Тёмный

10-ka Sirdoon ee ugu qatarsan Adduunka (Maxaa loosoo gaabiyay MI6 iyo FSB ) 

MARACADDE SHOW
Подписаться 651 тыс.
Просмотров 91 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 166   
@hanadmacalin1840
@hanadmacalin1840 4 года назад
10 ka sirdoon ee ugu qatarsan dunida. 10. MSS (Ministry of State Security), China. 9. DGES/DGSI (Directorate general for external security), France. 8. PND(-), Germany. 7. ASIS (Austeralian secret Intelligence Service), Austeralia. 6. RAW (Research and Analysis Wing), India. 5. MOSSAD (-), Socalled ISRAEL. 4. FSP (Formerly, Federal Intelligence Service), Russia. 3. MI6 (Military Intelligence (section 6), Britain. 2. CIA (Central Intelligence Agency), U.S.A. 1. ISI (Interservices Intelligency), Pakistan. Waxaan idin ka mudnahay Hallay quuro. Mahadsanidiin Dhamman.
@muhiyadinmohamed146
@muhiyadinmohamed146 3 года назад
Mahad sanid zhp wakhti baad i badbadise
@adandhgey
@adandhgey 4 года назад
Alhamdulillah... Wlhi aad ayaan ugu faraxsanahay sirdoonka Pakistan since 2011 ki ayeey number one heestan almost ten years place ayaanba isdhihikara, MahadSanid MARACADEShow.
@nuuranicabdi3322
@nuuranicabdi3322 4 года назад
Maracade show waxn kutageera sida hufnaanta badan iyo kumargasho la'aanta wararka uu sootabinaayo ماشاءالله
@ashomohamed1370
@ashomohamed1370 4 года назад
Cod quruxan ba leedahay masha allah oo fasiixa
@MARACADDESHOW
@MARACADDESHOW 4 года назад
Mahadsanid
@rashkafilms6734
@rashkafilms6734 3 года назад
Wll sirdoonda africa
@samadoon3298
@samadoon3298 4 года назад
Maasha Allah waxaa farxad ah in ay hay'ada kowad ay tahay wadan muslim ah ISI hay'adan pakistan ee sidoonka Allahu akbar mr.maracade mahadsanid milyan jeer sxb nooloow intay nolol jirto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@somalilandhargeisa6205
@somalilandhargeisa6205 4 года назад
Mansha Allah Pakistan 🇵🇰 waa dal Islam ah 👍👌
@ayaanayaan9102
@ayaanayaan9102 4 года назад
Masha Allah wixii Islam ahba all ha gargaaro
@IbrahimMohamed-by8mi
@IbrahimMohamed-by8mi 2 года назад
❤❤Viva Pakistan ❤❤
@zackayuub8603
@zackayuub8603 4 года назад
NSA wax aye noqon doonta kuwo ka tayo badan kuwan hada great Somali waye soo noqonayesa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Qacqaac101
@Qacqaac101 4 года назад
Zack ayuub 😂😂😂😂😀😂
@abdikhadirboss7795
@abdikhadirboss7795 3 года назад
sxb waligood gaari mayaan herkaan .sababto ah .samalid waxbabaarto cilmi kororsida warkiisa daa .waxeyna dhalimta sirdoon ka looso xolaa qaab qabiil . 4.5 marka sirdoon uu nabadoon keenay siduu isu qarin karaa waa su.aale?
@nadifoomar9161
@nadifoomar9161 27 дней назад
😂😂😂😂 al riyaatu xalaluun
@GUJiS1
@GUJiS1 3 года назад
Wow Israel hore u soco, number one aduunka oo dhan ayad noqon doontaan InshaAllah.
@azmamahat6586
@azmamahat6586 Год назад
Pakistan dheh wll
@engineerabdirahmanmohamed9476
@engineerabdirahmanmohamed9476 4 года назад
waxaad noo soo gudbisaa 10 ha'yadood ee sirdoon ee afrika ugu xoogan mahadsanid Mar walba
@Qacqaac101
@Qacqaac101 4 года назад
Aabdirahmaan Mohamed wx Sirdoona Malahan Africa 😂😂😂
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 4 года назад
Maaashaaa Allah great job. This is very interesting topic. Thanks maracadde show
@khaalidalcadaalah8072
@khaalidalcadaalah8072 4 года назад
Pakistaan alle ha guuleeyo
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 4 года назад
Waaan ku salaamay MR Maracadde Show 🖒🖒🖒🖒🖐🖐🖐
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 4 года назад
Walal qaababka ay u shaqeeyaan sirdoonku iyo xeeladahooda qaar ka mid ah nala wadaag. #Mahadsanid.
