Тёмный

084 | Trend...! | Waddada cadaabta! 

Sahan Podcast
Подписаться 67 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RU-vid: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com/@sahanka97?_t=...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Опубликовано:

 

2 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 169   
@Aqoonkaabb
@Aqoonkaabb 2 месяца назад
In yaroo tayaysan baa ku daawata aadanow
@mohafadal2112
@mohafadal2112 2 месяца назад
انت اخي انت استاذي انت معلمي انت قدوتي انت القوه انت لاحترام انت كل شيء انت جمال الشباب الله يحفطك استاذنا🎉🎉🎉❤❤❤
@idilkhadar4583
@idilkhadar4583 Месяц назад
masha allaah alle ha daayo macalinkeena❤
@aliazak8603
@aliazak8603 Месяц назад
😊
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 2 месяца назад
Waa Sababta aan Tiktok iskaga saaray mudo 3bil ka hor.
@IkhlasMohammed-mg7ud
@IkhlasMohammed-mg7ud 2 месяца назад
Same wllo
@user-pm9py8fq5y
@user-pm9py8fq5y 2 месяца назад
Maya faaido malehe isk daa
@ibnoomar88
@ibnoomar88 2 месяца назад
Ani 2023 baan dileday waxan ogaday qerka iyo sharta shartiisa bdn. İyo danbigiisa
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Месяц назад
sabab?? aniga meesha kaliya aan isticmaali waa tiktok faceboook iyo youtube xitaa ma isticmaalo.
@user-hd2vb7wo3l
@user-hd2vb7wo3l 2 месяца назад
Runtii waa qodob muhiima Allah na badnaadiyo umada muslimiinta ahna Allah badbaadito 😢 adigana si wanaagsan ayaa usoo gudbisay jasakalah❤
@munamoalin5879
@munamoalin5879 2 месяца назад
Mawduuc aad umuhiim ah Qof walbo daawata ha share gareyso , alx ani ahaan waxyaabaha trendska ah waligay kama qeeb qaadan af iyo qoraalba, Tankale aayadda inkastoo micnaheeda hore aan u aqaan haddana waxaan ba mooda in ay maanta igu cusub tahy Thanks ustaad
@salgaadh2455
@salgaadh2455 2 месяца назад
M.a allah allah haku barakeyo wll
@hamdanourhassan5434
@hamdanourhassan5434 2 месяца назад
من أروع الحلقات ومن أكثر الموضوعات التي نستفيد منها في حيتنا شكرا لك يا أخي❤❤
@mohafadal2112
@mohafadal2112 2 месяца назад
Waa diyaaar ustaaad adan hadalkaagu waaa sharaf wana gaaadhsiin doona hadalkaga qimaha badan🎉🎉🎉🎉🎉
@TAARIKH202
@TAARIKH202 2 месяца назад
Mj oil waar dadadow. Ka dheeraaada oo ha ku gafina bulshadaa maalmahan aad baa loo wadwaday ilaa ajaanib loo geeyay😢
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 2 месяца назад
Hadii aad share gareeyso muuqaalkan wax badan ayaad ka faa,iideeysaa walhi. Anigu waxaan u share gareeyay 3 saddex qof waxaana ka codsaday in eey sii share gareeyaan
@user-fu1ef5dg7r
@user-fu1ef5dg7r 2 месяца назад
Exactly 🎉
@Asadaarka23
@Asadaarka23 2 месяца назад
Maasha Allah ustaad waa wax xaqiiq ah oo ka jira bulshada dhaxdeeda mahadsanid ❤
@ZeinabFarah
@ZeinabFarah 2 месяца назад
Jazakallah khayr allaha ka abaaliyo
@miskoo1333
@miskoo1333 2 месяца назад
Alxm ilahay jahilnimadas WA iga ilaliyay ina kusocdonwada khaldan❤ WA mawduc ad ugu muhim ah dhalinyrada baraha bulshada khaladka kafahantay💯
@user-rv9xv3fo2b
@user-rv9xv3fo2b 2 месяца назад
اللهم بارك ماشاء الله تبارك الرحمن Mahadsanid wll
@ikraamAhmedo.
