Тёмный

082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan! 

Sahan Podcast
Подписаться 67 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RU-vid: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com/@sahanka97?_t=...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Опубликовано:

 

31 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@Caaisha..
@Caaisha.. 2 месяца назад
Software =ruuxda Dabkana=Nafta Hardware =Jirka Ish-calaa masal...😊
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 2 месяца назад
Buga koobaad ee 10ka magac waa buug nafteyda qabeyay , qurxiyey waa buug igu dhirigeliyay inaan leeyahay iiman anan awal modeyn inan leeyahay dhowr jeer ayan aqriyey maanta oo ugu dambeysay waxan dhameyay MAGACA ASHAAFII allow wixii wangsan oo iimankena dhisayay inagusin Waan umahadcelinaya turjumaanka bugagata midka kalana waan rajeynayaa inaan aqristo
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 месяца назад
Walal bugaaa halkaan ka heli karaaa isago ibaaa walal from jabuti
@Umalkhayr-dq3dh
@Umalkhayr-dq3dh 2 месяца назад
Wll adoo mahadsan xogtaa aad heshay aan kula helnee xgen ka heli karnaa
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 2 месяца назад
Wll magtabada hargaysa badankoodu way hayaaan sida iqra books way haysa imika
@maliika1627
@maliika1627 Месяц назад
Mashlh 😢
@DaadirAlnaazir
@DaadirAlnaazir 2 месяца назад
Aqoontaada illahay ha kaa abaal Mariyo sidaad u fidinayso
@user-tu6xn1vb6g
@user-tu6xn1vb6g 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 2 месяца назад
اللة الدي يتوفى الانفس حين موتها والتي لم تمت في منامها فيمسك التي قضى عليها الموت ويرسل الاخرى الى اجر مسمى ان في ذلك لايت لقوم بتفكرون
@faahimcade9117
@faahimcade9117 2 месяца назад
mahadsanid Xigaha Muhimka Mar Walbo Noso Gudbiso wax Muhiim Ka Hadshay Anigu Waxaa Dawadaa Sh Cabdirashiid Cali Suufi Badanaa Ka Hadlo Jaceelka Allah Iyo Jacelka Nabiga Scw Maalin Aa Dawan Weba Yartahay
@rujaalnuur
@rujaalnuur 2 месяца назад
Walee suufiyadu siday nabiga iyo illahay u jecelyihiin qof arkay umbaa ka sheekayn kara Waa aan xoogaa dhex joogay xiligii asxaabta in aan joogaan moodayay Kala dambaynta iyo na daamka ka dhexjirana dawladuhu ma haystaan
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw Месяц назад
All it's really words 😢😢😢
@aliazak8603
@aliazak8603 Месяц назад
😊😊😊😊😊😊😊😊
@Imkhalidfun
@Imkhalidfun Месяц назад
Suufida taas wku jeclhy lkin wxaa NACA markee sheeko quraafat ah dadka uga shekeyan
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 15 дней назад
Taas waa ku fiicanyihiin laakiin waxaan macaa markay khuraafaad la yimaadaan
@rudwanidle2994
@rudwanidle2994 2 месяца назад
Saamaayn 70% mawduucani kuleeyahay ruuxdayda.... Adan sahan halkaa kasii wad ilaa 100%
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 2 месяца назад
Qaarbaa suufiyada la sheegayo tima weynta imaka joogtaa moodi doona oo daba geli doona. Waar suufiyo waa magac diineed kuwa imika magaca haystaa iyigiiba wax caadi wax ugu sheeega ubaahan. Markaa halaka garto suufiyada saxdaa iyo timawaynta. Labada tabliiqa aad udhageysta .
