Тёмный

ADNAN WUXU DHACAY 500,000DOLLAR💵 SOMALIDII UK 🇬🇧 HOOYOYINKII CAYDHA KU URURSINAYAY SHIRKADA 

ILYAAS GUBTA MEDIA
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@GaraadCabdale
@GaraadCabdale 2 месяца назад
Somali ha Aminin waayo waa wada musuq iyo qabyaalad, eeg sida ay dhulkooda u cuneen. Barta sida internadka looga iibsado tigidhka kaadhna isticmaala.
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
@@GaraadCabdale waa gef inaad tidhaado somali ha aaminin, aabahaa, hooyadaa miyaanay somali a hug ahayn. Yaad adigu aaminta,?? Ruush, ghana, Nigeria , kkkkk😄😄🙃🙃🙃🙃🙃
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
@@GaraadCabdale online waa laysku dhaca, qof somali waa ka heli wxaaga.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 месяца назад
DAHABSHIIL SAVE MA AHA HORAY AYAAN USHEEGAY AAD AYAAN UGA XUMAXAY. WAR SOMAALIYEED SHIRKADAA ISKA ILAALIYA
@GaraadCabdale
@GaraadCabdale 2 месяца назад
@@noahD1636 Adiga Aabahaa iyo Hooyadaa ayaa ah kuwa aan la amimayn ee tuugta ah waliba ka qayb qaatay burburka Somalida keentay in meel walba Somali u qaxdo. Baro hadii fikrada kale ku dhibayso ha akhriyin.
@fs292
@fs292 2 месяца назад
Dahab shiil lacag waa la dhigta ama waa la dirtaa. Ninkan shaqa gooniya ayuu ku dhex watay. Cash bay lawada urdayaan
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 месяца назад
Na dahabshiil wa save orodo wixii ku dhacay dono
@iftin2024
@iftin2024 2 месяца назад
Dahabshiil shuqul kuma laha Travel Adnaan account baa lacagta loogu diri jiray, mida kale dadkani badankoodu benefit bay qaataan ma ashkatoon karaan.
@robleahmed2558
@robleahmed2558 2 месяца назад
Oo walaal hadaad benefit qaadato, maxaa diidaya in xaqaaga aadbu dacwooto.Bal ii fasir please.
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 2 месяца назад
Dahab shiil wuu ku leeyahay saxib maadaa jooga anaga degan birmingham small heath xaafada ay ka dhacday Xafiiskiisu dahab shiil dhexdeeda sababtaasa lagu aaminayo
@ismailjama9452
@ismailjama9452 3 месяца назад
Meesha meyaani dawlad ka jirin ma carantara baqashka tiktok miyaa maxakamad ah 😂😂 somalia kuli waa wada waalanyihiin
@Zailatv
@Zailatv 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@maslah345
@maslah345 3 месяца назад
Maxaa dahabshiil kagalay lacag ticket ku iibsadeen
@bluerain3282
@bluerain3282 2 месяца назад
Sheeko family problems ma tuug baa lagu noqda? Excuses
@faraxcabdullahi1581
@faraxcabdullahi1581 2 месяца назад
Kan aad udacwoonaysaan sow maahan kii sawariidiisa qarinjiray shaarubada samaysanjiray maahan
@hanadhiil3067
@hanadhiil3067 2 месяца назад
Tuuga halasoo qabto kolayba burco ama hargaysa ayuu baloodhyo kaga iibsaniye
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 2 месяца назад
Isagaaba gurigiisii burco 120kun ku xaraashey😅
@rahmaabuukarahmed4046
@rahmaabuukarahmed4046 2 месяца назад
Dadka luqadooda ha dhaandhaajin Sidaas maa maxkamada laguu tilmaami karaa Isku xishoo dadkoo dhan waa ku dhageysanaa inta lacagta ka dhuntey Ilaahey ha u sahlo
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 месяца назад
Dahabshiil sidee loo aminaya Maxay lacag intaa la,eg u joojin wayday. Dahabshiil waain lacagta soo celiso,
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 2 месяца назад
Boodka Dahab shiil ninka Ku shaqaynayaa wa Lagu Leeyahay.
