Тёмный
No video :(

10-ka Ciyaar Dhaqameed ee Somalida iyo ciyaar kastaa magaceeda nagu soobiir Siyaad Barre 

Siyaad Barre
Подписаться 2,5 тыс.
Просмотров 155 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@AbdullahiSulemanMah
@AbdullahiSulemanMah 29 дней назад
Saylici wax gaadhaya ma jiro waa ciyaarta ugu taariikhda dheer uguna qurux badan
@am.b5688
@am.b5688 11 месяцев назад
Aduun! Ciyaar Soomaali laga hadlayo oo Ceerigaabo Ła sheegayn! Xamar tartanka ciyaaraha hidaha Ceerigaabaa ugu haysatay!
@idalahow
@idalahow 11 месяцев назад
Ciyaaraha Soomalida iyo kuwa Jareerta kala saar marka hore....Kuwa Jareerta dhaqan Soomaliyeed maahan waa Dhaqamo kale sidi Tanzania iyo Kenya.....
@faizam523
@faizam523 11 месяцев назад
Bisinka, maxaa qaldan kamaad xishoon reerkaas aad fogeysey.
@Amzizzy
@Amzizzy Месяц назад
⁠​⁠@@faizam523 walal wa run wa in la kala saaro. Wax la fogeeyey majirto. Ciyaar ayaga gaar u ah waye, wax been malaga sheegikaro dhaqanka somaliyeed asalkisa. Tusaleh Kawaran adiga oo somali ah oo dhahayoo dhanto wa ciyar sucudiga ama Chinese, Australian ama fransis in ii ka yelaan ma u maleneysa? Sounds a bit waali right. Adunka meel waxaas ka jira malahan qofkasta wuxu dhowra asal dhaqameedkiisa iyo wadankale ma ku abtirsado dhaqnkiisa asaga asal u aheen. Asalkooda wa Tanzania, Mozambique iyo melahaas wa facts. Dhaqankood wi hesankaran qof u dideey malahan lakiin facts wa in lagu socdo not been abuur.
@user-ki4mt3xc5z
@user-ki4mt3xc5z 3 месяца назад
Dhallinyarada baraha bulshada isticmaasha ha bartaan qaddiyadda Soomaaliyeed oo ha joojiyaan adeegsiga erayga ay adeegsadaan ee ay dhul Soomaaliyeed Itoobiya ku magacaabaan, dadka Soomaaliyeed qaarkiina Itoobiyaan ku sheegaan. Fadlan ixtiraama damiirka fayaw ee Soomaaliyeed iyo mabaadii'da gobannimo-doon ee gumeysi la dirirka ah.
@mohammedsuleiman6681
@mohammedsuleiman6681 11 месяцев назад
Thanks brother, wlhi aad iyo aad baa wax kaga bartay
@husseinabdirahman4226
@husseinabdirahman4226 14 дней назад
Ciyaar Somalida muusig kuma jiree iska sax ... wa ciyaar Somalidii oo lagu ciyaaray dheh.
@engilyas44
@engilyas44 Год назад
Walle saylic iyo awdalii waa tariikh qadimii ah
@bongasasa3895
@bongasasa3895 10 месяцев назад
This what I am talking about Reer badiiye have serious bonding sessions! Love to be part of this after few joints!
@Goobwanaag
@Goobwanaag Год назад
Kkkk aaway gabley shibir/ aaway saarorog/ aaway Barabuur saar fadhi, nagadaa bahasha qarasta ah igu kicinin kkkkk salaamulaahi, somali weyn ,
@abdulahiahmed3180
@abdulahiahmed3180 Год назад
Waxas oo dhan ma ciyartay adigu?
@nasamaatxijaas863
@nasamaatxijaas863 Год назад
M.a dhaqankeena qurxoonaa😊😊😢❤🎉
@umucimraan6061
@umucimraan6061 11 месяцев назад
Intaan waxaan ugunecbahay ciyaar iskudheeg dabada warwarejinaayo yaa huuu waxaas ciyaar lamadhikaro halgamamnuca wadanka
@sadamkader
@sadamkader 8 месяцев назад
awdal dance zeylici from boorame
@user_nnnmmm
@user_nnnmmm 4 месяца назад
Wait the last dance although you didn't named it but it looked like buraanbur and i never knew men plays buraanbur 😳😮.
