Тёмный

10$ MAXAY KAGA JARAYSA ISTANBUL IYO CUNTOOYINKA WADADA ( STREET FOOD ) 

Abdala Jamaal Vlogs
Подписаться 645 тыс.
Просмотров 223 тыс.
50% 1

Muuqalkan waxanala wehelinaysa Nasra Abtidoon Oo ah RU-vidr aanu aad u taagerno

Развлечения

Опубликовано:

 

17 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 632   
@khalid-abdi
@khalid-abdi 2 года назад
Muuqaalka inta jiifka ku daawanaysa waan salaamayaa 😂
@maizaqulqul9060
@maizaqulqul9060 2 года назад
Waliba buustaha hoostisa inta ku jirto oo wadmda qabowga joga from jigjiga
@youngilkacze1019
@youngilkacze1019 2 года назад
Wr subscribe wd iga hysaa adke😂
@sacdiyomuuse4556
@sacdiyomuuse4556 2 года назад
@@maizaqulqul9060 from muqdisho
@mahadbulshaawi6039
@mahadbulshaawi6039 2 года назад
Vaarta naga daa
@ubaxqalbi843
@ubaxqalbi843 2 года назад
Wan ka qadney
@blingboy8319
@blingboy8319 2 года назад
Wallahi Ck runta ayuu sheege marku dhahayay dadkan talent ayey leeyihin keep going
@najmaxasannuur2679
@najmaxasannuur2679 2 года назад
Rasuulka ku saliya wllyaal❤❤💚 scw
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 года назад
Muqdisho iyo hargaysa waa idiin salaamynaa👏👏👍👍😃
@sharlw8877
@sharlw8877 2 года назад
Waxaan ahay Falastiin, 🇵🇸waan jeclahay Soomaaliya,🌺 waxaan bartay Af -Soomaali, waa Alle💪 mahadii
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 года назад
Masha allah wll sidookale نحب فلسطين
@moafroh6707
@moafroh6707 2 года назад
@@aziamohamuud9283 miskiin 😂😂😂😂
@nasirnaska3533
@nasirnaska3533 2 года назад
mmmmmmmmmhhhhhhhhhh
@ahmedgelle8919
@ahmedgelle8919 2 года назад
😂😂😂 Waa sheeko kalee
@zainacali9295
@zainacali9295 2 года назад
Waw baro inkabadan intad taqaan
@ZupairMoha
@ZupairMoha 2 года назад
Notification-kaagu markuu iisoo dhacay waxaan is iri Muxuu ahaa Abdalla jamaal-kan $10ka dollar kugu soo Khalday 🤣🤣🤣
@ahmedgelle8919
@ahmedgelle8919 2 года назад
😂😂😂😂😂
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👑
@abdigantaal1675
@abdigantaal1675 2 года назад
Malaha maahee oo kaa dhaba zupair yare 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@inamohmuud7541
@inamohmuud7541 2 года назад
Prother wllhi waaa iga qoslizay😂😂😂
@Internut1985
@Internut1985 2 года назад
Sidan baa wax loo duuba anba waa la iska daaya. Abdalla Jamal waa legend
@hamzexk6197
@hamzexk6197 2 года назад
Inta iyado soman volg gan quruxda badan dawanaysa♥️👍
@mpmohammedabdy2867
@mpmohammedabdy2867 2 года назад
The one and Only Keep going 💯
@amenboss8633
@amenboss8633 2 года назад
Bro masha allah hell of a Vlog 💯👏👏 Keep it up 💯
@shucaybhindi2567
@shucaybhindi2567 2 года назад
Cabdala jamal zxp raga xasiida dubaya gabilay ayay ka dhumeen ee halaso baafiyo 😂😂😂 tolka weeyi inti igu raacday like 👍
@abokorabdirahman3653
@abokorabdirahman3653 2 года назад
😂😂😂😂
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@barwaaqobedriya3511
@barwaaqobedriya3511 2 года назад
Maasha alaaah cabdalla jamal ninka vloks loogayaray waakuwadanaaa keep going aboowe🌹🌹💯💯💯💯
@jamaalcabdilaahi2954
@jamaalcabdilaahi2954 2 года назад
BEST YOUTBER IN IHIS YEAR CABDALA JAMAAL VLOGS KEEP GOING
@Free_PALESTINE33.
@Free_PALESTINE33. 2 года назад
Keep going wlal I look forward to watching your vlogs🥰 from burco
@shukraanhassan4380
@shukraanhassan4380 2 года назад
Waxa is helay dad sharafleh man sha allah labadiinaba wa ni jeclahy wanan nigu xiranahy😘😚
@fatherabdek2321
