Тёмный

𝗗𝗔𝗚𝗔𝗔𝗟| MARAYKANKA OO QATAR KA CODSADAY IN IIRAAN IYO XISBULLAAH DAGAAL KUSOO QAADIN IIRAAN 

idaacadda buuloxuubeey
Подписаться 545 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 месяца назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@Murlii2007
@Murlii2007 2 месяца назад
Ilaahey 70sano woo fiirsanooya wax ba waa qaban la,yahay Maxaa xal ah? Ilaah amooba tabar u heynin Israel iyo Mareykan?
@jamalamiinadamxaaji
@jamalamiinadamxaaji 2 месяца назад
@@Murlii2007 wll maxaa kaa khaldan sowma ogid in illaahay aduunka uu maamulo subxaanallah Misana ogtahay aduunka in uu imtixaan uu yahay war saan wax isku dhaan Allaha haku soo hanuuniyo waad xanuunsantahay
@Ilhansweet
@Ilhansweet 2 месяца назад
@@Murlii2007Subxaanallah ma gaal baa tahay maxaa qaldan
@Ilhansweet
@Ilhansweet 2 месяца назад
Waa sax ilaahay Subxaanallah baan ku amaansanay
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 месяца назад
Ilaahay reer falastiin iyo muslimiinta dhan ha u gargaaro.
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 2 месяца назад
Carabta waa kuwa falastiin jawiyay
@luuljiib977
@luuljiib977 2 месяца назад
Allaha u aqbalo shuhaadadooda ismaaciil haniya iyo fahad shukriya
@mohamedhusein5
@mohamedhusein5 2 месяца назад
اللهم آمين 🤲🏼 يارب
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Allaha Janno Fardowso Ha Geeyo Hogaamiyihii xaga Siyaasada Ismail haniya
@ProductionOgaansho
@ProductionOgaansho 2 месяца назад
Guul all muslim i.a
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 2 месяца назад
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu ....
@mustafjay4355
@mustafjay4355 2 месяца назад
Maasha Allah my brother Allah ku barakeeyo aduunyo iyo aakhiro
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 месяца назад
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 2 месяца назад
Alle ha u naxariisto wllken ismaciil haniya
@asimabdisalah9187
@asimabdisalah9187 2 месяца назад
Xasanaw iiraan iyo israaiil Aarmay wada shaqeeyaan?
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
Allow unaxariiso danbigiisana dhaaf Yaa Rabi
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 2 месяца назад
asc walaal xasan makula tahay in qumayniga Iraan laftiisa ay u sahlan tahay Iraan iny qaarijiso
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 месяца назад
Ciwaanka inta danbe sax yaysan dagaal ku qaadin israil sidas aya ila saxan oo iyaga ma u fasaxantahay in ay wadan islaameed ay maalin kastaa dad wax tar leh ay ugaarsadaas allaha unaxariisto haniya ❤❤❤❤❤❤
@khadarnambar3811
@khadarnambar3811 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abasshowqi538
@abasshowqi538 2 месяца назад
Xasan xisman xaji sxb cinwanka qoraalka qalad aya ka jira malaheyga
@AbdiHeybe-w3t
@AbdiHeybe-w3t 2 месяца назад
😢😭🤲🏾
@abdirahmanmohamed3283
@abdirahmanmohamed3283 2 месяца назад
Hassanow Iiraan waa bacbalayaal iyagaa ka masuul ah in la dilo Haniyah sababto ah ninka intu joogay qatar 6bilood maalinna qatar ma galin lkn hal habeen uu yimi Iiraan ayaa la dilay Illahay ha u naxariisto Laakiin Iiraan iyadaaba caqabad socota ah
@asimabdisalah9187
@asimabdisalah9187 2 месяца назад
Midakake maxaad u buun buunisaan iiraan
@FardowsaAliVIDEOS
@FardowsaAliVIDEOS 2 месяца назад
🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭😭
@osmanabdirabi
@osmanabdirabi 2 месяца назад
