Тёмный

Toban Xaqiiqo oo ku Saabsan Dadka Aamusan | 10 Xaqiiqo oo ku Saabsan Dadka Aamusan 

TOBANLAYDA
Подписаться 4,5 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Toban xaqiiqo oo Xiiso leh oo ku Saabsan Dadka aamusan
Dhammaanteen waan ognahay qof ka aamusnaanta badan inuu yahay qof aan wax badan aan sheegin oo inta badan aan dadka u muuqan inuu yahay
Waxaa laga yaabaa qofkaas oo kalee inaad saaxiib tihiin ama uu yahay xubin qoyskiina kamid ah ama inuu yahay qof aad ku aragto agagaarka iyo xaafada amaba laga yaabaa qofkaasi waa adiga!
Laakiin waxa xaqiiqo ah in buulshadu inta badan u maleyneyso in hadalka badan iyo fur furnaantu tahay habka ugu fiican si aad saaxiibo u samaysato oo aad u guulaysato halka aamusnaantana inta badan loo arko dib u dhac iyo mid bulsho ahaan aan hagaagsanayn
Laakiin waxaa jira wax yaabo badan oo aad ogayn oo ku saabsan dadka aamusan oo ka badan inta aad u malaynayso
Hadaba haynu eegno qaar ka mid ah xaqiiqooyinka xiisaha leh ee ku saabsan dadka aamusan si aad u fahamto oo wax badan uga ogaato dadka aamusan
laga yaabaa inaad xitaa ka aragto shay ama labo adiga naftaada ku saabsan.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 Год назад
Wan kugu soo biiray waxana rajenaya inad gaari doonto 500k kaliya dadaal walal
@Tobanlayda
@Tobanlayda Год назад
Insha allh Thank you bro 🙏
@cadecabdiraxmaan93
@cadecabdiraxmaan93 Год назад
Qaqiiq waxaad ka hadashey shaqsiyadey
@user-jz4hz4wl4z
@user-jz4hz4wl4z 4 месяца назад
Jh wlhi runta ayuu ka hadlay aniga ayaa number one ah mahadsanid wlalky
@ikranalihirsi4049
@ikranalihirsi4049 Год назад
Anigad iga hadashay 😘 mahadsanid
@basacadexusen9759
@basacadexusen9759 Год назад
Aniga ayaaba iga hadashay 🙏
@hajicapaze4731
@hajicapaze4731 Год назад
Walaahay qofka aad ka hadlaysid waa walaalkay isaga waa mid jecel inuu kaligii ahaado waana mid aamusan ani waan ku wayeeray siduu udhaqmayo
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 Год назад
anigu ba aamusnanteyda bdan 😢 dadka wey igu warereyn
@Maaido740
@Maaido740 11 месяцев назад
😂😂😂😂 Haku wareerin waa dabeecadiisee
@user-pj8ip7so6d
@user-pj8ip7so6d Год назад
كأنه انت كلمته نفسه شكرا اتمنى ولباقه يفهمون 🥺💕👌
@siyaad_lion
@siyaad_lion Год назад
I am qof aamusan
@aqadirabukar2534
@aqadirabukar2534 Год назад
Cajiib
@CadeMoorgan
@CadeMoorgan 6 месяцев назад
​@@siyaad_lion❤
@CadeMoorgan
@CadeMoorgan 6 месяцев назад
​❤6❤❤
@Wllsha_weeen
@Wllsha_weeen 2 месяца назад
​@@siyaad_lion😂😂😂😂
@Asiabdi
@Asiabdi Год назад
Mahadsanid walaal
@AbdirisakosmanIndhayare
@AbdirisakosmanIndhayare 18 дней назад
intaba waan isku hayaa m.a❤
@jiijoibrahim147
@jiijoibrahim147 Год назад
Masha.allaah guulaysoWalal qaali ah
@hodanalidirire3870
@hodanalidirire3870 Год назад
masha Allah walaal no soobadiiii
@BashiirMhd
@BashiirMhd Месяц назад
Masha Allah taas ayaa xaqiiq ah aan been ahayn❤❤
@afdabolandahab5835
@afdabolandahab5835 Год назад
Alha ku xafido wllmcb
@SamiraXuseen
@SamiraXuseen 6 месяцев назад
waa runtaa
@anfacaxmed2266
@anfacaxmed2266 Год назад
Realy taas 💪💪💪💪💪
@abdiwahabxarro7692
@abdiwahabxarro7692 Год назад
Woow ❤️🥺
@DavidYare-fz4fe
@DavidYare-fz4fe 2 месяца назад
Waasidaan Anig ahay😊 mahadsanid😊kep goin
@user-rx8rp8vk8h
@user-rx8rp8vk8h 10 месяцев назад
Really ben maha waxwalba haday isku mid ahan lahayen waxba may kla socdenba❤😢
@user-bs8zm1bl7g
@user-bs8zm1bl7g 10 месяцев назад
Really ayaadkahadashay wll❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@raaxoaxmad5914
@raaxoaxmad5914 2 месяца назад
Alx❤❤
@medaligire3230
@medaligire3230 Год назад
sxb wada salamatahey Amusnata ad shegeysid ee wadan xora majogta si ad icawiso si an calaamka uga qeyb qato dadka wanjeclahay dadka xuna markey ixumen marka umban nida knaca marka kadib wan iska cafiya adunaka qeyba dhanac wanagsan uwada qeybna dhinac xun
@xaawokiin7488
@xaawokiin7488 Год назад
Mahadsanid
@user-wn6km6hr2g
@user-wn6km6hr2g 10 месяцев назад
Woooow run 👍👌