@fatherabdek2321 2 года назад
Abdale jamal the best somali vloger.
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
M.a abdala iyo nasra abtidoon legends keep going 😍💯
@user-hx1ff6rh6e
@user-hx1ff6rh6e 2 года назад
12:52 why you're so cute marka ❤❤😭
@nimcosagal5955
@nimcosagal5955 2 года назад
Labadayda youtuber Abdalla jamal io Nasra Abtido💯👏
@ahmedmahamuud1648
@ahmedmahamuud1648 2 года назад
Keep going brother abdalla jamal 🥰♥️ really I interesting your channel
@ubaxqalbi843
@ubaxqalbi843 2 года назад
Woow abdalle jamal legend off the legend keep going my brother
@holacmedia4558
@holacmedia4558 2 года назад
Abdala Jamaal waa shaqsiga kaliya aan daawado vlgs Buuraha iyo koobaha Qadiimiga marka keep going ayaan ku leeyahay
@zakiabdirashidahmed2832
@zakiabdirashidahmed2832 2 года назад
Wow the best vlog I ever seen waana marki iigu horese aan dawado Absolutely wiilkan sensational wye
@pilotkaduula
@pilotkaduula 2 года назад
11:19 wlhida qosolkiiba iga dhamadey walee abdaloow waan kugu oga dagalka From Hargeisa
@monroideeq7005
@monroideeq7005 2 года назад
Machaallah huno Abdala
@hamzehasan8170
@hamzehasan8170 2 года назад
Masha allah abdale jamaal best youtuberaria
@apdikariinjapjcyl7575
@apdikariinjapjcyl7575 2 года назад
Mansh Allah abdlle Jamaal vlogs keep going nin wayn salaan sare form burco ❣✔
@ayaanmustafe5783
@ayaanmustafe5783 2 года назад
Cabdle jamaal cabdle iyo nazra abtidoon laba qof oo aan taageero keep going qlli from Somalilnd
@apdirahman3809
@apdirahman3809 2 года назад
Waaw masha Allah .abdale Jamal and nasra.✌
@dahbo8037
@dahbo8037 2 года назад
Amazing 🤣 by ahyd adiyo nasra abtidoon alleh ha idin xifdiyo wlll♥️
@asmamuuse1163
@asmamuuse1163 2 года назад
Masha Allah❤❤
@amiraabdourahman949
@amiraabdourahman949 2 года назад
Wooooow the best i love you Abdallah🥰🥰🥰
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 2 года назад
Video Beautiful my bro keep going
@naimaahmed3853
@naimaahmed3853 2 года назад
Ninka caadibad ula dagaalantey abdalow😅 Nasrana afkibey badashey kolba wey is ilaweysey lkn Fav youtubers❤🥰
@khaalidkhadarahmedtaani2569
@khaalidkhadarahmedtaani2569 2 года назад
Abdalla jamaal best youtuber inta u xiistay vlogska abdalla jamal is muujiya 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@alleyaqaan4728
@alleyaqaan4728 2 года назад
Abdalla jamal somali vlogger to the world 😍🔥🔥🔥
@hodandaahir4255
@hodandaahir4255 2 года назад
Aac manta farxadayda lama soo kobi karo labo qof oon aduunka aan ugu jeclahay ayaad tihiin allah ha idiin xafido guuleysta marwalba❤❤❤❤🌱🌹🌹🌹🌹 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ziaynabhassan4293
@ziaynabhassan4293 2 года назад
codsi walal nasra iso bar ku dhe saxibadeed ismahaan wlhi wa isku sobaxaysaan wl guurso gabdha plz like hayla dhsfina inta ila ra'yiga ah
@sacdiyaahmeh6231
@sacdiyaahmeh6231 Год назад
Caaadi ma tihid gabadhaas iyo abdalle isla calmatay maasha alaah Ilaaah waxe jecelyihiin ha ufudeeyo
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 2 года назад
waaw waaw mash alaah ilaahay ha idin xafido meel kasta oo aad joogtan
@djimos9058
@djimos9058 2 года назад
Masha allah jamaal cabdala iyo nasra abtidoon wan indinka heley cunta bisinka uqabta allah haydiin shifeeye
@iamdalaljunior723
@iamdalaljunior723 2 года назад
Abdalla Jamal The Legend ❤
@abdi252officiall3
@abdi252officiall3 2 года назад
