Тёмный

Aqalada sanaag iyo sida loodhiso🥰 

DHAQAN KAABA
Подписаться 227 тыс.
Просмотров 103 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 411   
@sagaltv2241
@sagaltv2241 3 года назад
Walashay waa mahadsantahay waxaan jeclaystay inaad booqato bogayga, si aad shotout iigu samayso fadlan soo booqo chanalkayga
@cabdiqanixuseen8361
@cabdiqanixuseen8361 3 года назад
Wan kusaaraa ok adne yutubkaan ii saar wax kadhe jwb
@sagaltv2241
@sagaltv2241 3 года назад
Oky sxb
@cabdiqanixuseen8361
@cabdiqanixuseen8361 3 года назад
Ok wan kusaari baraada
@MohamedAhmed-vj7do
@MohamedAhmed-vj7do 3 года назад
00000000000
@bisharoaidid8941
@bisharoaidid8941 2 года назад
6 yum.6
@yaaskam5045
@yaaskam5045 3 года назад
Intaan kula socday guri ama aqal la dhiso kan baa u sito runtii reer sanaag waa numbarka koowaad maasha Allah.
@mrsaaqowismaacilb5663
@mrsaaqowismaacilb5663 2 года назад
Masha Allah Gabar baadiyo waa kusalamay walal
@mahdiali4048
@mahdiali4048 3 года назад
Wxn aad kugu dhirii galinaya sida wanagsan ee codkaga ama hadalkaga u faseexa ama cod saafi ah u yahay in aan dadka xun xuun usan kugu qalqaalin dhiinaca heesaha alle haku xafiido Amin yaa allaah
@luulaayusuf4808
@luulaayusuf4808 3 года назад
Muuqalada aad Soo gudbiso maaha kuwo laga maqnaan karo waan ku garabtaaganaha quruxey
@iftinmaxamad1610
@iftinmaxamad1610 3 года назад
Saan aroos u daawaneynay baan gabiga yaguba Aroos Aroos noqonay masha Allah
@cabdiqanijaamac9509
@cabdiqanijaamac9509 3 года назад
Kkkk
@mrdhijindra7098
@mrdhijindra7098 3 года назад
Cidi reer sanaaga 🖐️
@safihasan9987
@safihasan9987 3 года назад
warsangli. aroos qurux badan salam from somaliland
@axmedmuuse8169
@axmedmuuse8169 3 года назад
Mashalh inta kala waan fahmay maqaarka in wax lagu dhiso bartay maanta
@iftinxussien6347
@iftinxussien6347 2 года назад
Aqlada Sanaag waa loobagey...Raarar qurux badan ayeey suubiyeen....mashAllaha
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 года назад
Wcs wllshay gobalka sanaag waan ku dhashay gaar ahaan ceergaabo
@khadraraage6361
@khadraraage6361 3 года назад
Masha alaah
@umuasiya3332
@umuasiya3332 3 года назад
Allaa waan u xiisay sanaag siiba magalada dhahar
@ahmedmohammedibrahim8720
@ahmedmohammedibrahim8720 3 года назад
Manashallah Dhaqankaaba manashallah
@Miriamegeah
@Miriamegeah 3 года назад
Mashallah Waxa Lagu Jira Xililgii Arooska Allaha Isku Barakeeyo Intii Is Guursatay Oo Walashayna Ku Jirto Kuna Aqal Gashay Magaalada Borama Dhamaantood Guurkooda Allaha Uga Dhigo Kii Xanbaarsan Badhaadhe Aawlad Khayr Qabana Allaha Siyo Allahuma Ameen Allahuma Ameen❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@laylamaxamuud8001
@laylamaxamuud8001 3 года назад
manshaa alaah reer sanaag waa asalkii soomaalida
@maimunaabdulahi4024
@maimunaabdulahi4024 3 года назад
Maansha Allah waad ku mahadsantahay dhaqankeena quruxda badan aad noo soo gudbiso laakiin hal fariin baan rabaa in aad iga gaarsiiso dadkayaga soomaaliyeed ee aroosyada dhiganaya inay ka daayaan marada cad ay gabdhaha u xirayaan oo aan aheen dhaqankeena dharkiin quruxda badnaa ee dhaqanka haloo xiro
@abdulqadirhusenali8146
@abdulqadirhusenali8146 3 года назад
Aaaaaamiiiin adiguna sidokali kuwii janna fardowsa kuwada kulma allha nagadhigo intas kabadn lagu sameya istaahishaa❤❤🙇‍♂️
@safiyoabdi9764
@safiyoabdi9764 3 года назад