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 15 дней назад
Haa wll timo weyntu iyagiibaaba khalad ku socda
@Nastexamoha
@Nastexamoha 2 месяца назад
Ustaad mahadsanid saad qeyrka nala jaceshahay ❤
@user-rv9xv3fo2b
@user-rv9xv3fo2b 2 месяца назад
"ومن الناس من يتخذ من دون الله اندادا يحبونهم كحب الله والذين ءامنوا أشد حبا لله" Waa sidaas wl aayadu suurdda baqra aayadda 165 Mahadsanid ilaahay haku barakeeyo
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 Месяц назад
Jazakalahu Khyr wll
@kaytonEmpire
@kaytonEmpire 2 месяца назад
PODCAST nooga soo diyaari walaal maba hayno cid xagaas nagala hadasheee
@Ruwaydo-bu2ul
@Ruwaydo-bu2ul 2 месяца назад
Masha aalah sahan podcast wn jclqhy
@user-py7by7zx1l
@user-py7by7zx1l 2 месяца назад
War aadan sahanoow arin iga dhex guuxaysay inbadan ayaad update garaysan runtii Waayo nafta iyo ruuxda allow mid baan u haystay waxaana isku Kay qaban la aydna Maka uu Allah Ina leeyahay إن نفسه لأمآته بسو Iyo aayada odhanaysay يسألونك بروح قل روح من أمري ربي Oo maruux xaga Allah ka timid Ayaa na amraysa wax xun War thanks niyow aad baan ku salamay bro
@noorbaaje5133
@noorbaaje5133 2 месяца назад
Qudaadhana mahdsnid sida labada aayad ufalanqeyse❤
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 2 месяца назад
Allaha ku barakeyo cilmi ayan ka faidey.❤
@user-mx1cf8gs5x
@user-mx1cf8gs5x 10 дней назад
Allah hakaa abaal mariyo ustaad. Buugaagtaada ceergaabo ma ka heli karaa ustaad ama PDF
@xafsaxasan-9415
@xafsaxasan-9415 Месяц назад
لأنك الله من افضل كتب قرأتها❤
@zhaymashacni3017
@zhaymashacni3017 Месяц назад
Waa run wallahi soomaalidii diinta kuma qushuucaan 🥹yaarabbi ilaahow diinta qalpigaya ku weynee
@mohamedabdilahiaadanmohame156
@mohamedabdilahiaadanmohame156 2 месяца назад
Suufiyo intii ah waan salaamay❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 2 месяца назад
Mahadsanid Ustad Adan Khadar Ali Roble ❤ Rabbi hanoo kaa xafido xalqadaha Podcast ga lagama dhargo.❤❤dadaalka mesha kasi wad.
@cabdiqaadir2024
@cabdiqaadir2024 2 месяца назад
Mahadsanid ustaad
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 месяца назад
Aadan khadar cali suldaan rooble 🎉 My rule model nin badiba noloshyda saamayn ku leh guulayso😮😢
@walalzaki6302
@walalzaki6302 Месяц назад
Write 😮
@user-xu2iw1jk3e
@user-xu2iw1jk3e 2 месяца назад
Jazaa kallah
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 2 месяца назад
Fadlan 1 podcast : Go'aan Gadashada ficilka xun iyo ka saxan . Go'aan qadashadu ma dhaladba misee Barad ? . Qofku noloshisa mustaqbalka Go'aan 100% Isaga leeh la oorankaro mu hirgalinkaraa mise marwalba waqica ayu ku xiranyahay ? Fadlan jaawab ban ka sugi dona
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 2 месяца назад
JizakaAllah khairan I get lot from you Habo thanks so much
@SafiyoMohamed-cq2dc
@SafiyoMohamed-cq2dc Месяц назад
عجيب ما شاء الله ❤
@EmryKalela
@EmryKalela 2 месяца назад
Ninka ugu baarista badan uguna caqliga badan soomalida guuleyso sxp ❤
@mohameddeeq7578
@mohameddeeq7578 2 месяца назад
M.a aad iyo aad umahadsantahay mowduucyadaan noosoobadi walaal adigoo mahadsan Shukran shukran
@abdihamiidali3929
@abdihamiidali3929 2 месяца назад
Guulayso Ustaad.
