Тёмный

Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka Xitaa Ciidamada xooga waa ay dheelaan, Majeceshahay adiga? 

Abdishakur Shaashaa
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 418 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@akhalif579
@akhalif579 Год назад
Ciyaartan waa physical excercise ciidankeena u baahan ,waalo iyo wilasaqo gadoon, ciyaartan dhul badan oo soomaaliyeed laga ciyaara mahadsanidin somalia hanoolato.
@qayanole120
@qayanole120 Год назад
Masha.alaah wiilasheena abgaal cismaan caafimaad
@diniali9095
@diniali9095 2 года назад
Beautiful somali millatery played somali culture and dacing..
@korneylshafie788
@korneylshafie788 2 года назад
If 0popppp
@bsjshdhd4855
@bsjshdhd4855 2 года назад
Somali oo aqonin maba jirto m.a dhaqankena🥰
@diniali9095
@diniali9095 2 года назад
Waan jecellahay ciidankayaga iyo geesiyaasheenna dhalinyaradeenna mahadsanidiin...
@mussahusseinafrah6425
@mussahusseinafrah6425 Год назад
Wilsiqo indho uroon 🥰🥰xawaadle iyo ceyr Hg ba ciyaaro
@yasinamir
@yasinamir 9 месяцев назад
waa dhalinyaro ka soo jeedo Degmada Galcad ee bariga Galguduud waana ciidama xooga dalka qaybta koofiyo casta ee ilaaliyo madaxtooyada Somalia, xiliguna waa xiligii hore ee Madaxwayne Xasan sheikh Maxamuud ee 2012-2016. ciyaartaa waxaa la dhahaa waalo/ waalo dheer iyo wilisaqo isla socdo
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Год назад
Maalintaan inaa goob joog ahay' caawa is daawanayo waaku faraxsanaha
@akhalif579
@akhalif579 3 года назад
woow, waaba qiiroodey, waalo gacan dhoowr ah iyo bootin. beautiful waa ayaan la iga qaadi jirin kk thanks.
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 7 месяцев назад
Wa.galmudug..badidooda..Cyr.maxamad...❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulkarmmohammed6230
@abdulkarmmohammed6230 2 года назад
Salute somalia hanolato
@mohamedrobleali5563
@mohamedrobleali5563 2 года назад
SO BADI DHAQANKA IYO HIDAHA SXB
@YahyaAbdi-z9s
@YahyaAbdi-z9s 7 месяцев назад
Waalo murusade curadka ugo imow ❤❤or xawaadle
@mohamedyousuf3238
@mohamedyousuf3238 2 месяца назад
Waalo waqooyina waa lagu ciyaaraa 😂
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Masha Allah xifdulah somali army wilisiqo abgal u da
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Год назад
Waalo ama Waaley waa mid ka mid ah ciyaaraha dhaqanka ee ugu caansan uguna baahsan dhulka Soomaaliyeed.
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 3 года назад
Mansha allah, Abdishakur shassha SXB aad ayan ogahelay , waxaad tahay wariye fican
@abuumansuur4999
@abuumansuur4999 2 года назад
Haa waan jeclahay ciyar dhaqameedka lkn jareer ma cayaara ma ahano hee jareerta waxay cayaraan kaboobay jaariila
@inaYusuf-j7i
@inaYusuf-j7i 9 месяцев назад
Masha allah
@IbrahimIndhayare
@IbrahimIndhayare 6 месяцев назад
Aley lehe ciyaraheygi canuga madobow dher socodow kuwaleysanaya
@cabdiwaduud4107
@cabdiwaduud4107 2 года назад
Manshalah cidanka xooga dalaka
@dktabbaimran2002
@dktabbaimran2002 Год назад
Culture is beautifull
@Saamiya630
@Saamiya630 5 месяцев назад
Koonfur iyo waqooyi meelkasta waa ku kala duwan yihiin
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 года назад
Ciyarta balad ween soo xasusu tay
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 7 месяцев назад
Xawadle iyo..Cyr.maxamad..wa.ye
@maryanigal3349
@maryanigal3349 10 месяцев назад
Caadi maaha citaat taan waa ka helay
@CumarDhidhiii
@CumarDhidhiii 3 месяца назад
Madaxtoyada miya
@crixiinclaahi4304
@crixiinclaahi4304 2 года назад
Haaa
@maxamedcali8230
@maxamedcali8230 Год назад
Ragan wa cayr aqoon bey leyihiin
@maryanmohamed5837
@maryanmohamed5837 3 года назад
Wn kahely ciyartan
@Spoketlabolina
@Spoketlabolina 9 месяцев назад
Can someone explain the rules?