@Abdiwahab_bosska10
@Abdiwahab_bosska10 4 года назад
Masha allah masul sare thank you
@baraarujintaumadda5938
@baraarujintaumadda5938 4 года назад
isi guul islaamka
@farhanmohamednor2065
@farhanmohamednor2065 4 года назад
Masha Allah walaalkey Maracade show hore U soco nin adag baa Tahay mahadsanid 💌💌💌💌💌💌💌
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 4 года назад
Macha Allah isi hay ada sirdoonka wadanka muslimka ah ee pakistan
@somalia4ever1
@somalia4ever1 3 года назад
Maracade horey u socod inshallah ......
@YusufeyBadhicade
@YusufeyBadhicade 16 дней назад
Sirdoonada africa
@axmeddiiriye67
@axmeddiiriye67 4 года назад
Mnshlh wl waad mahadstay waxbadanbaan kaa faaidnay codkaaguna si fiicanbuu dhagta ugu dhacayaa
@farhiyomohamed6791
@farhiyomohamed6791 4 года назад
Mnshllh kadis ayey igu noqotay Pakistan
@abdirahmannur2270
@abdirahmannur2270 4 года назад
Mashallaah aad baad u mahadsantahy maadaamaa aad tixgelsay Codsigeyga Bro horey usoco.
@YaxyeYaxaas
@YaxyeYaxaas Месяц назад
Guul.pakistam❤❤❤❤🎉❤❤
@ibraahimelmi3420
@ibraahimelmi3420 4 года назад
Msr maracadde mhdsnid ustaad wax bdn ayaa no faideysay shukran lpx
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama 4 года назад
Aad baad ugu mahad santahay bro😍😍
@suldaanmohamedosman1592
@suldaanmohamedosman1592 4 года назад
Manta hadi ay jiri lahayd Hay'adeeni sirdoon manta majirta cid kalinta kowad inagu qabsata
@Qacqaac101
@Qacqaac101 4 года назад
Suldaan Mohamed Osman 🤣Sheeko Hindigaaa Badasatay miyaaa 😂
@maryammohamedelmi6417
@maryammohamedelmi6417 4 года назад
Maasha allaah allaha ku barakeeyo
@AstaanQaranTv3171
@AstaanQaranTv3171 4 года назад
asc waraxmatulaahi tacaala wabarakaatu galab wacan oo wanaagsan somali maxamed melwalbo aad jogtan maalintu haidin wacnaato
@Muwaxid10
@Muwaxid10 4 года назад
Waad Mahad San Thy Marcade Show Wax Badan Baan Ka Fa,idney Alle Haku Barakeeyo
@ibramohadhoore8386
@ibramohadhoore8386 4 года назад
Mzha allh
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 года назад
Masha Allah my Pakistan power
@ahmedcismaan6628
@ahmedcismaan6628 3 года назад
Masha alh alow nodaaa isi
@salmaanibrahin3844
@salmaanibrahin3844 3 года назад
saaxiib somaliland maanay ka mid ahayn inleel waakuwaa ammaankooda ka adkaadee 👍🤗
@shaaficihussien2972
@shaaficihussien2972 3 года назад
Thnks
@mohamedshaafi1264
@mohamedshaafi1264 4 года назад
Sabab ay ugu fcntahy barnaajum kasoo diyaari sirdoonada aduunka
@drkhalidabokormohamed7131
@drkhalidabokormohamed7131 4 года назад
Waanu kaaga mahad celinaynaa inaad dunida nala socod siisid
@AbWaAnHaNaDXTOOHE
@AbWaAnHaNaDXTOOHE 4 года назад
Maanshaa alaah diyaarin fiican 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🎤
@xuseenali8481
@xuseenali8481 3 года назад
Masha allah
@ahmedabdi9321
@ahmedabdi9321 4 года назад
Bro well well
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Mansha Allah
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 года назад
Pakistan waa dal islaama alle ha dhawree
@maxamedxaashi9531
@maxamedxaashi9531 3 года назад
Masha allh
@doortodoordoor6256
@doortodoordoor6256 4 года назад
Lkn mosad noomad sharaxin
@abdullah__zahar1935
@abdullah__zahar1935 4 года назад
Asc MaracadaShow, Marka xigta pro waxan raba in aan ku waydiyo mar kasta waxa aad no so gudbisa macluma ku sabsa MUSAD. MUSADNa waxa ay ku jirta, kalinta 5aad. Waxan jeclan laha in aad isku daydo in aad noso gudbiso ISI maclumad ku sabsan Mahadsanid.
