Тёмный
No video :(

047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow. 

Sahan Podcast
Подписаться 75 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@apazade1220
@apazade1220 6 месяцев назад
Videoga muhimadisu waa inta u danbaysa oo uu ustadku ku oranayo wuxu qodobkan kaa anfacaya madama aad islam tahay Ina iskaga ilaaliso in adiga lagu adegsado oo lagugu dhibateyo 👍✅
@laylacalimaxamuud-xr3cv
@laylacalimaxamuud-xr3cv 6 месяцев назад
Pls markaad dhameyso 48 xeer noo soo gali buuga men comes from mars women cames from vens hadaad igu raacsanthy wll adiguna like ku muuji
@mohamedfaysal5406
@mohamedfaysal5406 6 месяцев назад
Buugaaas waaa muhiim
@laylacalimaxamuud-xr3cv
@laylacalimaxamuud-xr3cv 6 месяцев назад
@@mohamedfaysal5406 haa waliba aad buu muhiim uyahy wuxu ka hadlaya makaxda dumarka iyo tan ragga iyo dabeecadaha kala duwan ee ay leeyihiin
@NolandArbaugh
@NolandArbaugh 6 месяцев назад
Layla😂wlale xeerkaan ma ku isticmaalaa😂
@laylacalimaxamuud-xr3cv
@laylacalimaxamuud-xr3cv 6 месяцев назад
@@NolandArbaugh kumaan fahmin sidee iigu isticmaalaysaana ?
@NolandArbaugh
@NolandArbaugh 6 месяцев назад
@@laylacalimaxamuud-xr3cv 🤝by joking
@AbdirihmaanIlkacase-nw5gy
@AbdirihmaanIlkacase-nw5gy 6 месяцев назад
Ustaad aadbaa waqtigaada noogu hurtay si'aad noogu soodadajiso qayba qaybta kadanbeysa Kollay waarimayside war weyn baa kaaharay 🫡
@user-xw1ge8tj1s
@user-xw1ge8tj1s 6 месяцев назад
❤❤ kaligaa baa RU-vid u joogay
@mohamkofficial4836
@mohamkofficial4836 6 месяцев назад
Ustad Buugagtada Ayan Ubaahanahy Turky Ayan Kula Jooga Xgey Ka Helı Kraaa........
@yasinabshir8031
@yasinabshir8031 6 месяцев назад
Qodobkan waa mid xaasaasi ah una baahan in aad loo bayaamiyo fikir ahaan sida aan qabo Ustaad Aaddan Sahan.
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 6 месяцев назад
Ustaad, Mahadsanid wll ❤
@cherrysmartgenz
@cherrysmartgenz 6 месяцев назад
Masha allah guulaysoh hogaamiye
@maandeeq12
@maandeeq12 6 месяцев назад
Ustaad noolasoo dhakhso weliba xiliga duhurka soo geli ❤
@CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
@CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz 6 месяцев назад
Masha Allah good leader
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 6 месяцев назад
Barakow saaxiib waxaan jeclaan lahaay inow intaan ka dheeraado muqaalka kama noogaysid daawashadiisa.
@JilleyAliIbrahim
@JilleyAliIbrahim 6 месяцев назад
Thanks our great lecturer, keep forward and coming soon 100k بإذن الله تعالى.
