Тёмный

🌙⭐Malawax🌙 farsamesan🌙⭐ ku wanagsan in lagu afuro 🌙⭐ 

shukri masala
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 133 тыс.
50% 1

Shukri masala

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 317   
@fardowsaabdullah6179
@fardowsaabdullah6179 4 года назад
M.ailhy hku barakeyo gacanta qurx bdn ee wax bdn oo qrx bdn anka brtay shugri qrx❤👍👑
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 года назад
Fardowsa Abdullah walal subscribe ii saar
@riyaaqfaraxsan9069
@riyaaqfaraxsan9069 4 года назад
Msha allh mama shukri mclimadyda caawa ku afuray sdaanna waan usmeeyy wlba qaladadan waankushiiday marka dubayyna zaid u iidhibay wuukala fuqayy lkin mrki dambe debka ugaabiyy aadna wa u ilaaliyy alx waaku guulysty mahadsanid mama shukri gcntada alla hkuu brkeeyo
@shukrimasala
@shukrimasala 4 года назад
Masha Allah qaali 🌙⭐❤️ my walashey ❤️
@riyaaqfaraxsan9069
@riyaaqfaraxsan9069 4 года назад
@@shukrimasala ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍
@xamdicabdi2783
@xamdicabdi2783 2 года назад
Tnx wllhi walaalahay baan ukariye manta afurka duhurki baan kaa daawaday galabkiba wan usameye m.a waxayba leyhin Wax Kala marabno Kan lee soonka noogu dhamey wad mahad santaha shukriyeey awlaad baari ahna allaha Ku siiyo i.n☝️ Wax kudhibana alla kuma tuso 🌷
@Maryam-br9js
@Maryam-br9js 4 года назад
Mashallah hbbti shukran khyre allah ku siiyo wan ka faiday manta ku labo wan sameysanaya wan ka helay allah gacantada ku barakeeyo hbbti miisanka aaqiro allah kugu kabo🥰❤️🔥🙏🏻
@mahdaabdullahi3419
@mahdaabdullahi3419 4 года назад
Mashllah waa mulawax aad u qurux badan wllshy alle gacanta haku barakeeyo🤲amiin❤
@hajiyare7657
@hajiyare7657 4 года назад
Masha allah Amarka illaahay waan iska jecelahay Malawaxa xaajiyadaynu Aadbay utaqaana
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 года назад
Masha allah shugran shukri masala alle haku xifdiyo
@user-ps6gi4rj3q
@user-ps6gi4rj3q 5 месяцев назад
Masha Allah Lkn saliid maadaama aad ku dubayso inaadan ku qasin ayay ahayd
@simankulane8509
@simankulane8509 4 года назад
Mansha Allah tabarakallah aad ayuu qurux badan yahay gacantada Allaha kubarakeeyo bi idmillahil kariim
@faizacsalam1367
@faizacsalam1367 4 года назад
mahadsanid anku weydiye birta xaged ka soo gaday islii ban kula jogaa
@sadiamohamed6398
@sadiamohamed6398 4 года назад
Masha Allah mahadsanid qaali caafimad iyo barwaaqo kunoolaw waligaa waad naga dhistee
@62faisa
@62faisa 4 года назад
Mashallah habo qali Ilhaahay cafimaad Sareecan haa kuu siyo haa is dhibin ee marbaa waxii aad awood noo soo dheeg uun 😘😘😘
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 года назад
Maasha allaah tabaarakallaah
@abdiwalideerow2714
@abdiwalideerow2714 Год назад
Gacantaada illah hakuu barakeyo
@mahadoxaajixussen9808
@mahadoxaajixussen9808 4 года назад
Masha allah wll shukri aad ayaan ku rabee inteen kala soxidhiidha fadlan iso jawaab
@faliscali6933
@faliscali6933 4 года назад
MAsha allh tabarkalah kalay iska arag waye wlh malawaxan thanks xabibti sida ad nogu sosharaftay
@SafiyaSalon
@SafiyaSalon 4 года назад
Masha Allah 👌❤
@umuyuusuf3669
@umuyuusuf3669 4 года назад
Masha aalh uqti ilaah qeer haku siiyo
@hanaanali2476
@hanaanali2476 4 года назад
Masha allh habo mcn shukri Ramadaan Mubarak maanta anaa ugu horeeyo dhamaan muslimiinta waxaan lee yahay caafimaad ku sooma insha allh Ramadaan Mubarak 💯❤❤❤❤
@hamdibbe4168
@hamdibbe4168 4 года назад
gacanta allaha ku barakeyo wax badana ka fa iidey dambigagana allaha dhaafo
@farxiyacali9727
@farxiyacali9727 4 года назад
Masha allah mom gcnta allae haku barakeyo cfmd taam ahna alle haku siiyo fisrt😍
@farxiyacali9727
@farxiyacali9727 4 года назад
@ayaan qurux hye mcnt wan ku saray
@faadumodaahir3149
@faadumodaahir3149 4 года назад
Hooyo shugri ramadan mubrak hooyo mcn wn ku salama 😍😍😍🕌🕌🕌🕋
@AnzalAliIhavethatproblemwithu
@AnzalAliIhavethatproblemwithu 4 года назад
Habo gacantaada Allah Allah hakuu barakeeyo
@fadxicawiljaamac729
@fadxicawiljaamac729 3 года назад
M.a m.a m.a abyo gacntaada allh Ku brkeeyo lkn Kn mrq maloogu cunikro mhoo mcnkaa Ku badan cml
@ayaancabdi7015
@ayaancabdi7015 3 года назад
Manshallh
@xubixasan1439
@xubixasan1439 4 года назад
Gcntaa allh ku Barkeeyo hadaa ayaa duwoyaa masha allh waaye afurka inta lag garaayo sugii la ah 5:34
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 4 года назад
Asc ma lagu darayo bakin ama qamir?