@Zeki777
@Zeki777 Месяц назад
Jazaakallah
@nimofarah8193
@nimofarah8193 2 месяца назад
Mashaa allaah tabarakallaah wll aadan soo badi barmaamijkan oo kaleh jisaakallaahu khayran walaal
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 2 месяца назад
Dhalin yaradeenu intiii iyaga lagu dayan lahaa iyagiibaa gaalo ku dayanaya allah hayna soo hadeeyo ❤
@SakariyeahmedKaafi
@SakariyeahmedKaafi 2 месяца назад
First person like aadan sahan please
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 2 месяца назад
Hore u soco sxzp
@AbdiazizRashid-dq7si
@AbdiazizRashid-dq7si 2 месяца назад
Jasakalaah wll
@sundusadan6773
@sundusadan6773 2 месяца назад
Wll mahadsanid
@rahmaadam7612
@rahmaadam7612 Месяц назад
Masha Allah buugas aadbu uficanyhy ka koobad wan aqriyay
@canabmuktar102
@canabmuktar102 2 месяца назад
Mashaallah caqligada iyo garaadkaga allaha kubarakeeyo warunta salada markad conscious tahay iyo markad unconscious tahay waa kala dhanan duwantehe
@CLaahiCalimaxamed
@CLaahiCalimaxamed 2 месяца назад
Macalin waa ku salaamey Xageen ka heli karaa Buugaagtaas
@Mahath-c9
@Mahath-c9 2 месяца назад
Peace and love❤ caadifad, (🥺😭😢) noolaynta nafaha dilan. Mahadsanid.
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 2 месяца назад
Wad ku mahad santahy bro
@xuseincade1992
@xuseincade1992 2 месяца назад
Mahad sanid saxp saxp wxaan ku weeydiiyy buuga dhabarkaaga saaren ee loolanka ma heli karaa oo malaga helaaa magaalka kawadaa sxp❤
@mujaahidmaxan136
@mujaahidmaxan136 Месяц назад
Ustaadka
@shaficiahmed5425
@shaficiahmed5425 Месяц назад
Ultra legend🎉
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 2 месяца назад
Waan dhammaystay muuqaalka aadanow mahadi hakaa gaadho wll, ilaahay haynoo gargaaro sikasta oo aynnu udadaalayno haddana aadmi baan nahay oo badhbaa innaga dhiman.
@hoodo9260
@hoodo9260 2 месяца назад
Markii iigu horeysey ee aan maqlay in nafta iyo ruuxdu kala duwan yihiin waxay ahayd xalay 😁 Mahadsanid walaal
@mohamedabdi3312
@mohamedabdi3312 2 месяца назад
Kula mid ban ahy 😂
@hoodo9260
@hoodo9260 2 месяца назад
@@mohamedabdi3312 ustaad Cabdalla shafey ka maqlay 😁
@ZiciithinaBatuun
@ZiciithinaBatuun 2 месяца назад
Guulayso zxp
@apdirahmaanoday1373
@apdirahmaanoday1373 Месяц назад
Ustaad aadan khadar 😊
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 2 месяца назад
أشهد أن لا إله إلا الله وأن محمد رسول لله واشهد أن عليا ولي الله اللهم صل على محمد وعلى آل بيته الكرام .
@maariana7291
@maariana7291 2 месяца назад
buugaagtan wan ubahanhy halkeen ka helaa plz ila wadaaga , aadanow adigana aadba umhdsanthy maclumaadka aad nagu so kordhisay wan kga mhdceliya allah ku barakeyo❤
@iqroabdi3202
@iqroabdi3202 2 месяца назад
Waxad ka heleysaa somaalibooks wllo
@maariana7291
@maariana7291 2 месяца назад
@@iqroabdi3202 halke ku taala abaayo mise online ka aya laga dalbada buga oo sidiisa ah ayan raba yacni pdf kuma rabo
@QuruxsanInaahmed
@QuruxsanInaahmed 2 месяца назад
Wanku salamay❤taliye
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin Месяц назад
Aadan khadar cali ❤
@ahmedday2025
@ahmedday2025 2 месяца назад
Markaa heestay waan lugaynayay zhp dib fiiriyay waxaan mooday in orgi qalaadayo😂😂sorry bro ❤waxaan kaa soo salaamayaa qararo tuuladaadii(gowlalaale) tuulada ku xigtah❤❤❤.
