Тёмный

MUUQAAL CUSUB OO ISRA OO ISKU DAYAYSA IN AY XAQIRTO GEESNIMADII SINWAAR+ FALLANQAYN AL-JAZIIRA 

idaacadda buuloxuubeey
Подписаться 545 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@adonallah2302
@adonallah2302 День назад
Sadar muuqdo su Aal kadhan waa la Arkey geesi nimadiisa Mar kuu Noo laa iyo markii uu shihiidaayeyba inuu Alle Natusiyey bey ciil kaqabaan ileen qorsha hooda meyna Aheeyne الله اكبر
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 День назад
Gesinimo leh dadnimo daacaðnimo leh aqoonyahan leh yaxye sinwaar alle naxariisto shuhud janada farduwsa ilahay ha waraabiyo insha
@Ikismn123
@Ikismn123 День назад
Yuhuud xaasid nimadooda allah ayaa inoo sheegay
@Imraan53
@Imraan53 День назад
Yaa aaminaa hee
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph День назад
adoonyada sharaf iyo geesinimo aqiro neh allah ka aqbalo shahiidnimadiisa
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg День назад
Wa sii dhigeen yahuud wa eeyo markeey waxa dhigaan ayeey dubayaan subxanalaah intaa lacagta u ka keena
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 День назад
Duubooga ilmaha yer yer degaalka lagu qasbaa soo duubeen waana ku fududaadeen ay dhaheen markasto ayagooo wax harynaayo soo duubeen laakin madaxda raali kama aheen
@saladmuxyidiin2906
@saladmuxyidiin2906 День назад
Cctv camerda tariikhda ku qoran wa 2023 dhamadkiisa
@mdiinshmuse5369
@mdiinshmuse5369 День назад
بسم لله الرحمن الرحيم * اللهم صلي على محمد وآل الطيبين الطاهرين
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir День назад
Haa xafydaha iska xidha ku dhe geesigaasi wuu guulaysye
@AmiinMuhammadAbuud
@AmiinMuhammadAbuud 20 часов назад
Natayu yahuud habaqtiyo in shaa alaah yaa. Alaah
@sakariejama9456
@sakariejama9456 День назад
Aniga ugu horeeya libax
@qisooyin-m2j
@qisooyin-m2j День назад
Ilmo nimo gormee laga baxaa
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 День назад
QORAX banaanka taala, ayay rabaan inay sacabada ku qariyaan. YS wuxuu ku shahiiday SHARAF iyo GEESINIMO Allaha u naxariistee.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@SadiaBella-rm2pq
@SadiaBella-rm2pq День назад
Allah uu naxaristo halyey ween yaxyaa siwaar ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥺
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph День назад
Marba ado rabi ku ciseeyo cida kuma duleen karto cido illaheey duleeyana cidna ma ciseen karto bal kaalaya sidiiso kle o dagaalama waa adinka markeey xalada in ku xumaato dholalka huustiisa ku cararaayee sinwaar waan salaxodiinka qarnigaan xataa hado shahiiday wey dinka bixi ladahay cabsidee ad ka qabteen nasriga illaheey waa so dhawyahay insha allah
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph День назад
Illahay idamkii caroortaas waxeey ka mid noqon doonaan kuwee qudus iyo falastiinba xureen lahaa allow kadhowr dhagarta daalimiinta xaqa neh kusog
@mohamedabdul1986
@mohamedabdul1986 День назад
Asc hadaan ka hadlo aragtideeyda muuqaalka hada eey soo bandhigeen waxeey rabeen in eey ku kabaan kan geeridiisa si eey u dhahaan waxaan helnay sinwaar oogod ku dhuumanaayo ayaan dil ay waana kan cadeeynta alle ween ayaa kashifay
@jawaahircabdi3936
@jawaahircabdi3936 День назад
Waa Muqaal hore marhore ayan aragnay yahuudu waa Meyd ugarsadayaal dhow Meyd oo falastiin hore aywy usoo qaten
@inaazzet3239
@inaazzet3239 День назад
geesi nimadiisa ayay ku baabinayaan waa siday ofaarka iyo xertiisu rabaane
@AhmedAli-w2g9t
@AhmedAli-w2g9t 19 часов назад
Alle ha u naxariisto
@luuleyali5171
@luuleyali5171 День назад
Muuqalkan wuxu ahaa mar hore
@AbdiAgood
@AbdiAgood День назад
❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😢😮😅😊
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 23 часа назад
Waxuu shahiiday Geeri sharaf leh Sayyid yaxye Sinwaar Waa dadka Dhifka ah zamanadaan nool la Dhihi karo Taariikhda Baal Dahab ah buu kaga yaal الله يرحمه راحمين 🤲😭
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi День назад
Gesi nimadisa wa tan rabi ino cadeyey alle hau naxristo shahidkas
@sakariejama9456
@sakariejama9456 День назад
Aniga ugu horeya
@SamaleiIbrahim
@SamaleiIbrahim День назад
Cc camerda Tariikhda ku qoran 06.10.2023 cumarow
@abdihayle6819
@abdihayle6819 День назад
