год назад
Xalwada timirta malabka muxuuka dhibaa xasaasida dhuunta ama efashanka dhuuta ama laab jeexa boga
@user-kn7gi9ji4l
@user-kn7gi9ji4l 10 месяцев назад
Qumnka miya wll
@ahmedibrahim2363
@ahmedibrahim2363 2 года назад
Sxb toonta iyo basashu waa daawo dabeeciya ee saa looga fogaankaraa hhhhh
@muunacumar2735
@muunacumar2735 Год назад
Dr ciladan hada ayuunbaan isku arkay waan nadiifiya afka iyocarbkaba hadana waxan dareema dadku inay idhibsanayaan hadaan u dhawaado afkayga waxan ka dareemaya qalayl gaasna wan qaba ilaahy ha biiyoqof kasta o cildan qaba wax ku gelinaysa kalsooni daro
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
Maxaad ku ogaatay wll armaad iska shakiday uun shakina Wuu jiraaye
@faadumofaadumo9081
@faadumofaadumo9081 Год назад
Anbo mar dhaw isku arkay wxa wlbo wa ku sameyey Malin shan jer wa cadey lkn ma aqan swbta gas xun qawa tas iney Kenta macqula
@abdallabikolo5084
@abdallabikolo5084 Год назад
Wa la daweyn karaa
@frau6191
@frau6191 Год назад
@@faadumofaadumo9081 walal marka ad dad la kulmaysid xanjada kulul afka si gasho afkana qalelka ka ilaali sido kale canaha cirta ah cab caloshana mar walba socodsii
@SalmaanMohamed-ke2hy
@SalmaanMohamed-ke2hy Год назад
Wll aniga wy I dishay xaladani
@abdirahmanahmed745
@abdirahmanahmed745 5 месяцев назад
Asc Wan kusalamay Dr waxan kuwaydiin lahaa haduu afku I uro urkaana uukeenayo carabka oo laygahayo ma waxan ubaahanahay inan lakulmo DR ilkaha ah mise Dr kale
@KhadarZaleban-qr6lx
@KhadarZaleban-qr6lx 3 месяца назад
Zxb waxaa jira dhakhtar ugaara sanka cunaha iyo dhegaha markaa kaatag baan ku odhanlahaa
@FarxiyaYuusuf123
@FarxiyaYuusuf123 2 месяца назад
Wallo ent fican OO Nairobi joogo miyad garan ​@@KhadarZaleban-qr6lx
@qadroabdi7084
@qadroabdi7084 Год назад
dr quman aan qawaa marka saa id ee i barareer hilbaha qumaanka qaar wee cadaadeen qaarna waa gaduud xalka muxuu yahay
@ShakundaSak
@ShakundaSak Год назад
Af ur md ledahy wll
@MohamoudAhmed-mt9kc
@MohamoudAhmed-mt9kc 5 месяцев назад
Wall bahasha carabka nadiifisa aad sawirkeda soo qadatay maxa la dhaha😢
@sahramohamudali8089
@sahramohamudali8089 2 года назад
Thanks brother
@siidali6263
@siidali6263 Год назад
sxb sare wan is ku arkey af urka inta badan marka an dhax galo bulshada waxa ey igu yirah dan afkaa aad ayow u urooyaa ee iska nadiife sxb ana wan kudadaa loyaa ee ii sheg daawo fiican ii sheg
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
Dhaqtar gas tag waxa iska baarta H pylori bacteria wey keentaa dhowr ka cafimade arkay biyo kulul oo cusbo lagu daray ku luq luqo habenki iyo malinki mudo 2 jeer ah brush ka ilkaha isticmal
@lamaambarar2795
@lamaambarar2795 Год назад
@@Dhabarweyne walaal isoo jawaab plzz
@SalmaanMohamed-ke2hy
@SalmaanMohamed-ke2hy Год назад
@@Dhabarweyne wll h pylori calamadaheda I sheeg xalad adag bn ku suganhye af urka
@AbdirahmanSharmake
@AbdirahmanSharmake Год назад
Ma cafimaday wll se hada Tahay
@SalmaanMohamed-ke2hy
@SalmaanMohamed-ke2hy Год назад
@@AbdirahmanSharmake wll wa sidii uun wx xal md heshy
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
Anigaa qabay mudo 5 sano cml shaqadaydi iyo waxbrashadaydi waan kaga so tagay xita guriga hooyaday waka so guuray kaligey guri daganahay lkn 90% hada waxaa dareema inaa ficnaday qofki qaba insha allah waxa sameye wa ushegi dona in kasto qoral ku koobi karin fcbook igala so hadal “Hiil Walal” igu qoran sawir askar tuuto wadata isaran
@lamaambarar2795
@lamaambarar2795 Год назад
Walaal halkee kaala soo hadlaa
@lamaambarar2795
@lamaambarar2795 Год назад
Waa kugu soo darsaday i aqbal
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
@@lamaambarar2795 walal waa diyaar laakin kuma arko
