Тёмный

10 xikmadood oo noloshaada badali doona . 

Mubarak Hugur
Подписаться 50 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 102   
@Wasiirka-ts8op
@Wasiirka-ts8op 7 месяцев назад
Alle haku xafido macalin qaaliya mubaarak hugur waxan kusoo biiray kanaalkaaga oo aan 10k gaadhin aad baan ugu faraxsanay maanta imaad 32k marayso 1m iyo meelkasaraysa ban kuu rajaynayaa insha allah wax badan ayaan kaa faaiday alle hakaa abaal mariyo❤
@Bullale6
@Bullale6 7 месяцев назад
Aad iyo Aad ayaan kaaga mahadcelinayaa sida fiican ee aad noola wadaagtid waxa na anfacayaa nafaheena aduunyo iyo aakhiraba. mahadsanid ustaad.
@maxamudyuusuf1420
@maxamudyuusuf1420 7 месяцев назад
Thanks you Ustaas
@user-dz4yr3we7d
@user-dz4yr3we7d 6 месяцев назад
Ustaad mubaarig hugureh🥺 wallhi iloowga ihaysta uma malaynaayoh in uu qof hayoh😭 maxaad, igulatalin lahayd
@ahmedcabdirashiid509
@ahmedcabdirashiid509 7 месяцев назад
Thanks my teacher mubarig hugur jasaakumallahu khayr macalin
@user-xp3gz8uw7e
@user-xp3gz8uw7e 6 месяцев назад
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وأحسن الله إليكم
@hodoali5714
@hodoali5714 7 месяцев назад
Jazak allhu khayr wlo wlo
@sahrahappyofficial4724
@sahrahappyofficial4724 7 месяцев назад
Wan sogarey jasakallahu qeer xikmadada wad ku mahad santahay
@user-po8cf6ew8r
@user-po8cf6ew8r 7 месяцев назад
Keep going teacher
@AxmedIsmaciil-kt1eg
@AxmedIsmaciil-kt1eg 7 месяцев назад
Wll waad mahadsantahay جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@rRdwanmaxamud
@rRdwanmaxamud 7 месяцев назад
Masha Allah keep going Mubarak
@user-jm5rf1pv1p
@user-jm5rf1pv1p 7 месяцев назад
Asc zxb maahmaahdu wxy ahayd Subax iyo sadar subaxbaa badan Rabbi ku xafid akhii
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 7 месяцев назад
Shukaran mubaarka dadka adiga oo kale ayan aad ujecelhy inan dhageysto oo dhiiri galinta badan jimciih la so dhaafey qof aya waxa igu dhaleceyey yacnin qorshe aan dajistey ayuu marka uu arkey inan ku dhaqaaqey ayu waxa iiga dhigey waxa nolosheyd mugdi ku.h😢 runtii aada aya uga niyda jabey lkn marki hadnabe wan iska idha tirey oo dhag jalaq u man siin☺️
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 7 месяцев назад
Mahadsanid wll Soo dhawoow
@gulleidmabdillahigmcc4500
@gulleidmabdillahigmcc4500 7 месяцев назад
Ustaad Mubarik waanu kula dhamaysanay mahadsanid.
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 7 месяцев назад
Maashaa alaah walaahi waa xikmad wayn Thanks
@usertavo9448
@usertavo9448 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad mubaarig ali
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 7 месяцев назад
Wan soo gaadhay 😅🤝
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 7 месяцев назад
Maasha Allah tabaraka ilahay haku xafido wax badan baan ka faaiday wllo horey usoco
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 7 месяцев назад
Thanks ustaad
@Awdon312
@Awdon312 7 месяцев назад
Thanks Macalim.
@caynitahlil3565
@caynitahlil3565 6 месяцев назад
❤ mhsand mcalin jasakllaah khayrn
@awqaasim1
@awqaasim1 7 месяцев назад
Maasha allah, Mahadsanid macalin
@zahramoha7659
@zahramoha7659 7 месяцев назад
Xayaaka allah mahadsan ustaad ❤
@WeydowG
@WeydowG 6 месяцев назад
Waan soo gaaray❤ Ustaad mahadsanid
@Naafac-Shiikh19
@Naafac-Shiikh19 7 месяцев назад
M.a Waa xigmado caji8b ah
@Beauty.inspiration1
@Beauty.inspiration1 7 месяцев назад
Love your videos walaal 👏🏻👏🏻👏🏻
@dannanemedia6445
@dannanemedia6445 7 месяцев назад
Mahaddsanid wllky alle haku barakeeyo
@Abwaan-Ayaanle
@Abwaan-Ayaanle 7 месяцев назад
mahadsanid wllkey mubarig hugur
@mucaad_haji
@mucaad_haji 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 месяцев назад
Aad iyo aad mahadsanid
@yaasir5920
@yaasir5920 7 месяцев назад
Waan soo gadhee, waad mahadsatay walal, nio badana somaliduu ma dareensanaa dhibka iyo fa'ida ay leeyihiin baraha bulshaduu, marka waxan jeclaan laha inad soo baadiso sidii ay dadkeenu uu dhageeysan lahayeen dadka wax-tarka leeh aqoon laga fa'idayoo. waxa loo qaban baahi waay barmiyda noocas oo kale ahaa mubariigow.