@iqramaxamed727
@iqramaxamed727 Год назад
Haa
@Amy_omer
@Amy_omer 2 года назад
I'm reer waqooye wallahi this is my first time see ciyaartaan 😂😂
@Kendndnd
@Kendndnd 2 года назад
Gorila dance 🦍 Koonfurta laga ciyaaraa
@Mohamed-kb8hz
@Mohamed-kb8hz 2 года назад
@@Kendndnd taaduna waa qaylo bilaa xikmada iyo Marafaydfayd😂😂from Walwaal...udheel sida kililkaan shanaad...best Somali traditional dance
@Kendndnd
@Kendndnd Год назад
@@Mohamed-kb8hz ugu yaraan hal dhaanto aa heesataa halka koonfurta aan tirakoob laheyn kasoo bilaaw shirib , wilisiqo , caweys , gadoon , waalo iyo kuwa kaloo Qurux badan
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama Год назад
Hawdka somaliland dhan waa laga dheelaa
@lamahuraanchannel
@lamahuraanchannel Год назад
Isxasili😂😂
@cabdihabby5759
@cabdihabby5759 3 года назад
Ciidanka ilaaliya mdxtoyada weeyaan
@warsamegabaxeey688
@warsamegabaxeey688 Год назад
Cagta kaliya ayaa ka dhimaneed io buudka ay wataan sorry 🙏
@AsmaYousuf-lv2dw
@AsmaYousuf-lv2dw Год назад
Ciyartan Mx waye halkese laga ciyara magcedu waxy maBa araG waligey dhaqan waxn mia. Dhaqank ani ciyara. Waxy san dagal mia😅
@farihabeauty5714
@farihabeauty5714 2 года назад
haa
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 года назад
Ciyaartamagaceeda wllo
@raxmocabdulahi9526
@raxmocabdulahi9526 3 года назад
Ciyaarta waalada waaye😘
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 года назад
@@raxmocabdulahi9526 shukran wllo horay umaan arag
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 года назад
Hhhhh mashalhh
@maxaaabukar2314
@maxaaabukar2314 2 года назад
💛💓💞💞💛💛💛💛💏
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 2 года назад
Haaaa
@ياسينأسماعيل-ت1ه
🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤣🤣🤣
@cabdiwaduud4107
@cabdiwaduud4107 2 года назад
M
@mahadmahamed2567
@mahadmahamed2567 2 года назад
Eer
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 3 года назад
Ciidakani ma Soomaaliya mise wa kililka shanaad
@nolosheydamiski
@nolosheydamiski 3 года назад
Waa cidanka balad weyne xawadle ladhaha walal qali
@rxwo5580
@rxwo5580 Год назад
sxb waa sooomaaali guuuuuul
@Madaale-cu5ds
@Madaale-cu5ds 3 года назад
07, but
@cusmaanshareey2836
@cusmaanshareey2836 Год назад
Ciyarta abgal
@hibocisman1955
@hibocisman1955 2 года назад
.
@seynabxaji6926
@seynabxaji6926 Год назад
8o is yb
@abdullahishireali6797
@abdullahishireali6797 3 года назад
Taas ayaa cadeyneyso inee ciidanku yihin xawaadle iyo abgaal oo kaliya ilen dadka kale ciyaaryahan mayaqanaane hhh
@bsjshdhd4855
@bsjshdhd4855 2 года назад
Yan lagula yabin iska amus Somali oo dhan baa asalkedu yahy ciyartan
@hiirale2042
@hiirale2042 2 года назад
Kkk waxaas yaa kaaga sheekeeyay nio😁
@mahadjimcale1436
@mahadjimcale1436 2 года назад
Sxb xawadle iyo wacesle iyo saruur iyo very aciyaro
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 2 года назад
Murusade iyo habargadir weey yaqan
@axmedmaxameddiiriye2508
@axmedmaxameddiiriye2508 2 года назад
xabadka wa dhunsan yahay abgaal shiri luu yaqanaa
@sacdiyomuse7118
@sacdiyomuse7118 2 года назад
Haaa
Далее
RUWAYADII Taliyaha Qosolkii aduunka🤣🤣
19:50
Просмотров 639 тыс.
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,7 млн
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
DEMONS ARE ATTACKING BRAWL STARS!!!
09:08
Просмотров 7 млн
WALISAQO YAAB BADAN
3:55
Просмотров 114 тыс.
15ka Ciyaar dhaqameed Somalida Ciyaarto Kala Baro
8:09
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,7 млн