Qatar ayanolosomaray nacalad haku shacdee
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 месяца назад
Yaahuu
@The_president9
@The_president9 2 месяца назад
Ciwaanka muuqaalka zax wll Weerar kusoo qaadin Israel ayaan filayaaa inay tay
@CadowibrahimmursalCade
@CadowibrahimmursalCade 2 месяца назад
Ilaa iyo hada wadan mareykan naftiisa weeraro malawaayey allow ruush iyo china afka ugeli yarabi
@The_president9
@The_president9 2 месяца назад
Yaa weerari kara china iyo ruush kuma dhacaan
@CadowibrahimmursalCade
@CadowibrahimmursalCade 2 месяца назад
@@The_president9 mustaqbal ka dhow wax arag insha.allah
@abdimahad930
@abdimahad930 2 месяца назад
Amiin
@abshircade1931
@abshircade1931 2 месяца назад
Shiicada waa mindi ku taagan islamka
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 2 месяца назад
Hogaamiyaasha carabtu waxba ma dhaamaan naagihii cilaanka loosaari jiray si loo guursado
@Abdisatar
@Abdisatar 2 месяца назад
Oofaarka Wayn Allah Umada Ka Qabto
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian 2 месяца назад
Carab warkooda inaga daaya
@engilyas44
@engilyas44 2 месяца назад
Shico iyo yuhud waa isku miid
@kornelyaxye5960
@kornelyaxye5960 2 месяца назад
Yuhuud iyo shiico wax ban yeyna isu hanjabin illahna wa og yahay anaguna ogaaney dhagartooda iyo khiyaanadooda
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад
Asc, aniga koley ilama ahan iney iiraan dagaal weeyn aygaleyso, sheekada waxey kusoo gaba gabeyn doontaa sidii daraato oo kale waxweyn masameynayaan, iiraan masheegeen hadey dagaalka dhab kayahay, lkn operational lasheegaayo waa layaab
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 2 месяца назад
Iiraan iyaga shirqoolay Ismail hania
@Saaxibulquraan-zn9oz
@Saaxibulquraan-zn9oz 2 месяца назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركيين❤🤲🏼😭
@cabdallaxuseen8184
@cabdallaxuseen8184 2 месяца назад
Shiico faa iso ma leh
@khadarnambar3811
@khadarnambar3811 2 месяца назад
Asc
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm 2 месяца назад
Qoraalka cinwaan ka ku noqo sxb
@sheelere8987
@sheelere8987 2 месяца назад
Iska sax title ka qoraalka
@ismaeelmohamed1165
@ismaeelmohamed1165 2 месяца назад
Wadama muslimiinta ilaa ay iska dulqaadaan madaxda munaafaqiinta ah, noloshooda sidaan iyo si ka daran bey ahaaneysaa in mid mid loo ugaarsado, mana ila aha Iran in ay u aar gudeyso allah unaxriistee walalken ismail haniya.
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 месяца назад
Mareykan dagaalka toos bu ugu jiraaa
@dhiblaawemedia
@dhiblaawemedia 2 месяца назад
Japan 🇯🇵 ayaa ah wadanka kaliye ee USA 🇺🇸 diyaarado kuso weeraray lagend jaban hada waa kooxda reer galbeedka
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 2 месяца назад
Dabkaasi baaa larabaaa
@huseinomergaab-yq9nq
@huseinomergaab-yq9nq 2 месяца назад
asc.wadamadaislaamkadhamaantood.waxaankubuurinlahaainayxidhiidhkaujaraan.maraykankaiyoisraal.awoodoodanamideeyaan.ilaahaynaisuxidhaan.awoodailaahaybaakawayntanmaraykanka.eeislaamkawadnahaugashay.markaaislaalkowmulinimadiinamuujiyailaahaybaaidingarabgali.hadiikalewaaddulesnaandoontaan.ilaa.aadusoonoqotaanilaahayooaadisudhiibtaanilaahay.uunbaadgaadhi.kartaanguul
@Nimco-u3d
@Nimco-u3d 2 месяца назад
❤️🇮🇱🌹🇮🇱🌷🇮🇱🌺🇮🇱🍂🇮🇱🌼🇮🇱🌸🇮🇱💐🇮🇱❤️
@osmanabdirabi
@osmanabdirabi 2 месяца назад
