Тёмный

Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 254 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 569   
@mohamudabdirahmaan6824
@mohamudabdirahmaan6824 Год назад
1:Ha noqon buug furan 2:waqtiyada doqon iska dhig 3:adhi jiraha eryo balse ha eryan adhiga 4:ixtiraam qofka xata hada ka aqon badantahy 5:xooji sumcadada 6:waa inad ogaato marka istagayso 7:ha is buun buunin 8:ha deg degin. 9: hadalkaga ka fiirso (hdlkaga yaray) 10:ha aqbalin meesha ay bulshada ku dhigto 11:kalsooni xad-dhaafa ha siin cidna. Inta ka qortay wllken cumar ama videoga.
@mmmaryamaqaali9365
@mmmaryamaqaali9365 Год назад
Hab wanaagsan baad u qodobay.
@khaskeyse8517
@khaskeyse8517 Год назад
Mahadsanid
@maarsa
@maarsa Год назад
m.a
@suldaancmr6903
@suldaancmr6903 10 месяцев назад
6:22
@MR_BIRQAAYE
@MR_BIRQAAYE 2 месяца назад
Masha Allah❤
@Haykal5
@Haykal5 Год назад
Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️
@مقاطع_المعرفة
@مقاطع_المعرفة Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad❤💝❤️‍🩹ﷺ
@asialuula7971
@asialuula7971 Год назад
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤💜💜💓❤️‍🔥❤️‍🔥💝💝💝🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@cabduqanidaaud3865
@cabduqanidaaud3865 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@GuLeithA
@GuLeithA Год назад
Sallallaahu calayhi wasallam ❤️💯
@sayidcaliahmed5707
@sayidcaliahmed5707 Год назад
Scw scw
@maajid607
@maajid607 Год назад
👌 scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Naamir03
@Naamir03 Год назад
1-Waa inad Sir lahaata, 2-Xaaladaha Qaar, Doqonimo Waa inad ku matashaa, Labadaan Qodob ayaa Cajiiba🖤👌
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Год назад
Doqonimo dhawr jeer ayaan mataley,🤣
@efoot-ball845
@efoot-ball845 Год назад
doqnimda aayan wata haha
@craxmaandaakir1785
@craxmaandaakir1785 Год назад
Reermii😅😅😅
@Naamir03
@Naamir03 Год назад
@@craxmaandaakir1785 Miigi wan ku faana wllha wan u xiisayba nio❤🤣
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk Год назад
Alla intee doqon iska dhigay doqonkuna igu wiirsaday😪
@muscab8581
@muscab8581 Год назад
hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 💖❤️🕋
@muscab8581
@muscab8581 Год назад
scw scw scw scw scw 💖🖤
@zakariyesalaadchanel6813
@zakariyesalaadchanel6813 Год назад
Yasalam cumar inshar macalin waqti badan kuma lumiyo social media lkn marar ka qar waxa macquul ah marki an Jan's helo in an ku so boqdo oo an 1 sac ama 2 sac an channel kada ku bixiyo si an uu firsado muqalada ii dhafay ! Waxan ahy arday ku nol north Cyprus 🇨🇾 Jamacade grine American university wax ka barta Waad ku mahadsantahy sida wax nogu gordhiso malin kasta waxan ku dhihi kara macalin ka qarson 🙏🔥👋
@Anfac__anna
@Anfac__anna Год назад
Video gaan waxaa si qaas ugu socdaa ardayda gaar ahaan aniga wuu isaameeyaY waana arkay ardayda qaar ineey I dhibsadaan marwalpo su aal ka jawaabo io marwalpo mclinka I amaano sbbtaas waala yaabi jire inteey koox koox isku raacaan fasalka kaligeyga iiga tagaan balse maanta kadib madhaceyso qodobadaan waa inaan qabsadaa mahadsanid wll omar❤
@Eng_moy
@Eng_moy Год назад
Mudo 5 sano ah ayaan si joogto ah kaga faaidaysan ayay mahadsanid Cumar inshaar .