@maxamadxaaji605
@maxamadxaaji605 Год назад
Sxa waye wlhi 😍😘🥰
@BarwaaqoDeeq-b5f
@BarwaaqoDeeq-b5f 2 дня назад
❤❤❤
@Abu-MarwaMahmed
@Abu-MarwaMahmed Месяц назад
Walhi been ma ahn❤
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 8 месяцев назад
Wallee beentaa maaha alle hakusharfo sidaasan ahay
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 Год назад
Exactly 💯💯
@AyalneAyalne-nq9rf
@AyalneAyalne-nq9rf 8 месяцев назад
Walalo wanyabay sad itilmamtay mahasanid😊
@user-ok3ty7or9j
@user-ok3ty7or9j 8 месяцев назад
Haa wlhi wa runta❤
@ruuni2
@ruuni2 2 месяца назад
Wlhi ben madan shegin ani dadkas ah
@user-sc8fe7ue4b
@user-sc8fe7ue4b 9 месяцев назад
Waa unuka❤❤❤❤😮😮😮😢😢😢😊😊
@SaleebanJama
@SaleebanJama 3 месяца назад
Wlhy anigad iga hadashay
@MashuushAbdi-jc7yj
@MashuushAbdi-jc7yj 6 месяцев назад
Aad baan ujeclhy amusnaanta❤🎉😊
@SagalAbdi-cf5nc
@SagalAbdi-cf5nc 10 месяцев назад
Really 🥺☑️
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 10 месяцев назад
Wiil isbaranay ba sas ah ana waxa isdhaha muxu uxir xiranyahay😢
@aqadirabukar2534
@aqadirabukar2534 Год назад
Waan daneyeyaa amusnaata😊
@nadiyazakariye3745
@nadiyazakariye3745 Год назад
🖐🏼🖐🏼🖐🏼🖐🏼
@Salmaan11222
@Salmaan11222 3 месяца назад
Saaxib waa kaaheyaa
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Год назад
Anigu saxiibo mayeesho cid lama hadlo kabadan salaanta islaamka shaqada guriga udhaxeya waa sida icajabisa Ama jeclahay
@ayaanlexuseen5676
@ayaanlexuseen5676 Год назад
Adc
@SS-zz4qj
@SS-zz4qj Месяц назад
Waiskarkay
@kamela775
@kamela775 Год назад
Waa aniga
@Captian_Jey_Mohan
@Captian_Jey_Mohan Год назад
Ani Wxan ka Mid Ahay Dadka Aamusan, Dadku Qaar Oo Ii dhaow Ama Aan Qadaabada Nahay Waxay Ii Arkaan Inaa Kibir badanahay Halka Kuwa kle Oo Aan Kor lee Iska Naqanan Waxay Ii Arkam Inaanan Maskiin Ahay Ama Aan Hadalo O Aqnanin..? 10-ka Aad Shegti Wan Ahay MHdSnid
@NajaxC.raxmaan-hz3vr
@NajaxC.raxmaan-hz3vr 29 дней назад
Waxan muudayay inaad aniga igaranasidba
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir 3 месяца назад
Dhagaysibadan iyo hadalbadan kalafaa,iidobadan xaqiiq
@user-uj4hj1lm6o
@user-uj4hj1lm6o 6 месяцев назад
Thnks😂😂😂😂
@annababdalla
@annababdalla Год назад
wa aniga ina iska badalo rapa runti intas waxa isi dher axeity 🤧 wanacay bo
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 Год назад
waa aniga qofka ad ka hadlyso😢
@farhiaabdi8983
@farhiaabdi8983 Год назад
😂
@user-yl4bp7tm4b
@user-yl4bp7tm4b Год назад
Wlhi anni un weyi❤😢
@nasserabdi6812
@nasserabdi6812 Год назад
Voor uit
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 4 месяца назад
Anigaa naftayda ku arkay wax yabaha aad shegtay
@qadiijomohamedkullena7708
@qadiijomohamedkullena7708 Год назад
😊
@MaxamudMaxamed-ll1yt
@MaxamudMaxamed-ll1yt 2 месяца назад
Adi
@MaxamudMaxamed-ll1yt
@MaxamudMaxamed-ll1yt 2 месяца назад
😅
@MacalinIlya-nk1jw
@MacalinIlya-nk1jw Год назад
M.a
@user-ux1wj9ub9s
@user-ux1wj9ub9s Год назад
Waa dhab waxaad kaa hadleysa 100
@user-td9eb4hy4h
@user-td9eb4hy4h 4 месяца назад
Walhi waa runtasi dacad baan ahy
@sofealxax9020
@sofealxax9020 Год назад
Sax
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping Год назад
😢me❤❤❤❤❤
@duraandaahir1040
@duraandaahir1040 Год назад
143
@ayaandirir6330
@ayaandirir6330 8 месяцев назад
aniga dabeecada leyhy
@nuurfanax9870
@nuurfanax9870 5 месяцев назад
Ma hadsanid
@user-gm1oy1hs7t
@user-gm1oy1hs7t 7 месяцев назад
Waan. Kusalamay. Walaky.waan.kugu.sobiray.wll.
@halimaabdiqadirabdiqadir8822
@halimaabdiqadirabdiqadir8822 10 месяцев назад
Silent killer 😂
@maryanxasan9875
@maryanxasan9875 Год назад
RUN badnidaa🥲
@cabaasjamaal12345
@cabaasjamaal12345 Год назад
See ku noqonkaraa dadkaası oo kale
@iidghh4105
@iidghh4105 Год назад
Aniga waxan hay qofaamu san
@Bandhiga2047
@Bandhiga2047 Год назад
Aniga ayaad iga hadashay
Далее
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,2 млн
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 11 тыс.