@ikraamAhmedo. 2 месяца назад
Alxamdulilaah wiligay qof comments qaldan kamabixin, ilahey ha kaa awalmariyo dhalinta Saad wax ugu faa idenesid
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 2 месяца назад
Mansha Allah waa xaqiiq
@user-jp5yg9em7c
@user-jp5yg9em7c 2 месяца назад
masha Allah Allah Haku barakeyo
@somali4fun741
@somali4fun741 2 месяца назад
Wllo Trendska waxa qaabeya Sirdonada Dawladaha, Hadaba inaga Somali ahan waxa ino Qaabeya Sirdoonada Deriska. ( Ethiopia iyo Kenya ama Reer Galbeed ). Trend kasta oo laynaso dhexdhigana waa mid lagu xadgudbayo 1: Dhaqankena 2: Diintena Ama Wada jirkena.
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 2 месяца назад
Mashallh ustaad hadal kii ugu qiimaha badnaa waaqisiina jooga ayaad soo jeedisay mahadsanid
@furqaanabdirizak7284
@furqaanabdirizak7284 Месяц назад
Shalay xilligan oo kle baa delete garey tik tok manta marka markaan vedioyga daawdey illahey ban umahad celiyey😢
@Yeberowosman57888
@Yeberowosman57888 2 месяца назад
Mahadsanid sxb maanta mowduuc mudan baad ka hadashay jazakallah
@YusufAbdi-lt3ni
@YusufAbdi-lt3ni 2 месяца назад
Thanks
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 2 месяца назад
Aad iyo aad ustaal Allah kahu barakeeyo.
@Martimedia1
@Martimedia1 2 месяца назад
Masha Allah si wanagsan oo aan wax ku fahano ayaad inoogu sheegtay Mahadsanid
@HusseinAli-zr8zi
@HusseinAli-zr8zi 2 месяца назад
جزاك الله خيرا ❤
@SeygaSeyga
@SeygaSeyga 2 месяца назад
Wllhi waa xaqiiq arinkan ustad aadan Qer ayaan kuu rajeeyay
@nimofarah8193
@nimofarah8193 2 месяца назад
Mahadsanid walaalkay aadan khadar cali allaah haku barakeeyo aduunka aakhirana janatulfardaws hanagu kulmiyo wll mahadsanid 👍👍👍
@user-ls9tk2zc3o
@user-ls9tk2zc3o Месяц назад
Wallhi aad ban ugu farxay maowduuc manta keentay ilahay haka abaal mariyo akhi kun iyo kow jeer.
@MaryamSulaiman-kn3nh
@MaryamSulaiman-kn3nh 7 дней назад
M.a allh hananagu anfaco wll adigana allh hakaa abaalmariyo
@qadarbashirbile4033
@qadarbashirbile4033 2 месяца назад
Jazaka allah wll karamo dushada ha ahaato❤
@sagalsalah4182
@sagalsalah4182 2 месяца назад
Allah ha ku barakeeyo wll wax badan ban ka barty❤
@Ayman_H0
@Ayman_H0 2 месяца назад
This is so deep wlhi, thank u Adam
@mahamednoor6061
@mahamednoor6061 2 месяца назад
Masha allh wll baraka allh
@kawtharjama491
@kawtharjama491 2 месяца назад
Masha allah wll guulayso❤
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s 2 месяца назад
Aadanow Muqalka iyo Codka wey kala horeeyaan lkn si kasto mahadsanid ❤
@mariashamzi
@mariashamzi 2 месяца назад
😂❤
@mariashamzi
@mariashamzi 2 месяца назад
War codka iyo muuqaalka wu kala horeyaa😂❤
@mohacabdijaamac3287
@mohacabdijaamac3287 2 месяца назад
Ku qado wa adane 🙄🙏
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 2 месяца назад
Haa lkn codka ma gaar baa loo habeeyaa tlow
@mohacabdijaamac3287
@mohacabdijaamac3287 2 месяца назад
@@AbdirahiimYousuf eebe yaan khldamin aaadane wa khaldma 👍
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 2 месяца назад
@@mohacabdijaamac3287 haa lp Muhiimadu Waa Inaan Fahano Wuxu Ka hadlayo!