@zahraxaajimaxamed3541
@zahraxaajimaxamed3541 6 месяцев назад
😊
@AbdicasiisAli-md6fe
@AbdicasiisAli-md6fe 6 месяцев назад
wllo aadan sahan podcast mahadsanid
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 месяцев назад
Qanuunkan waa mid wax badan an ka faiday mr sahanka🤝🧠🦻
@adnaLove-sf4hr
@adnaLove-sf4hr 6 месяцев назад
Thanks Macalumaad Kaa Soo Koordiisey
@Ackan-ly5fw
@Ackan-ly5fw 6 месяцев назад
Tanks teacher ❤
@jimcaalejama9912
@jimcaalejama9912 6 месяцев назад
Zxp buuga somali u badal markaad dhamayso insha allah ❤❤
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 6 месяцев назад
Waa loo badalay
@souheibhassan9409
@souheibhassan9409 6 месяцев назад
Macaalin keep going , somali People are really need book
@EFURAAT
@EFURAAT 6 месяцев назад
Aadanow Waqti noo badi 15 daqiiqo waa ya dhahee ❤ ugu yaraan hallkii Xalqo 40 daqiiqo 🎉😊
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 Месяц назад
Hanbalyo inaa channel kaga kale 400k inaa gadhay wan kugu hanbal yaynayaa walalkey halkaa kasii wad dadlka ad uhayso dadkaga 🧡🧡🧡
@maxamedcilmi3813
@maxamedcilmi3813 6 месяцев назад
Aadanow isku day inad tusalayashan aad bixineyso ku darto tusalayaal inaga ag dhow sida soomalida ama cideheena africa si fahan ku isoo dhawaado 🙏
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 6 месяцев назад
شكرا❤
@Abdilahi-xb4ic
@Abdilahi-xb4ic 6 месяцев назад
Jazakalah wllo ❤
@kawtharjama491
@kawtharjama491 6 месяцев назад
Masha allah wll Alle haku barakeeyo❤
@user-rf9wd9zc9v
@user-rf9wd9zc9v 6 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@zuldaaniserar
@zuldaaniserar 6 месяцев назад
Adanow salama feylasuuf🙏🙏
@habiberick8923
@habiberick8923 6 месяцев назад
May Allah elevate you 🙏 brother 😊😊😊
@ibraahimdhaayow6120
@ibraahimdhaayow6120 6 месяцев назад
Thanks dear sir ❤
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 6 месяцев назад
MashaAllah my dear brother Adan Sahan . Thanks for sharing with us some of the best life tip lessons. I’m a big fan of you my brother. Allah bless you Adenow. And may Allah Subhana Wata’ala made us the ones learned well and act well. 🎉🎉🎉
@user-dk5jt4ol8i
@user-dk5jt4ol8i 5 месяцев назад
Waad cadeysay Masuul. Now logically moving with you Proudly
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 6 месяцев назад
Aad bad u mahdznthy wll adem khdar ali ❤
@GerFrf-gv7im
@GerFrf-gv7im 6 месяцев назад
Lkn Aadanoo Inaad usoo bandwidth ma'aheyn dadkeyna dadka isku caqli ma ahan Allaah ku barakeeyee
@jalaalmedia
@jalaalmedia 6 месяцев назад
إذا لم تظلم تظلم ❤
@isxaaqhiraabe4376
@isxaaqhiraabe4376 6 месяцев назад
aadan sahan wll aad baada umahadsanthy lkn waad nagala raagty waa codsi noo soo dhin mahadsanid❤
@abdirahmanismail6710
@abdirahmanismail6710 6 месяцев назад
Big respekt for you❤
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 6 месяцев назад
Mahadsanid wll
@asadxasan8306
@asadxasan8306 6 месяцев назад
Thanks bro
@Warsame44
@Warsame44 6 месяцев назад
رجال❤❤
@samiryare5850
@samiryare5850 6 месяцев назад
Thanks 🙏
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms 6 месяцев назад
Salametle,turkey language
@zadiqabdikadir9175
@zadiqabdikadir9175 6 месяцев назад
Sahan podcast waxa uu kalin wayn ka qatay inan wax ka badalo noloshyda Eebe haka abaal maryo wxad so gudbisa content wax laga fa'idayo
@cshakurkamaal6264
@cshakurkamaal6264 6 месяцев назад
the 100 a ranking of the most influential persons in history zhp buugas noguxijisii I.a
@AiSomaliland
@AiSomaliland 6 месяцев назад