@aminoosman8652
@aminoosman8652 11 месяцев назад
Soomalida.ciyaarahedu.wa.badan.yihii G.Hiiran waxa kale laga dheelaa Ullo Baxlo.iyo.kukae
@aminoosman8652
@aminoosman8652 11 месяцев назад
Bullo
@zakarianoor3674
@zakarianoor3674 3 месяца назад
Sxb siyad bare waad ku mahasan tahay wayo ciyaaro dhaqameed aan waligega maqlin oo igu cusuban ayaa nabartey 4 ciyar dhaqamed lee aan aqaneu un oo somalida ciyaeto
@afiarte8318
@afiarte8318 7 месяцев назад
waa dhaqan kayagii baan baranay
@harig-shillgroup6837
@harig-shillgroup6837 Месяц назад
Wad mad santihiin lakii waxaa nigamaqar cayaarta wilwilaha ee lagacayaaro galbeedka somalida.
@abdinuur370
@abdinuur370 2 месяца назад
Mee ciyaartii botorkii jafladii jaraydii shandhacadii sedexladii iyo labasaartii
@fadanabdo2175
@fadanabdo2175 11 месяцев назад
Wilwilee oo laga ciyaro seylac
@mohamedali2132
@mohamedali2132 11 месяцев назад
Iyo Sadexley oo laga ciyaaro Lafaciise iyo harawo Dharwanaje kkkk
@aminoosman8652
@aminoosman8652 11 месяцев назад
Ciyaaraha.Soomaalida.wa.ciraarp wanagsan oo qurux badan wana.haboontahay in ay bartan Da.yarta hidaha.iyo.dhaqanka.Soomalied
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 года назад
Tan dhaqan xumada ah ee futada laga cayaarayo ha muujin waar. 😳😳
@Amzizzy
@Amzizzy Месяц назад
Ma aha daqan somali wa Tanzania, Mozambique melahaas, kuwa adoonimo lagu keeney aa ciyara. In u keeno wax futu walaqayo wa khalad oo somali ku tirinayo ileen ma aha dhaqankeena wa ayaga wax gaar u ah.
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 11 месяцев назад
Mahadsanid, aad baad u dadaashay. Laakiin haddii aan wax ku kordhiyo deegaanada gobolka Banaadir, waxaa laga ciyaaraa dhowr ciyaar dhaqameed sida: Gebleey-shimbir, Beereey, Kabeebey, Sharax, Luumbi, Beebe iyo Shirib.
@makaraan8006
@makaraan8006 11 месяцев назад
Raadi ciyaarta baxla karaadi radiyo muqdisho
@hassanahmed248
@hassanahmed248 7 месяцев назад
ciyaar dhaqameed Bullo la yiraa oo aad u xiiso ayaa jirta sxbow
@user-hn7sk4od9n
@user-hn7sk4od9n Год назад
Ciyaarta dhaqamedka raaxwey sooduub
@MowlidxamudXamud-li5bj
@MowlidxamudXamud-li5bj 11 месяцев назад
Wada mahadsanatahy sxb Lakiina ciyaraha soomalid inabada katatay way tii Goobola sitii ee itopi katirsan
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Год назад
sharrax, shareero, beerreey, jarriile, diisow, saar, hirshabelle, jubbaland, iyo banaadir waa lagawada ciyaaraa. lahjaddaha waa loogawada hadlaa deegaandaa. Maay ga iyo maxaa ga si isku mid ah jareer iyo jileec
@abdiqadirdahir1506
@abdiqadirdahir1506 11 месяцев назад
Slalilaa shalilaa yaa waliyulaahi zheekha muusefiinoow
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Saareey basrdheere ku haystaa
@yusufabdi7172
@yusufabdi7172 Год назад
Tii ugu maceed ayaad iloowday gebleeyda raadi
@edrismohammed5452
@edrismohammed5452 11 месяцев назад
"Harimaadee" oo lagaciyaaro itoobiya iyo Jabuuti
@Nuurah951
@Nuurah951 11 месяцев назад
Aaway Goobile. Saar gedood
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 11 месяцев назад
Grbkega❤glmudug
@aididahmed1080
@aididahmed1080 11 месяцев назад
Walalkey aad iyo aad baad u mahsantahay
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 10 месяцев назад
Jaandheer waa togdheer iyo sool
@abdiazizabdi6426
@abdiazizabdi6426 10 месяцев назад
