Тёмный

9ka Xeer ee Awoodda iyo Heybadda Shakhsiga || ILA AKHRI laws of power || Robert Greene 

Abdiwali Khalif
Подписаться 123 тыс.
Просмотров 180 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 199   
@khaalidxidig
@khaalidxidig 8 месяцев назад
Muuqaalka xiga waxaan jeclaan lahaa inaad kuso koobto kitaabka Al-fawaa'id ee Ibnu Qayim👍💯
@princes2224
@princes2224 Месяц назад
9ka xeer waa ; 1_ isa soo bandhig👍_ficil iohadal lapaduba😊 2_wax wlbo wxay ku xiran yihin sumcadada ee sumacadada ilaasho😌✊️ 3_ niyadada haso bandhigin👍 4_ficilkaga ku guuleyso ee murankaada haku guuleysan😊 5_meel ka muuqo ama ka maqnaw😑 6_cidna hala jirsan ee naftada la jirso❤ 7_hadaa cid taageero weydiisaneso taageyrada danteyda haka dhex aragto😕 8_af daboolan waa dahab _aamuskaada habato👍 9_ ha is qaad qaadin😌
@Abdiganipodcast
@Abdiganipodcast 8 месяцев назад
Ugu horeyn asc ustaad abdiwali Runtii nin walba wuxuu hadlaa ama talo bixiyaa inta uu garaadkiisa ama aqoontiisu tahay Waxan dareemayaa in aad ii noqotay qof kudaydo talooyinkiisana aan aad iyo aad u qaato Waxan kulee yahay ustaad inoo soo badi muqaladan oo kale wax badan ayuu ka faa iidayaa qofkii si dhaba u dhagesta Rabi Haku karaameeyo labada daaroodba Mahadsanid
@AhmednorMuhumed-pk5wm
@AhmednorMuhumed-pk5wm 8 месяцев назад
Thank you my teacher 😮
@cabdixakiimaxmed4546
@cabdixakiimaxmed4546 7 месяцев назад
Masha Allah Jazakallah. Wa Arrin fiican in sida aad noogala talisay in aan ka tagno wixii ka hor imaanaya diinteena ee ku jira buugan. Mahadsanid Jazakkallah kheyr!!!
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 8 месяцев назад
Mashaa Allah rabi haku xifdiyo walal.
@qaryaanzeko
@qaryaanzeko 8 месяцев назад
Eng maahmaahdaas ah (Meel ka muuqo ama ka maqnoow macneheedu waxa weeye, tusaale hadaad joogto shir waa in aad dadka u sheegtaa wax aysan yagu haynin oo talo ah faa'iidana ah, hadii kale ka maqnoow meeshaas oo qof aan joogin ka ahoow goobta, calaashaan wax macno leh hadii aadan sheegaynin iska aamus ama ha imaanin shirka, wuxu yidhi Hadraawi ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay, labadaasna kala miyo. ) intaasina waa sixid eng aadna waan kuu salaamayaa waadna ku mahadsantahy dedaalka yo waqtiga aad bulshadaada gashatay eebbe hakugu abaal mariyo wanaageeda
@zackmomed5709
@zackmomed5709 8 месяцев назад
I've discovered this book end of the last year. It's amazing but I forgot to compare what the religion is saying about it. Thanks again
@cabdireemagaal1085
@cabdireemagaal1085 8 месяцев назад
Good teacher🎉
@zakittabdi185
@zakittabdi185 6 месяцев назад
mansha allh shikh allha ka abaal mariyo walhy waligay kuma fakarin inaan buug akhriyo xitaa ma dhagaysan vedi laga diyaariyey kan ka hor sabbtuna waxa ahyd inaad aaminsanaa inuusan jirin wax cusub ay kuso kordhinayso inta diinteena mcn sanad badan ka hor no sheegtay mansha allah vedio gaan asna sidii an aminsanaa buu maray
@fahiimasabrie2310
@fahiimasabrie2310 8 месяцев назад
Msha allah wlal wxad noo kordhisay wx yaabo bdn✌️ Jzka allah 🤲🤲🤲
@FairFurLaughts
@FairFurLaughts 7 месяцев назад
I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤ Great book, read with caution and god consciousness
@Abdinoor51
@Abdinoor51 7 месяцев назад
Waa muuqaalkaagii u horeeyey oo aan dhagaysto wallaahy saxib waan ka helay talooyinka aad soo gud bisey
@wallaltooni292
@wallaltooni292 8 месяцев назад
M.a alaah wa talyin wngsn oo dhaxal gala💯✅️
@FADUMOZAHROBASHIIRCALI
@FADUMOZAHROBASHIIRCALI 8 месяцев назад
Masha allah cilmi diini iyo maadiba leh ayaa noo soo gudbisay Dr Abdi weli khaliif allaha kuu barakeeyo aqoontaada wax badan ayaan kaa baranay 👉Mahadsanid👈