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
@@lamaambarar2795 facebuuk somahan walal kuma arko ila so hadal messege iso dir
@saajidcarab
@saajidcarab Год назад
Pro iga caawi codsi wye
@mulkihassan3361
@mulkihassan3361 2 года назад
Wall mouth fresh maisticmali kara ano ilkaha ixiranyahin
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 Месяц назад
Ha
@caseyromaxamed6410
@caseyromaxamed6410 Год назад
Dr ilmaha yar sidee luga dawee yaa
@isbadel849
@isbadel849 5 месяцев назад
Caano siii
@najahmire6463
@najahmire6463 2 года назад
Ani dhakhtr wan tagey walina sidi ba ahey
@queens5170
@queens5170 2 года назад
Abaayo daawo kaa daaweeneeso makugu caawiyaa
@mohamedsalahisse7900
@mohamedsalahisse7900 2 года назад
@@Dhabarweyne biyo kulul oo milix (cusbo ) leh isticmaal Walaalo isbedel wayn ayaad dareemaysaa insha allah
@mawadaqurux7601
@mawadaqurux7601 2 года назад
Abayo ana ku caawinaayo lacag la,aan isbadal weyna waad arkeysa waliba sii dagdag ah insha allah
@barawaani7519
@barawaani7519 2 года назад
Walal aniga I caawiya 7 Sano Ayaan la dhibaateysanahay cudurka xalna ma hellin Isha allh inta la dhibaateysana ilaahay ha ka Dul qaado
@daakiryare5221
@daakiryare5221 2 года назад
@@mawadaqurux7601 xgeen kaala soo xiriiraa
@safiyomohamed7303
@safiyomohamed7303 2 года назад
A s c wr wb waxaa imadowaday ilkaha maxaan ku cadeyaa
@khadarcaliyasin4643
@khadarcaliyasin4643 2 года назад
Aniga suaadhayda waxay tahy waxan arkay qof marwalba afka nadiifinaya ugu yaraan dhawr jeer hadana wuu urayA afkiisu. Markaa waxan maqlay inuu jiro dad xididka xaarku kor ujeedo maxaa kajira
@khaliifshiikh2289
@khaliifshiikh2289 2 года назад
Waxas wax la dhahayo majiro Asoo neefsaneyn haduu uro markas waa afkiisa iska cadey dheh Asigo neefsanyo haduu uro cudur ayuu sanbabaha ka qaba dhaqtar geey qofkas
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 2 года назад
@@khaliifshiikh2289 ANIGA WLAAAL AYAY DHIBTAASI I HAYSAATAA BULSHADAA XATAA KA FOGAADAA SABAB AF URKA AH ANOOO CADEYDA MAALINTII WAXAAN CADEYDAAA SADEX AMA LABA OON WELIBA WAX IGA CADEY BADANI MA JIRTO HADANA DHIBTA WEY I HAYSATAAA CAAFIMAADNA WAAN QABAA ALLE AYAAN KA BARYAYAA INUU IGA BIIYO
@dhagacade8213
@dhagacade8213 2 года назад
@@mohamedabdirahman5840 kula mid ayaa ahy ilahey hana baabiyo Xal hada hesho nala so socodsii i a
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 2 года назад
@@dhagacade8213 HAYE WLAAL QALI
@faysal_media
@faysal_media 2 года назад
ASC huno telephonidana iso dira
@salmanabtidoon8173
@salmanabtidoon8173 2 года назад
Pro cudurka ku dhaco qumanka sidee looga hortagi karaa 🖐
@yasacabdulahi8214
@yasacabdulahi8214 2 года назад
Zxb haduu cudurka ku haayo anaa ka caawinayo Facebook ga iga so qabo
@sowdoqasim4886
@sowdoqasim4886 2 года назад
Asc
@everythinghasareason5756
@everythinghasareason5756 Год назад
Neefta an so tufayo ad io ad ayey u uraysa sida ugu fudud ee an ku dawayn karo i sheeg
@ShakundaSak
@ShakundaSak Год назад
Wll kula mid ahy wxn gadhy heer marka an xta sanka ka neefsado urtayda dad an i dhawyn dareman Quman miyaad ledahy wll
@user-kn7gi9ji4l
@user-kn7gi9ji4l 10 месяцев назад
Wll dawo ma heshy
@everythinghasareason5756
@everythinghasareason5756 10 месяцев назад
@@user-kn7gi9ji4l maya weli
@DaganDagan-wk7sm
@DaganDagan-wk7sm 5 месяцев назад
Wll xge kla so hdla
@SiciidMaxamed-ti2ik
@SiciidMaxamed-ti2ik 2 месяца назад
Xal baan kaa rabaa😢
@dhagacade8213
@dhagacade8213 2 года назад
Wll xarun caafimad ma leedahy oo an kugu sok booqanao si aad noogaga daaweysid dhibaatasan bulshadw naga goysay Plz ii so jawab
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Maya wll laakiin dhawaan baan samayn doona Insha allah.
