Тёмный
No video :(

😱KIISKA HANA 5 SARKAAL AYAA I KUFSADAY ABAHAY WASIIR CUMAR AYAY GURIGA KULA QAYLI JIREEN SUBXANALLAH 

ILYAAS GUBTA MEDIA
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad‪@HabeeniyoMaalin‬ ‪@DrAminaYonis‬ ‪@dahir.alasow‬ ‪@MaxkamadaDahirAlasow‬ ‪@M.SOMALI431‬ ‪@googaa24k‬ ‪@googaa24k‬ ‪@QISADAMAANTA‬ ‪@ImranStudio‬ ‪@abwaandaauus‬ @d

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@Maria28832
@Maria28832 Месяц назад
GABADHAAN HOOYADEED HAWEEYE XALANE MIYAA DENMARK JOOGTA FAMILY DHAN JOOGE
@zeinab-o6r
@zeinab-o6r Месяц назад
Ani sheekadaan maba fahmin mar ehelkeyga hala ii geeyo hadana hoyadey iyo aabehey ma fahmin please yaa fahmey
@wapiWas-bw8jl
@wapiWas-bw8jl Месяц назад
Waxay leedahay guriga hooyaday ayaa laygu kafsaday rag iyo dumar
@zeinab-o6r
@zeinab-o6r Месяц назад
@@wapiWas-bw8jl haa bisinka waan fahmi waaye mahadsanid
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
@@zeinab-o6r waa zaaniyado dhamaantood maadaama Allah ceebtoodi asturay iyaga is fadeexeeynayo. Allah ma cafiyo kuwanoo kale. Waa maamooyin dhurdarsaday, haddayan towbad keenin.
@hodanjama4361
@hodanjama4361 Месяц назад
Naciimo hal kilmad oo run ah kama jiraan reerka eey ka hadleeyso caruurtooda yaa yurub jooga hadeey walaalheed yihiin hal dhinac ha dhageeysan reerkaas gurigooda anigaa tagi jiray hadaladeeda dhan waa is dhaaf dhaaf
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 Месяц назад
MARKAY WAXAAS KU SAMAYNAYEEN XAGAY LA TAGI JIREEN. GABAR YAR BIKRA AH IMISA MAALMOOD AYAY KU QAADATAY BIKRA JABINTEEDA. MAXAY UQAYLIN WAYDAY.
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 Месяц назад
Waxan waa been walalo
@Birds-i5b
@Birds-i5b Месяц назад
Warkeeda waa ku galo layahay miyaaa qabil dartiii dawaldii siyad bare waxa Rogey waa kaa reerkaa intey difaacyaan reeerkaa xaqa goormu imaan
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Месяц назад
Sheekadaan been bay iila egtahay sidee naago u kusadeen
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
Waa habaaran yihiin maamooyinkan illaahey u ceeb astuuray oo hadda is fadeexeynayo. Ogaada, dembiga hadda aad galeysid ayaa ka weyn kan aad sheegeysid in lagugu sameeyey. Balaayo buuweeso bogga ha idinka gasho inta is fadeexanayo. Waa hooyooyin markii horeba xuma oo suuqa ku jiray oo suuq joog ah. كل امتي معافاه إلا المجاهرين
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Месяц назад
Dambi ma laha gabdhaha la kufsanaayo ee waxaa dambiga leh wax matarayaasha wax kufsanayo.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
@@sucdisiad3316 sow waalid ma lahayn, maxay gabdhahooda u ceshan waayeen? Aaway dhaqanka suuban ee aad ku faantiin. Waalidiinta Soomaalida DAYUUTHIIN ayey ahaayeen marka ay gabeen gudashada waajibaadka Allah ka saaray carruurtooda. Faanka badan iska dhaafa ee gabdhahiina guriga ku celiya. وقرن في بيوتكن aaway
@user-cu5cx6qt6p
@user-cu5cx6qt6p Месяц назад