@zakariyeaxmedanc
@zakariyeaxmedanc Месяц назад
Codka waa saaranyahay keliye, video hore oo codka korsaaray
@AyubBulshokaab-wn7lk
@AyubBulshokaab-wn7lk 2 месяца назад
Thanks ustaad
@MzzXanaqley
@MzzXanaqley 2 месяца назад
Alle haga raali noqdo wll aadanow wlhi this part is very important 😢
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 2 месяца назад
Ma dadk wixii soo baxo raaco maa kujirtaa
@kamaldr.j8728
@kamaldr.j8728 2 месяца назад
Mahadsanid baraarujintaas aadanaw indr❤❤❤
@maryancali9757
@maryancali9757 2 месяца назад
Mashallah
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 2 месяца назад
Mahadsanid wll Adan
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 2 месяца назад
Jasaakalaahu kheyr
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 месяца назад
Aad iyo kuwa majnunin baa ku fahmayn viva adan from Mogadishu ❤❤❤
@user-lh5yr8os1g
@user-lh5yr8os1g 2 месяца назад
Exactly ❤
@AbdiShiine-nt7vs
@AbdiShiine-nt7vs 2 месяца назад
aadanow Muuuqaalka iyo codka wey kala socdaan
@Salaahudiinayuub34
@Salaahudiinayuub34 2 месяца назад
Nio kaligay ayan is moodayay
@CabdiSalam-ks3pe
@CabdiSalam-ks3pe Месяц назад
Muhiimada wa codka wll
@Enengaming
@Enengaming Месяц назад
Masha allh Mahadsanid"
@Motivationmedia8
@Motivationmedia8 25 дней назад
Alle heynaso hanuuniyo wll oo danbiyadeena heyno dhaafo 😢😢😢
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 месяца назад
Nio waan ku salaamy adanow
@cabdikariimxaashicabdikari5525
@cabdikariimxaashicabdikari5525 Месяц назад
Waaa wax jiro oo hadana waaqiciga jiri ah wayna dhacdaa in wayna jiraan wayna buxaan dad badan oo ay maanta qaarkood xooluhu ay dhamaan.
@SareedoMuhammad
@SareedoMuhammad Месяц назад
الله يحفظك 🥰
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 Месяц назад
Shiiq Aadan sahan 👏🏼
@ikraamAhmedo.
@ikraamAhmedo. 2 месяца назад
Qaciido kamida khawacudu fiqiga wexee dhahdaa ان الكتاب كالخطاب يقبل، لكنه بالقصد منه يعمل Oo ah qoralka walaaqbala wasida hadalka ookale, qoralka walagu dhaqmaa madama uu kii qoray xagiisa ka ahaaday ulajeedo marku ku dhaco
@yasinahmed3015
@yasinahmed3015 Месяц назад
Thanks a lot bro❤❤❤❤❤
@carebahmed2321
@carebahmed2321 Месяц назад
Jazaakallaah AW-ADEN waad mahadsantahay waxba kalamaadan dhalinyarada wax badanoo anfaca baad soo gudbisaaa وذكر فإن الذكرى تنفع المؤمنين ✅
@Ustaadyare
@Ustaadyare 2 месяца назад
Aadanow mowduca iyo codku waa iskhilaafayaan ustd❤
@abumuscabkhalid188
@abumuscabkhalid188 2 месяца назад
ustaad si fcn baad halkaa udhiraandhirisay ee music gana wadadaas haka leexine mari isagana oo raaci بارك الله فيك @aadan sahan
@KHEYR77
@KHEYR77 Месяц назад
Wada mahadsantahay wax badad baa kaa fa,iday❤❤
@NaajiApdalla
@NaajiApdalla 2 месяца назад
