Тёмный

10jir reer kooda ugabar ah 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Развлечения

Опубликовано:

 

29 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
dhaqan kaaba waa ku salaamay from burco dhul badan oo Adhiga iyo Lo,da awrta la rarto intaba aan la xerayn baa jira oo aan dhurwaa joogin awrtu wey mirataa xitaa lama raro 2 bilood baa mar lagu saftaa dhulkaas waxaan tegay 1996 waana xeebta Karin oo berbera waa meel bari ka jirta inata km ee berbera ay ujirto magaranayo waa soo ogaanayaa waagaas wax sawir lagu qaado majirin, moobil lama oqoon
@Caska.Vlog2
@Caska.Vlog2 Год назад
Dadbaa wada siman horta yaa yidhi reer mii iyo reer magaal ani reer magal ku haysatah ilahayna ayaa uugu mahadnaqaya inuu reer magaal iga dhigi oo uusan iga dhigin reer mii Waayo reer mii waxba nama noola wey dhibanyihiin adhi soo xaree adhi sii daa wallhi waa dhib
@Independent-girl1
@Independent-girl1 Год назад
Dhaqan kaba burco goobo ma tagto wali carabalada ilmo Timohele kuwas ka mid ahy lkn hargysa ku Nolan Jiray imika qurbaha Joga dhuulki awawydy 💗
@drsocial6889
@drsocial6889 Год назад
Dhaqan kaabay dar ,allaa , kuu jeclahay ma is aroosnaa
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Год назад
Baadiye ilaahayow mar igee yaa rabi 🤲
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 Год назад
ما شاء الله تبارك الرحمن
@deeqacadey8499
@deeqacadey8499 Год назад
Meeyrac uma aqaano wxan uaqaanaa waasoomiranaa ariga ama waalasoomiraa uqana
@sadiiqfaarax7575
@sadiiqfaarax7575 Год назад
masha allah wll aad ayaa u wacan tahay barasamaad baadiye waan soo maray lkn baadiyaha maanta daruufo adag ayaa ku gadaaman from dariska mudug
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.iso.poqo ewllo
@abdiabdillahi4856
@abdiabdillahi4856 Год назад
Waa mid hunguri weyn meel dab lagu shidayo uun bay joogtaa
@najmamaxamed984
@najmamaxamed984 Год назад
Ala qurux badanaa baadiyaha oo naxariista taaloaalo waa mid aan lasoo koobi karin ❤ abaayo ilaahay hakuu barakeeyo reerkiina
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.iso.poqo
@garxajis615
@garxajis615 Год назад
@@qadra.hena.channel8587f
@mohanreermagaal8324
@mohanreermagaal8324 Год назад
Boqolaal jeer ayaan xooraystay
@bmb8251
@bmb8251 Год назад
Mashaa allah waaba meel an caadi ahayn mesha an waraabo lahayn meelaha qaar adigoo ilaalin haya ayuu waraabuhu kaa cuni xoolaha anayba igu dhacday many times😂😂
@abdourahman8231
@abdourahman8231 Год назад
Wllyaal inanti dhaqan kabo xagay ka dhacday waarkeeda baryahan ma hayo. Alleh ha amaan sado melkastay joogtaba .