@sahanka97
@sahanka97 Месяц назад
indr, nin reer haw ah oo aannu isfahmaynaad tahaye 😂
@ahmedday2025
@ahmedday2025 Месяц назад
@@sahanka97 Haa mazuul mahadsanid inbadan. Nio zhp suaal baan ku waydiin lahaaye meel aan kaalabsoo xiriirana waaan garan waaya Halkanba hadaan kaa waydiiyo,ma taqaanaa channel youtube oo la dhaho أحداث ووثاءق الرءيات ama( events and facts ),xogtiisa maad Mar nala wadaagtidna inteese lagu kalsoonaan karaa..
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw Месяц назад
Allahu Akbar 😢😢😢
@user-ij5ig9ds3v
@user-ij5ig9ds3v 2 месяца назад
mahadssnid adan kheyr ali suldan rooblle
@Amaturahman14Ismail
@Amaturahman14Ismail Месяц назад
إنما يخشى الله من عباده العلماء Jooji Aadan qof aan Aqoon lahayn wxa khyr weyn oo uu leeyahay ma jiree teeda Kale Cilmi laa,an waa baadiyow sida Alle uu ki sheegy qurankiisa غير المغضوب عليهم والضالين ! Teeda kale ha ilawin wll من يرد الله به خيراً يفقه في الدين بعد شهادة والتوحيد الفقه هو قمة الدين لأن الفقه هو العلم يتعلق أفعال العباد
@user-zr4xl6uq6v
@user-zr4xl6uq6v Месяц назад
Sahnow wll qlpiga nagala hadashaa❤
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 2 месяца назад
Nio markaad podcastiga ka hadlauso waad soo labisata markaad sahanka ka hadlaysidna garanbaad soo xidhataa nio laba chennel u cadaalad samee😂😂😂
@user-cy2eh2xd2q
@user-cy2eh2xd2q 2 месяца назад
wad iga qoslisay 😂 fiiro badanida niyow 😂
@user-zu6rx7jy2l
@user-zu6rx7jy2l День назад
War sxp ha inagu heesin
@drmaajidhassan
@drmaajidhassan 2 месяца назад
@husariahmed6208
@husariahmed6208 2 месяца назад
Akhii 2 daas books maka heli karaa Nairobi xageese ka heli karaa
@mohamedtahliil
@mohamedtahliil 2 месяца назад
Iqra books ka dalbo wll iyaga kuu keenaya
@user-vc6vo1ed3b
@user-vc6vo1ed3b 2 месяца назад
Wanku salamy wll bugagata cairo man ka heli kara
@NimcoUwah
@NimcoUwah Месяц назад
Wll xageen ka heli karaa buuga
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 15 дней назад
Al shabaabka ayaa rooxaaniyadda ku dheereeya oo dadka ku ugaadhsada 😂
@abdillahimohamed5169
@abdillahimohamed5169 Месяц назад
Macalin 2-da buug halken ka heli kara anigu jabuuti jooga sxb
@MubaarikaAwcalidiirye
@MubaarikaAwcalidiirye 2 месяца назад
Sheekh axmed iid dhagayso niyow
@user-vt7cd9de6e
@user-vt7cd9de6e 2 месяца назад
Walaakina yunduru ilaa quluubukum
@MzzXanaqley
@MzzXanaqley 2 месяца назад
Wllo xalqdo gaara maad kgasoo hadashid sidii ay dowladi cusmaaniyiintu ku burburtay marhore waan ku idhiye
@dhamme0
@dhamme0 Месяц назад
Culimada tabliiqadu waa cajiib runtii waxay la hadlaan ruuxda waxy ku dareensinayaan ama kaa dhigayaan emotional
@muscabmukhtar9871
@muscabmukhtar9871 2 месяца назад
Culumada kale xitaa caqli kaalama hadlayaan oo hadaa tiraahdo waxaan sidey sidan ku noqdeen waxey ku leeyihiin "waxaas laysma weydiiyo iyo duuduub ku qaado."
