Тёмный
MARACADDE SHOW
MARACADDE SHOW
MARACADDE SHOW
Подписаться
Kusoo Dhawoow Maracadde Show oo aad ka heli doonto Warbixino la xiriira Sirdoonka, Falanqeynta Caalamka, Arrimaha Bulshada, Xikmado, Aqoon Guud, Caafimaadka iyo Nolosha Qoyska: Instagram @Maracadde_Show Snapchat @Maracadde_Show ama WhatsApp 00252614990999
Aragtidaada iigu soo dir mcmaxamuud1@gmail.com.
Комментарии
@ibrahimali1603
@ibrahimali1603 Минуту назад
Imaarde waa hindi ma ahan careb
@hassanabdi16
@hassanabdi16 14 минут назад
Carabtu waa lahàystayaal uff waxay taageere u tohiin yuhuuda wax kasta ooisrail rabto waxay umaraan sida shifaalka hunka cuntda wadamadda sidasucuudiga urdun iyo imaaaraadka
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 32 минуты назад
Waxa iuwadaa caksigeefa waxa uurk madaxda carabao SAS warkuwaasaas waahesdhiinee aandagaalano
@user-zb2mp5og1x
@user-zb2mp5og1x 53 минуты назад
Allaahu ma cisal muslimiin allaahuma cisal falastiin insha allaah
@MaryanIsmaaciil-tj7gj
@MaryanIsmaaciil-tj7gj Час назад
Xayawanka.iska.hadley.e.udhashey.dubeey.wa.lax.iskayeertey..okle.waxba.kama.duwana.dhiigeena.ayuu.100ka .geeyey
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq Час назад
Walalehen wey gulasanaya inshaAllah☝💚💪❤👊👊👊👊👊✌✌✌✌🙏🙏🙏🙏
@israwadani9113
@israwadani9113 2 часа назад
Maca kaagan hadlaya marabo hadalkaaga waayo waa arin murugo leh inay dunida islaamku indhaha ka daawanayaan fastiin in maraykanka iyo reer galbeedku isgu tagaan yuhuud kelya maaha
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 часа назад
Ninku malaa euusixranyahay mise imaaraadku noloshan ayuu kunoolyahay cajiiiiiiib
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 часа назад
Nacuudubillaahi madaxda imaaraadka
@maxamedmaxbuub5891
@maxamedmaxbuub5891 2 часа назад
Wlhi waa ceeb inuu kan bacda lagu keena inuu sidaas u hadlo ogaada waxaa jira boqolaal israa'iliyiina inay kamid yihiin haweenkan gambada waawayn nacalatullaahi calcal yuhuudiin
@maxamedmaxbuub5891
@maxamedmaxbuub5891 2 часа назад
Dameer dameer dhalay weeyye asagaa lagu keenay bac
@caliyocabdiwaxid2336
@caliyocabdiwaxid2336 2 часа назад
Yab hadi,ey yahudu,qabsato casimadah carabta ku tasho nataniyahhu in at ushaqeyneysid
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i 2 часа назад
ilaahay miciine iyo kalmeeye ha unoqdo reer falastiin cadowgana ilaahay ha uga gargaaro
@MuxiyodiinCabdiraxmaan
@MuxiyodiinCabdiraxmaan 2 часа назад
Ma ruushka ayaa loo Dan Lee yahy in lahareereeyo sikasta ha ahaato ee markasta raashku ha ka guulaysto galbeedka oo than ha jabo galbeedku
@MuxiyodiinCabdiraxmaan
@MuxiyodiinCabdiraxmaan 3 часа назад
Oo maydaan again waxan wadamo carried laguugu sheegi dhammaantood ay yihiin yahuud qamiis bashan ogaada inta can qudus la qabsamn waxaa laqabsaday xaramaynka si loogu gogol xaaro lawareegida qusus kuwan qamiisyada cad cad kuu huwani waa munnaafiqiin yahuud asal ku ah sida sacuudiga immaraadka iwm
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 3 часа назад
Kan carabka eh israa'iil ayaa guursatey hala yaabin wa naag la qabo wu ka daran yahey kan wa reer luud ilaahey waxaan kaga baryey mesha qoomu luud lagu cadaabaayo in uu allah kugu cadaaabo adiga iyo inti isku madhabka aa tihiin nacalad hagugu dhacdò 😡
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 3 часа назад
Thanks maracade.yahuud aduunka oo dhan ayey rabaan iney maamulaan lkn ayaga wa xoolo xoolo neh kama awood badno xitaa dumarka islaamka yahuuda iskaba daa wiilasheena geesiyaasha eh falastiin wa wadanka kowaad ee tusiyey in yuhuudaa 9bil laga yeeshey sida laga rabaa naclatulah cala yahuud. Guuleeysta xamaas iyo dhamaan wixi magac mujaahidin wato sida xuutiyiiinta iyo xisbulaah lubnaan iyo yemen wa labada garab ay heystaan falastiin marka laga so tago allaah oo u maqan umadaas masaakinta eh😢 dagaalkan waxaan rajeynaa manta ama talaada inuusan dhaafin oo 9ka bil ku go'o ayaan rabbi ka rajeyna inshaa allaah😢
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 4 часа назад
Carab waa fulay
@BUSINESSSICIID
@BUSINESSSICIID 5 часов назад
Somalia 🇸🇴 waxaan halaga saaro dhalinyarow maanta fursad ayaan haysanaa lkn biri wax kasta waa isbadali karaan
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 5 часов назад
Qasa may qabsato
@MaxamedCabdi-j6x
@MaxamedCabdi-j6x 5 часов назад
Guushu waydhawdahay baaba a israa iilna waydhawdahay insha allah
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 6 часов назад
Sax dhimona way holci
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 6 часов назад
Emaratka carab waxaa dagan familka madaxweyne hassan sheikh maxaad ka sugaysa dadka nucaas ah ma wanaag?