@gedyhildid193
@gedyhildid193 2 месяца назад
Ninku habarjeclo miyaa
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 2 месяца назад
Somalia dahab shiil ha laga cararo meeshay jogaanba
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 2 месяца назад
Police ka haku dacweeyaan ayagaa soo qabanaya
@abdilahiabdikadir6585
@abdilahiabdikadir6585 2 месяца назад
Tuug qabiil ma leh
@abdirahmaanmohamed5139
@abdirahmaanmohamed5139 2 месяца назад
Ooh waxaad kawadaa dahabshiil baa awoodi karaa hayaaay tani waa mdh madha eee dahabshiil waxba kama galin ee wixii idin dhacay raasada
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 месяца назад
Tuug tuug lagasoo gooyey oo doofaara ayaa idin dhacay.
@sabadomar554
@sabadomar554 2 месяца назад
Hal xaaraana nirig xalaala ma dhasho
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 месяца назад
Naayaa naagta raga iska dhaadhicinaysa ee nagba waashay leh waxaasi uma noqonayo xujo. Waa tuug fakaday cidina ma waalin hadii la waalay muu shaqo tago gelinna ajensigiisan ku shaqaysto. Macaamiilbaabu haystee muu wixiisa bismilaysto.
@Jvc-k9x
@Jvc-k9x 2 месяца назад
ASC VIVA 7UP waa shaqsi xun Masha ALLAH laysanka ay ku furran xaffiska misana boorka ku QORRAN AYAAAAAA KACMASULL AH
@ahmedabdullesheikh6068
@ahmedabdullesheikh6068 3 месяца назад
Ninka lacagtu dahabshiil ayay utaal
@eagleaad5183
@eagleaad5183 2 месяца назад
Sabra oo i suga waan idin maqanahaye
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
Dahabshiil wa iney ninka tiraahdo lacagta intaa la eg xageed u wadaa meshan yurub weeye qabiil kama sheeqeeyo reer waqooyiyow sharciga barta
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
Online kaba waa layska dhaca. Scam happens everywhere at this one you trace him.
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
Waawareey war somaliyey yaa la aaminaa umad wada tuuga ah waxaan lagu yaabay kabalaadaraha weyn miyaan aminaa dahir calasow heyhaatey ka tahay siduu u dhageysanaayaan ka yaabay malaha kartadii uu wax ku dhici lahaa buu meshan kala soo baxayaa dahir madaxweynihii iyo Kii ugu hooseeyay umad wada tuuga ah subxaana llah
@MaryamaAliCaamir
@MaryamaAliCaamir 3 месяца назад
WAAR RABI KABAQA OO DAHABSHIIL WAXBA KAAMA QAADIN OO WAAD KAXAWILATAY EE XAARAAN HAKU DHICINA
@Daqare666
@Daqare666 2 месяца назад
WAR DADKAAN MA INDHAHEY LA YIHIIN INTEY QABYAALAD WAX KU KALA IIBSADAAN AYAY HADANA CABAADAYAAN
@AbdulrezakSayid-hh1br
@AbdulrezakSayid-hh1br 2 месяца назад
Sad story sister. La xidhiidha Martopolitan police. Sawirkiisana faafiya Bastard Dhiigshiil aya ka masuul ah madam xafiiska u siyey xafiiska
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 3 месяца назад
Tuug Qolo malahan,marka loo dhiibanayo lacagtana cid looma sheego, ilaahay baa soo Qaban doona meel kuma Gaadhayo wax uu ka dhacay ummad Aamintay
@hajisaid2459
@hajisaid2459 3 месяца назад
Gabadha dhamays ay ugu Quran tahay walaal iska hubso adeerkii wuu dhacanyahay Maxamuud xirsi duudu anaa galabta arkay, Anigana waxaa iga maqan 6 ticket lacagtood. 7000£ ilaahay ha soo fududeeyo Amiin
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 3 месяца назад
Waar dadka beenta ka daaya dahab shìil wax ba laguma lahaa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 месяца назад
WAA LAGU leeyahay e dulmiga JOOJIYA ❤😂
@dhuubo.....
@dhuubo..... 3 месяца назад
😂😂😂😂😂
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 2 месяца назад
baba, u ordered Dahabsheel exchanger to send this amount of money to a send the money to this name xxxx in that reason Dahabsheel have no legal responsibility to pay back ur money. Mr lady Dahabsheel have no authority to pay u back while u ordered by name transfer this amount of money?
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 2 месяца назад
ladies why not write ur storty in British news papers and comment in Arabic and English in the media ? i think ur story is baseless and naked lay r u crazy ladies sending money to some body u did not know himself 😅😅ladies ur money 🤔 never be back to u by any means u have no evidace rhat u sent some money for issuing traveling ticket 😂😂😢😮😅
@jamaabdi4355
@jamaabdi4355 2 месяца назад
Adeer Dahabshiil fadeexada ka daaya, ninkani travel agent weeye isagaana idin dhacay.