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤ﷺ🤲🏼 Like Saara ❤🕋🤲💞💞
@ChalanjoChalanjo
@ChalanjoChalanjo 10 месяцев назад
😊😊😊
@xikmadoTube
@xikmadoTube Год назад
I don't know who will read this comment!! But I ask Allah to grant you success and grant you health, wellness and peace of mind and to fulfill all your dreams and to give you until you are satisfied and inform you of Ramadan, neither lost nor lost, and blessings be upon you, O Allah, Amen 🤲❤️🙏
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliga Qor
@AZAD_ZUHEIL
@AZAD_ZUHEIL Год назад
يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 🤲🤲🤲🧎‍♂️❤
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 Год назад
Sxp ka soo hadal carbata ciida ay udabaldegayaan waxey tahay ciida
@zuhayb9
@zuhayb9 Год назад
Jazakallah ustaad badanaa commenting masoo bixiyo waan kaxumahay lkn muuqaaladaa waan kafaaiidaysta marwalba ilaahay hakaa jazaa aziiyo Aakhiro iyo aduun
@ridwaanhaashi3174
@ridwaanhaashi3174 Год назад
buuga aso English ah ayaan aqriyey sanad kahor "48 laws of power" mida iga yaabisay wxa ey thy xabsi walbo oo aduunka kuyaala buugaas waka mamnuuc. cajiib
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 Год назад
Sababtu maxay tahay
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 5 месяцев назад
​@@caancaandhalay3349garaadka maxaabista ayuu dhisayaa halkaas bay fikrado waali ah oo guulaysta ka keenayaan taasna ma rabaan dowladaha .
@Badarmedia24
@Badarmedia24 Год назад
Cumar inshaar ayaan taan barnaamjka jimcaha waanaga dhaaf tay dib noogu bilaaw
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 Год назад
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@a.qanialigadhle4206
@a.qanialigadhle4206 Год назад
Asc. Cumar aad baad u mahadsan tahay. Buugaa waxa qoray mulxid, waxa ku jira waxyaabo badan oo Allah koodnimo ah, waxa ku jira lib-gad, arimo badan oo muslimiintu ficil ahaan u sameeyeen ayuu gaalada u nisbaynayaa. Lakiin waleelkeen Cumar Inshaar dhawr qodob oo muhiim ah ayuu kasoo qaatay.
@teachernuur897
@teachernuur897 Год назад
BOOK NAME: the 48 laws of power.
@Taliye-7
@Taliye-7 Год назад
mahadsanid omar qof haduu diin iyo akhlaaq leeyahay waxbarashadiisuna ay joogto tahay sifooyinkaas intooda badan wuu yeelanayaa isagoo aan raad raadin
@amiinowjoobane481
@amiinowjoobane481 Год назад
Somaliya ha noolato
@amiinowjoobane481
@amiinowjoobane481 Год назад
Asc wll yaal ku sali xabiibkena SCW ❣️
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Год назад
700K LEST GO ENSHALLH WAA LAGU FARXO HORUMAR WACAN WALAL OMAR INSHAR ❣🙏🙏🙏💚🦁
@Eng_moy
@Eng_moy Год назад
Alxamdulilaah wallaahay dabeecaddayda ayaa sidaa u samaysan .
@pretty5027
@pretty5027 Год назад
m.a ilahay hakuugu wado
@nimcocali8665
@nimcocali8665 Год назад
Asc cumar inshar anigu inta badan komanti masooqoro laakiin muqaaladaadu imadhaafan aadna waan ujecelahay waxbadana waan kafaa iiday mahadsanid wll
@farhan_taffo
@farhan_taffo Год назад
1m baad uqalan mawduucan waa moduuc an iban kafikiro ad bad umahadsnnthy umar ishaar
@abdiwahabmohamed5597
@abdiwahabmohamed5597 Год назад
Dhiri galiyaha dhalin yarada cumar inshar 🥰😢
@shadiyaharir1674
@shadiyaharir1674 Год назад
السلام عليكم Cumar inshar wll
@maxamedsaciid2355
@maxamedsaciid2355 Год назад
Ustad Cumar Inshar, waxaa rabay inaa ku weydiiyo misana jeclaan lahaa inaa mawduuc kasoo diyaariso arinka maal-mihii u dambeyey ka socday dhulka xarameynka ee loogu dabaal-dagaaye waxay ugu yeraan Holloween. Waxaa rajeyna marka aragto fariinteyda inaa kasoo fal-celin doonto. Mhd snd🙏🙏🙏
@awoowezain8725
@awoowezain8725 Год назад
Wll wuka so hadlay mowduucas.
