Тёмный

005 | QADIYADA SOMALILAND | JAWAABTI SHARLAAWE 

WAKHTI MEDIA
Подписаться 257
Просмотров 4 тыс.
50% 1

WAAD KU MAHADSAN TAHAY DAWASHADA MUQALKAN WAXAN RAJENA INA WAX BADAN KA FAA IDI DOONTO MUQALKAN WAXA ISKA LEH
AADAN SAHAN》 / @sahanpodcast97
KANALKISA WAKAN KORE WAXANA RAJENA INA KUSO BIIRI DOONTO KANAALKENAN SIDO KALE WAXA NAGALA SAAXIBI KARTA BARTENA TIKTOK
WAKHTI MEDIA 》www.tiktok.com/@wakhtimedia?_...
Muqalkeni kowaad iyo 100 subscribe imisa nagu gaadhsin karta si an u helno dad badan ado asxaabtada u share garenaya
Websitekena kusii meel gaadhka ah
Wakhti media 》wakhtimedia.blogspot.com/?m=1
Mahadsanid
Hashtags
#aadansahan #sahanpodcast #akhriska #aadansahansahanpodcastakhriskaquraanka #akhriskaand #aadansahansahanpodcastakhriska #somaliland #sharlaawe

Опубликовано:

 

6 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 9   
@FatimaApdikariim
@FatimaApdikariim 27 дней назад
Manshalah indeer caqliga alle Haku barkeeyo❤
@SusuAdam-o3n
@SusuAdam-o3n 28 дней назад
Keep up
@aragsanaragsan3988
@aragsanaragsan3988 26 дней назад
Masha-Allah tabaraka geesi
@jaadyare128
@jaadyare128 27 дней назад
Horta dhulbahante mahaysaa
@loolan01
@loolan01 23 дня назад
Anagooo somaliland ah maaha ee waa idin koo somaliland ah iyo anago khatumo ah iyo awdal state . Waa hadii marada rer ka la huwado hadi marada rer ka la turana inagoo somali ah ama hargaysa jog ama moyale jog ama lascanod ama xamar jog baa aan wada hadalno
@abdullahiwaqooyi7355
@abdullahiwaqooyi7355 27 дней назад
Adkaatay aadanoow Kitaable is waramee
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 27 дней назад
🎉koonfur galbeedna somaliana wey ko gai doontaa
@zuhuurasomali6219
@zuhuurasomali6219 25 дней назад
War ceyrow ninkan ma fahmin hadalkiisa nimankii ceyr caroday e faqashini muxu ka wada ma cayrkeni HG ahaba mise qabilkalu kahadloya bal I fahan siiya ilma aderayalow 🤔
@salmankibar55
@salmankibar55 23 дня назад
Su'aal aan aadan ku wajaho Nio kolay hadii aynu soomaaliya la heshiino oo 50% aynu ka qaadano, haba inaga badnaadaane taasi ma banayn doontee inagu in aynu wax u qaybsano si siman oo qabiilladu wax isku mid ah ay qaataan Oo samaroon iyo isaaq iyo ciise iyo dhulbahante isku in noqdaan mise sida aynu maanta ukala itaal badano ayaynu ku wadi Hadii ay jawaadtu noqoto waxaynu u qaybsan si siman doodaadu waa jabantahay tolkaana yeeli maayaan Hadii aad tidhaahdo mayee waa sida loo kala tiro badanyahayna, maxaan soomalida kaleba loogu qaybin waayay sida ukala badanyihiin Waxa aan rajaynayaa in aad gaadsiisaan aadan su 'aashaa Guud ahaanba anuu waxa aan u arkaa labada wiil ee doodaya, doodoodu in ay tahay iska maalaa yacni aan marnaba waaqica ka dhacayn. Waayo :- balanqaadyada uu samaynayo sharlaawe wax suura gal ah maaha oo soomaali koonfureed marnaba yeeli karto, shuruudaha uu aadan dhigayaana ma aha kuwa caqli iyo sharci toona sugayo
Далее
🔴Ютуб закрывают... Пока?
00:39
Просмотров 1,6 млн
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 84 тыс.