@deeqmuumin2597
@deeqmuumin2597 7 месяцев назад
Keep going teacher
@mubarakMouze
@mubarakMouze 7 месяцев назад
Wad mahahsanty ustad
@ruweidahuseinjama4154
@ruweidahuseinjama4154 7 месяцев назад
Mahadsanid wllky ❤
@user-pl1nq1hf7l
@user-pl1nq1hf7l 6 месяцев назад
Thnks wll wax fican ayad i shegtry ❤
@optiopti60
@optiopti60 7 месяцев назад
Captain mubarik I'm the one 1❤🎉
@mohmeddaud4424
@mohmeddaud4424 7 месяцев назад
Waad mahadsan tahay sxb sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbisay wax badan ayaana kafaaiiday
@user-sx2rk4kc5q
@user-sx2rk4kc5q 7 месяцев назад
RUNTII walahay xigmadahani aad bay ii taabteen AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTAHAY
@khaliifmuqtaar9474
@khaliifmuqtaar9474 7 месяцев назад
Waa kjorshe fiican maasha allah
@khalidalfa6377
@khalidalfa6377 7 месяцев назад
Waan so gaadhay mhsanid macalin
@AhmedHersi-jh8gx
@AhmedHersi-jh8gx 5 месяцев назад
🎉❤ manasha alah macalin guuuleyso
@yasinsalad8916
@yasinsalad8916 7 месяцев назад
Maasha allah
@faadumoaxmed4064
@faadumoaxmed4064 6 месяцев назад
Mahadsanid utsaad
@user-im4eb4dl6o
@user-im4eb4dl6o 7 месяцев назад
Wan dhamaystay wana ka helay allah ka abaaliyo
@user-su7ri2wx2h
@user-su7ri2wx2h 29 дней назад
Wad mahadsantahy wllo
@habonnuura2402
@habonnuura2402 7 месяцев назад
Mahasanid
@AbdisalaanDhibyare
@AbdisalaanDhibyare 7 месяцев назад
ustaad wan dhammaystay, jasaakallaah.❤
@mohamedawale1642
@mohamedawale1642 6 месяцев назад
Thanks for your help
@user-sg4et4pc2n
@user-sg4et4pc2n 7 месяцев назад
جزاك الله خيرا أستاذ
@khadarcabdle7483
@khadarcabdle7483 7 месяцев назад
شكرا أستاذ جزاك الله خيرا
@barwaaq0jaamaccali643
@barwaaq0jaamaccali643 7 месяцев назад
Mahadsanid wllo
@NajaxMaxamed-br2sy
@NajaxMaxamed-br2sy 7 месяцев назад
Mhdsanid ustad❤
@bukhatir1454
@bukhatir1454 7 месяцев назад
Alxamdulilah xili waxaan joognaa waxwalba fududyihiin
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 месяца назад
Masha allllah❤
@user-xt4cc4zh8x
@user-xt4cc4zh8x 7 месяцев назад
Thanks walal
@mariamhajji674
@mariamhajji674 7 месяцев назад
Macalim Mahdsanid in badan waad Noo hadyeeysay cilmi Waxaan jeclaan Lahaa inaad xikmadaha nooso badiso
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 7 месяцев назад
Waan kula soo gaary gagabadii video yogada wan kugu xaranahy mahadsanid walal
@ApdukhaalaqApdurashiid-ur6do
@ApdukhaalaqApdurashiid-ur6do 6 месяцев назад
Macalinkaygii quraanka waan ku salaamay macalin
@hamdamahamud4975
@hamdamahamud4975 7 месяцев назад
Masha Allah waan so gaadhay mahadsaid ustaad
@hornofafricaninstituteofhe2710
@hornofafricaninstituteofhe2710 7 месяцев назад
Mansha allah ... allah haku barakeeyo .Jazkallag khayran ... keep it hard Bro.
@ConfusedTruck-de8hd
@ConfusedTruck-de8hd 7 месяцев назад
Jasaaka Allah my Teacher wandhamaystay
@mariaabdullahi5315
@mariaabdullahi5315 7 месяцев назад
Waan dhameestay جزاك الله خير walaal
@user-yp4el6ig4r
@user-yp4el6ig4r 7 месяцев назад
Waad mahadsan tahay wll
@ismaaciilMaxamuud-en6sl
@ismaaciilMaxamuud-en6sl 7 месяцев назад
Aadbaad umahadsantay ustaad mubarak ❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 месяцев назад
Waa run Walhi, waxan bartay IT 14sano ka hor mantana waxa ba kama hayo waan Ilawey Walhi.