Dadka qabeelka wax kucayo wllhi aqiro war aa u yaalo
@qaasintiego
@qaasintiego 2 месяца назад
Ustaad waxaad kordhisay fahamkeyga kagana allaha kuu kordhiyo cimridheer iyo caafimaad taam allaha ku siiyo ustaad
@SitraMohamed-wj7yi
@SitraMohamed-wj7yi 2 месяца назад
Wll qaali allaha ku xafidi allena ha ku dhowro ilaahayna abaal haka siiyo sida wngsan ee aad wacyigeena iyo dadnimadeena u dhisayso guuleyso wll allena dambigaaga ha dhaafo jannana hakuugu abaal mariyo❤
@abdulkadirmohammed9846
@abdulkadirmohammed9846 2 месяца назад
ألحمد لله ألذي عافاني مما ابتلاهم به وفضلني على كثير ممن خلق تفضيلا 🤲🏻
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha Месяц назад
Ilaahow ii danbi mxa comment ku dhigle aha😢waka towbad keenay yaa allah
@abdiwaliahmed8539
@abdiwaliahmed8539 2 месяца назад
Alle ajar iyo xasanaad hakaa siiyo walaal
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 2 месяца назад
Walhie ninkan hadayn la ra'yi noqon layn oo La aduun arag noqon layn wax badan ba iska keen badali laa.
@SAYNABXAASHI
@SAYNABXAASHI Месяц назад
Alle wllo cilmiga hakuu barakeeyo
@AinansheAbdi
@AinansheAbdi Месяц назад
Masha Allah من يرد الله به خيرا يفقه في الدين alle Haku siyaadiyo qodob muhiima ayaad ka hadashay
@ibnusalal1470
@ibnusalal1470 2 месяца назад
Barteedaad dhigtay wlle mahadsanid
@user-ce5nj1go1f
@user-ce5nj1go1f 2 месяца назад
Mahadsanid wll waxshegaga wcn waan kafaiday I'm 17 kuwarersan dalkeda iyo dadkeda
@Raadshe
@Raadshe 2 месяца назад
M.a sxbkey aadanow waan jeclahay Allah dartiis
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 Месяц назад
Mahadsanid wll aadan🙏🤍
@m.siciidsomali2.580
@m.siciidsomali2.580 2 месяца назад
Mahad sanid walal 🫡
@midnimomedia198
@midnimomedia198 2 месяца назад
Hala sharegareeyo Xalqadan Cajiibka ah
@ruqiyo3947
@ruqiyo3947 Месяц назад
XAqiiq ba ka hadashay 💯
@siciidocabdihodan1400
@siciidocabdihodan1400 Месяц назад
Maalin walba hal muqaal nosoogali aadan ilaahay cilmigaaga hakuu barakeeyo
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid 2 месяца назад
Ustaad adanoow waxadka hadashay waa xaqiiq dadka waxas samay naaya waadad aan caqli iyo xikmad midna hayn lkn waxa kasii xun dadka kutageraya kuwa dhaysanaya ee horay usoco kuhaya
@idilkhadar4583
@idilkhadar4583 Месяц назад
wn kaa haynaa sheekh allena ha kaa abaal mariyo. ee heesaha ka soo hadal wll waa kuwa ugu badan ee rogay umadeenee😢😑🙏
@Sihaameyy_
@Sihaameyy_ 2 месяца назад
Muuqaalkaan aad buu muhiim ugu yahay xaaladda hadda jirta
@user-pi9ek4cm5s
@user-pi9ek4cm5s 2 месяца назад
Ilahy hano danbi dhaafo❤
@abwaanxuseen1865
@abwaanxuseen1865 Месяц назад
Aad iyo aad
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 месяца назад
Xalqadani waxay daba socataa xalqadihii aayaadka waa sidaan qiyaasayo.