@1mkarle178
@1mkarle178 Год назад
Wall qali waxa niga baryaa inaa yutude aya furtaay yutube wuu cusubyahay waxaa jeclalahaa inaa noqado yutube adigoogale laki majiraa asxaab icawiya yutudegeyga wanidayaa hadee uu aha qofkamid walidken ahduu aha wacawin leheden ani yutube magicisa waa 《1m kar》bilis icawiyaa 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻😢😢😢😢😢😢
@cabdalegaltiyaano8276
@cabdalegaltiyaano8276 Год назад
Sidee wiilka aamusan uga fiicanyahy ardayga firfircoon oo dadaalaaya zxp ?!!🤔🤔🤔
@caaishocabdiqaadircumar3068
Hambalyo mardhow waxaad xirdoontaa 700k subscribers Insh.allah
@Ravitmarco1
@Ravitmarco1 Год назад
wllhi vedioyaashaada wax baan ka faaidaa Qryr Alaha ku siiyo cumarow🖤
@Zahruush
@Zahruush Год назад
Best ustaad ~omar inshaar 🦋🥀☺ Sharaf iyo karaamo👑
@musemohamedabdalla1456
@musemohamedabdalla1456 Год назад
Wlhi omar iishar si aan ugu mahadceliyo ma aqaan 😊🥰
@xidigareerburco8160
@xidigareerburco8160 Год назад
Xadiis ahaan baan ku dhegaysta zxip
@Dreamy-M
@Dreamy-M Год назад
Qaabkii hore ee aan kuugu aqaanay ayaad usuugud bisay maanta muuqaalka 😊 mahadsanid 😊 ♥
@boojadheere
@boojadheere Год назад
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@abdinzirabdulhi5865
@abdinzirabdulhi5865 Год назад
(افلايتدبرون القرءان ولوكان من عند غيرالله لوحدو فيه اختلافاكثيرا) nolosha qaabka ugu fican oo lagu helo sharaf cizi iyo karaamo.waxaa lagu dhameystiray qur'aanka. Talo ka imaatay meel kalana waxaan kadhax arkeenaa iyagoo is qilaafaayo mana ahan kuwa laraaci karo
@shafeccabdihamidsalad1408
@shafeccabdihamidsalad1408 Год назад
I really like your lectures keep up pro
@bintuzahraa
@bintuzahraa Год назад
Waxaa isoo jiitay qodobka ah ha noqonin buug furan hoyadey marwalba idhihi jirtay waana dabeecadeeda qorshaheeda lama ogaado illaa ee u hirgalaan
@mohamedosman1205
@mohamedosman1205 Год назад
Rule number one: Never outshine the Master
@vii6353
@vii6353 Год назад
👍🏽
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Год назад
48 laws of power, isla markii aan ciwaanka arkey ano video ga daawanaayo ayan soo dejistey buuga
@cadekir111
@cadekir111 Год назад
Intee ka soo dagsatay? Ma ii soo diri kartaa walal
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Год назад
@@cadekir111 Haa wall lkn linkiga kula wadaagaa
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Год назад
10 daqiiqo oon ogaansho dhagaysto waxabad moodaa inaa boqolaal go'aan ii rumoobeen
@suhaib9811
@suhaib9811 Год назад
Buugaas waa cajiib qofkii yaqaan luuqadaha qalaad English ama carabi ha akhriyo.