Nope. Jaandheer waa ciyaar dhulbahante
@maryama1487
@maryama1487 11 месяцев назад
Jandheer meday
@abdiazizalikulow3981
@abdiazizalikulow3981 11 месяцев назад
Balaqley ama gaaleysa
@rayanmohamud513
@rayanmohamud513 11 месяцев назад
wallaahi waajeclaa markaa yara ciyaarta looyaqaano wilisaqo ama waalada
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 11 месяцев назад
Maashaa allah
@xassanguutaale9392
@xassanguutaale9392 10 месяцев назад
Waalo iyo wilisaqo heeraan gaar uma ahan waxaa caan ku ah gobalada dhexe sida galgaduud ayaa aad looga qadariyaa ciyaar ladhaho hoobeey ookaduwan wilisaqo
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Год назад
BEENAALE JAANDHEER MA AHA CIYAARTAN "HOOBALOW HOYAALE "WAA BAARCADE
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Ciyar xafaded mida fadhiga iyo jarta ubadan intakale badiyayal kayimadan ogtobar qofki lakulmo mase cidaha ciyarta abay abowe igulayab badneed oomalin cidaha ciyarobadan lakulmay babuto jidka kaxirmay nagudajiyeen mida nikadana hadalkoda iguyab badna sida leskufirinayo abowe abayo ilayab badna mida sadexaad nin dhaxda sidi diqdoro midba mar gacan ujedinaya qusul ledahay
@rayanmohamud513
@rayanmohamud513 11 месяцев назад
Ufeeey.tan dabada laruxaayo majecli
@Nuurah951
@Nuurah951 11 месяцев назад
Buraanbur aaway
@muhumedhajitubeh232
@muhumedhajitubeh232 11 месяцев назад
Waxa ka Tagtay Shandhaca& Jafle oo laga Ciyaro Awdal Iyo Botor Oo laga cayaro Hargaysa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 11 месяцев назад
Waxaa Ka Tagtay, Beereey, Gabley, Shirib , Caweys , Leyla Fiid , Beebo .
@fourrehfarah7449
@fourrehfarah7449 11 месяцев назад
Where is Djibouti ? Djibouti can't somali or anther population 😮😮
@josh4424
@josh4424 11 месяцев назад
jabuuti canfarbaa leh saxip maqlay
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 3 месяца назад
Jabuuti waa saylaci ayey ciyaaraan,iyo qaar kle
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 3 месяца назад
​@@josh4424madaa canfaraa markaa,waar jabuuti soomaali baa leh
@amaalgaraase8174
@amaalgaraase8174 6 месяцев назад
Kwrn soomqli ban ahy midna kama aqaan oo ma dheeli karo 😮😊
@kismaayorich
@kismaayorich 11 месяцев назад
Shab jamame marka agagaarkooda
@cabaasmaxamed3419
@cabaasmaxamed3419 Год назад
Cayaarta shirking sandakan ayaa nika maqan
@Nisa_Ali277
@Nisa_Ali277 6 месяцев назад
Waalo iyo Wilisaqo Galgaduud ba laga Ciyara hiiran beele Calnki xita wey wadatn ma arkyid miya😏😏😏
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Год назад
Dhaanta dheela
@myyga261
@myyga261 11 месяцев назад
Dhantada maahee ,waxa kale waa lalabo
@aliartan3680
@aliartan3680 10 месяцев назад
My dear you missed one of the most influential somali flockloor dance called ceerigaabawe played in somaliland
@SarOosh7
@SarOosh7 10 месяцев назад
Banaadir dance ❤
@nastehonafissa6150
@nastehonafissa6150 11 месяцев назад
Ciyara ciise kuma iran
@ahmedbulsho1849
@ahmedbulsho1849 Год назад
Wax kale soo dhig waxaan iska dhaaf😂😂😂
@user-nv4mk7mz5q
@user-nv4mk7mz5q 11 месяцев назад
Saar
@bellakinshirehussein6194
@bellakinshirehussein6194 11 месяцев назад
Aaway buraanburka
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 11 месяцев назад
Meeday ciyaartii ceerigaabo
@DheseyCilmi-fp6px
@DheseyCilmi-fp6px Год назад
Kabeebweyn ayan kubheesta😂😂