Mashallah Xingalol Malagaladi Ayayday macan Ilahay Ha ku Naxaariisto qabrigana Ha u wasiciyo
@fosiyasaed2560
@fosiyasaed2560 3 года назад
Ayeyo soo dhowow I’m from xingalool
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 года назад
Waa ruunta Qaliye nin kafana reerkisa madam ninmaku Somalida kuwoda waxa kaqaldanyayin waxa lenahi Dub isugo nooqda adigan hore usoco
@nuurocismaan3518
@nuurocismaan3518 3 года назад
Masha allah runti waxa soo xasustahy marka hooyaday abahay laa dhiisi jiiray aqalkan oo kale marka an guurno
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 Год назад
Aqal somaliga reer waqoyigu waa quruxda mashalah allah nimcad dadken haw siyadsho
@nimcoisaq3674
@nimcoisaq3674 3 года назад
Masha alah walal aadban udaawada muqaladada waanjelahay wadhaqankeene
@Bashka001
@Bashka001 3 года назад
Walaashey macaan ♥️💙keep going my sister no back
@muhassanbulxan488
@muhassanbulxan488 3 года назад
Dhaqankaaba allah ha no ka daayo wllo xingalol sanaag gobolkygii ❤❤😻
@nacimohuseein6674
@nacimohuseein6674 3 года назад
Wanjecelahay gobolka sanag walige ma arag inshllah wa mesha u kasojedo xajigeyga
@meysunhubi4503
@meysunhubi4503 3 года назад
Kkkkkk udal xis wlly
@xiiranesangaabcumar9262
@xiiranesangaabcumar9262 3 года назад
Dhaqankaabo iyo dhamaan umada Somaaliyeed guul iyo gobonimo waarta ayaan u rajeynayaa kowda Luuliyo ayaan ugu hambalyeeynayaa
@ramaaguda5281
@ramaaguda5281 3 года назад
tem dhaqankabo
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 3 года назад
Wa runta wa nacasyo nimaga ga fanaya aqal dhisida dumarga Hala cawiyo wa mihim😘
@m.b.c.2327
@m.b.c.2327 3 года назад
Asalaamu calaykum walaashay waan ku salaamay
@siciiddhamuke2613
@siciiddhamuke2613 3 года назад
Masha Alaah waa raro qurux badan lkn waa lakala dhaqan duwanyahy dhiskamaha aqalka
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 3 года назад
Haa wa lakaladuwan yahay anagu dumar ka aqalka dhisa lkin deyrka raga dhisa oo cuntada kariyaa
@alkadirsuge2391
@alkadirsuge2391 3 года назад
Masha Allah aroosyo wacan🥰 Marka ay aroosyadu badtaan bulshada ayaa taranta
@fardowsamohamedfardowsamoh9943
@fardowsamohamedfardowsamoh9943 3 года назад
Mansha Allah dadkan aad ban ukala aqalo duwanahay mansha Allah walalahay
@abdiwaliyusuf96
@abdiwaliyusuf96 2 года назад
Mansha allaah wall mahadsanid runtii waxaad tahay qof wanaagsan oo bulshada somaliyeed muhiim u ah hadaan sidaa dokale dadku wada ahaan lahaa walaahi waxba nagamaxu madeen adigana ilaahay haku barakeeyo aduunka iyo aakhiraba sharafeey waxaad naga mudan tahay sharef iyo karaamo
@farhiyamuhumed3984
@farhiyamuhumed3984 2 года назад
halkAa kasiiwad wall qali
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 3 года назад
Miidii soomaaliyeed ayaad hadda joogtaa inkastoo soomaali wada mind tahay. ♥ illahay ha idinku xafido
@anabogle5752
@anabogle5752 3 года назад
Mansha Allah wakushay Gobolka Sanaag my home
@aminaaxmad3286
@aminaaxmad3286 3 года назад
masha allha allha iskubarakeyo rerka cusub ubad qerqaba allha siyo adna gurqer qaba ankurajeyna mcnto rabi ha kuxafida allha darti an kujeclahy ❤❤❤💚💚💚💚
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
🥰🥰
@hindamohamed6455
@hindamohamed6455 3 года назад
masha Allah wll dhaqan kaba
@ibrahimgaroon3663
@ibrahimgaroon3663 3 года назад