Kkkkkk haye lacag ti cuntadi awy waxaden moho tukyahow fulayga eh qara ahayo wax walbo lelaso shirtagan ilahey sikale ayu badala tugada alaha nijab sho yaxye iyo rer falastin wa gesiyal adunka majogo kuwo udhig mo gesinin madoda gul aha siyo walalahen bidnilah 🤲🤲🤲🤲🥰🎁🏆🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 День назад
Asagoo dhintay wali ka cabsanayan geesi ilahay jano fardawsa ha ka waraabiyo
@hamdiyahye-iv2cu
@hamdiyahye-iv2cu День назад
Asc Yaxya sinwar wanin sharaf leh Muqalkani wa danyel hagari
@geeseyinamaclin881
@geeseyinamaclin881 День назад
Cc camera 2023 wye sifiican ueega
@duruussomali6163
@duruussomali6163 День назад
2:22
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 23 часа назад
Taariikhda xusidoonta Geesiga
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 День назад
Yaa wareeysanaya waqtiga ayeey bedeleen yahuud nacalad haku dhacdo
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 День назад
Muqalkan ayaan horena wey soo bandhigeen in yar bay ka soo bandhigeen oo ilbiriqsiyo ah 😅lakin muxuu u tarayaa haduu asagoo sida askarigii u dagaalamaya uu shahiiday
@Zainab-e5y4d
@Zainab-e5y4d День назад
iyagaa ku dhuunta hada waa kuwa ku jira markay xisbilaah soo weerarto 😊
@Amilah1234Mila
@Amilah1234Mila 14 часов назад
Vidio mar hore ayu ah sanadkan bilowkisa argayay hada mahan
@mahatmahamednurre
@mahatmahamednurre 23 часа назад
wll kasoo hadal inta diyaaradood ee lagusoo riday Qasa waa imisa?
@sadiyoali286
@sadiyoali286 День назад
Qarara haayo odagii ahlu narka asga godad galo xafaydne xirto dha dhanka dharer ha hacesto
@CabdiSamed-o9v
@CabdiSamed-o9v День назад
Yuhuuda alle ha jabiyo waa barabogaandadoodii waa edit waxani
@somaliakingafrica3774
@somaliakingafrica3774 22 часа назад
Video so bandhigeen waa 2020 ee diba halgu noqdo gaecadad yuhuda
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 День назад
Nin rerkiisi meel wanagsan haduu geestay asagana furinta istagay kuna shahiiday maxaa ku jaban
@ibrahimdekow
@ibrahimdekow День назад
ManshaAllah walashey ❤🎉
@Bashkapoy-y3q
@Bashkapoy-y3q День назад
Videogan Waa wax lasameeyay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 23 часа назад
Godka Caruurtisa Ayuu Ku Qarinayay
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by День назад
Aqliga yahanla idinka xadin hadba sahuuniyadu waxay soo bandhigto iyo waxay tidhaa ayaa kaqaataa balse anaguse waan ognahay waxani inatahay barabagaad iyo wax aan jirin tahay ayaa xaqiiq ah sidoo kale allaha awoodale ayaa nooga waramay sahuuniyadu waxay tahay
@AliMohajim
@AliMohajim 23 часа назад
Wcs
@duruussomali6163
@duruussomali6163 День назад
10.6.2023
@mohamedamiin2889
@mohamedamiin2889 День назад
Lion ayuu aha
@noorabduwelisalah7804
@noorabduwelisalah7804 День назад
Cida fuleyga ah waa loo wada jeedaa Israel madaxdeeda iska daayee saraakiishada xitaa furunta ma tagi karaan fuleynimadooda halka ay gaadhsiisantahay
@somalisareone6198
@somalisareone6198 День назад
Yaxye sinwaar ama god hakasoo baxo ama haku dhuumanaayo Waxa geesinimo ugu filan inuu qasa oo saa qaacu uga baxayo uu ku go ay Waliba furinta Yaaa allah yaaba gari kara Yahuu ilahy waxn uga baryayay sidii shaaroon ubakhtayay si kadaran inuu ubakhtiyo
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 23 часа назад
Wll wadmahadsanthy
@AdenFarah-nq6gx
@AdenFarah-nq6gx День назад
aar yahuudu xaasidsanaa wxa aduunka dhan uuwada arkaayay miyay rabaan inay dhankala uleexiyaa
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h День назад
war muqalka waka horeyey 7 october
@dhhol77
@dhhol77 День назад
Allah Haku abaal mariyo shahaadadisa Sinwaar geesinimadiisa aduunka sida qoraxdo kale ayey uga so ifbaxdey ma qorax ayey qarin karaan😅
@mr.taaraa5382
@mr.taaraa5382 День назад
Waa muuqaal hore waana bulowga dagalka ayuu ahaa
@fartusaid8054
@fartusaid8054 22 часа назад
Wcs wr wb
@mabruukahussein2486
@mabruukahussein2486 День назад
Anaga waxuu allh swt natusay isagoo labisan misna goobdagaal kusugan xaqii baa idinfashilay dheh. Idinka lee soobandhigay😂
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah День назад
Markaas waa marhore yahuud libinta ayaga uunbaa isku raba😢
@alphakatun7878
@alphakatun7878 День назад
Waxasi waa muufi
@zakariaademmohamed9593
@zakariaademmohamed9593 День назад
Geesinimo ku shahiiday
@Shacni724
@Shacni724 День назад
30kii sano ee u danbaysay yahuuda aduunka waxay ka gadeen beentooda io probogaan dadooda lkn hada aduunka waa fahmay munaafaq nimadooda nacalada.