Updalla jamal wan ku taageeraa wllo lkn dee videow yada soo badi nio❤🤍💚
@aswaanmaxamed5301
@aswaanmaxamed5301 2 года назад
MAsha Allah thanks my sister and my prother insha Allah turkiga waan tegi doonaa wall abdale noo soo badi muuqaalada turkiga si aan wax badan uga sii ogaado
@souhaibboy268
@souhaibboy268 2 года назад
Keep going horeiy uusooco Liibaah
@kingcabdiraxman8599
@kingcabdiraxman8599 2 года назад
Likin bro maad sheegin qiimaha ay isku noqoty waxad gadateen waxa fiicnayd inaad shay walba qiimihiisa soo gudbiso any way keeep going
@AHMEDTR
@AHMEDTR 2 года назад
Good luck to you and an awesome experience habar gidir 😅👍🏻
@funnyfootballsports9596
@funnyfootballsports9596 2 года назад
Keep going brother hormar wacan
@nasrocabdulah3348
@nasrocabdulah3348 2 года назад
Masha allah cbdla jaman waxaa tahay qof qalbi wanagsa hora usucud wanagsan 👍👍👍👍
@asiyaipraahim9494
@asiyaipraahim9494 2 года назад
Keep going prother 🥰❤🇮🇹
@asiyaipraahim9494
@asiyaipraahim9494 2 года назад
Markasta hore markgaaan jecelahy wllo mcn 🥰❤
@abdirahmannuradin8106
@abdirahmannuradin8106 2 года назад
Wll caydaruus mee wayo wan uxiisnay lkn yaa igu racsan🤧
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 2 года назад
Aryee sawdigaa sidii hablaha u hadlay Xiiz mxaya
@nimcojaamacbuuay3492
@nimcojaamacbuuay3492 2 года назад
Masha allaah cabdale horu,mâr wacan cabdale❤❤❤💯💯
@ismail.mo77
@ismail.mo77 2 года назад
Abdala jamaal iyo abtidoon waan idin salaamay 🥰🥰🥰
@AhmedMohamed-tv8hw
@AhmedMohamed-tv8hw 2 года назад
Abdala walaalkay cuntada hakuciyaarin bro hadii uu dhadhankiisa xoogaha astur bro dadbaa Intaas haysanin bro alaha idin sharfo dhamaantiin
@asmajamadilawi2463
@asmajamadilawi2463 2 года назад
Amazing flog abdalle and nasra
@qaalibdesigner
@qaalibdesigner 2 года назад
Halka RU-vid eeeen below ila imika aaan la socdo apdala jamal vlogs keeps going pro 🥰🥰
@LibinMiniVlogs
@LibinMiniVlogs 2 года назад
My two fov youtuber🌸🥀
@gulledhdfilms8588
@gulledhdfilms8588 2 года назад
Abdala Jamal sxb Waan ku taagera, waxaa tahay qof aan aqoon qabyaalada hore u soco.
@gulleed2daacad463
@gulleed2daacad463 2 года назад
Keep going pro legend baad tahee
@nadifaabdi9229
@nadifaabdi9229 2 года назад
Wow mash Allah keep going brother
@mubarakmahamoud6024
@mubarakmahamoud6024 2 года назад
Barnaamij qurux badan ayaad samayseen. Thnk u.❤
@dekahousseindeka8137
@dekahousseindeka8137 2 года назад
Masha allah hno ❤❤❤
@adnoasad218
@adnoasad218 2 года назад
Apti Apdalle jamaaL welcome Back ♥️♥️♥️❤🙏
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 года назад
mansha allah wll
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 года назад
Keep It Going BroH👏💖
@abdicasiismustafe4456
@abdicasiismustafe4456 2 года назад
Waa sax wllo waa simit♥️💯
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 года назад
Woow masha allah wll ilaahey hakuu barakeeyo
@hafsoabdullahi9752
@hafsoabdullahi9752 2 года назад
Wow best vlog🔥❤💯
@ironmansolariofficial
@ironmansolariofficial 2 года назад
Waaw next waxaa nosoo duubeysaa xarumaha bidaarta, ilkaha iyo qaarkaloo badan
@apthirahmanbashiir5623
@apthirahmanbashiir5623 2 года назад
Abdalla JamaL Keep Going
@jamalmahat7199
@jamalmahat7199 2 года назад
I really like it brother keep going nin culus wanku wata bro
@zakiskyofficial7872
@zakiskyofficial7872 2 года назад
M, a vlog aan lagu caajisayn keep up updalle
@hudaamuun9867