@MawliidAadanmuumin
@MawliidAadanmuumin 2 месяца назад
Heesuhu waxay sobob unoqonayaan in qofku naarta uugalo heesaha hala iska ilaaliyo waayo dad difaacayaa ayaa soo baxay ma wax baan qalday iga saxa hadii aan wax kharibo lkn waa hadii aad cilmi leedahay
@HodanmahamouthMahamed-xd3sv
@HodanmahamouthMahamed-xd3sv 2 месяца назад
Dalaq dam wad taqanaye 🦦😂😂 updated weye adan
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 2 месяца назад
Wixii xun in la ogaado maa update utaqaanaa
@sayidmaxamedcagayare8784
@sayidmaxamedcagayare8784 Месяц назад
Aad BAAD Iahadsnthy wllkwy adan Şahan mawduuc loo aahnaa Ayaa kahadashay
@user-pz8wg9oz1c
@user-pz8wg9oz1c Месяц назад
Abaalka jano alle haka dhigo❤
@zhaymashacni3017
@zhaymashacni3017 Месяц назад
❤️🙏🏾
@user-zr2tl5ht8c
@user-zr2tl5ht8c 2 месяца назад
🙏🙏
@TusbaxLe027
@TusbaxLe027 2 месяца назад
Wllka codka iyo muuqalka way kala danbeeyaan lkn si fcn ba hadalkaaga u dhuuxey
@Isaaq-zv3ol
@Isaaq-zv3ol 2 месяца назад
Aadan sahan wllhi waa maanta waxa aanu dadka isku haysano midbaa wax iska soodhigaya baraha bulshada dabadeedna waa la iska wada raacaya Anna inta badan waan kasoo horjeedaa waxkasta oo xun
@apdallaozmaan2743
@apdallaozmaan2743 8 дней назад
😢😢 iLAAAHOW ICAFI
@sakiyasinali1570
@sakiyasinali1570 2 месяца назад
kawaran trendingkaas suuqa galay haduu wax xun yahay lkn anigoo hadana intaan galay lkn dhinac wacan ka istaagay 4:41
@abdulaahisaidabdulaahibaaj3386
@abdulaahisaidabdulaahibaaj3386 2 месяца назад
Adanow walal codka iyo muqalka makala harayaa mise aniga mooday walal
@Cabdirashiid2004
@Cabdirashiid2004 2 месяца назад
Sxp gacaliye codka iyo video way Kal horeyaan ee hada kadib naga soohagaji
@user-hg3br4sx2y
@user-hg3br4sx2y Месяц назад
wll podcast Ka soo samey manhajkeena wax barasho E yurubesan E la inagu dhigo schoolka
@Acmk_
@Acmk_ 2 месяца назад
AADANOOW WALAAL WAKHTIGAAD DHALLINTA GALINAYSID ILAAHAY HAKAA ABAAL MARIYO.
@MohamedAnwar-fl1fe
@MohamedAnwar-fl1fe Месяц назад
M,a ❤
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 2 месяца назад
Saxiib aadanow video ga Iyo codaka weekalahorooyan
@faisamohamoud1453
@faisamohamoud1453 Месяц назад
Dhegyso un
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 Месяц назад
US
@muhahasan8407
@muhahasan8407 2 месяца назад
Aad baad u mahadsantahay waa arin ay dadkeenu aad usameeyaan lakiin aanay ku bararugsanayn
@user-hn1cu5po4l
@user-hn1cu5po4l 2 месяца назад
Qofku haduu oo galyahay ina naanaysta laguu yeedho kawran
@somalicourse
@somalicourse 2 месяца назад
xilli ficaan baan muqaalkan dawaday alxm
Далее
CAAFIMAADKA DHIMIRKA | ADNAN & SIRKA PODCAST
40:24
Просмотров 10 тыс.
🎸РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:12:10
Просмотров 1,4 млн
🤡Украли У ВСЕХ🤪
00:37
Просмотров 134 тыс.
"Suuqa i tusa!" | Qaanuunka hodannimada kaa xiga.
13:59
063 | 22 | Sirta ismiskiininta iyo taabacnimada!
20:03
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Просмотров 40 тыс.