Dhaqan kaaba marka hore alle haku kaabo marka xigga waa barnaamuj aad uqaaliya gaar aah dhilin yarada eaxaa oranlahaa ka faa,iideysta jaamacadda dhaqan kaaba waxaana soo jeedin lahaa in lagu daro manhajka qaranka soomaaliyeed laga dhigo iskuulada Maadada dhaqan kaaba gabadha la siiyo bilada ugu qaalisan ee dawladu bixiso guul horay usoco dhaqan kaaba
@halimohassan7717
@halimohassan7717 3 года назад
Mansha allaah illahay haku xiftiyo dhankaaba ghenal waa cajiib aroosyada reer waqooyi 🤩 xoorti laga dhamey xagaagi iyo xasuus baa geela laguxer geeyaa 🤩
@abdirahmanvip8231
@abdirahmanvip8231 3 года назад
Xingalool magaladan kusoo barbaaray iyo gobolkaygii sanaag❤️
@khadaruumi5086
@khadaruumi5086 3 года назад
Walaal waad mahadsantahay waad tahay inan qaaliya ee halkaa kaga hay soo gudbinta dhaqankeena wacan maa sha Allah
@cabdiwakiilkhadar6920
@cabdiwakiilkhadar6920 2 года назад
Madhallh wllo aniga farxad dheeraada bay iitahay sababtoo ah reer sanaag baan ahay ilafarxa walaashayna aad baan ugumahadcelinayaa siday inoogu duubtay veogan
@ridkaxaji9113
@ridkaxaji9113 3 года назад
Walhi muqalkaga mar welbo oo an dawado wan ku faraha horey u soco wll qali
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 3 года назад
Wcs masha allah
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 года назад
Our queen 👸#dhaqankaaba👌💙
@mohamedfarah3620
@mohamedfarah3620 3 года назад
maashaallah ku soco shaqo fiican baa haysaaaa
@aasiyaabdalla601
@aasiyaabdalla601 3 года назад
Thank you for your sharing beautiful culture ❤ thank you again and again
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 года назад
Mansha allaah aloolo qurux badan baan arkaa laakiin lamooyinkii baa xumaaday waxay ahaan jireenwax jilicsan oo qurux badan
@hassanmohamed208
@hassanmohamed208 3 года назад
Mansh allah Baryahan aroosyadu way badan yahiin Adiga aroos kaaga waxaanu ka dhigaynaa gobalka Togdheer Waan ku salaamay walaashay
@fosiyasaed2560
@fosiyasaed2560 3 года назад
Masha allah my city xingalool
@hussaindiirshe5317
@hussaindiirshe5317 3 года назад
Anigana mar waliba horumarkaakga Waxaan u arkaa horumarkeena . Qofkaan sidaa wax u Arag maalin ILAAHEY caqliga ha u weyneeyo. Kuwa ku necebna ILAAHEY naceebka iyo xaasid nimadaba haka madooweyo. AAMIIIIN.
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 года назад
Maanshaallah aqalka arooska ragaa dhisa waa dhaqan soo xireena
@busybee6571
@busybee6571 3 года назад
Masha Allah mahadsanid
@abdiqanixiirey7989
@abdiqanixiirey7989 3 года назад
Wanku salaamay wlshey❣🇸🇴😍
@ahmedmohammedibrahim8720
@ahmedmohammedibrahim8720 3 года назад
Dhaaqanak Badiyaho waxa fiican manashallah manashallah LAha barakeyo
@hibaqmaxamed7415
@hibaqmaxamed7415 3 года назад
Mashall mashall wa dhaqanaken wacana
@xiiranesangaabcumar9262
@xiiranesangaabcumar9262 3 года назад
Wawawa waaw wawa wawawa waaw wawa wawawa waaw mash Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
@saynabayaasiin9715
@saynabayaasiin9715 3 года назад
Mansha alh 💝💝💝 keep going wllo
@abdiayanle3354
@abdiayanle3354 3 года назад
mansha allah dhaqankaabi waxay haysaa hawshii wasarada dhaqanka iyo dalxiiska, guul ban u rajaynayaa,
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
🥰🥰
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 3 года назад
Asc wr wb abaayo mcnto maashaa allaah illaahey ha isu barakeeyo arooska. Adigana jazaa kallaahu kheyr.