Americanka markuu leyahay lahadal xisbulah iyo Iran muxuu markii hore ogacelin wayey isaga kadanbeyo dilka marekanka hoyada was dheh nacalad haku dhacdo
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 2 месяца назад
Dagaalku hafaafo dunidana yuuna ruuxna ku hadhine waa in laga jawaabaa dilkii ismaciil haniya
@ZainabGuleid-c4b
@ZainabGuleid-c4b 2 месяца назад
Halagu dilee idinku fadhiya ha usheego inay kibirka iyo gardarada joojiso hadaanu doonyn in la gu duulo allah ha unaxariisto ismaaciil haniya
@dahirmohamedali
@dahirmohamedali 2 месяца назад
Title ka iska sax
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 2 месяца назад
Waxy samyso wa arki doona iran, waxay ila thy gantaalaha iran iyo kuwa hamas inaany is dhaamin oo gantaalo caqli leh aany ahyn lkn xagas u jeedi uun ay yihiin ,
@seedcumar5384
@seedcumar5384 2 месяца назад
Iiraan waxba ma hayso waa la sahan saday 😂😂😂kuweedii ayay u aargudi wayday kana kaba sii daran. Iiraan la mood noqon se wayday 😂 eber
@maxmdeabdikaadirmuuse8844
@maxmdeabdikaadirmuuse8844 2 месяца назад
Oo iyaga marka aay Israel dileysay Ismael haniya maxey u dhihi waayeen ka jooga reer galbeedka waxey doonaan ayey no sheegaayan
@nuurali1245
@nuurali1245 2 месяца назад
Title waxbaa ka qaldan sudee iraan iyo iraan isku dagalaan wayaab.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 месяца назад
Riwaayadeedii bay bilaabi doontaa walal ayaguba lug weyn inay ku lahayeen baa laga yabaa dilka haniyah marka kuwaas rajo ha ka sugin
@Jibril58
@Jibril58 2 месяца назад
Iraaninta maxa ka waaley ma sida Carabta netanyahu biyaha qubeyska suuliga u geeyaan
@hamzehaabzade453
@hamzehaabzade453 2 месяца назад
Gaal iyo Muslim aya lokala bxya somaliey diyaar ma tuhin
@abdirisaqyuusuf4753
@abdirisaqyuusuf4753 2 месяца назад
Waxbo gaalo yayn calaacalin naktaa la ga galin
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 месяца назад
Sida ay rabaan ayay u hadalyaan gaaldu
@mahadibrahim4069
@mahadibrahim4069 2 месяца назад
Iran haday weerar Laga yaaba qaadi weyso saacadaha soosocda wexeeda waabooto bootada faraha badana waxay noqotaa fuli nimo
@FeysalNice
@FeysalNice 2 месяца назад
Aniga waxan la yaa banahay America waxu leh yahay israel weey kudileysa wax waliba kugu sameeneysa ee Adiga ma wee rar kartid 😡 Bal caqligaas ila fiiriya
@shariifmaxamuud-fd8hc
@shariifmaxamuud-fd8hc 2 месяца назад
Mareeykan waa balaayo muslmiintu wataan
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 2 месяца назад
Israel waxay radineyso waa iran iney talabo sooqado
@Golxjrdj
@Golxjrdj 2 месяца назад
😂😂😂 Nataniyahu Isagaba Mayd Socoda Ah Balse Markaykan iyo Xulifadiisu Ma Oga Illahay Cadab kiisu inu ka Daran Yahay Dhabatada Dadka Islam ka Ah ku Hayaan
@cabdiwelimaxamed7451
@cabdiwelimaxamed7451 2 месяца назад
Iiraan beenteed weeye iyadaa laga tirtirayaa bariga dhexe jileeceeda darteed
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 месяца назад
Bal eegno
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 месяца назад
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 2 месяца назад
Carabta waa kuwa falastiin jawiyay
Далее
Yəni, sizcə, indi bu nə deməkdir?
0:23
Просмотров 82 тыс.
NCT DOJAEJUNG 엔시티 도재정 'Perfume' MV
3:07
البرغوثي: إنتهى أمنكم!
5:32
Просмотров 76 тыс.
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
Yəni, sizcə, indi bu nə deməkdir?
0:23
Просмотров 82 тыс.