@AbdinajiibMohamed-vb1rw
@AbdinajiibMohamed-vb1rw 7 месяцев назад
Mansha allah ilaahay hakaa abaaliyo ustaad
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms 7 месяцев назад
Mahadsanid
@canaabdahir-ze6dt
@canaabdahir-ze6dt 7 месяцев назад
Keep going 💪
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 7 месяцев назад
Aadbaad umahadsantahay wallaal qaali ah i like very keep it up
@istahiljimale7422
@istahiljimale7422 7 месяцев назад
Mahadsanid.
@user-sf6uq1dp7w
@user-sf6uq1dp7w 6 месяцев назад
Keep going manger
@Ahmed-qw8yt
@Ahmed-qw8yt 7 месяцев назад
شكرا استاذ
@souheibhassan9409
@souheibhassan9409 7 месяцев назад
keep going bro we are which you ^_^
@hussenbishar5726
@hussenbishar5726 7 месяцев назад
Shukrn
@salmodheeman579
@salmodheeman579 7 месяцев назад
Thank you ustadii 😊
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 7 месяцев назад
Always welcome
@apdirahmaanhandule1588
@apdirahmaanhandule1588 7 месяцев назад
Thnks bro
@user-bh3oq9ko8h
@user-bh3oq9ko8h 7 месяцев назад
Mansh Allah, jaza Allah wllo❤
@hayatim6212
@hayatim6212 5 месяцев назад
Wan so gaarey mrwlpana wa dhameysta videoskaga
@iidsolver5549
@iidsolver5549 7 месяцев назад
Maazhaa allaaah pro keep it up!!!❤❤
@abdullahidaudomar4182
@abdullahidaudomar4182 7 месяцев назад
السلام عليكم اورحمة الله
@MohamedSalat-md8nz
@MohamedSalat-md8nz 7 месяцев назад
Mahmahtha wxa way dibaq dibaq ba dill buxisa
@user-sg4et4pc2n
@user-sg4et4pc2n 7 месяцев назад
Wan sogadhay mahadsanid
@armeyz
@armeyz 7 месяцев назад
Biyuhu dhagaxa amoodiisa kuma jabiyee samirkiisa ama joogtayntiisu ku jabiyaa❤
@hudamohamed5310
@hudamohamed5310 7 месяцев назад
ما شاءالله
@sheekoxariir8069
@sheekoxariir8069 7 месяцев назад
Sawirka 2aad waxaan ku macneen lahaa ( geedkii orad lagu fuulu orad baa looga soo dagtaa).
@nastehoaliosmaan1460
@nastehoaliosmaan1460 6 месяцев назад
Wansoo gadhay ilaa xagan ❤
@muxiyadiincali2478
@muxiyadiincali2478 6 месяцев назад
Waan soogaadhay
@hodanbarkhad9124
@hodanbarkhad9124 7 месяцев назад
keep going thecher 😊
@user-wd1rh7uh2r
@user-wd1rh7uh2r 7 месяцев назад
Waan soogaadhay sxb mahadsanid
@user-lj7sz6bg5q
@user-lj7sz6bg5q 7 месяцев назад
Sxp wax badan baa kaafaaiday intii aan kanaal kaan aan kusoo biiray lkn saaxpow waxaan rabay in aad waxyar iiga sheegto waxbarashada hindiya waxan ubadinayaa in aan jaamasadeeda aan kusoo dhameesto insha allaaah Marka hindiya kuliyada ay aadka ugu horumarsantahay waa kuliyadeee ??? Waxaan aad uxiiseeyaa kuliyada programming ka ama computer science ❤❤❤❤
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 7 месяцев назад
W.salaam wll . Ma joogo anigu hinyada wll ,waxa aan jooga pakistan
@AmaamoCusman-pj8uw
@AmaamoCusman-pj8uw 7 месяцев назад
Side luugada engilsh lagu bartaa
@abdullahimohamed1966
@abdullahimohamed1966 7 месяцев назад
sxb emailkaaga gaarka ilawadaag
@abdullahidaudomar4182
@abdullahidaudomar4182 7 месяцев назад
In aan wax kaa waydiiyo ayaan jeclaan lahaa? شكرا
@mrkhaalid6426
@mrkhaalid6426 7 месяцев назад
sxp pdf asago ah. mahaysas
@jamaalaxmed4553
@jamaalaxmed4553 7 месяцев назад
Asc wllo mubaarik wan ku salaamay waxad ka soo hadashee horta inlaga shaqaysto suuqa la yidhaa FoRex xalaal miyaa wllo
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 7 месяцев назад
Insha allah
@suldancukaash6529
@suldancukaash6529 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@kadroyusuf4178
@kadroyusuf4178 7 месяцев назад
Maansha Allah
@user-il1cp6pt7h
@user-il1cp6pt7h 7 месяцев назад
Thanks ustaad
Далее
Мама знает где все документы
00:21
Starman🫡
00:18
Просмотров 13 млн
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Talooyinka Nolosha || Jackson Brown .
20:49
Просмотров 68 тыс.
Мама знает где все документы
00:21