Тёмный

11 Arimood Oo Dadka Ku khasba In Ay Lumiyaan Ixtiraamka Ay Kuu Hayaan. 

Maangal
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

#Xushmad #Ixtiraam
Haddii aad is waydiinayso sidee ayaan ku noqon karaa qof la ixtiraamo oo la jecelyahay, marka hore waa inaad barataa waxyaabaha kaa dhigaya qof aan la jeclaysan oo dadka ka dhiga ama ku qasba inay ku nacaan adiga ama ay kuula dhaqmaan si ixtiraam darro ah!
Haa, waxaa jira caadooyin qaar oo dadka ka dhiga inay ku nacaan oo aysan jeclaysan dhaqamadaada, dadka badankiisu xitaa ma oga in hab-dhaqankooda uu ka dhigayo kuwo aan la jeclaysan!
Nasiib wanaag, cilmi-nafsiga hab-dhaqanka aadamuhu waxa uu bixiyaa jawaabo aad aad ku kasban karto dadka ixtiraamkoda, adiga oo aan hoos u dhigin qiimahaaga. Dhaqankaaga iyo sida aad ugu ogolaato dadka kale inay kuula dhaqmaan ayaa go'aamin doona inay ku ixtiraami doonaan iyo in kale.
Taasi waa taas, qaar ka mid ah sifooyinka hab dhaqanka xunxun waxay u baahan yihiin in la bedelo haddii aad rabto inaad kasbato ixtiraam. Intaa Ka dib, haddii aad rabto in ay dadku ku jeclaadan oo ay ku ixtiraamaan waa in aad noqotaa mid la jeclaan karo oo la ixtiraami karo.
Subscribe Ku Dhufo: ✅ www.youtube.co...
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Wax ka baro dabeecadaha Awoodda leh ► • Ma leedahay Dabeecadan...
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Share
Like
Comment
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Ku Jahwareeri Aamusnaantaada ► • Muhiimadda Aamusnaantu...
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Ha Is DHiibin Weligaa ► • Dib Ha isu Dhigin | Dh...
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Sidee Loogu Kalsoonaadaa Naftaada? ► • Sida Naftaada Loogu Ka...
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Muuqaal ka Hadlaya Isbeddelka Nafta ► • Isbeddelku Adiga Ayuu ...
Nagala Xiriir:
Facebook: / anastherealg
Facebook Page: / maangalconnect
bit.ly/maangal
Join us now to recieve our new new Videos once they're available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
/ maangalchannel