@fatimasalah4539
@fatimasalah4539 3 месяца назад
Asc dahab shiil daalada ingiriiku dahab shiil waa la shaqaasaa bilwalba waxii soo gala waa lala xisaabtamaa cidii wax kadita markaa laguma helayo wax boobin
@jamahassan8669
@jamahassan8669 2 месяца назад
NIN in la SIIYAA KU qorane,ma ma akoon aad LEEDAHAY BAAD wax dhigayay.
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 2 месяца назад
Dadka dahab shiil qabiil ku difaacaya ninkani xafiiska dahab shiil dhexdeeda buu ka shaqaysta receipt ka uu siiyo ta dahab shiil bay ahay tivket kaliya lagama goosan hagbado lacago dad lasoo dhoofinayo baa dhexdhexaad loo dhigtey Markaa dahab shiil odeyga ka shaqeeya isku kursi bay fadhiisanayeen yaase nin meel iska fadhiya aaminaya intaasoo lacag ku aaminaya magac dahab shiil buu ku adeeganayey acountka dahab shiilna wuu dhex gali jirey waayo warqado iyo cadeyn dahab shiil bay dadku haystaan anaga degan naqaana dad 30kun laga dhacay cadeynta 30kun haysta Gurigiisiina wuu iibiyey ninkani baasaboor maraykan buu iibsaday 😅😅😅😅
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
Hawshaan boliiska haduu soo galo dahabshiil wuu xermayaa si toos ah
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 месяца назад
Iska xir ma aha sharci baa jira
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 2 месяца назад
lacag baanka dahabshiil kuu taalay hadii la xaday ,dee dahabshiil way kuusoo celinkaraan,sida bank walba uu sameeyo. laakiin ,lacag aad adigu fasaxday ! ood tiri qofkaas hala siiyo,dee wexii wali lacagtaa ka nool buu kuu qabankaraa.
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 3 месяца назад
waxay yaa aamini dahabshiil marka, somalida waa wada tuugo, kuwa qarinayana waa tuugo xittaa. Askar maxay taray naago cayr qaato baa lacagta lahaayen sidaan filayo wixina waa lacag cash ah, ninkan dad baa caawiyey baan filayaa. Waa calool xumo wallah, ninka indho adkaa😩
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 месяца назад
WANTED AYEY LA GALIYEY WAANA LA RAADINAYA TUUGA DAHABSHIIL WAA IN MAXAKAMD LA SOO TAAGAA
@Geedidheere
@Geedidheere 2 месяца назад
Waxeey ku leeyihiin police waa naga dhacayaa oo nama caawinayo, oo police garanba maayo halkaad adigoo ceeyr qaata aad ka keentay lacagta 😂, adigiibaaba investigation in lagugu sameeyo u baahan 😅
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 2 месяца назад
Account dabashiilee lacagta lagu shubay qofkii ku qornaaba ka masuula in lawaydiiyo
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 месяца назад
Oo dadkan jaahile saana maa internet maa yaqanaan yaab last years mobil ka kaa goosanaye too hargeisa somaliland mobil kaa goosanaye sii socode Iyo soosocode waax dhiba maa araag somaliland Iyo Somalia somaliweyne barta siida inernet kaa looga goosto ticket kaa 😢😢😮😮😮😮😮😢😢😢
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
Ninkan maxkamada garsoorka iska dhigaya ayaaba qabyaalada bilaabaya
@AbdiFarlow
@AbdiFarlow 2 месяца назад
Arintu ma fukuda hadii uu yahay ama la shaqaysto provisional scumer. Meeshu doono ayuu ku shubankaraa markaa samir iyo iiman .police ku wuu badhikaraa .laakin siday wax u helayaan waa khatar ninkaa hadii la qabto wuxuu odhankaraa way baxday. Waa la xidha uun.
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 2 месяца назад
Somaliyey marka aad tigdhada aad goosanaysa ka goosta airline ka aad rabto in aad racaado buy the ticket online with airline you want to travel don't you use agency
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 3 месяца назад
Everyone knows, you get your money back if you use Credit card but you don’t get your money with bank card. They know the rules. This happened to me 2016 agency aan somali ahyeyn. Bankers tuug iyo agency wey Isla yaqaan 😂
@communitywellnessbadqabbulsho
@communitywellnessbadqabbulsho 3 месяца назад
Somalida ma ilbaxaan miyaa online bay ku jaran karaan diyaarada iyo connections doonayaan, travel agency maxaa daba dhigay!