@zubeyrmuse
@zubeyrmuse 8 месяцев назад
Masha allah qaybaha hadhayna noo soo samee ustaad
@abdimaalikahmed8317
@abdimaalikahmed8317 8 месяцев назад
Thanks walal walhi inti nolosha ugu muhimsanyed bad nala wadagtay dhankasta ha ahaate 🤔❤️
@Hassan.ali.Mohamed
@Hassan.ali.Mohamed День назад
Apdwali kaliif alle janada haku geeyo wllo❤
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 6 месяцев назад
waano iyo hadal xigmad leh aad ayaad u mahadsantahay walalkeey jizakumulaah khair inoona soo badi walal ❤
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 8 месяцев назад
Mahadsanid. Waxaan jeclaan lahaa inaad inta hadhayna soo raaciso
@abdkarimharet3602
@abdkarimharet3602 8 месяцев назад
الاستاذ عبدالولي خليف وصاحبك مصطفى عبدالكريم جزاكم الله خيرا على مجهودكما ونصائحكما للشباب الله يوفقكم
@mashaallahfa1113
@mashaallahfa1113 7 месяцев назад
Masha Allah . Thank you first of my dear brother may Allah with you , the secondly you are right and also all the words written in that book mostly is right too the way you explain us , I'm so glad we have like you may Allah blessed you and your family too and all of us Ameen ya Allah
@Larasamira1
@Larasamira1 8 месяцев назад
Masha Allah waxbadan ayan ka faaiday ano wali dhamaysan
@hosein700
@hosein700 8 месяцев назад
Mahadsanid buugan hadey qodobo kale oo muhiim ah ku jiran noso diyaari
@amnaahmed8855
@amnaahmed8855 7 месяцев назад
جزاك الله خيرًا ، موضوع مهم جدًا.
@SafiyomacalimClaahi
@SafiyomacalimClaahi 4 месяца назад
Aaad baad u mahadsan tahay ustaad. جزاك الله خيرا
@MustafcumarMuxumed
@MustafcumarMuxumed 7 месяцев назад
Run ahaantii waad noo faa' idaysay Allah hakaa raali noqdo
@MohamedHassanGulled-rc8ek
@MohamedHassanGulled-rc8ek 8 месяцев назад
ManshAllah ustaad abdi weli mahadsanid
@basketballhope2602
@basketballhope2602 8 месяцев назад
Mahadsanid walal Eebbe cilmiga haku barakeeyo.
@mustafemohamed3017
@mustafemohamed3017 8 месяцев назад
Marshall Allah alle caqliga hakuu barakeeyo.
@sharmoboy6823
@sharmoboy6823 8 месяцев назад
Walaal buugta noosoo badi bishii mar baad soo muuqataaye
@cqanikayse2187
@cqanikayse2187 8 месяцев назад
manshallh shiikh alle ha ku sharfo hamigaagana ha kuu rumeeyo waa malin jimce ahe ❤❤
@FadxaMustafe-l2q
@FadxaMustafe-l2q 6 месяцев назад
Shugran alle kuwii ka faaiidaysta taladada wngsan hanaga dhigo aniga iyo intii ku dawatauba❤
@AsmaAbdikariim-k1j
@AsmaAbdikariim-k1j 8 месяцев назад
Xaqiq waye xerarkeen Shukran wll
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 8 месяцев назад
جزاك الله خيرا
@abdimaliksagal3757
@abdimaliksagal3757 7 месяцев назад
M a wll horey usoco cawa ayaan kugu sobiiray waxbadana inaan kafaaido ayaan rajeynayaa thanks
@YusufHassan-f7n
@YusufHassan-f7n 6 месяцев назад
MashaAllah walal wad ino gar gaartey adne ilah haku gargaaro Alle haka raali noqdo
@Adoontii_Allah
@Adoontii_Allah 8 месяцев назад
Jzkheyran wax badan ayaan ka faa iiday 👍🏾🙏
@sooyaalchannel1054
@sooyaalchannel1054 8 месяцев назад
9:46 maahmaahdu waxa ay ka hadlayso iyo sida xeerku sheegayo ee aad ustaad noogu soo gudbisay waa isku CAKSI (LID). Maahmaahdu waxa ay sheegaysaa meel ama madal haddii aanad ka muuqanayn ficil iyo qawlba midkood, inaanadba meeshaa ama mansabkaa iman. Ama waa la muuqdaa ama waa la maqnaadaa bay dhahaysaa. Xeerkuna waxa uu inna leeyahay sida aad innoogu faa'iidaysay in haybaddaadu ay tahay inaanad dadka indhahooda ku badan... balse si aanad u qiima beeline aad danahaaga ku mashquusho. Mahadsanid ustaad, waa iga sixitaan qoraalkani..