War ilaahay ka cabso ilaahay ayaa balan qaaday dulmiga iyo caasi waalidaynka inaa aduunka lagu cadaabayo intaan aakhiro la gaadhin maxay galabsadeen maxay tahay ceebta ay leeyihiin ee Allah u asturay hoostaada ka heli hadaad dariir lahayn ilaahay ha kashiso cidkastoo qof dulmiya af iyo adibba markaa adiga afka ayaa ku dulminaysaa dumarkaas soomaaliyeed ee dhibaataysan Allah hakaala xisaabtamo insha Allah Allah
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
@@user-cu5cx6qt6p dulmiga aad sheegeysid muxuu yahay? Qof gurigeeda joogto waligaa ma maqashay. Islaamahan ayeeyooyinka may Allah ka baqaan!! Dulmiga sheegeysid muxuu waa kuwii gaalada u fuuli adigane aad dhaxli jirtay gaalka Ka baqtiyo. Allah baad ku xadgudubteen oo idin yidhi:وقرن في بيوتكن oo ah gurigiinii jooga oo ragga ayaa mas'uul idinka ah. Haka calaalina natiijada oo ah in gabadha ay zineesato Ka dibna markay 60 sano ay gaarto oo ayeeyo noqoto ay tidhaahdo waa ley kufsaday. Waa tii DHEEG alifay heestiisa caan baxday oo Maryan Mursal qaadi jirtay Lixdaneeyadii(60dii):" Badaw yow dib ha u celin dadkan soo baraarugay". Sow dumarow xishoodka Ka taga! Rasuulkeeni salalahu caleehi wasalam: ان لكل دين خلق وخلق الاسلام الحياء.Diin kasto waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda islaamka waa Xishoodka. Xaggee joogtay akhlaaqda gabdhaha soomaliyeed. Waa tii kaligoodi safri jiray mun qaarad ilaa qaarad. War Allah ka baqa gabdha aad dhasheen ama ayeeyooyinka u tihiin guriga ku celiya si hadhow 60 jir ay u dhihin ninkeygaa i kufsaday. Wal ciyaadu billaah
@caasha93
@caasha93 Месяц назад
Gabadh lakufsaday maxay dembi ledahay bastaryahow afka xun naa ceeb amusbaa barateen dumarka xaqooda dib logu tuman maayo
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 Месяц назад
Gaber aan hoyaded laso karin wax walaba o dhib leh way la kul mayn maraka dhawaca aan yareyn ba so garay
@jamaadabdullahikumandoos4645
@jamaadabdullahikumandoos4645 Месяц назад
Hooyadeed xageey jirtay marka waxas ku dhacayaan ani tan warkeeda waa ku wareeray
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Месяц назад
Wall waxaas oo Dada siday xumaan is ugu raacayaan
@KawsarAhmeth
@KawsarAhmeth Месяц назад
Qof miskiin ah o cidna u naxay ariga fuulaya dad iska dhaafe
@fahimacilmi3577
@fahimacilmi3577 Месяц назад
😢😢😢😢
@user-gc9bz2yj6i
@user-gc9bz2yj6i Месяц назад
Waxan Sheeko Baraley iyo Dad Ummad Ceebeys ban u Fahmay
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Месяц назад
Xoolihii Xaqdarada ahaa ee somali laga dhacay ayuu abahaa kugu koriyaya cuqubadi umadaa kugudhacday abahaa baa kusijiiday CuQubo.
@basrayusuf5598
@basrayusuf5598 Месяц назад
Shame on you aabaheed guryo, xoolo kama taggin waana la wada og yahay wax hubso walaal
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 Месяц назад
WARTAN WAA NAHAABAD. WAXAY TIRI INAAN ILLAAHAY HAG SIIYO AYAAN MAR UUN RABAY. KKKKKKKK.