@abokormoh
@abokormoh 4 года назад
Bagistaan 1
@farhiyomohamed6791
@farhiyomohamed6791 4 года назад
Mnshllh ilahow usiisiyadii quwada ad sisay
@mahmedabuhasan8217
@mahmedabuhasan8217 3 года назад
Marcade jawaabta waakaa sugeynaa انشالله. Kaal inta turkiga kujiro sirdoonka aduunka
@mohacker_7
@mohacker_7 4 года назад
Mnshlh wll horey usoco
@nuuranicabdi3322
@nuuranicabdi3322 4 года назад
Waxn ka walaacsanaa dhaman inay hay'adaha sirdoon ee ugu wanaagsan caalamku wada noqdeen gaalo balse waxa IGA farxisay hay'da sirdoon ee Pakistan Allow muslimka awoodoodii iyo midnimadoodi usooceli
@umumuhamed8446
@umumuhamed8446 4 года назад
Waaba naga badbateen lkn manta ayaan fahmay mahadsanid mcm
@mustafeAbdiqani
@mustafeAbdiqani 4 года назад
Pakistan hore usocda.
@walwaalmedia322
@walwaalmedia322 Год назад
Masha Allah sxb
@AhmedIgueh-l1w
@AhmedIgueh-l1w 11 месяцев назад
Adi iyo.ad.bad.umahadsantahy
@anisamaxamed2480
@anisamaxamed2480 4 года назад
Well waxaan karabna inaad nooga wrantid inta wadan uu turkigu xuduud lawadaago
@samatartv
@samatartv 3 года назад
Waan jecelahay barnaamijyadan noocan ah
@ahmednurali4156
@ahmednurali4156 4 года назад
Aduunka waxaa ugu awood banaan USA cudud muuqato iyo mid qarsoonba
@thegreat1114
@thegreat1114 4 года назад
Hoor usocoo👏👏
@kinggashaan8588
@kinggashaan8588 4 года назад
Nisa kalinte kujirta
@samiirkennedy8419
@samiirkennedy8419 4 года назад
Kaalmaha ugu hooseya ka eegna sxp
@gahayrabdu8493
@gahayrabdu8493 4 года назад
Nisa maa I tiri 😂😂
@mustapheosman7162
@mustapheosman7162 3 года назад
Mahadsanid
@dalkaagahooyowalamahuraan1423
@dalkaagahooyowalamahuraan1423 4 года назад
Viva pakistan Aad ban ugu farxey Runtii Waddankaa Muslimiintu leeyihiin Alle ha,usiyaaadiyo Quwaddooodaa 🇵🇰
@Deeq_official
@Deeq_official 4 года назад
Dhaqida lacagta faahfaahin kale raaci
@mohamoudsomali9126
@mohamoudsomali9126 4 года назад
Waa samaynta lacaga been abuurka ah sida dollarka madow Money laundry
@bakarfarahofficial8775
@bakarfarahofficial8775 4 года назад
Mar walba wan ka sugnaa waxa noh fa ii desiid
@sallowadam5982
@sallowadam5982 4 года назад
mansha Allaah wll mara cade Alle haku barakeeyo hore u soco runtii cilmi baad na bartay waxaan kaloo ku faraxsanhy in dalka pakistan uu lee yahay hayada ugu fiican aduun ka ee wax baara iyo hubka khatar ta ahba 🇵🇰🇵🇰🇵🇰
@ahmedsaed7602
@ahmedsaed7602 4 года назад
Wow Pakistan way inaga horaysaa runtii, ooo imika moosaad mayada ka horaysa
@saedibrahim3485
@saedibrahim3485 4 года назад
Ahmed Saed Pakistan igusoo orod maaha waana dalka qudha ee muslim ah ee haysta nuclear
@xamsexikmaawi2662
@xamsexikmaawi2662 4 года назад
Mansha alaah lsl iniku faana guul bakistaan
@xiireeyshekhcabdi1221
@xiireeyshekhcabdi1221 4 года назад
Aad iyo aad baad u mhdsn thy
@yasingobdoon7413
@yasingobdoon7413 4 года назад
Waad mahadsan tahay sxb maracadde guuuul inshaa allaaaah mar walba boowe
@mohamoudsomali9126
@mohamoudsomali9126 4 года назад
Waa maxay macnaha magaca mosad maad sheegin By the way Thanks
@sahankanolosha2459
@sahankanolosha2459 4 года назад
Mohamoud somali , muuse = mousad
@dalkaagahooyowalamahuraan1423
@dalkaagahooyowalamahuraan1423 4 года назад
Magaca Ayada laftirkeeda Sir ah Cajiib
@cabdikariindaahir249
@cabdikariindaahir249 4 года назад
masha Allah
@abdirahmandalabey7295
@abdirahmandalabey7295 4 года назад
bakis taan wa in aa ka codsana tababar dhanka sir don ka ah
@mustafaabdirahmanahmed2857
@mustafaabdirahmanahmed2857 3 года назад
Oo mee turkigii
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Thank u
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Masha allah thank you for New
@xarfoone3775
@xarfoone3775 4 года назад
Asc
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Xarfo One Wcs
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Keep going
@asoumhussein7922
@asoumhussein7922 Год назад
Isi
@walaalahashow7525
@walaalahashow7525 4 года назад
Maracade wa in somlia Lga shqalysiyo Hay ada Nisa kaftan😂😂
@mohamedjacelow3599
@mohamedjacelow3599 4 года назад
1
@diamantenayanna7411
@diamantenayanna7411 4 года назад
Tnx
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 4 года назад
Shukran marcade show
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 3 года назад
Hee Sxb kuwaas so ma ahayn. Russia intells and Britain.