@qaryaanzeko
@qaryaanzeko 8 месяцев назад
Sax weeye, intii an odhan lahaa ayaad tidhi.
@murtikaab3671
@murtikaab3671 7 месяцев назад
Saxiix
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 Месяц назад
Jazakallah khairan
@jimcaalemuxumed7403
@jimcaalemuxumed7403 8 месяцев назад
Waa xirfadficn ee sobadi zxp
@historynerd7549
@historynerd7549 8 месяцев назад
Jazaka Allah Kheyran
@haniihm
@haniihm 8 месяцев назад
Waan heesta buugan beenta mahan absolute 👍☺️
@XasanAdan-r3c
@XasanAdan-r3c Месяц назад
Good my teacher
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 8 месяцев назад
Macalin mahadsanid.
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 8 месяцев назад
Mahadsanid ustad abdiwali ❤
@barkadmuse-wn3hi
@barkadmuse-wn3hi 8 месяцев назад
Mashallah Sheikh
@aliweidow6549
@aliweidow6549 5 месяцев назад
Thank u teacher
@maxamedmaxamuud213
@maxamedmaxamuud213 2 месяца назад
Aad baad umahadsanthy ustad
@mustafemohamoudmohammed9717
@mustafemohamoudmohammed9717 7 месяцев назад
Maashaa’Allah wax badan ayuu iga beddelay buuggaasi
@MohamedJama-tc2hf
@MohamedJama-tc2hf 8 месяцев назад
جزاك الله.
@hafithahashim8865
@hafithahashim8865 24 дня назад
Thanks dr
@MaryanAadan-v2s
@MaryanAadan-v2s 2 месяца назад
Thanks brother ❤❤
@Xirsiev
@Xirsiev 8 месяцев назад
Isku soo noqod wacan 👏
@Golden-p0y
@Golden-p0y 8 месяцев назад
Good Advice Teacher❤
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 8 месяцев назад
THANK YOU ustaad❤
@YussufNur-sx5jr
@YussufNur-sx5jr 8 месяцев назад
M.a nin wanagsan tahay saxib
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo 8 месяцев назад
Masha alaah brother good job 👏 thenks
@Maxameddhabacato-qw5kt
@Maxameddhabacato-qw5kt 7 месяцев назад
Mashalaha Ustad Alaha Haku sharfo❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад
YaawaayE, Familyyyyyy yartaanaa tanaa qiimobadan ooriyariiseey murwodumaroo tii laga sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo bahbahbah bahbahyareey minyarobahyareeey
@LifestyleLeap87
@LifestyleLeap87 7 месяцев назад
Great book and content!
@inamohamed5768
@inamohamed5768 8 месяцев назад
MahadsaniD walal😊
@HabibMulees
@HabibMulees 7 месяцев назад
Waa muqaal sita qodobo muhiima , Mahadsanid wll
@beautiful417
@beautiful417 7 месяцев назад
Mash Allah runtii wan kaga mahadcelinaynaa bugagta aad noo soo koobaysid wllo ❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 месяцев назад
Mahadsanid ustd
@grandtvchanel3489
@grandtvchanel3489 8 месяцев назад
Mahadsanid.
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 8 месяцев назад
Mahadsanid walaal .se codka ka xidhna muuqaalada marka aad qoraal soo galinaysidna waa disturbing .