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 2 месяца назад
Waxaad u saameysay definitions Buixda emotional ka waxa la dhaho
@cabdirisaaqcali8371
@cabdirisaaqcali8371 2 месяца назад
Sirta koomka waalaguu furi iyo cilmiga qarsoon e sirta ah dadal
@abdifatah__mb1
@abdifatah__mb1 2 месяца назад
Waan ku salaamay walaal waxaan joogaa yurub sideen ku helikara buugaagta? Sida wan Ku salaamay saaxiib iyo 2 badan aad hadda hayso mahadsanid salamu calaykum
@CabdallaAli-hq2xq
@CabdallaAli-hq2xq 2 месяца назад
Aadanow zxp ilaahay baa quraanka ku dhahaya ويسألونك عن الروح قل الروح من أمر ربي marka wax ilaahay noo sharxin baa adigu sharxaysa
@osmansamsou
@osmansamsou 2 месяца назад
maad fahmiin wuxu kahadlayo, waan dhibaatada ina haysata maanta
@dhamme0
@dhamme0 Месяц назад
Maad fahmin mawduuca
@osmansamsou
@osmansamsou Месяц назад
@@dhamme0 waan fahmay muwduca, ee inaga is fahmiin; waxaan uga jeeda fikirkeena kala duwaan; mawducuuna waa arwaxda.
@FarxaanDaahir-oy9qu
@FarxaanDaahir-oy9qu 2 месяца назад
imooshinkaa noo jilci anadèer aadanoow
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed Месяц назад
Waa dareen yacni qof waxa loo sheegaba qiiroonaya english weeye Emotional
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 Месяц назад
War Aadanow faa Ido baan kuuguqabnaa
@Mohaden_1
@Mohaden_1 2 месяца назад
Cabdixakiin waa gob.
@user-hl5qd4uq7g
@user-hl5qd4uq7g 2 месяца назад
Intee laga helaa buugtab
@muhyiddinmuhammad5904
@muhyiddinmuhammad5904 2 месяца назад
خلاصة الحلقة يا صديقي العزيز أدم خضر : أركان الدين/ ١.العقيدة التوحيد ( علم الكلام ) الفقه الأكبر ٢. الفقه ٣. التصوف / الإحسان ( علم تزكية النفس )
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 2 месяца назад
Raaali ahow. Suufi mataqaanaa?
@Abdirahmaan1001
@Abdirahmaan1001 2 месяца назад
20 : 16 way badqabane mar danbe how celin dirqibay kuso kabtene😂😂lool
@yahyeahmad7635
@yahyeahmad7635 2 месяца назад
Aadanow waa run suufiyadu aad baay dhanka ruuxda u gu janheeraan lkn hadaad akhrido taariikhda waxaad arkaysaa suufiyadu meeshay ku badato waxaa ku faafa jahliga,bidcada ,qabuuro u caraarka, aqoonta diinta looleeyahay ,dadku waxay noqonayaan dad caalamka ka danbeeya
@azli998
@azli998 2 месяца назад
Waxas oo buga se u akhriday😮
@axmedxusen6697
@axmedxusen6697 2 месяца назад
Cxakin obsiiye buugaagta uu turjumay xaggee laga helayaa
@sportsfunny24
@sportsfunny24 2 месяца назад
Aadano halkee ugu fudu ka helai kara zxp Europ baan joogaye
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 2 месяца назад
Laba erey oo aad tidhiba waanka shakiyay!
@Aliabdi-yh4pw
@Aliabdi-yh4pw 2 месяца назад
Maxaa waaye labada eray
@abdalle7191
@abdalle7191 2 месяца назад
noo sheeg bal aankuka eegnee wll
@user-ij5ig9ds3v
@user-ij5ig9ds3v 2 месяца назад
m.a
@hanadcishqi5902
@hanadcishqi5902 2 месяца назад
jcyalka ilahay iyo rasuulka waxa saldhig u ah inaad raacdo nabiga صلى الله عليه وسلم suufiyo haday ilahay jecel yihiin umay shariik yeleen xaqiiqdii
@user-uz4bc8gn7n
@user-uz4bc8gn7n 2 месяца назад
Anoo 15 why aan aadan sahan u daanya
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei 2 месяца назад
Dadka ay xasaasiyadu ku kacayso marka ay magaca suufi maqlaan allaha caafiyo
@QamarJamac
@QamarJamac 2 месяца назад
tibliiqu waa umada kaliya ee ugu dhaqmi og diinta 70kii ayaan ku dhawahay maan arag cid ka saamayn badan ka tawaaduc badan ayagu ma isla wana kaliis islaam ma aha karaamo iyo in uu oliyo yahay kuu sheegi maayo alle iyo rasuulkiisa ayay ku jeclaysiinayaan dumarka muxrimla,aan ma kaxaystaan cidnana kuma dhagana waa umad caalamka oo dhan janada la jecel kuna dadaala siday u soo dumi lahaayeen
@user-ij5ig9ds3v
@user-ij5ig9ds3v 2 месяца назад
mahadssnid adan khadar ali suldan rooblle
@Czetttt
@Czetttt 2 месяца назад
Buuga "your brain on porn " by Gary willson noosoo qabo runtii waa buuug dhalinyaradu aad ugu baahan yihiin.