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 8 месяцев назад
Wcs mahadsanid wll runtii wa wax xaqiiq ah intaas ad so sheegtay o dhanba ilahay wixii wanaga hana garan siiyo way jiran cadoyinka xun dad fala ama kuwa wanagsan ba 2/5(2024(😍💯
@nuurmaxamedcabdicabdi
@nuurmaxamedcabdicabdi Год назад
Mahadsanid walaal Anas Fadliga saliga nabiga scw Mawduuc nooga soo diyaari Sidii istiqfaarta camal Thanks so much again
@MaangalChannel
@MaangalChannel Год назад
Adaa mudan walal Nuur. InshALLAH wan kasoo diyaarini
@Sadiomohamedomar
@Sadiomohamedomar 4 месяца назад
Asc walal anigo is faninin mihi qof xun walhi ah 16 qof u ahay kormeera shaqa marka ima ixtiraaman ee maxa sameeyaa ilaahow adaa wax og😢😢isoducey​@@MaangalChannel
@qadraasad6120
@qadraasad6120 Год назад
Wax aad noo soo gudbisey muuqal qiimo bdn
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 Год назад
Mahadsanid walal sare
@MutaasMalapoH
@MutaasMalapoH Месяц назад
HOOhO❤❤
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Год назад
Wa run , labo wajiile, marka
@AsiyaCabdiqani
@AsiyaCabdiqani Месяц назад
Mahadsanid wll
@SawdaMahamedIsmacil
@SawdaMahamedIsmacil 3 месяца назад
Wada ku madhasatahayi❤
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Год назад
Naftayda ka hormariya
@MaxamedabdiAdan-p4g
@MaxamedabdiAdan-p4g Год назад
M.a mahadsanid🏃‍♀️🏃‍♀️
@muxiyadiincali2478
@muxiyadiincali2478 5 месяцев назад
جزاك الله خيرا
@CabdigalladAbsullhi
@CabdigalladAbsullhi 8 месяцев назад
Mahadsanid wll❤
@qadraasad6120
@qadraasad6120 Год назад
Mhdsanid 😩wll
@MaangalChannel
@MaangalChannel Год назад
Adigaa mudan walal
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 Год назад
thanks aad io aad sxp sare hormar wacan
@nadiifoyalahow1735
@nadiifoyalahow1735 6 месяцев назад
masha allaaha tabaarak
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 4 месяца назад
Anigu dadka ima ixtiraamaan badan kood, xitaa waxan arkaa dad aan waxba ka halayn oo iska kay naco. Anigoo waxba ka samayn... waxaan ahay qof naxariis badan dadka wax siiso haday maal iyo xoog iyo hiil u baahan yihiin xitaa waxan jeclahay inaan xiriiriyo oo telefan ka waco..haday ila joogaan u sheekeeyaa farxad galiyaa.. ila taliya dadoow?
@Sadiomohamedomar
@Sadiomohamedomar 4 месяца назад
😢😢wallal Ana sas ah wax I ixtiraama maleh 😢yarabi wixi nagu tagan nga qawa😢
@Sadiomohamedomar
@Sadiomohamedomar 4 месяца назад
Hada malagu ixtiraama hadi ha thy mxa sameysay😢
@MaangalChannel
@MaangalChannel 4 месяца назад
Midda 1aad, waa inaadan aqbalin ixtiraam darada, bahdilka ay dadku kugula dhaqmaan iyo hadala xunxun ay kugula hadlaan 2. Waa inaad naftaada u istaagtaa oo dadka kugu xad-gudba aad Yac is tiraahdaa oo aadan indhaha ka firsaan fal kasta iyo hadal kasta oo xun ay kugula kacaan 3. Waa inaad ixtiraamtaa naftaada marka hore 4. Dib u fiirso sida aad dadka ula dhaqmayso, haddii ay jiraan waxyaabo ay dadku kugu dhibsan karaan isku day inaad beddesho 5. Qofkii iska kaa naco adoo wanaag u samaynaya maxaa ku daba dhigaya, dhulka ilaahay wuu waynyahay dad baa ka badan oo wanaagaas aad samaynayso u baahan kaagana abaal hayn doona Ugu dambayn naftaada ixtiraam waxyaabaha ay dadka kugu dhibsan karaan iska bedel, dadka ku fahmaya oo wanaagsan ayaa wanaagaaga u qalma. Muuqaal baa jira ka hadlaya ixtiraam dheeri si lagu helo ka daawo kanaalka. Mahadsanid
@GamalFarah
@GamalFarah 5 дней назад
Asc Naftada ixtiraam dadka haku mashquulin raali galintoda dadka raali galintoda lama gaadho wakhtigaga gali inad diinta masajidada ka barato shaqaysato naftada kor uqaad waalidkaga caawi raali gali saladahaga tuko
@AbdiRaxman-j5j
@AbdiRaxman-j5j 10 месяцев назад
Mahaha sanid walaa guulayso
@Capdallahpoy
@Capdallahpoy Год назад
ila hada malagu fahmin 😂😂😂😂😂
@MaangalChannel
@MaangalChannel Год назад
Maxadan fahmin walal?
@Tasnem_tasmah
@Tasnem_tasmah Год назад
Mahadsanid wll❤
@MaangalChannel
@MaangalChannel Год назад
Adaa mudan walal
Далее
7 Maskaxdu Ku Xoogaysato | #Maangal
16:41
Просмотров 12 тыс.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
Китайка нашла Метиорит😂😆
00:21
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
Fandhaal Podcast | 27 | Naftaada Ma ixtiraamtaa .
19:33
Daawo. Dadka Noloshaada Neceb Sadex Kula Dhaqan
16:13
8 Arimood ku Kasbo Ixtiraam Dheeri Ah | #Maangal
10:31
Просмотров 1,5 тыс.