@fatimoabdinuur687
@fatimoabdinuur687 Год назад
Masha allah abaayo laakin abaay muqalada you tube ka noosobadi ayaantaan Facebook naga aaday anigu baadiyaha waa jeclahay 12 kugaaray ari waalisay waana raaci jiray kaligay reerka laigatagijiray 🥰🥰
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir and I
@mahadshariif1981
@mahadshariif1981 Год назад
Wcs wr wb 🤝 dhaqan kaaba ubax dheeman in yar oo kaftan ahi hadii aan kudarsado dadka galgaduud dagani iyagii ayaaba isku dhibqabee maa dugaag ayaa lanoolaan kara kkkkk walaale qaali soogudbinta barnaamijkani xanbaarsan dhaqankeena ee xeeseha aadka ahi leh kumahadsanid sharafi korkaaga ha ahaato guuleyso idamka eebbbe aamiin 🤲 maalin iyo habeenba mahadsanid ✅💯🦚🍇☂️👍
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Год назад
Mahadsanid wll
@mahadshariif1981
@mahadshariif1981 Год назад
@@dhaqankaaba7350 adiga ayaa mudan 💯
@xalwocabdirixman7198
@xalwocabdirixman7198 Год назад
Masha allh tabaraka raxman xbbti
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn
@BahjaAbdi-ni6qe
@BahjaAbdi-ni6qe Год назад
Masha allah barqo lis aya la dhaha maxan so maray xasuus
@jirfe
@jirfe Год назад
Maasha alaah shaqo wanaagsan baad bulshada u haaysaa
@faisaahmed2087
@faisaahmed2087 Год назад
Walashey in dhowaale xagee ka dhacday ma nabad qabtaa
@blackpink2487
@blackpink2487 Год назад
SCW MAANSHAA ALLAA ALLA WAA LA ILISI JIIREY ISAGO UDGOON XOORLEH BARQADA WLIBA WAAN SEEXDAY ADHIGA DHEXDIYSA WLIDADEN ALLE HAA U NAXARIYSTO AAMIN WLID IYO WLO EHEL IYO AQERIBA MA TII YAREYD BAA WEYNATEY HAA WAA LALIYSAYA MAANSHAA ALLAA SUBAG BURCADKU WUU WAANAGSANYAHAY
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 Год назад
waaw caraf badanaa🤲🏻roob naxariis leh ukeen❤❤❤
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.iso.poqo
@mouminahmed3159
@mouminahmed3159 Год назад
walalshay dhagan kaaba anigu waxan ahay reer jabuuti waxann rabaa wathsabgaaga
@samsamibrahim3558
@samsamibrahim3558 Год назад
Ma.soodga.meshan.reer.miyii.baan.rabaa.inaan.noqdo
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 Год назад
Abayo rerku Ida Yara
@naciimonalka5149
@naciimonalka5149 Год назад
Masha alaah tabaaraka alaah
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
Ubaxey mcnto wakuwataa hurusoco alaahmacaka
@abdirahmanabdi452
@abdirahmanabdi452 Год назад
Mnashaa allh allh ku xifdiyo
@munaismacil9840
@munaismacil9840 Год назад
Mnsha allah habiibtiii
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 Год назад
Maanshaa alaah ilaahay ha ku xafido aduun iyo aakhirba keep going
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.iso.poqo
@fahiimadacar4801
@fahiimadacar4801 Год назад
Anigu kuwa naasaha yaryar waan ka tagi jiray si qofka kale u liso
@cabdimire2487
@cabdimire2487 Год назад
Dhaqan kaabo RU-vid kana maimaatay waku mahad santahay
@deeqacadey8499
@deeqacadey8499 Год назад
Masha alaah abaayo ubax waamahadsantahay
@faizafani954
@faizafani954 Год назад
Thank abayo wlhi waxad najeclaysisay dalkena dhaqankena lkin codsii puntland hada way robsatay maxad utagi wayday abayo 🥰🫡
@umcadil5660
@umcadil5660 Год назад
Maa shaa allaah baarka allaah fiikum
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Год назад
Maanshaallah qurux ilaahay haiidin siyaadiyo maxa inoo soo duceeyey in ilaahay roob idin siiyo
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 Год назад
Maasha Allah Aamiin Aamiin
@salmaclaahi5314
@salmaclaahi5314 Год назад
Dhaqan kaaba ma wacantahy waa lagu waayay xagee videoyadii la qabatay noo soo duub dhaqankii
@habibamohamed5590
@habibamohamed5590 Год назад
Masha Allah wallashay qurux badanaa ariga
@HananHanan-uj9iq
@HananHanan-uj9iq Год назад
Asc abaayo mcn ok ariga markii caanaha laga soo maalayo naasaha miyeey xanuunaan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
dhaqankaaba adhiga waa lasoo barqo,celiyay barqo celin baa looyaqaan xiligan oo kale
@muwaahibabdirashid5248
@muwaahibabdirashid5248 Год назад
Waaaw wll qurx waaw
@UkhtiIslam255
@UkhtiIslam255 Год назад
Asc habo l m from Canada
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 Год назад
Maashaaallaah Tabaarakaallaah
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Год назад
Abaay ubaxey ma soo layabaty waan u xiisey wllhi miyiga iyo arigiii la lisayey
@xasanyey8821
@xasanyey8821 Год назад
M a soomaliy
@gashan.