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 7 часов назад
Madaxweynihii hore iyo siyasiyiinta maxa lo xerey ma asaga horey u afgembiyey ma arsi bey aheyd
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 7 часов назад
Waxa yaab leh maxa xal logu wayey diyaradaha shacabka falastiin lagu laaynayo sida garonka ay ka so kacan diyaradaha dekedda xal logu heley oo lo duqeyo garonka maxa diidey in la duqeyo
@YusufAbbas-rq7dw
@YusufAbbas-rq7dw 8 часов назад
Thanjs for ur updates maracade????
@DaahirTuulane
@DaahirTuulane 8 часов назад
Dawladaahaa carabtuu duumarkii maraykankaa hortaa
@ahmedkamiin7998
@ahmedkamiin7998 8 часов назад
Mohammed ciise fadlan marka aad noo waramayso ilaali ereyada aad isticmaalayso,in kasta oo ay yar tahay khaladka ku jira afsoomaligaaga. Dadka looma isticmaali Karo daraasiin (Daraasiin waxaa loo isticmaalaa bagaashka,sida dharka,dacaska iwm. Aad baan kuu dhagaystaa waad fiican tahay ilaali afka hooyo,ilaah ha ku ilaaliyee.mahadsanid.
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 8 часов назад
Dowladaha Dunida jooga ma washen
@canabciise6593
@canabciise6593 8 часов назад
Masiibo kugudhacday wa habro hayuudu gumesato
@user-hu9nv8bp4d
@user-hu9nv8bp4d 9 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 9 часов назад
Mohamed Isa wankaaga mahad celinaayaa tariikhda koowan ee qurudabadan misana aan aatka ujeclahay ❤❤
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 9 часов назад
Wuxuu kamid ahaa geesiyadii hiikalwaayay 😢❤ ❤ wuxuu mudanyahay kudaysho ❤ ilaahey waa caadil.
@SahroCabbase
@SahroCabbase 9 часов назад
Subxanalah ilahow carabta hadulayn
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 9 часов назад
Allah ha unaxriisto boqorka geesiga janada Allah hageeyo 😢😢😢
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 10 часов назад
waliba natanyahuu haku guursado dheh wax madhan oo bilaa qiyama weeye
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 10 часов назад
Khanyonis Israel kama bixin xoog baa lagaga saaray nagta markii laga galiyeey ayay ka baxeen wariye taas ha ilaawin
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 10 часов назад
Carabkaa ciil baa ka keenay 😅😅
@AxmedAbdilaahi-kn2cv
@AxmedAbdilaahi-kn2cv 10 часов назад
Good news
@AbdiRehman-kl7wj
@AbdiRehman-kl7wj 10 часов назад
Guul falastin
@phprince5153
@phprince5153 10 часов назад
Ina dhilo waa ka suurowdaa
@user-tu5rs5pq2o
@user-tu5rs5pq2o 10 часов назад
Allah ha gaagaaro faslstiin
@saciidaxmed2190
@saciidaxmed2190 10 часов назад
War hadii ayay carabtu isledahay cawiya masakiinta reer falastiin ma waxa u diidaysa isriil
@abdirahmansayid7680
@abdirahmansayid7680 10 часов назад
israa IL alle ha jabiyo
@AbbAbb-sn9bf
@AbbAbb-sn9bf 11 часов назад
🎉😊
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 11 часов назад
Maqanayaasha ayuu duur xulaya koley
@AbbAbb-sn9bf
@AbbAbb-sn9bf 11 часов назад
@MaxamuudShiiqaalow
@MaxamuudShiiqaalow 11 часов назад
Wasiirada carabta casuumada markii laga Reebo 4 dal inta kale watagayaan
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 11 часов назад
Imaaratka waa yahuud haray ayaa loo ogaay
@AhmedBarre-lz3fn
@AhmedBarre-lz3fn 11 часов назад
Ninkan hadlay iskama uu hadlin mana aha hadalkiisu sida lamodayo ee wuxuu leeyahay carabi waa doqmo israaiil ay donayso inay gumaysato iyaguna isle hadad ladagaalami lahayden bilee carabta kale ku taageri waydaa oo ay israil ku qabsataa
@anabiman2148
@anabiman2148 11 часов назад
Run buu sheegey yahuudka jirka carabta leh waa sideey ku fakarayaan munaafaqiinta yahuuda uurka kala jira hada wixii uurka uga jirey ayuu afka ka sheegtey