@Bashkallpp
@Bashkallpp 4 года назад
aniga waan idin sara ilaah dartiisaaan idin ku caawiyaa sibkarabka ilaahdartisa garabka aan isqabano soomali maxamedaey kii mileysiya leen ufadhiya ilahey waxaan kabaryaaa in muradkiina idin sahlo rmadanka fadligiisa inta aqrisato sibkarabka isararaan rabiyow muradkooda usahal
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 года назад
Mash’Allah 😍👌
@abdulkadirainte11
@abdulkadirainte11 4 года назад
Please walashey markaa Kenya imaado icasuum waa ku soo raadinaa all the way from washington DC ala macan badaa malawaxaa mashaa Allah ilaah haku dhowro walaashey
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 года назад
mashaAllah wlh aad ayaan ugu helay ilahay gacantada haku dayo hapo mcn inshallah bari tijaabinaa maanta plan kale sameysty
@FaadumoAbdi-bd7iv
@FaadumoAbdi-bd7iv Год назад
M.a my quen mahadzanid ❤
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 4 года назад
masha allah xabiti allahu yaxfiduk uqti
@habibosheikh2387
@habibosheikh2387 2 года назад
Masha Allah
@abilitytoconvey
@abilitytoconvey 4 года назад
Tartankii malawaxa waxaa koobka qaaday cidkale maaha.... waa queen shukri masala
@shukrimasala
@shukrimasala 4 года назад
Aad aya u mahad San tahay
@abilitytoconvey
@abilitytoconvey 4 года назад
Adaa mudan....Fartiin iga socota maheshay email kaaga?
@sadiamusemohamed1883
@sadiamusemohamed1883 4 года назад
Mnsha allah shukri masala habo mcn farxad iigunoolow mcnto
@amranalibile235
@amranalibile235 4 года назад
Abaayo maasha allaaah
@yasminbeautiful1
@yasminbeautiful1 4 года назад
Masha Allah abaayo afur wanagsan qaali 🥰😋😋😋❤❤🌛🌛👌👌👌
@munezachannel14
@munezachannel14 4 года назад
Masha allah habo cafimad ku cuna malawax qurux badan waye
@abdulkadirainte11
@abdulkadirainte11 4 года назад
Masha allaah inaba caadi ma aha ilaah qeer ha ku siiyo wax badan ayaa bartay walaashey
@ifrahmuhidin4346
@ifrahmuhidin4346 4 года назад
Masha allaaah gacantaada allaha ku barakeeyo cadey 💕💕💕💕💕
@sahraaden5262
@sahraaden5262 4 года назад
Maanta ayaanba rabay malawax inaan sameeyo qaabkaan ayaana u smynaayaa.....mhdsnd habo qali
@somaalilithroom5857
@somaalilithroom5857 4 года назад
ASC DHAMAN UMADA SOMALIYED RAMADAN KARIIMWAAN OGAHAY INAAD COMMENT KEYGA AQRINOYSI OO AAD LAYABAN BAN TAHAY SAWABTA AAN KU LEYAHAHY AA WAXEY TAHAY SUBSCRIBE II SAAR HAMI AYAAN LEYAHAY SUBSCRIBE INAA II SAARTO NEH WAXA OO KA DHIBAAYO MALEH 1k IGA DHIMAN 100 QOF plzII SARA ASXAABEY IFKA LAGU YAHAY WLL II SAAR WLL🇸🇴😥👑♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shankaroonrahma2918
@shankaroonrahma2918 4 года назад
bulshaawi official kuu saarney
@Bashkallpp
@Bashkallpp 4 года назад
scw sxb keyga isaar kadana waa kusaray
@sihaammaxed4167
@sihaammaxed4167 4 года назад
Canuhu cana qasan miyaa wll
@rahmomohamed9992
@rahmomohamed9992 4 года назад
Masha Allah ❤❤❤😘
@rahmaruney3778
@rahmaruney3778 4 года назад
Wow Maasha Allah 💯
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 года назад
Rahma runey walal subscribe ii saar
@everthingchannel1319
@everthingchannel1319 4 года назад
Maashaa allah walaasheey gacantaa alle hakuu barakeeyo caafimaadna haku siiyo