Ku danayso iyo waxan dadka ha usoo gelin. Dadku robot maaha la isticmaalayee
@libanyare4130
@libanyare4130 6 месяцев назад
Ama daawo ama isaga tag anagaa ku qancsan waxa nalasoo galinayana masuul noogama tihid
@AiSomaliland
@AiSomaliland 6 месяцев назад
@@libanyare4130 jaahil baad tahaye iska daawo dee hadhoowna si xun u isticmaal hablihiina ayaa loo isticmaali doonaa markaasad garan dameeryow bila caqliga ah
@SmilingBike-cl7bq
@SmilingBike-cl7bq 5 месяцев назад
Sxb xagee ka hela buuga iso sheeg ustaad
@Xaali95
@Xaali95 6 месяцев назад
I started listening to this book on Audible. The amount of times i saw my mouth hanging in an Aha type of way is crazy. I just listened to the preface and i can already see the justifications narcissists use to justify their way of thinking. My mam was saying "children use crying and innocence as a power move and to control theie parents to get their way" i was like damn. No wonder their is a saying " qofku wuxuu yahay buu dadkoo dhan u arkaa" 🙆‍♀️
@user-km5tn1hb5v
@user-km5tn1hb5v 6 месяцев назад
Ustaad buuga saxiib waan kusalaaamy hal xabo iga sii lol😂
@hadia143
@hadia143 6 месяцев назад
Wll wxd I tilmamtan meel an ka helayo buuga dabadeed qofna ma hadhin❤
@rashid8851
@rashid8851 6 месяцев назад
Anaa haya
@rashid8851
@rashid8851 6 месяцев назад
Pdf asagoo ah
@user-cx7yb9ep2t
@user-cx7yb9ep2t 6 месяцев назад
Wankigu xirnhy thnks ❤❤❤
@maxamedaliaden1416
@maxamedaliaden1416 6 месяцев назад
Waad ku Mahad San thy ustaad sida aad waqtigaaga inoogu hurtay
@user-ih7oq7jo7b
@user-ih7oq7jo7b 6 месяцев назад
Sxb qabti 9galad iyo 10naad mee wll
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 6 месяцев назад
golden voice 🫅
@user-zr6ox3nh4p
@user-zr6ox3nh4p 6 месяцев назад
Sxb iso jwb
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s 6 месяцев назад
Mahadsanie 😊
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 6 месяцев назад
Tnkz BrO
@ikraanclaahi7970
@ikraanclaahi7970 6 месяцев назад
Adam wll waxan ka codsanaa inad isiiso 1ama 2 ama 3 buug wixi ad awodo o ad naftada u hiben lehed ama ad naftada lajeclalehed ado mahadsan 🥰
@NolandArbaugh
@NolandArbaugh 6 месяцев назад
Anigu ceeb u ma arko qof aan wax ka iibsaday inuu sheegto, Muhiimadu waa in la gaaraa cilmiga
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 6 месяцев назад
Untethered soul walaal noo soobandhig
@Asiaherse
@Asiaherse 6 месяцев назад
🎉❤
@user-zr6ox3nh4p
@user-zr6ox3nh4p 6 месяцев назад
Sxb wxn raba bej 24 sac ad ku jirto
@user-db5hs4qb6r
@user-db5hs4qb6r 6 месяцев назад
Ok
@user-gw7it9my6i
@user-gw7it9my6i 6 месяцев назад
❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 месяцев назад
War dhagarahaan amaa ku qaldataan Jaalayaal?😮
@Abdi1t
@Abdi1t 6 месяцев назад
Chp buugan ma qabtiisa 2 ayaad wada waan ku salamay saxiib
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 6 месяцев назад
Dad dabeecadahan lleh horan isku diidnon noloshayda uga jaray
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 6 месяцев назад
Awr kacsi ii sharaxa jaalleyaal
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 6 месяцев назад
143 maxaa lagawadaa😂
@ahmadartan8385
@ahmadartan8385 6 месяцев назад
Wll aad ayaa u mahadsanid, podcasts waa kuwa faaido leh. Adoo RU-vid ka isticmaalayo ma ku soo dee kartaa Spotify. Hadaa aad lee tahay. 😊
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 6 месяцев назад
😊
@suleimansra6856
@suleimansra6856 6 месяцев назад
INAD DAD KU DANAYSATO SI AAD DANTADA U GAADHO MAXAY DIINTU KA QABTA?