@dhagacade8213
@dhagacade8213 2 года назад
@@drck1895 inshallah dr nala soo socod sii hadii aad sameyso
@drck1895
@drck1895 2 года назад
@@dhagacade8213 Haye wll insha allah
@naftiihure5972
@naftiihure5972 2 года назад
Asc sxb bal ila so xiriir hawshan waynu kasimanahy wlle
@CaligaabCaligaab-xl4wt
@CaligaabCaligaab-xl4wt Год назад
​@@naftiihure5972sxp teamkaga ahay heer wuxu igadh siyay inan ku sexdo inan qof dilo xalad xun banu islamaraynaa
@user-gv9io7yr7i
@user-gv9io7yr7i Год назад
Mahadnasid wll
@ismaciilamadichannel6884
@ismaciilamadichannel6884 11 месяцев назад
🎉
@user-qh9mm9nl6c
@user-qh9mm9nl6c 10 месяцев назад
Asc dr ck salan kabacdi waxan ubahanahay namberkaka plz
@jabrayasin7892
@jabrayasin7892 2 года назад
Ad bad umahadsthy
@xaawocali5439
@xaawocali5439 2 года назад
lambarkaa isii
@HashimAbdi-h5g
@HashimAbdi-h5g 2 месяца назад
Saxb maxa dawa uah
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 6 месяцев назад
War qumanka Saar laynine
@everythinghasareason5756
@everythinghasareason5756 Год назад
Sxbow hada ayan isku arkay sidan ugu fikirayey wlh maskaxda i dashay
@ShakundaSak
@ShakundaSak Год назад
Wll ma af ur uun mise neefta o dhan aniga noloshaydi aya mugdi gashay 6 sano qabaa
@CabdifataaxMaxamuudcabas
@CabdifataaxMaxamuudcabas 10 месяцев назад
​@@ShakundaSakxgeen kla soxiriira wll
@buuqmarabo2778
@buuqmarabo2778 2 месяца назад
Hadda ayaan sameeyay cid wali kuma darin
@buuqmarabo2778
@buuqmarabo2778 2 месяца назад
Hadduu haddu bacterial caused halitosis yahya qalajiye si ku meel gaar ah u xaliya mar marna toos u xaliya ayaa jira. Viral ama fungal caused hadduu yahay qalajiye waxba Kama tarayo.
@nasriyabintunajib23
@nasriyabintunajib23 Месяц назад
​@@buuqmarabo2778 wall wax ina kuweydiyo rbaa xage kalso hadla
@abdisalaancabdullaahi7457
@abdisalaancabdullaahi7457 Год назад
Wlle anu ihaysta muruguuna igu abuuray
@zalmaosman2049
@zalmaosman2049 Год назад
Huno ha murugone waxa sameysa matqan mar walpa cadeyo dawada kulun ku luqluqo farmasiyda ka ipso xanja hel cun wallhi wax laga urin maye
@HiisMohamed-n2e
@HiisMohamed-n2e 2 месяца назад
Xageed joogtaa
@user-nu3mc6jl7w
@user-nu3mc6jl7w Год назад
Qofkan dhaqtar haysanin ciridkina qodmay maxaad kulatalini ado mahadsan
@deeqonuur5445
@deeqonuur5445 Год назад
Wllo xage jogta
@nashaadabdala3139
@nashaadabdala3139 Год назад
Aboowe camarta soolababataa maxa lagu daweeyah
@XuseenCali-bz6fc
@XuseenCali-bz6fc 2 месяца назад
M.allha❤❤❤
@user-px1wo5hn4j
@user-px1wo5hn4j 10 месяцев назад
Goosaha maxa uroon
@adeshabdi8561
@adeshabdi8561 2 года назад
Abowe mxa istahmala plz
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Walaal muuqaalka ayaan ku sharxay ee fadlan dhameeyso muuqaalka.