@ciddycadar1995
@ciddycadar1995 3 года назад
Woow waa reerka ugu guri qurux badan intaan aqal arkaya
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 3 года назад
Peeking Going sister
@saabiriinoffcial6063
@saabiriinoffcial6063 3 года назад
Frist one
@naleye1
@naleye1 3 года назад
Masha allah Walasheey ❤️🇸🇴
@munaahmed5831
@munaahmed5831 3 года назад
Maasha Allah xingalol magaladydii dhaqan kaaba aad bad u mahadsantahay wllo
@m.b.c.2327
@m.b.c.2327 3 года назад
Masha allah wuu dhaa maa aroos ka magaalada
@m.b.c.2327
@m.b.c.2327 3 года назад
Dhaqanka baadiyaha wan ka helay runtii
@marwan4346
@marwan4346 3 года назад
Run weeye wllahi
@hdplus9130
@hdplus9130 3 года назад
Istaag haydhafin hadii inyar dhiig somalinimo kugu jiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭walal macan waxan ahay gabdh somaliyeed oo youtuber ah soo gudbisa qisoyinka iyo dhacdooyinka waxan idinka raba garab 1 luuliyo darteed iga farxi rabi haka farxiyee😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ilahay dartii igu saar rasuulka dartii igu saar🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 3 года назад
Mash Allah 🌹🌹❤️❤️👏👏
@farxiyomaxamed5981
@farxiyomaxamed5981 3 года назад
Ad ayan usugi doona taas waa farxiyo from Nairobi
@ayaanabdullahi3925
@ayaanabdullahi3925 3 года назад
Mashalah walashay Waadmahadsantay hadii aad gobol kii sanaag jooto soodhowow
@asliimuse6568
@asliimuse6568 3 года назад
Masha allh 😘🤩😍❤sister
@fartuunmaxamed9453
@fartuunmaxamed9453 3 года назад
ee alaab culus baa lasaaraye aqalka amuu dumaa waa qurux wlahi msha allah
@ibraahimhassan6336
@ibraahimhassan6336 3 года назад
M,a keep going
@khayre2
@khayre2 3 года назад
Lool iyo dhig Waxaa lagu tarjumaa geography longitude and latitude. dhigaha iyo loolalka aduunka. Asalka kelmada meesha laga keenay waa Aqal soomaaliga
@halimoroble3102
@halimoroble3102 3 года назад
Wooow
@dekoelmi4826
@dekoelmi4826 3 года назад
Mansha allah
@fartuunhassan6528
@fartuunhassan6528 3 года назад
Masha allaah waa markii iigu horeesay oon arko aqalsoomaali ladhisaa waa farsamo quruxbadan waxa lagu dhisayo oo dhan waa gacankusameys saan filayo allaha barakeeyo xirfadooda adna mahadsanid abaayo.