@dahirahmed6862
@dahirahmed6862 Год назад
Aniga ayaa akhriya lakin wax fcn waylaid buixan iyu ku Diinta kasoo jiido
@ameinrealone6852
@ameinrealone6852 Год назад
The 48 laws Waa Buug ad sameeeyn uleeeh somaliduna wey ubahantahaay
@profalcadaala
@profalcadaala Год назад
Dhalinyaro waxan soo kordhinay qaab fudud oo lagu baranayo luuqada English Faldan nasoo booqo noona cimamad insha Allah
@abdikarin1258
@abdikarin1258 Год назад
Hamlyo ustaad mukhatar 700k
@RABIC.Channel
@RABIC.Channel Год назад
Kabaro cunto fudud channel ka 🥀🥀🌹🌹🥀🌹🌹💛💛💛💛🌹🌹🌹💛💛🌹🌹💛💛🥀🥀🥀💛💗🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀💛💛💛💛
@Fofofofo-ws2nd
@Fofofofo-ws2nd Год назад
Ogaansho ciida shayadiinta warxbin nogaso samey siday sucudiga ula dabaal dageen ciil ba iga qabtay walahi
@SOMCASHCODE
@SOMCASHCODE Год назад
Buugan 2018 kii ayaan aqriyey waana buug qiimo badan leh ilaa hada waan hayaa waan aqriyaa 🤗
@hananharako9060
@hananharako9060 Год назад
Wll intee ka helaa
@birqaayeofficial5019
@birqaayeofficial5019 Год назад
Yiutbrka kaliya aan muuqaaladiisa xiiseeyo wllke horey usoco
@laki778
@laki778 7 месяцев назад
﷽ ﴿إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾ﷺ🤍❤️☘️
@aliabdalla2565
@aliabdalla2565 Год назад
MAHADSANID macalinkeena muqaalada noocan oo kale ah nosoo badi Adoo mahadsan
@hassanaato1
@hassanaato1 Год назад
waxaan halkaan ugu wllkey omar inshar oo gaari 700ksubscribe👏intaas in ka bdn ayaa u qalantaa wllkey
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME Год назад
Wll kusodhawoow somali self education channel oo ah channel luqadada hooyo kugu sogudbinaya math physics and chemistry ❤🎉
@pdf5_
@pdf5_ Год назад
omarow 5 Sano Ayaan kugu xirnahay Da'deyduna 18 sano🥰
@Hersi17
@Hersi17 Год назад
Ustaad adigo mhdsan mka soo hadli kartaa buuga lagu magacabo ATOMIC HABITS laga yaaba in dhlinyarada kugu xirn ay wax bdn ka faaidan😇🥰
@khalidcabdi5733
@khalidcabdi5733 Год назад
Omar inshar ninka codkiisa kacaansanyahay 🥰
@ahmettnourmahamett9588
@ahmettnourmahamett9588 Год назад
I really liked this topic its absolutely amizing
@abshirxuseen7616
@abshirxuseen7616 Год назад
Another level macalin 700k subscribe ❣❣❣
@danan991
@danan991 Год назад
M.a dabeecadayda ayaad barnaamijka kasamaysaybe marka lagareebo ismuujinta
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Год назад
Macha allah
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
RU-vid dhan omar inshar lee uso kala si Aan udawado muqaladisa qiimaha badan wlhi
@Motivation65176
@Motivation65176 Год назад
Cumar waxan furtay RU-vid channel waxaan codsanaya in ifahan siiso sida lo soo diyaariyo qisoyinka plz thanks
@x-isaac3385
@x-isaac3385 Год назад
Somali ma carab ba mise English markay bugaagta aqrisanayan bogaag somali ah ba lo bahan yahay
@hamseisko3247
@hamseisko3247 Год назад
Qodobka 2aad abwaan soomaaliyeed ayaa ka gabyoo wuxu yidhi "nimaad dili nimaan daggi nimaad dabin u qoorayso waa layku kala daadiyaa yaanu kaa didine
@omarqoslaye1622
@omarqoslaye1622 Год назад
SO MUCH DEPENDS ON REPUTATION GUARD IT WITH YOUR LIFE Omar inshaar my mentor 💪🏽
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Год назад
Hambalyo Ustaad Best Somali YT OGAANSHO 700K Subscriptions
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 Год назад
walaal macaan 48 qaanuun gabigood inoo soo gudbi qeeb labaad inoo soo samay wax badan ayaynu kafaa idnay