@xamdacismaanjibaaxe1873
@xamdacismaanjibaaxe1873 3 месяца назад
Su al qumanku waxyna
@King_rip1
@King_rip1 Год назад
Dr anigu waxa igu dhacay quman xanun dhaqtarka ayan u tegay wuxu iso qoray qalajiye 30 xabo ah wan cunay o wan dhameyay qumanki wey i bogsaden lkn waxan isku arkay af ur anan lahanjirin marka mxan sameya sikasta o an u cadeysto dawada afka ugu luqluqdo waxba i tarimeyan wan yabanahay wlh 😢
@crisaaqyaasiin7117
@crisaaqyaasiin7117 Год назад
Allah hakaaa daweeyo wll Iyo intii la dhibaataysanba Caaafimaadku xishood maleh Ka hortagaaa iska daawaynta ka fiican Lkn wll waxaad ii sheegtaa quumanka ayaan garanwaayey bal ii faahfaahi Oo iga jaahil bixi Waxay yihiin
@King_rip1
@King_rip1 Год назад
@@crisaaqyaasiin7117 wll quumanku wakuwa ku jira qeybata gadale carabku ku dhamado ama daanka iyo dhuuntu halkey iska galan tilman intas dher maku shegi karo lkn iyago muqal lagu tusayo yuotubkad ka arki karta wll ku qor quman xanunka mxa kena
@crisaaqyaasiin7117
@crisaaqyaasiin7117 Год назад
@@King_rip1 thanks sxb aadaad u mahadsantahay dhibtaas oo kale kula qabaa laba biloodba Si kastoon u dedaalo waan yaabanahayba 🙏🙏🙏🙏
@SalmaanMohamed-ke2hy
@SalmaanMohamed-ke2hy Год назад
@@crisaaqyaasiin7117 anba zxp xld xun
@zalmaosman2049
@zalmaosman2049 Год назад
Waxad is tic masha markad dadka dhax jogtid si aan lagu karah san xano kulka marka si paxeysidna cadeyo dawada lagu luqluqdana ku si luq luqo dadkna afkda haw dhawan waxyar ka fagow
@momostaph3610
@momostaph3610 Год назад
Sidee isku daremee inuu afkaaga uraayo waaba yabnee???!
@ilwaad09mahamud76
@ilwaad09mahamud76 Год назад
Afka gacan saar Hana ku dhajin ku neefso sankaga ku uri
@ahmettyare9303
@ahmettyare9303 2 года назад
Gaasku hadu keeno maxa dawayn kara dr.
@SalmaanMohamed-ke2hy
@SalmaanMohamed-ke2hy Год назад
Wll ma qabta adna
@najmaheersare8638
@najmaheersare8638 Год назад
Wll dawo ma heshy
@israahmed3049
@israahmed3049 2 года назад
Dr xagee joogta
@daakiryare5221
@daakiryare5221 2 года назад
Abyo adi mgaaladee joogtaa isku dhib ayaan nahay bn filayaa
@libanabdimo4738
@libanabdimo4738 Год назад
Doctor Pharmacology Soo Badi
@user-ek7zp9td8e
@user-ek7zp9td8e 11 месяцев назад
𝐻𝑖 ℎ𝑒𝑙𝑙𝑜
@musamumin1943
@musamumin1943 Год назад
Maxa5
@axamedadaan5887
@axamedadaan5887 2 года назад
Nadaafad daro majiirto afakayga waan nadiifiya malintii dhow jeer wax kasatana waan sameeyay hadanaa isama bedelayo arortii markan cadaynayo wax cad caad baa igaso baxa wll iso sheega dhakhataar fiican aan u taago
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Walaal waxaa laga yaaba in uu jiro caabuqa quumanka ee u tag Dhakhtar ENT-ah
@mahadyre
@mahadyre 2 года назад
@@dalmargaazi5999 bro meel aan kaala soo xariiro iisheeg wlhi waa ku dhibtoonahay pls
@muscabmohamed8425
@muscabmohamed8425 2 года назад
@@dalmargaazi5999 sxib inte kala soo xariira
@axamedadaan5887
@axamedadaan5887 2 года назад
@@dalmargaazi5999 wll lambarkaga iso sheeg
@muniiraaxmed5483
@muniiraaxmed5483 2 года назад
@@dalmargaazi5999 xagen kala so xirira zhp
Далее
Kilkilaha uraayo waxa lagu carfiyo/Cafimat Fican
13:04
Просмотров 164 тыс.
CAABUQA QUMANKA IYO SIDA LOO DAWEEYO
6:01
Просмотров 60 тыс.
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 16 млн
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 2,4 млн
Maxaa keena Af-urka(Halitosis) ?
2:33
Просмотров 7 тыс.
TIMO DAADASHADA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | XALKA BIDAARTA
6:54
Neefta Afka🥱bararka gowsaha
7:41
Просмотров 15 тыс.
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 16 млн