@gashan. Год назад
Barqa ladhaha adhiga subaxa hore wa la sidaya wakhti robadka marka la malayana wala so xareya
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 Год назад
Mansha.allah wll
@IbrahimAli-gp5cl
@IbrahimAli-gp5cl Год назад
❤❤Masha Allah ❤❤
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن
@ayaanxaashi1508
@ayaanxaashi1508 Год назад
Laxda koorta leh kkk
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Год назад
Ma sha alla ❤👍
@ggt4167
@ggt4167 Год назад
Masha Allah
@shankaroonwrsme4787
@shankaroonwrsme4787 Год назад
Masha allah abayo ubax cadey
@yasminali3269
@yasminali3269 Год назад
Lax koor leh waa ii kow Geela koorta loxidha. Roobka subaxi waa mayay
@sadoahmed7443
@sadoahmed7443 Год назад
Haa Manshal Allah
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Год назад
MASHA ALLAH
@zaynabali2712
@zaynabali2712 Год назад
Like la,aan uma qalantid abayo mashaa allah
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 Год назад
Maasha allaah
@hyr6726
@hyr6726 Год назад
Mash Allah
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Год назад
Mashaa allaah
@mohamudisman4281
@mohamudisman4281 Год назад
Adbaan uga hela muuqalada wallasey halkaa ka sii wad
@safiyaabdihussein2103
@safiyaabdihussein2103 Год назад
abaayo xasoso Waye 🇸🇴❤️
@abdirahmanayanle4308
@abdirahmanayanle4308 Год назад
Mansha Allah
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale Год назад
Masha allaah
@fathiadiriye3073
@fathiadiriye3073 Год назад
Ascm walaalo Masha allaah amazing video, advice sometimes videos yaalkaada English titles ku qor maan daaba video ga ugu views badan English title Oow lahay abaayo. Mash allaah keep going.❤
@zaynabali2712
@zaynabali2712 Год назад
Walaalay xageed aaday
@zaynabali2712
@zaynabali2712 Год назад
2 bilood kumaan arag
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 Год назад
Anaga kholeyda waxaan dhahna tusbax ayaa qorta ugujira Kacabso shibirta waa labar 6
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Год назад
Maansha alaah ❤️❤️❤️❤️
@somaliancientegyptian
@somaliancientegyptian Год назад
dhaqnkaabo maad booqatid gobalka sitti gaar ahaan galbeedka sitti.
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Год назад
Asc wllo waalaguwaayeeku aaway
@mohamedfarah3620
@mohamedfarah3620 Год назад
maashaallah
@Geesitoosan
@Geesitoosan Год назад
Adhi free ah ugu kaaley #dhaqankaaba😂😂😂😂
@cabdinaasir1823
@cabdinaasir1823 Год назад
Idihii aaway
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Год назад
❤️
@gashan.