@faaduma-mubaarakcabdi9434
@faaduma-mubaarakcabdi9434 3 года назад
Maasha allaah walaashay cimi naga maqnaa baad nabartay allaah hakubarakeeyo weligay aql ladhisayo iyo aroosmiyi toona marag waxaana joogaa dalka gudihiisa cajaaib
@abdulazizmohamed352
@abdulazizmohamed352 3 года назад
Shukran wax fiican BAAD wadaa aad. IYO aad BAAD umahad santahay WAA kudaawana waana Kugu xiranahay 💐💐💐💐❤️❤️
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 3 года назад
Maansha Allaaah tabaarakallaah. Gobolkaygii baad joogtaa hadaan joogi lahaa waan kugu casumi lahaa. Shaqo fiican baad bulshada u haysa dhaqan kaaba
@beelo2214
@beelo2214 3 года назад
Mashallah qurux
@ifrahshire4583
@ifrahshire4583 3 года назад
Masha Allah walal ilahay haku xifdiyo dhaqnki anu ilawnay bad naxasusisay
@hibosaid3066
@hibosaid3066 3 года назад
Masha allaah that's beautiful 😍❤💕💖♥💗😍❤💕💖♥💗😍❤
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 года назад
Cawsakani waa googoos
@xamdicabdikariin1604
@xamdicabdikariin1604 3 года назад
Mashallah wlshy dar illaahay baan kuu jeclahay horay usoco
@marwan4346
@marwan4346 3 года назад
Mashallah abaayo ha isdhiibin wali gaa
@poqorsame_official
@poqorsame_official 3 года назад
Insha allah
@badramuse3383
@badramuse3383 3 года назад
Manshalh mansha mansha Alle haku xiftiyo walshy dhaqankaba hore uu soco
@HassanAli-zi6sr
@HassanAli-zi6sr 3 года назад
Masha Allah may Allah bless your main
@taleex-show6456
@taleex-show6456 3 года назад
Horey ucune gadaal uma cuna wlhi sarbeed aan caadi aheen wye barakooba wll
@quenbintucaref4708
@quenbintucaref4708 3 года назад
Mnshllah wlhi wu iso jiity aqalka qrxdiizu😍
@jamaalhasan8682
@jamaalhasan8682 3 года назад
ماشاءالله تبارك الرحمن ....والأصل في عاداتنا الإباحة.......
@muktarimanabdi4075
@muktarimanabdi4075 3 года назад
إلا اذا
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 3 года назад
Qawaacid Al fiqihiya sow ma ahayn
@عاشقةالقران-ر5ت
@عاشقةالقران-ر5ت 3 года назад
asc wllo dhaqan kaaba reerka ma cidlaa lagu aroosayaa cidiba my meesha degenyn ciddi meday
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 3 года назад
Masha Allah abayo shukran horay usoco 👍 ❤️ 💙🇸🇴❤️
@aminahussein8362
@aminahussein8362 3 года назад
Aniga oo joga USA Gaar ahaan Minneapolis aad iyo aad ayan u xiiseeyaa Channelka
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 3 года назад
Masha Allah xppti reer badiyaha waxa lagu yaqan marga roob do o barwaaqo noqoto aroosga inay dhigtu
@foosiyamaxamuud3097
@foosiyamaxamuud3097 3 года назад
Mashallh mashallh hamblyo
@maryanmaxamedwarsame7107
@maryanmaxamedwarsame7107 3 года назад
wcz wlle WAaad mhadzanthay
@bawagedi9698
@bawagedi9698 3 года назад
Wowww ♥️♥️🌹🌹🌷🌷💋💋
@xirsicali1982
@xirsicali1982 3 года назад
Masha Allah
@saeedbowkahmohed9331
@saeedbowkahmohed9331 3 года назад
Masha Allah wll Alle haku sharfo Muuqaalo qurux badan baad soo gudbisaa Alle hakula garan galo wax ku dhibana kuma tuso
@shukriabdullahi1507
@shukriabdullahi1507 3 года назад
Masha allaah walasheey allaahdartiis ayankuujeclahay wlh alle hakuxifdiyo
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 года назад
Mahadsanid xbbti rabi hakujeclaado🥰🥰
@ciddycadar1995
@ciddycadar1995 3 года назад
Masha allha abaayo halkaa kasiiwada wan u baahanaya wadankeena dha qankiisa 🥰💯👍
@asana380
@asana380 3 года назад
walal video yaasha qaar maxaad uga bixisay sida magaalada buluuga aheed
Далее
Sida rerku udagay baadiyaha
14:36
Просмотров 94 тыс.
magaalo #cigaal iyo casuumaadii maanta
10:01
Просмотров 1,5 тыс.
FILMKII l TACAB IYO MAAL l QISO l WAANO l Q 2AAD l 2018
1:06:03
Gabdhihii hore iyo kuwa maanta waraysi
14:52
Просмотров 55 тыс.
Aroos baadiyaha g/sanaag
21:38
Просмотров 318 тыс.
Waxaan noqday geel jirad😁
17:35
Просмотров 145 тыс.