@AbdiazizMaxamed-cc6hl
@AbdiazizMaxamed-cc6hl 8 месяцев назад
Maxadsanid ustaad
@HykelBoy
@HykelBoy 7 месяцев назад
mahadsanid😊
@Atarax32
@Atarax32 8 месяцев назад
Maclin waxa badan kaso hadal (48 power)
@cawaleAhmett
@cawaleAhmett 3 месяца назад
𝐭𝐡𝐚𝐧𝐤 𝐮𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝
@mariahuruze6639
@mariahuruze6639 8 месяцев назад
Jazakallaah
@amiirxayi5620
@amiirxayi5620 7 месяцев назад
MaCH Allh Brother
@MadowIbrahim
@MadowIbrahim 8 месяцев назад
Thanks
@reysofarah3551
@reysofarah3551 8 месяцев назад
Allah yubarik
@AhmedHassan-di6vb
@AhmedHassan-di6vb 8 месяцев назад
Jazaakallaah
@Suadismael817
@Suadismael817 7 месяцев назад
Subhanallah waa Bii Haamdihi Subhanallah Al caadiim
@cashuurxikma7275
@cashuurxikma7275 7 месяцев назад
Mahadsanid wll
@kaamil2991
@kaamil2991 8 месяцев назад
Jazaakallah ustaad ❤
@MustafeMohamed-q7b
@MustafeMohamed-q7b 6 месяцев назад
Well done bro, waxad kuso bandhigtay buugan sida ugu wanaagsan
@osmanabdi5447
@osmanabdi5447 8 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@MandekDuale
@MandekDuale 8 месяцев назад
Maahmaahdu waxy macnaheega ilatahay aniga waa ama waa lamuuqda ama madasha lamatago micnaheegu waa meesha aad joogtid sideeda uga muuqa ooshirkad hadaa kashaqeyneyso qofka loogu ixtiraamka badanyahy xaga shaqadiisa noqo oo laga maarminba amaba iskabadaa shaqada weeye mansab walba haka muuqan hadaana ahayn qofka ugu dadaalka badan leh
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 7 месяцев назад
Mashaalah
@MrMoha23
@MrMoha23 8 месяцев назад
Thanks bro
@Ozil10313
@Ozil10313 8 месяцев назад
Jazakallah
@fmg63772
@fmg63772 7 месяцев назад
Jizaakallaah khayr wcs wr wb sheikh
@farhiyasidi270
@farhiyasidi270 3 месяца назад
Jazakalahu kher
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i 8 месяцев назад
Shukran.
@zuzuomar6630
@zuzuomar6630 8 месяцев назад
Psychology of money boogga ah kasoo hadal pls
@Rarisasa6846
@Rarisasa6846 7 месяцев назад
Abdiwali Khalif sxb waan kusalaamay. Kolley inaad i xasuusat ma garanayo lkn magacaaga iyo wajiigaaga ayaan aqoonsaday. Waa classmatekaagi Maxjuub Xaaji Nur high school. Aad baan kuu salaamayaa masul. Muqdisho. Hormar wacan! Waa Abdifatax Qorane
@ii-rpgbeachaw6295
@ii-rpgbeachaw6295 7 месяцев назад
Wan aqriyay very Good book
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 месяцев назад
Buugaan wanaag iyo xumaan intaba wey ku jiraan!
@fatumaadam3067
@fatumaadam3067 8 месяцев назад
Right
@barbarossa-x5n
@barbarossa-x5n 7 месяцев назад
wll xaliye wllo maatihiin
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 8 месяцев назад
47 lows wuxu ka hadlaya qof dabci u lee yhy rule la isticmaalo maaha qofka 9 aad sheegtey leh inta kle ma lee yahey
@maxamedAmiin-z7b
@maxamedAmiin-z7b 4 месяца назад
شكرا لك يااخي
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 7 месяцев назад
Waa run inta aad sheegtay oo dhan lkn waxa jira qof aan caanba rabin lkn dhibatada haysata ka tan badatay dhibkuna yahay mid ku dabo socda Sp: sida beertan biyo halaga xiro
@AbdirasaqCiise
@AbdirasaqCiise 7 месяцев назад
Mshllh tabarkal dr
@HassanfanaxOfficial
@HassanfanaxOfficial 7 месяцев назад
Masha allah ustad
@chanaljuube
@chanaljuube 6 месяцев назад
جزاك الله خير ❤
@Suadismael817
@Suadismael817 7 месяцев назад
Salalahu caaleehii waa salaam
Далее
Awoodahaaga Kici oo Mustaqbalkaaga Sameyso!
18:27
Просмотров 33 тыс.
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 866 тыс.
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Sidee naftaada ku barankartaa ?
14:45
Просмотров 6 тыс.
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
Просмотров 23 тыс.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 866 тыс.