@Birds-i5b
@Birds-i5b Месяц назад
Cumar xaaj8 masle : amey reerka polical loo sameyeey shucigiii baaaa waxaaa sameyn jirey ama yuhudii siii cumar pressure
@safiswisdom9369
@safiswisdom9369 Месяц назад
Soomaaliyeey Cuqubo ha shaqeysanina Gabar Soomaaliyeed waxaan ku dhicin ma dhahdo waa igu dheceen Abaayo sharaf ku Noolow wax ma garatada ha u jawaabin waa jaahil
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 Месяц назад
Ma fahmin
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 Месяц назад
Mamadan hadalkii ayada wato ayeey mel kale kuboodeysa waxba lakamafahmayo mida kale qofwalba walaikufsaday ayeey leyihin cimri ayaa kujirtiin waxas iskadaaya 😊
@mulki4516
@mulki4516 Месяц назад
Naciimay aabehed wuxuu ka mid ahaa dadki somalilaan dhibaateeyay cuqubo halki laga galay ayay caw huruda ninki caano baas dhamay caruurt ka laysa
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
Sawir dad dhinday maxaa keenay
@jamalwarsame518
@jamalwarsame518 Месяц назад
Waa beenteed Omar hagi masale ma dhalin,naag uu qabi jiray ayaa dhashay aabahed waa hadamo
@ismailsahal9397
@ismailsahal9397 Месяц назад
Rag iyo dumar ba hee Shekadan
@Salmaan_omar12
@Salmaan_omar12 Месяц назад
aniga beney ilathy
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Месяц назад
Gabadhaan waa xanuunsan tahay marks dadka walaal maxaad ka warsanaysaa
@Maria28832
@Maria28832 Месяц назад
GABADHAN DAHIR DAHAB U TAG ASAGA MADAXWEYNE AH SOCIAL MEDIA MAXKAMADIISA SI FIICAN DADKA U KALA SAARA CADALAD TAALA DAHIR DAHAB
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp Месяц назад
Daahircalasow qabo dheh waa kiis culuse
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Месяц назад
Mid waliba ookiyaale door binaysidataa
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
Melkasta kufsi Ku difacesaa adiga walal maxa sababay
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂INTAAN QOF BEEN SHEEGAYA DHAGAYSTAY ISLAANTAAN WAX KA BEEN BADAN MA ARAG. MALAHA WAY DAROOGAYSANTAN. GURIGII AABEHEED IYO HOOYADEED IYO WALAALADEED RAGII JOOGAY AYAY MUSQUL U AHAYD. XATAA NINKII USHAQAYNAYAY.
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 Месяц назад
Naagsigaar cabtaa iyada is og
@haboncabdilahi-iv3ix
@haboncabdilahi-iv3ix Месяц назад
Dadkan qurbaha tagay dhamaantood waa fadaro wayo naaguhu hàwdaradaane habar markay yarayd waalidkeedu kari waayeen ayaa cimri markey gaadeen waa laykufsaday dhahaya saafi iyadaa sheegtay inay baararka adijirtay tana iyadaa shegaysa in walidkedu ku dhibanaa kuwa waraqaya iyo kuwa waraysanaya dhamaantod waa fqdaro
@AbdullahiHassan-st6co
@AbdullahiHassan-st6co Месяц назад
Ilkaha cathi ladac kadib kuhathal ina ather
@AbdullahiHassan-st6co
@AbdullahiHassan-st6co Месяц назад
Atheqo qabar aya danqasha lexen Qabil dartis markad dadka kuhor mataqi.....wixi wax kufsathi maqabilka
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 Месяц назад
Adigu ma waxaad tahay ku dumarka ah oo hadana dumarka kale cadowga,u niqdo way aad intaas oo,xumaan ah uga,sheegaysaa gabdhaha dhahayo waa nalakufsaday haday,xitaa wareegaan caruurta oo,dhan baa jecel inay wareegaan oo firii ahaadaan waalidkana way isku dhibaatoodaan ee kadaa dumarka in aad aflagaadayso tankale sow ma ogsoonid in kuwii macalin iskul ama dugsi xitaa wiilashii ay leeyihiin way nafaraxumeeyen walciyaadubillaah walaashay Ragu waa kubadan yihiin kursiga iyo inay geedkooda lo ordayaan ee ha u eexan waligaa waxaa garab istaag u baahan dumarka iyo Caruurta taas ogsoonoow
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
Waan gugu raacay anaga xamar joognay 14 ahaa qaxii meel xaflad loo aado ama loo wareego aqoon dad loo daag wayay wareeg oo markii la fara xumeeyay 60 jir ku sheegaya waa waxa iga yaabiyay may sheegan markas
@user-cu5cx6qt6p
@user-cu5cx6qt6p Месяц назад
Kuwaaga ilaasho kuwan warkooda intaa iska dayso
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 Месяц назад
😂😂😂😂😂FADLAN NACIIMO WALAALE WAXAAS CAMAL SHARAFTA YAYSAN KAA DILIN. WAYDII MAALINTII MEEQA JEER AYAA DABADA LAGUU QOYNAYAY.