@shankaroonrahma2918
@shankaroonrahma2918 4 года назад
Maansha allah ❤️❤️❤️mahadsanid xabiibti
@idilapdilahi4738
@idilapdilahi4738 4 года назад
Asc macalin zhugri mulawaxa maan khamiriso lagu darayn mana la fixinayn
@deeqaibraahiimnuur6388
@deeqaibraahiimnuur6388 4 года назад
Masha allaah illaahay ha idiin daaweeyo kuligiin manta waxansameeyay sanbuuskii aad noo soo galisay waanku guuleystay mahadsanid hadana waxan sameynayaa malawaxaan adigana allaha ku caafiyo insha allaah
@mohamedadam5137
@mohamedadam5137 Год назад
Masha allh indhaga nur allha ku sara
@suheydishire9223
@suheydishire9223 4 года назад
Masha allah gac maha ilahey haku barakeyo
@suheydishire9223
@suheydishire9223 4 года назад
Hada sameye Mcnto qeer alaha ku siyo jasa kalaha
@saynabcige2828
@saynabcige2828 4 года назад
MANISHA Allah
@SaynabMaxamed12
@SaynabMaxamed12 5 месяцев назад
Masha alah shugri
@ahmedabdiazizmohamed7397
@ahmedabdiazizmohamed7397 4 года назад
Mash Allh
@nafisohassanahmed275
@nafisohassanahmed275 4 года назад
Masha'Allah habo mcnto jazakallahu kheyr
@ilwaadqurux77
@ilwaadqurux77 4 года назад
Mashallah habo shukri jazaakalaah ilaahay gacantada ha ku barakeyo aamin
@sofiyoaadan6522
@sofiyoaadan6522 4 года назад
Masha allah shugri sharaf qeyr badan allaha ku siiyo sidad nogu faidesay ayaan wax lasiista leheen allaha ku xafido adiga iyo familkaga 👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahrocisman953
@sahrocisman953 2 года назад
Malawaxa birta canjeelada lagu dubo ma lgu dubi kara
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 5 месяцев назад
Ukunta booskeda mxaa gasha karaa
@cadareeycadar3433
@cadareeycadar3433 4 года назад
m.a hbo shukri qurux wankahelay gacantda alle hkuu barakeeyo
@fozioosman1264
@fozioosman1264 4 года назад
Wow
@suadishmohamed3669
@suadishmohamed3669 4 года назад
Maa shaa Allah yummy 😍
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 года назад
suadish mohamed walal subscribe ii saar
@samiiraaxmed3169
@samiiraaxmed3169 4 года назад
Good food
@ilhaamahmed5457
@ilhaamahmed5457 4 года назад
Masha Allah xabbti Ramadan Mubarak
@umukhalid9009
@umukhalid9009 4 года назад
Maansha Allaah shukri xbbt gacanta Allaha kuu barakeeyo
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 года назад
Birta halkeed kasoo gadey walaasheey aan Nairobi kaaga dirsadee waxaan joogaa London
@misramohamedali427
@misramohamedali427 4 года назад
Mashaallah ❤❤❤👌
@nuuroxuseen5437
@nuuroxuseen5437 3 года назад
maash.alaah
@FarxiyaCali-vy2dg
@FarxiyaCali-vy2dg Год назад
m.a ❤❤❤❤❤❤
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 года назад
Masha allaah waaw qatar kambaniga shukri msala yummmy 😋👍
@ayaandeqa5604
@ayaandeqa5604 4 года назад
Mashallah tabarakallah gacantada illahay Haku barakaysan
@farxiyoxasan4951
@farxiyoxasan4951 4 года назад
M.a keep going abyo shukri wa marki igu horeysay comment ka baxsado dhanka you Tube
@safiamohamed7964
@safiamohamed7964 4 года назад
Maasha allah shugri mohmed alle gacantada haku barakeyo walshay
@duniyoxasan3569
@duniyoxasan3569 4 года назад
Masha allh gacan tada allha kudayo