@runneymohamedomar5237
@runneymohamedomar5237 День назад
Yuhuud bentodha waa mid ilahey ino cadeye mid nakaqarson nah mawaoho kadhibin waye
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 День назад
Waa beentoda balayada iyga oo xafayada xirta cabsada kaadida xitaa aan ceshan Karin eey modaan Sinwar waa geesi shahiiday asigana ku duceystay inu ku dhinto shahiidnimada Ilahay haka aqbalo Jannada Allaha nagu kulmiyo
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 День назад
Shahiid yaxye sinwaar inuu si geesinimo ah u dhintay gaal iyo muslimba waa ogyahay yuhuuda waxba borogaandadooda waxba tarimeyso
@AxmedYusuuf-m4m
@AxmedYusuuf-m4m День назад
Qofdhumaneyyo umasobaxen dibad
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 День назад
Fashilkooda ma qarin karaan iyo beentooda, Zinwaarna waa halyey Shahiid ah
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne День назад
Yaxye gesi nimo kudhintay
@luuleyali5171
@luuleyali5171 День назад
Muuqalkan wuxuu ahaa markii kow Gaza la galay ayaa la so dayaay hadda xasuusatan
@maxamedahmed1674
@maxamedahmed1674 День назад
Godka waa laga so baxaya mooyee lama galayo
@AliHassan-kf1ry
@AliHassan-kf1ry День назад
Ninkii godka ku cararayo oofaarkii soo ma eheen
@Kheyr_show
@Kheyr_show День назад
Been fakatay run ma gaarta sinwar wuxu ahay wa iska cadahay qofna kama dhageysaneyso yhuda gaal iyo Muslim
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 День назад
Kuwa iyaga u dawo dhaqo ayaa rumeysta nacalad dushoda ha ahaate
@AsadAbdi-pm1wt
@AsadAbdi-pm1wt День назад
Ninkan Waxa Lagu sheegay Inu yahay nin yuhuudi Moroccan ah
@sadiyoali286
@sadiyoali286 День назад
Ninkee
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi День назад
ninkee
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir День назад
Ninkee
@AliHassan-kf1ry
@AliHassan-kf1ry День назад
Waa beentooda
@SaleebaanMaxamuud-c5j
@SaleebaanMaxamuud-c5j День назад
Waa beenale yaal
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 День назад
YAHUUDDA kama xishoodaan beenta iyo dulmiga, waxaase ka daran, ciddii AAMINTA.😅😅😅😅😅😅😅
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil 23 часа назад
yahuud waa fidno waa fuleyaal an ragga kala hortagi karin hubka ay haystaan dhulka kama dagaalami karaan wallhi waa aragney balse walaalaha mujaahidiinta Reer falastiin mesha uu Hoogaamiyahooda safka hoore dagaalka uu kaga dagaalamaayey yaxya sinwaar gesi gesi dhaley ayuu ahaa
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 День назад
Gaal waliba dagalamaya hadalkisu wabeen boro bagaando ah maskaro ayay kasamayn karan wajigisaqof kale baa isku sgabihi kara
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi День назад
been madaayaan
@AliMohajim
@AliMohajim 23 часа назад
Cida warkaan loo sheegayo waa sacuudiga iyo emerat iyagaa waxa ay Israel sheegto sideeda uqaata ee aduunka dhan waa la arkayay gobanimada u ushahiiday isagoo is dhiibin oo ilaa naftu ku jirtay dagaalamayay
@SamaleiIbrahim
@SamaleiIbrahim День назад
Cc camerda Tariikhda ku qoran 06.10.2023 cumarow
Далее
Павел Дедищев - «Как кайф»
42:08
Просмотров 466 тыс.
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41