@muuseali3917
@muuseali3917 6 месяцев назад
@arday661
@arday661 6 месяцев назад
Maxa aadanow adeg sada xerarka , Waad iga bashinayisa hadan akhiro
@apazade1220
@apazade1220 6 месяцев назад
Awowe xumanteda iyo wanagedaba Wu isku Ken raciyay legenku 😂😂
@muxumadcabdiqaadir9111
@muxumadcabdiqaadir9111 6 месяцев назад
Xalqad 8aad ma jirto miyaa nio🤔🤔🤔
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 6 месяцев назад
Tesla wuxu bakhtiyey isago faqiir ah hotel na balhtigiisa lagu arkay
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 6 месяцев назад
Marka dadkan aan iimankoodu daciifka yahay arimahan aay maqlan miyanay umada ku dayayin
@sundusmaxamudaadan
@sundusmaxamudaadan 6 месяцев назад
Buuga iga caawiya
@khaalidosman8371
@khaalidosman8371 6 месяцев назад
Suaashii caption ka thumbnail ka kamaad jawabin Qudhaadu adigaa qorshihii Thomas wada Steps ayaa lagaga bahan yahay
@adnaLove-sf4hr
@adnaLove-sf4hr 6 месяцев назад
ADAM Wllo wataan isaaq Somalie Garahàan muqdisho Joogey Laagu ugarsaanyoo ee Maxa igu Xaadli Laadaahey Wllo Waadiga Somaliland Baa Kaa Hadlaay. Jawabtuu Waa Dhankaga Brother ?
@miftiganna4084
@miftiganna4084 6 месяцев назад
Imi ka hadalkii la dhihi jirey 999 mar buu isku deyey tomas ladhka inuu ku guuleysto ma been bey noqotey waa yaaabe😂😂
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 6 месяцев назад
Walhi dadkayga goorta ay wax fahmidonan magaranayo lkn manta waxaan ogahy in imaradka waxaa iga dhow galada dab caabudka ah sababtoo ah 😢 Cadow walalka ah oo ku Cunaya waxaa kaga dhow gaalka sanabka cabuda ☹️ Israel 🇮🇱 waxay cadaadinaysaa maraykanka isna wuxuu cadaadinayaa imaradka si uu imaradku uu garab ugasiiyo in ay itobiya hesho bada somalia🇸🇴 😕 ilen imaradku mamul goboleedyada kuli saldhigyo ayuu kuleyahy xita dawlada wayn =ok maxaa dan ah oo ugu jira maraykanka in ay itoobiya hesho bada) Itabiya waxay ladagalamysaa xutiyiinta yaman in aykeceliso marakiibta Israel 🇮🇱 marka wadada lasomarayo waa imaradka ilen waa dad aan u aragno muslimin ☪️ 😢 (Israel 🇮🇱 waxy cadaadinaysaa 🇺🇸 isna wuxuu cadaadinayaa imaradka)😮
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 6 месяцев назад
Mhdsnd sxp
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 6 месяцев назад
Shukran ustaad
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 6 месяцев назад
Mahadsanid wll
@Ahmed-ns3wk
@Ahmed-ns3wk 6 месяцев назад
❤❤❤❤
Далее
048 | 08 | Sida dadka looga samaysto waxaad doomayso.
20:41
Friends
00:32
Просмотров 146 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 491 тыс.
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
"Suuqa i tusa!" | Qaanuunka hodannimada kaa xiga.
13:59
Xukmadihii Confocius | faylasoofkii akhlaaqiga ahaa.
8:02
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
التعلق بالله وحده | أحمد السيد
24:13