Тёмный

SIDA VIDEO LEYSO KARBASHAY ALLE AYA OG(SOMALI MALAWAX) 

RUUN FAMILY
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 105 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 2 месяца назад
Masha allah abyo qaandooyinkaan kaligood maalagadaa mise digsiyaal aa lalagadaan wn rabay halkee kasoogaday birtaan galigeed maalagadaa ayadane❤❤❤
@mammajanat6071
@mammajanat6071 5 месяцев назад
Like 1 So yummy and tasty recipe 😋😋
@NajmaMaxamed-rs1nb
@NajmaMaxamed-rs1nb 19 дней назад
Ukun la an maladuwi karaa😊
@UmuMascuud
@UmuMascuud 4 месяца назад
Masha Allah xabibti iso boqo wn ku so boqday ❤❤❤❤❤
@falisa576
@falisa576 5 месяцев назад
Malawaxa wa qurxoon yahay lkn Inad faxisada ka dayso bay ahayd. Si qurux badan ban u Dubta weligayna faxiso kama daran Malawaxa caano iyo ukunta lo badiyaa Ku filan
@Naagishubta
@Naagishubta 3 месяца назад
Vanilia ku dartay faxiso maaha
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 5 месяцев назад
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi yaa Allah
@suadmahamud6406
@suadmahamud6406 5 месяцев назад
daqiiqda ayaa fiican wll hada hargeysa ayaan joogaa malawax wax kasta ood ku sameyso sidaa manoqonayo lkn markaan mareykan daganaa malawax qurux badan oo sida sabayada soo fuuro ayaan duban jiray, gacmaha allaha kuu barakeyo
@fathiaabdi747
@fathiaabdi747 3 месяца назад
.
@UmuSuheyma
@UmuSuheyma 5 месяцев назад
Masha Allah abayo isoboqo walashe
@seynabcali4205
@seynabcali4205 5 месяцев назад
Runtii waa qurux badanyahay maashaa Allaah
@IkranIkran-sd9gn
@IkranIkran-sd9gn Месяц назад
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤شكرا لك يا قلبي احبك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 5 месяцев назад
Masha Allah xabiibti Ramadan mubaraka xabiibti 🎉🎉🎉🎉🎉
@MaariyoMuumin
@MaariyoMuumin Месяц назад
Ma❤❤❤❤
@venisemoroskimoise.1979
@venisemoroskimoise.1979 3 месяца назад
Great cook 🎉🎉
@jidokoostamusic
@jidokoostamusic 5 месяцев назад
Mashallah ❤
@jisooismybiasandsoisyours4299
@jisooismybiasandsoisyours4299 5 месяцев назад
Mashaaalla Mashaaalla ❤
@SafaanaChannel1
@SafaanaChannel1 5 месяцев назад
Waw m.a
@zeyneb-tv1tq
@zeyneb-tv1tq 3 месяца назад
ما شاء الله🎉🎉 تمارين
@ahnettek3298
@ahnettek3298 5 месяцев назад
Allaaha ku caafiyo
@SuhaybasayidSuhaybasayid
@SuhaybasayidSuhaybasayid 4 месяца назад
Wllo hedhe malawaxa daawe malagusamaym kara wayo dadba dhah maqliga an kudhagin daqiiqda ayad ubahan tahay bay dhahan wllo marka dawaha cadiga dawo somali malgudubi kara jawab walashay dar alaah igujawab
@Ruuneyfamiliy
@Ruuneyfamiliy 4 месяца назад
Dawaha Laxoox da lagu dubta maya lakin maqaliy waa lagj dubi kara
@Kawtharahmed88
@Kawtharahmed88 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 4 месяца назад
🇹🇷🤪
@Abdiazizali-b6u
@Abdiazizali-b6u 3 месяца назад
Somali xasisana wee kafaidheen lkni subscribe sari maayan
@ilhamedebsan1520
@ilhamedebsan1520 5 месяцев назад
Mashaallah ❤ lakin Ma fixiso ayad ku dartey ?? Vanilla maxay tahay wll ?
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 4 месяца назад
Vanilla faxiso mahan waa udgiso kega lagu daraa waa sida helka shidan ayaa lagu udgiyaa
@SuhaybasayidSuhaybasayid
@SuhaybasayidSuhaybasayid 4 месяца назад
Ala o waruuniya walshay hada kufirsaday chnnel kaaga kale nadai iguqoran kana wa ani war sodhawow 😅😅😅 ruumi sida idhirigalisay wuxun ba ururinaya malindhow maha mayandeerad ban noqon 😅😅😅😅 hore usoco
@Ruuneyfamiliy
@Ruuneyfamiliy 4 месяца назад
Shukran xabiibti so dhawaw
@munaGerat
@munaGerat 5 месяцев назад
😂 malawax lagu dara faxiso wa ikow😂
@Ruuneyfamiliy
@Ruuneyfamiliy 5 месяцев назад
Faxiso kuma darin ee waa carfiso kkkkk
@munaGerat
@munaGerat 5 месяцев назад
@@Ruuneyfamiliy haa sax xabibti
@RaxmoMaxamed-xk3rw
@RaxmoMaxamed-xk3rw 4 месяца назад
Faxiso maxaa kugi dartay
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 2 месяца назад
Maxaalagucunas
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 2 месяца назад
Ruumi mise saan aa lagusiinaa ilmaha qaleel waaye Ayan isleeyahy
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 2 месяца назад
Masha allh waye malwaxda
@hudamohamed5310
@hudamohamed5310 5 месяцев назад
Is it pain flower sis?
@Ruuneyfamiliy
@Ruuneyfamiliy 5 месяцев назад
Normaal flower
@BahjaOnline
@BahjaOnline 5 месяцев назад
Allaha ku caafiyo xbbt❤
Далее
АХХАХАХАХАХАХАХАХ
00:16
Просмотров 176 тыс.
Cleaning🤣 #shorts #トイキッズ
00:18
Просмотров 6 млн
SIDE U DUBTA SABAYADA ( HOE MAKE SOMALI JABATI)
11:26
MUUFO IYO MARAQ AAD UMACAN/SOMALI FOOD
8:45
Просмотров 158 тыс.