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Год назад
Jaanjaha manoo haysaa😂
@yusufhassan-mn3xu
@yusufhassan-mn3xu 11 месяцев назад
Somaliland I don’t think so
@mohamedali2132
@mohamedali2132 11 месяцев назад
Sadexley badka tagtay oo lagaciyaaro harawo kkk
@hassanbishaarmustqbal5867
@hassanbishaarmustqbal5867 11 месяцев назад
Sxb horta waad dadaashay lkn wax badan Aya Kaa maqan ee wax biirso jabuuti iyo sitti iyo awdal maxaad u doni wayday mise dagaal ayunbaad Ku ogtahay
@demhaearly
@demhaearly 11 месяцев назад
Saar bad katagte
@malkairewellington2103
@malkairewellington2103 Год назад
Harrimadee aweey iyo hoydado ciyare Cisse waar naga fareyso jahil batahy
@ahmediinmousse-cp4jj
@ahmediinmousse-cp4jj Год назад
Away sitti cise wayne
@basrayusuf5598
@basrayusuf5598 11 месяцев назад
Buraanbur 🤔🤔🤔🤔
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂 bisinka ciyaraha qar qosol igu dilen saar, dhanto, buranbur leee kasi jire xeeey ahayen waxan dhanah😂😂😂😂
@12good101
@12good101 11 месяцев назад
Kalabaro dhulkaaga hooyo.❤❤❤❤
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 10 месяцев назад
@@12good101 sanado leeen joge waxan dhan mawo arag kumana dhalan
@makaraan8006
@makaraan8006 11 месяцев назад
Waxaad hilmaanta ciyaatii baxlada buulaburte
@aminaabukar8488
@aminaabukar8488 11 месяцев назад
Waxaad ka tagtay Buraanbur
@aminoosman8652
@aminoosman8652 11 месяцев назад
Hiran.wax.laga.dhela Bulo
@user-ks2sp2dt9d
@user-ks2sp2dt9d 11 месяцев назад
Saar lugeed maxa ogatagaty nin geed tiriyey o yaaq katagay
@oraahsameadanhassan2363
@oraahsameadanhassan2363 2 года назад
Anagu saarka iyo gaaleysadan caan kunahay
@shariifshariif3521
@shariifshariif3521 10 месяцев назад
Gaalaysa ayaad ilowday geda laga ciyaara
@Keyse_Alfa
@Keyse_Alfa 7 месяцев назад
Sidii afrikaantii baan u boodboodnaa illeen... carab baa tihiin maxay noo dheheen hhhhhhh
@mohamoudhassan1758
@mohamoudhassan1758 11 месяцев назад
Jaandheer tu waxay khaas u tahay reer khaatumo
@dahiryare9016
@dahiryare9016 Год назад
Saar ayaad katagtay
@hmi6676
@hmi6676 10 месяцев назад
Gabeebweyne 💯
@salehmohamed5767
@salehmohamed5767 3 месяца назад
Kan Chiron ma again ee waa Dowla Damiid
@cadecabdow1760
@cadecabdow1760 11 месяцев назад
Saar gebley shimbir iyo kuwo kale badan ayaad ka taktey cayarahan musiqad ma ahan cayar dhaqmed
@ahmedissak9089
@ahmedissak9089 10 месяцев назад
Weriyahaan research badan ma sameeyn. I am sorry. Bakool iyo Baay saar lugeed baa laga ciyaaraa ee dib ugu laabo waxaad soo dhigtay. Ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka you tube- yada Soomaalida ay ku wada jirtaa ee adiga seey wax kaa yihiin? Go and do a proper research, before editing such a misleading rubbish.
@hassanadan4703
@hassanadan4703 Год назад
Saar baad hilmaantay
Далее
would you eat this? #shorts
00:39
Просмотров 1,8 млн
Вся Правда Про Хазяевов !
41:02
Просмотров 1,8 млн
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Просмотров 2,2 млн
Mogadishu, Somalia in the 1960s
7:52
Просмотров 70 тыс.
Diisow. Abaqkorey, Koonfurta Wajeer
12:42
Просмотров 1,3 тыс.
Qiso Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan.
59:22
Просмотров 92 тыс.
,Disow
22:04
Просмотров 438 тыс.
Daawo saaraga reer gedo
8:21
Просмотров 15 тыс.
would you eat this? #shorts
00:39
Просмотров 1,8 млн