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 2 месяца назад
Naagatani way qaladanatah dabshiil kulaad heshiinin ticket ee go lakiin nin meesha waxa ka keraasatay ayaad la heshiisay hadiiy lacata dahab shiil ku shuubata waxay aheed inuu ninaka siiyo lacagata waad gar daranatahay ciidiy aad ticket ka kula hesheey u doono lacagatada doqonimadu ma fiicana doono ninka daba shiil cid walaba lacag u dhiibata cid walaaba ka kiraysan karata qol dadak ha xagxagene ninka raadado waa qalaad waxaad samayanaysa 😳😳😳
@ibtijah2747
@ibtijah2747 2 месяца назад
WAR SOMALIYEY NINKA AMUUSAN NOLEEN WAR NINKA HALARAADIYO BASBOORKISA HALA FIIRIYO IN UU AIRPORTKA KA BAXAY HALA FIIRIYO
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад
Aniga xitaa 5000 oo qof oon waday tigidhadoodii ayuu Naga dhacay waa 5 milyan oo pund.
@kujoogclimatechangeomar4035
@kujoogclimatechangeomar4035 2 месяца назад
Halaborto dadka qaba xaniuka qaba sycopaty
@abdikarimhassan5740
@abdikarimhassan5740 3 месяца назад
War halsoo qabto Tuugan, Adnan Travel. Beel uu kubaxsankaro majirto.
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 месяца назад
Bal nacaskan nacasku dhallay eg wixi ku hadlayo ninbay udirtay ninkina way siisay shirkadu siday ugu leyihin
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 2 месяца назад
Kuma laha waayo isaga lscsgta dhacay dahsbshiil waa loo dhiibte wakala dueanyihiin😅😅
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 2 месяца назад
Dahabshiil shaqaale uma joogo barmingham
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 2 месяца назад
Dahabshiil tigidh ma iibiyi . Sharcina u haysto inuu tigidh iibiyo
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
Dahabshiil baa lacagta laga rabaa habarjecel
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 3 месяца назад
War it’s clear, dagal bey ka ridayaan Somaliland so ma raban iney dadki tagan . lol
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
Dahabshiil far baa ku godan waa la qarxay
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 месяца назад
INTERPOL MIYAAN LOO DIRI KARIN?
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 3 месяца назад
Ninkaan aad maxakmada ku sheegaysaan ayaaba ah nin aan wacnayn waayo markii uuka hadlayo dadka reer mugdisho ah cod xun ayuu sidii waraabe yuu leehahay kkk
@akhalif579
@akhalif579 2 месяца назад
War azbaha ku was maxaad dadka qabyaalad ula aadeysa dadka masaakiinta ah la dhacay. Nacasnacas dhaley baa tahaye.
@Aminatt31828
@Aminatt31828 3 месяца назад
Dahabshiil waa argagixisadii dadka dhacda yaan dib dambe loo aaminin tuugta
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 месяца назад
SOMALIYEEY SUAAL? NINKA SHAQEYA MEL INTERNATIOAN AL SIDE AYUUSAN ULAHAYN DAMIIN ? MISE SHAQADIISA PRIVAT AHAA 😢😢😢😢
@Jvc-k9x
@Jvc-k9x 2 месяца назад
ASC VIVA7UP LAYSANKA AY KU FURAN TAHAY IRRIDAS AYAAAA KA MASSUL AH IYO CIWANKA BORKA KU QORRAN
@idroidro7772
@idroidro7772 2 месяца назад
Inlas amino wa ficaantahey lakin waxa kaficaan in lesaminin
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 2 месяца назад
Dahashiil isagu uma fadhiyine ee wuxuu u fadhiyeey taaj iyotigidhadiisa
@Jvc-k9x
@Jvc-k9x 2 месяца назад
ASC VIVA7UP DOQONSANNAAAAA MA FAKANNA WAAAA MAYA CEEEEBB
@kastankastan2983
@kastankastan2983 3 месяца назад
Anigu Dhageystaan Ahay Kalmad Baan Idinleeyahay Ninkaas Meel Dheer Magaaraayo Waa Kastan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@RodaNur-m2e
@RodaNur-m2e 3 месяца назад
Lakiin qofka tuuga adaa la heshiiyay bankad doonto kadir xattaa maxkamadu waxay ku dhahaysa ada daalac lagu raacaya
@idroidro7772
@idroidro7772 2 месяца назад
Wa xaarif wuxu arkey iney somali lacag buuxdo mel ay geeyaana mahayaan
@cabdullaahixuseensaleebaan7876
@cabdullaahixuseensaleebaan7876 2 месяца назад
Dahab shiil waxba laguma laha lacagta cida isu dirtay ee ay dhex martay ayaa leh eedeeda
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
War ninka xamar ku rafanaya muxuu yahay duliga ah waayahay doqon weeye kan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 месяца назад
alla jahinimada xuma kulaha hadu dahabshiil og yahay oo maxa ogaysiiyay marku arkay lacagta badan buu ninku la baxasdeee yaab
@Jvc-k9x
@Jvc-k9x 2 месяца назад
ASC VIVA 7UP DAHAB SHIILL AYAAAAAA MASSULIYADDA WAAAAAA QASAB BORKA AMA LAYSANKA KU FURRAN TAHAY MESHA AYAAAAA KA MASUL AH LAYSANKA AY KU FURAN TAHAY AYAAAA BIXXINAYO
@HodanMohamed-n8f
@HodanMohamed-n8f 2 месяца назад
wall ningu armu fayawben
@mohamedjama3282
@mohamedjama3282 2 месяца назад
Adnaan Wana aqanaa waa markii 3ee uu wax dhaco
@Degmociise123
@Degmociise123 3 месяца назад
Walaal ninkaasi xagee tegay Nolol iyo geeri ?? Meel uu tegay??