@gashan. Год назад
Mayay ba ladhaha roobka subixi
@foosnoor7368
@foosnoor7368 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👍👍
@osmanmahamudmahamud7469
@osmanmahamudmahamud7469 Год назад
Ariga rob aya laga xadheynaya somahin
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 Год назад
Dhiisha yar waxaa la yiraahdaa surmo
@fadumociise8380
@fadumociise8380 Год назад
Adigu gaajawaynaa
@mohamedabdalla6731
@mohamedabdalla6731 Год назад
Afsoomaaligii waawaynaa bn xasuustay waa bayro iyo qalaad iyo hhhh
@user-mo7xb5ti9e
@user-mo7xb5ti9e Год назад
Waa lasobarqi
@xogbaar
@xogbaar Год назад
Horto gabadhaan maxaa ku dhacay waa yahan ma arkine
@user-se8ui9wp2r
@user-se8ui9wp2r Год назад
السلام عليكم Walaalyaal gabadhii AAwey Maxaa halay?
@habiboahmedomar2132
@habiboahmedomar2132 Год назад
Galgaduud jino
@Shaafici224
@Shaafici224 Год назад
Maxaa u xiisay baadiyo
@bashiirali2829
@bashiirali2829 Год назад
السلام عيك
@tusbacle1432
@tusbacle1432 Год назад
M.a wllo waxa loo yaqaan Barqo maal .wakhtiga barwaaqada ayaa loo adeegsadaa ?
@layloibraahin715
@layloibraahin715 Год назад
Maya waa waqtiga subixii qoraxu soo baxo laba saac melahaas ah
@HananHanan-uj9iq
@HananHanan-uj9iq Год назад
Waxan daremayaa aniga markaa iska hadlo aragtideeyda nasaha waa laga jiid jiidoyaa
@libanjama5545
@libanjama5545 Год назад
ubaxdii aan jeclaa waaku jeclahay xabiibi
@mohamedabdalla6731
@mohamedabdalla6731 Год назад
Wax nool baa tahay wll
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Год назад
Xabada bay ka qaxeen bahaladi😮😮😮
@seinabjama4979
@seinabjama4979 Год назад
Dhaqan kaaba xagee ka baxday
@saadiahappy7173
@saadiahappy7173 Год назад
Alaaa araka caraftisaa meshan ikaso carfeysa❤️
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir shukrn is
@saadiahappy7173
@saadiahappy7173 Год назад
@@qadra.hena.channel8587 ok abayo
@BahjaAbdi-ni6qe
@BahjaAbdi-ni6qe Год назад
Way darareen riyuhu
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir shukrn is
@BahjaAbdi-ni6qe
@BahjaAbdi-ni6qe Год назад
@@qadra.hena.channel8587 hy abayo
@cabdikariinfaraxqanyare725
@cabdikariinfaraxqanyare725 Год назад
Caano dhiil
@amranalimohamed6991
@amranalimohamed6991 Год назад
😍😍😍😍
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 Год назад
Maasha allaah❤❤
@marcelo6276
@marcelo6276 3 месяца назад
Que raça são essas cabras?
@BahjaAbdi-ni6qe
@BahjaAbdi-ni6qe Год назад
Riyaha magacyadooda nala wadaag
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir shukrn wllo
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 Год назад
Riyaha mid ka mida bahja ayaa layidhaah wanata ugu dhibta badan caano fiicana malaha
@xalwocabdirixman7198
@xalwocabdirixman7198 Год назад
Masha allh tabaraka raxman xbbti
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn the
Далее
Garab rarato meel cidlaa ayaan ku harsanay
10:55
Просмотров 65 тыс.
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
Чистка пляжа с золотом
00:49
Просмотров 160 тыс.
waar daag. daag ah
17:59
Просмотров 2 тыс.
NOLOSHA BADIYAHA 🏜🐪| rural life
8:32
Aniga qisadayda halkay kabilaabatay
15:28
Просмотров 164 тыс.
Aqalada sanaag iyo sida loodhiso🥰
20:59
Просмотров 101 тыс.
Sida rerku udagay baadiyaha
14:36
Просмотров 92 тыс.
Guriga cusub ee dhaqankaaba
9:57
Просмотров 39 тыс.
İnside out Balloon game
0:18
Просмотров 17 млн
Крыса 🐀🤣
1:01
Просмотров 2,6 млн