@hudaamuun9867 2 года назад
Abadala jamal youtuberka hargiesa ugu wnagsan
@abdiabdullahi2594
@abdiabdullahi2594 2 года назад
Waa flog aan caadi aheyn I Inaba. Keep it up.
@hamsehasan7404
@hamsehasan7404 2 года назад
The best vloger nasra apti doon next
@ahmadrashiid993
@ahmadrashiid993 2 года назад
Mansha allah tabarakallah Nasra gabar asturan
@filsancadoosh5383
@filsancadoosh5383 2 года назад
Masha Allaha 🥰🥰
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 2 года назад
Mansha alah .. abdalle kusoco sxb dee ..yar American ah ayaa barnaamijyadan soo dayn jiray sxb ladhig
@hayaan8738
@hayaan8738 2 года назад
Drew Binsky😅
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 2 года назад
Haa kas weeye sbx
@juweeriyacabdi2213
@juweeriyacabdi2213 2 года назад
Masha allaah go forward bro
@amaalali3153
@amaalali3153 2 года назад
Msh allh wllky cabdale jamal
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 года назад
Masha allah
@hanamohamed3910
@hanamohamed3910 2 года назад
Waaaaaw✨✨✨✨♥️🌸
@omarezmail9926
@omarezmail9926 2 года назад
A.J legend of the legend💪🏽
@kamkaajiib4508
@kamkaajiib4508 2 года назад
Keep on 💪legend 🙌#cabdi-laah 🙌
@hanadkayse8421
@hanadkayse8421 2 года назад
Wllhi apdala waan wataa repect zhp keep gion❣❤❤❤🖖
@abdirizakabdullahi6408
@abdirizakabdullahi6408 2 года назад
Nasra gabar sharaf leh allaha daayo
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 2 года назад
keep going pro abdala jamal
@alexeasy3809
@alexeasy3809 2 года назад
The Best ever Vlog Wiil Abdalla Jamaal
@upthikanivlogz4994
@upthikanivlogz4994 2 года назад
ABDaLa JAMAAL THE BEST VLOGER SOMALI NEXT SOO DUUB LIPAAX
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 2 года назад
ManshaAllah 😍❤️💕beautiful
@genyadasoomaliland9160
@genyadasoomaliland9160 2 года назад
Masra ABTIDON ♥️ and abdlla jmal
@darkgirl7724
@darkgirl7724 2 года назад
Abdale jamal legend 🙌 wan ku wataa anytime dear bro.. shukaasigii lcgta aad jeexjeexysey nio qalbigaad na xanujise lcg ma ahayne waraaqay ahayen na dhe hhhhh
@muniirakhairdon2690
@muniirakhairdon2690 2 года назад
Firt comments alxdulilh wlhi RU-vid kaliyeen jeclahay
@jadensmith3504
@jadensmith3504 2 года назад
Keep going pro 👍 💪 👏
@israhassan6307
@israhassan6307 2 года назад
Mansha allah My brother Cabdale
@ladanabdi9343
@ladanabdi9343 2 года назад
Keep going my brother🥰🥰🥰
@mahdimahamadmahmud2767
@mahdimahamadmahmud2767 2 года назад
Wan qoslay markad Lacagta uu dhibaysay odayga #Hoo ayad ku tiri ma hoo ayuu fahmaya😂😂
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 2 года назад
Masha keep going
@Xajibulux
@Xajibulux 2 года назад
Mansha allh sxb Cabdale jamal sxb qli ilahay haku xafido
@Xajibulux
@Xajibulux 2 года назад
Asc mansha allh sxb qli ilahay haku xafido adiga iyo cayto ba dhamantin ilahay hayni xafido
@dayaxamedia4897
@dayaxamedia4897 2 года назад
Abdala jamaal iyo nasra apti doon legend of legend
Далее
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 68 тыс.
SAFARKII NOOGU NAXDINTA BADNA ANTALIYA
11:29
Просмотров 220 тыс.
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
FAADUMIINI OO BAABAJEEY SI XUN U JAFTAY
15:04
Просмотров 243 тыс.
XEEBAHA LIIDO IYO JASIIRO VLOG
11:24
Просмотров 173 тыс.
GAAF AROOS BAADIYE ( MII )
14:40
Просмотров 464 тыс.
SAY WLHI IYO AYTO MAXAA KALA QABSADAY
10:15
Просмотров 272 тыс.
Street food in hong kong 🇭🇰
10:04
Просмотров 179 тыс.