@ayanahmed7310
@ayanahmed7310 Месяц назад
Horta walal buuwagta maad no shegtid biwaagta mesha lagaheli karo
@SalmaNasiib
@SalmaNasiib 2 месяца назад
PDF maka helaaa
@IsseAbdirahmanAli2673
@IsseAbdirahmanAli2673 2 месяца назад
Labadaas buug siduu ke heli karaa qofkii jooga yurub
@user-or2pz1np2z
@user-or2pz1np2z 2 месяца назад
Somali books telegram channel ayad ka helaysa isagoo pdf ah
@IsseAbdirahmanAli2673
@IsseAbdirahmanAli2673 2 месяца назад
@@user-or2pz1np2z mahadsanid
@faadumomaxamuud4796
@faadumomaxamuud4796 2 месяца назад
Ma dhawid hadaad ibnu sinaa daliishanaysid...
@QamarJamac
@QamarJamac 2 месяца назад
suufiyadu ma jirin xiligii bilaal ee waa xarako abuurantay xili dambe noocii eey markii hore ku abuurantayna wax badan ayay ka badaleen suufiyada dambe intooda badan adigo waad yartahaye aniga xiligaan kula ekaa wadanka soomaaliya dadka dukadaa fara kutirs ayay ahaayeen màsaajida cilmaga laga aqriyana axkaam uun bay ahaan jirtay intaas waxaa kasii daraa axkaamtana ciduna kuma dhaqmayn ee xeer somali ayaa lagu dhaqmi jiray
@alcamirialcamiri5343
@alcamirialcamiri5343 2 месяца назад
Xaqiiqadu waa taas... Dadaan waxba ogayn baa uhaysta in suufiyada ay khushuuc , illin Allah ka cabsi iyo macaansiga cibaadada inay dadka baraan ... Maxay khushuucaan Quraankaba macnihisa intoda may baran jirine?!.. sideen u macaansadan cibada iyaguba jaahil ka yihin?!...
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 2 месяца назад
@@alcamirialcamiri5343 aniga xitaa arinkaas kuma taagersani sbbto ah suufida waxa ay diinta kuso dareen salafiyada kuma aysan soo darin , shekul islaam ibnu taymiya ba ka hadlay tan kale qaburiyin bay ahayen marka adan sahan arinkas kuma tagersani inu yirahdo iyaga kaga fiican dhinaca naf la hadalka
@Asiaherse
@Asiaherse 2 месяца назад
Ustaad fikirka Sufism anigu igama gadna.
@Anf54208
@Anf54208 2 месяца назад
First😅😊
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 2 месяца назад
Waa ku farax sanahay in culmadii hore oo aad amaaneyso aan maqlo xaqiiqdii Suufiyada dhabta ah waa kuwa aad u jeceyl alah jala wacalaa iyo rasuulkiisa muhamad ah caleyhi salaatu wasalaam Waa na mida keentey inbadan oo culmadaa ka Mid ah in ducadooda uu alah aqbalo Soomaalidii hore culimo iyo caamo ayeey dadka u dhaxeeyeen culimadu na culimo ilaaheey ayeey ahaayeen caamadu na culimo hagto ayeey lahaayeen laakin maanta dadkii waa wada culimo Hada na waxaa dhacaayo waan ujeednaa oo meelna nooma fiyoobo bulshadeena dhan kasta ba waan daciifney rabi xaqa hanagu toosiyo dhibka na hanaga dulqaado
Далее
Sidee ku heli kartaa shaqada aad rabtid
10:19
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta E09
29:16
Просмотров 21 тыс.
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Просмотров 39 тыс.