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 месяца назад
Ingiriiska. Ayuu joogaa
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
One Single Riyaaaaal igma baxxxo waan Qoslay😅🎉🎉
@Xasmas
@Xasmas 2 месяца назад
Very funny lady❤
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 2 месяца назад
BANK KA DACWAYA ANUGAY IGU DHACADAY 2019 BANK U SHEEG
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md 3 месяца назад
Intay gacabta uga dhiibaayeen acount ka lagu shubay hadu kiisa ahaa gaar ka u ah dahabshìl waxba kuma laha tuugi xaday ha raadsadaan
@fadumosuleman5201
@fadumosuleman5201 3 месяца назад
Lacgta wuu ku khamaaray dahabshiil shaqo kumalaha
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 2 месяца назад
ADNAN .BIRMINGHAM .DAD BADAN AYUU DHACAY
@rodaali169
@rodaali169 3 месяца назад
Dahab shiil hadaad U dhigtaan lacagta oo u ka qado tirahadan dahab shiil shaqo Kuma leh
@sser4622
@sser4622 3 месяца назад
Aloow sahal amuurah
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
Baaristana wey bilaabaneysaa yaa la aminayaa somali halaag baa ku habsaday
@anisaahmed9089
@anisaahmed9089 3 месяца назад
Go and find a legal lawyer specialising in international traveling law.
@abobasement346
@abobasement346 3 месяца назад
Dad lah dhacay bay qabil ku xawilayan lacagtah dahabshil bah kah masulah tugah
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 2 месяца назад
PLEASE INFORM THE BANK IT HAPPENED TO ME 2019 BANK GAVE ME MY MONEY BACK AS LONG AS YOU SENT FROM ACCOUN TO ACCOUNT
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 2 месяца назад
Nah , it’s different, they transferred the money from their account to the this man .
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 3 месяца назад
Bangiga lacagta wey soocelisa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 месяца назад
KKKKKKKK HJ ILAYN WAXAY LAASKA UGU MADHEEN WAA TUUGNIMO YAAAB
@rodaali169
@rodaali169 3 месяца назад
Beenalay aabihii wuu dhintay
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 месяца назад
Dahabshiil waa la daba galayaa sidey noqotaba
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 3 месяца назад
Tuug walba xayawaan ayaa difaacaya xafiiska dahab shiil haduu ka shaqaynayey. Dahabshiil ayaa lacagta. Laga rabaa.
@nashou22
@nashou22 3 месяца назад
Xafiis ayuu ka kireestay. Dahanshiil travel agency majiro
@aishamuuse202
@aishamuuse202 3 месяца назад
Qof wal
@fadumogulled8944
@fadumogulled8944 3 месяца назад
Tuug qabiil malaha qabiilkana wax maxadin
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
Ma laga yaaba in isaga la dhacay, ama wax ku dhaceen.
@maxamuudducaale928
@maxamuudducaale928 2 месяца назад
Anaga 9 qof tickets ayuu Naga dhacay
Далее
Bearwolf - GODZILLA Пародия Beatrise
00:33
Просмотров 333 тыс.
Свадьба Раяна Асланбекова ❤️
00:12
Bearwolf - GODZILLA Пародия Beatrise
00:33
Просмотров 333 тыс.