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 года назад
Walel iskategeero😍
@rumaanmohamed5942
@rumaanmohamed5942 Год назад
Chinese 💪👏👏
@hasenabdiasismohamed2321
@hasenabdiasismohamed2321 4 года назад
walee bakistaan saan umaleymeyn lkn waxaa hada iicadaatay su aalobadan oo eynawediijireen tabliiqa kayimaada bagistaan iyo sey ugudadaalijiren iney booqdaan gooba ha muhiimka ee dowlada soomaaliya waxaansa aad ugaxumahay kuwa lasocda oo somalida ah sey arintaas ugu fududeynjireen ayankoo kutilmaamay ikraamid alow umuurahasahal
@khaalidalcadaalah8072
@khaalidalcadaalah8072 4 года назад
Maracade shaw mhdsnd zxp
@abdirahmanzuldaan7739
@abdirahmanzuldaan7739 4 года назад
Maracadoow faahfaahinta iigudadaal luuqa iisoomarsii waliba👍😂😂
@abdinasirhajjiahmed2264
@abdinasirhajjiahmed2264 4 года назад
✋✋✋✋
@yusufyare607
@yusufyare607 4 года назад
bakistaan mareykanka maka horeyaan caadi maaha sxb
@cabdirixmaancabdullaahi3943
@cabdirixmaancabdullaahi3943 4 года назад
Walaal adigu ma sirdoon baad ahaan jirtay
@zakariaawyaasiin7345
@zakariaawyaasiin7345 4 года назад
Wanaagsan wll
@muxiyoiid1130
@muxiyoiid1130 4 года назад
Hore u soco pro
@saciidsalaadabdi6692
@saciidsalaadabdi6692 4 года назад
Masha Allah sxb Lkn waxaan kaa codsanaynaa barnaamij kahadlayo sirdoonka dalka bakistaan si aan waxbadan uga ogaano
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 года назад
Waaw Pakistan 👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼❤💖💞❤💞💞💞
@shugriwarsame7055
@shugriwarsame7055 3 года назад
Waxaa soosocda will sirdoon ah eekudhashay soomaaliya maracadow
@SomaliNiikoMedia
@SomaliNiikoMedia 4 года назад
MI6 Sirdoonka taagero Kal Iyo laap
@mohamedabdirahman1186
@mohamedabdirahman1186 4 года назад
Mr maracade wad ku mahadsan tahay war bixinada aad nala wadaagto sxb waxa an ku weydin laha arinti ezer bi'eeri xage ku danbese
@c.khalifaaxmed9047
@c.khalifaaxmed9047 4 года назад
Mmaracade show wad ku mahd san tahy macluumadka ad nala wadagto waxaa naga codsi ah inad nooga soo war bixiso Nisa mahad sanid
@gahayrabdu8493
@gahayrabdu8493 4 года назад
C.khalifa Axmed waxaas wax jira maaha waa ciyaalki xaafada ee shabaabka ahaan jiray
@idrisali212
@idrisali212 4 года назад
thanks bro
@abuubakarmohomed8520
@abuubakarmohomed8520 4 года назад
Maasha alaah
@kaamilyare1859
@kaamilyare1859 4 года назад
Maracade show
@MAANTATV-j3e
@MAANTATV-j3e 4 года назад
We behind of you
Далее
С чего всё началось?
00:42
Просмотров 141 тыс.
Guushii Sirdoonka Masar (Qeybta Koowaad)
10:19
Просмотров 67 тыс.
Basaaskii Ethiopia u joogay Soomaaliya (Qeybta Koowaad)
10:04
Hay'adda Sirdoonka Ruushka FSB (Macluumaad Kooban)
10:07
QISADA Basaasnimo ee ugu Qatarsan Dunida !!!
10:31
Просмотров 216 тыс.