@jawaahiribrahin3034
@jawaahiribrahin3034 4 года назад
Masha.allha.cafimad.kucuna.insha.allha.🤲🤲🤲🤲♥️♥️👌👌
@zuziugbizh4165
@zuziugbizh4165 4 года назад
Mnsh Allah wlhi wn ka helayi xita sidu u quruxbadn yahay lkn wllo waxan ku wayidiyayi sugo Ma lagu cuni Kara thnx🙏
@suheybo15adan88
@suheybo15adan88 2 года назад
Masha allh
@ubahali9841
@ubahali9841 4 года назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
@sihaammaxamudcumarabdi8632
@sihaammaxamudcumarabdi8632 4 года назад
Mashalha waye
@muhiboabdulahi2535
@muhiboabdulahi2535 4 года назад
Masha allah shukri apyo wax yaabo badan ayaan kaa bartey alle haku xifdiyo
@fadumaali6391
@fadumaali6391 4 года назад
MaShaAllah 🌟🌟💐💐💕💕
@fuadiman6589
@fuadiman6589 4 года назад
Mnshalah tabaarak taslam yadika
@Aalaamaxamed
@Aalaamaxamed 4 года назад
Www aniga ugu horeeyo samidey habo shukri reply iso dheh samiyey
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 года назад
maido abdi walal subscribe ii saar
@deeqonuur1808
@deeqonuur1808 4 года назад
Masha allaah tabarakalaah abaayo gacanta allaha ku barakeyo
@asmakaamil4173
@asmakaamil4173 4 года назад
Msh allh
@farhiaali5107
@farhiaali5107 4 года назад
Maasha alaah Abaayo ilaah kuxafido caafimaad kucuna inshalaah qeyr Badan
@luulmohamoud4457
@luulmohamoud4457 4 года назад
Wan dhawnhy masha allh aad ayu uqurux badan yhy insha allh biri wan sameysaaa
@hamadihamadi3494
@hamadihamadi3494 4 года назад
Masha allaah
@hamdiahmed5118
@hamdiahmed5118 4 года назад
Masha allh qer alaha ku siiyo habo iyo cafimaad tab ah
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 4 года назад
masha alah mesha jogto wajogalee shukri shacni 😙😙
@munayusuf8832
@munayusuf8832 2 года назад
Habo shugri masala hadiu aanan haysan haylka shiidan maxaan ku badashaa habo mcn
@sahraomar4517
@sahraomar4517 4 года назад
Mashaa Allh hoyo mcn shukri barakal .laah
@happyofficiall
@happyofficiall 4 года назад
Ramadan Mubarak
@rayaan8734
@rayaan8734 Год назад
Waw
@khadraelmi8693
@khadraelmi8693 4 года назад
Masha Allaah wll qali Ale ha kubarakeyo
@nimonorali4168
@nimonorali4168 4 года назад
Maasha Allah qurux cfmad ku cuna Ramadan Mubarak Mubarak walashay
@seynabhasan9986
@seynabhasan9986 4 года назад
Malawax aa cadi ahen kaso turtay masha allah cafimad kuna
@safiyoahmed8783
@safiyoahmed8783 4 года назад
Mansha allah walal shukri sharaf ramadan mubaarak mahad sanid mcnto macalimadayda wax badan aan ka faidey
@umasihaam693
@umasihaam693 4 года назад
Wow wow mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 года назад
Masha Allah abayo shukran 🥰
@mishtiimaxamed4803
@mishtiimaxamed4803 4 года назад
Mash Allah tabarakallah
@amalrerjaziiroamuulah3945
@amalrerjaziiroamuulah3945 4 года назад
Masha allah tislami xabibti
@nafisoalaahi9260
@nafisoalaahi9260 4 года назад
Masha Aalaah gacantaada Alaah ha kuu barakeeyo
Далее
SIDA VIDEO  LEYSO KARBASHAY ALLE AYA OG(SOMALI MALAWAX)
2:39
Friends
00:32
Просмотров 368 тыс.
Malawax Fudud Aadna U Macaan ||Easy Crepes.
6:35
Просмотров 58 тыс.
Malawax Guduud Iyo Macan Badan
10:18
Просмотров 187 тыс.
KACKAC AAD U MACAAN SO DAAWADA ASXABTA
15:22
Просмотров 17 тыс.