@safiswisdom9369
@safiswisdom9369 Месяц назад
Yaa sharafta ka qaadey sow Adoon Eebe Abuurey maaha
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Iyaantaan waa la i kufsadey ayeey ka shidantahay
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
@@Kaafiya_25 yurub markii la geynayey maxay gaalada ugu sheegi waayey. Dawlada siyaad Barre waxay caan ku ahayd dumarka gar iyo gardaraba u hiiliso, maxay dawladii kacaanka ugu dacweyn waayeen? Waxaa meesha ka cad in wada ogol ahaayeen ( consensual sex) oo ahayd Zino loo bareeray. Illaahey u noqda oo towbad keena. Daahir calasow asigaa u baahan in la maxkamadeeyo oo dilal badan oo caddeymahoodi la hayo galay, waa Moryaan. Carab waxay tiraahdaa: qof wax haysanin wax ma bixin karo. فاقد شيء لا يعطي
@omhajar69
@omhajar69 Месяц назад
استغفرالله
@jamalwarsame518
@jamalwarsame518 Месяц назад
Naagtan waa hore ayaa la deeyriyey waa alcholist
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Месяц назад
Caniib Naagaham dhahaya waa nalakufsadey maxaa isku garbasaar kadhigey waxaan maxooley kuraadinayaan
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 Месяц назад
Waxaan waa bentod dadka dahayo 60 sane kahor laikufsaday wamaxay waanyabnay
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 Месяц назад
warka habrahaan iyo xulufadoodu wadaan waa dagaal sumcad lin soomaaliya lagu hayo oo qoomuluudyadu soo alifeen ee haloo diyaar garoobo dagaal quumu luud
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
HGTV e. Tdjxe shtiyo ceeb we dhmatay adon Kala ogeyn nin dartisa U difaceysa
@jamalwarsame518
@jamalwarsame518 Месяц назад
Nin libiyaan ah ayaa heeystay oo hal wiil oo wecel ah ayeey heeysata,Denmark ayeey deganeyd oo lacag eey ka soo dhacday 2sano ayeey xirneeyd,weey soo baxday sweden 🇸🇪 ayeey iska dhiibtay,naagtan Omar hagi masale ma dhalin ee xaaskisa hore ayaa dhashay,marka beenta eey la wareegeyso waa lacag doon oo daroogada ku cabto ayeey raadineeysaa,xashiish
@Maria28832
@Maria28832 Месяц назад
KUWII DUMAR AHAA DA WAA DIIDEEN ISLAANTAAN 56 KAMA YARA
@Birds-i5b
@Birds-i5b Месяц назад
Ragga Sarkisian waa handler siyad bare war waa jiraaa
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Месяц назад
LA idinka raac Siyaad barre minshari xaasidin idaa XASAD ooya ilaa qiyaamaha .
Далее
Паук
01:01
Просмотров 2,5 млн