@libanmed7284
@libanmed7284 Год назад
Sxb waxan aad kaga codsanaya sucudiga oo xalafada dinta shaydanka kuso bandhigey ind fahafahin naga siso raba
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Год назад
Is doqomayntu waa caqli aysan doqomadu fahmayn
@updirahmandiri2955
@updirahmandiri2955 Год назад
700k coming soon horteedna waan ku sii hambalyaynayaa wllky 🥰💯
@abumuscaab
@abumuscaab Год назад
Ustaad cumar ... mashallah Heybad Allah baxsho waaye ..alx
@ayaanhassan521
@ayaanhassan521 Год назад
sidee ban ku garan kar hadalka markaa loo baahan yahay
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Год назад
m.a cumar waad mahadsantahay
@I.F.J
@I.F.J Год назад
🟢 OGAANSHO 🟢
@mohamedabdullahisamatar7216
Masha alah cumar inshaar keep going sxb
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
Wll kheer alaha kusiiyo wll kheerkaa faafiyaa wll ilaahey ku so aashaahee
@najiibilmamustafe6290
@najiibilmamustafe6290 Год назад
هل يعني ذلك تعلم فنون القتال عقلية ونفسية
@yasmaofficial
@yasmaofficial Год назад
👏👏👏manshllaah waa Arun wangsan in lagu dhaqmo. Mahedsnid
@maxamadnuur6104
@maxamadnuur6104 Год назад
Hory usoco walky ma sheekh omar
@aamiincabdinuur3596
@aamiincabdinuur3596 Год назад
Ku saliya nabiga scw scw
@W.G.abdisamad
@W.G.abdisamad Год назад
Cumar zxp muuqaaladan oo kale noosoo badi
@sharmaaketahlil3907
@sharmaaketahlil3907 Год назад
Life is like a book
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
Wll lingi iisamey wll
@___ozlo__4791
@___ozlo__4791 Год назад
THANK YOU TEACHER
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Год назад
Masha Allah waxwalba oo aan hayo waan dhigaa marku cumar inshar wax soo dhigo shukran cumrow wll 🙏
@abdikadirQulle
@abdikadirQulle Год назад
vedigan bil walbo waa inaa daawadaa i.a
@walaalxamse1503
@walaalxamse1503 Год назад
I.a 700k coming soon wllo
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 Год назад
700k never give up
@Siciid04
@Siciid04 Год назад
Mahadsanid Ustaad Cumar Inshaar. Ilaahay ha kaa ajar siiyo muuqaladaada tayaysan ee aad noo soo gudbisid.❤
@aishaahmedali3046
@aishaahmedali3046 Год назад
Masha all mahadsanid 😊😊
@AbdiFatah-dy2zh
@AbdiFatah-dy2zh 5 месяцев назад
اخي احبك في الله
@mohammadduraan-qd6cu
@mohammadduraan-qd6cu 7 месяцев назад
Wax badan yaanan lagaa ogaan!
@efoot-ball845
@efoot-ball845 Год назад
700k subrska m.a walalal bdn aayn noqnya hamlpyooooooooooooo
@maanmedia2281
@maanmedia2281 Год назад
noi taandheesiga iskadaaya pleases
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Год назад
Omar inshar وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شباب
@suldaankaumada0975
@suldaankaumada0975 Год назад
Dhiirigaliyaha Nolosha
@mohamedabdukadir3066
@mohamedabdukadir3066 Год назад
m.a
@saedmoh1450
@saedmoh1450 Год назад
Wlhy waa book wanagsan wana book dhaliinta somalidu u bahan tahay
@cabdisalammaxamed9948
@cabdisalammaxamed9948 Год назад
كرامتي كعلبة الدواء ، أحفظُها بعيدا عن متناول الأطفال 8:10
Далее
040 | 48ka Xeer ee Awoodda | Hordhaca taxane cusub.
45:16
Лучше одной, чем с такими
00:54
Просмотров 222 тыс.
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 1,8 млн
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
11:52
Просмотров 34 тыс.
Лучше одной, чем с такими
00:54
Просмотров 222 тыс.