Тёмный

15 jirka ganacsadaha noqday ee Adan Nineteen, ganacsigiisuna geeska Afrika wada gaadhay. 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 259 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 636   
@cmshow7720
@cmshow7720 2 года назад
Mansha allaah Waa ninka kaliyaata ee marka xafadaha geeridu kadhacado gawaadhidiisa aaska usoodira iyagoo shaqooyin haya alle hakuubarakeeyo intaa iyo inkabadanba waad uqalantaa😘😘
@mohammedabdirashiid4768
@mohammedabdirashiid4768 2 года назад
Ma Hj wl
@ciiltirehassanmaraykan4724
@ciiltirehassanmaraykan4724 2 года назад
@@mohammedabdirashiid4768 waa habar awal nuux ismaaciil
@abshakourisse9115
@abshakourisse9115 2 года назад
@@ciiltirehassanmaraykan4724 maaha nux ismacil waa jibril abokor
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 года назад
@@ciiltirehassanmaraykan4724 waxaasaaan nacaa wallahy qabiiil qiimihiisu wuu kooban yahay wll hadda anigu qorbahaan joogaa soomali baaa fiican lkn qibiil dhaafa nio
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 2 года назад
Waa jb
@ShakirEssaArtist
@ShakirEssaArtist Год назад
Mashalah waa successful business 2006 baa iigu dambaysay Hargeysa iyo Ilma Adan Nayteen, xaafada oo dhan ayaa la odhan jirey, xaafada aadan Naytiin, Waa waxyaabaha ku farxad Gelinaya markaad aragto, mahadsanid Wariye Hereri Mar walba waxyaabahan oo kale noosoo gudbi, dhalinyarta ayay hami gelinaysaa, Hereri waxaad mudan tahay Bilad Dahab,
@hamzik2255
@hamzik2255 Год назад
dalka waad ka raagte hore u kaalay oo maaalgasho
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 месяцев назад
Lakiin Reer kiisa iyo jufadiisuunbu shaqaalay sita 😂
@mohamedshuebahmed6136
@mohamedshuebahmed6136 2 года назад
Wareysi dhiirigelin u ah qof wal oo raba inuu wax tijaabiyo. Allah ha igu asturo hamiga is leeyahay samee. Mahadsanid walaalka fikirka keenay iyo adeer Hereri
@inagulled9048
@inagulled9048 2 года назад
Farxad gaaray ii tahay inan ka mid noqdo mid ka mid ah followerskaga wariye somaliyed C.salan hereri. Insha allah wxan rajeynaya inaad noso dayso warbixino qiimo badan sidii hore lagaga bartay
@siciidali4034
@siciidali4034 2 года назад
Kubada ayaanu kuwada ciyaari jirnay madarasadii furqaan garoonkeeda ama madjidka xawaadle anagoo ciyaal ah agoon ayuu ahaa anagoo ciyaal ah waanu ku ixtiraami jirnay markii schoolada laga baxayna business man ayuu noqday xusuus hore u soco sxb!!!!
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 года назад
mashallah wll waadku mahad santahay lkn suaal baanqabaa adoo mahadsan , maadaama aad school ka isla dhigateen oo aaad soo wada ciyaari jirteen madda maxaad qabatay ama kuusuurta galay cafwan ?
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 2 года назад
Cabdicasiis Ilaahay ha barakeeyo Ganacsigaa qiimaha leh. Cabdisalaam Hereri mahadsanid adna. Dhallinyarada intay shahaado qallalan meelahaa la wareega ee maqaaxiyaha fadhiya ama ganacsiga mooda in meel weyn laga keeno waxaan ku dhiirri galinayaa in ay meel hoose ka bilaabaan oo wax qabsadaan.
@kimez1545
@kimez1545 2 года назад
Fariintani aad bey iiso jiidatay anoo ku sugan cirifka NFD doonayana inan ganacsiga ku biiro dhawaan inshaaAllh meel hoosena ka bilaabo
@harun7450
@harun7450 2 года назад
Mashallah ilaahay ha barakeeyo business ka somalidu waa Somalis are creative and productive people
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Adero cabdi salan hareeri cafimadka iyo xogaba ha ku barakeyo❤🤲🥰🤲
@Landers2024
@Landers2024 2 года назад
Somalilander and business. Mashallah legends at this game. 👌🏼👏🏼
@Mousta_alpha94
@Mousta_alpha94 2 года назад
Nineteen there's also branche in djibouti WE support you bro go forward
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 года назад
Mansha allah, ganacsi wanaagsan weeye iyo fikrad fiican oo dhulka soomaalida lagu soo kordhiyay , masuul kaa ganacsigiisa allah haw barakeeyo 🤲 aaamiin waa nin dhalinyaro ah oo dadaalayaa runtii.
@loveoneanother6301
@loveoneanother6301 2 года назад
MashaAllah keep up the good work my Brother 👏🏾👏🏾👏🏾 May Allah continue blessing your business 🤲🏾 Ameen
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 года назад
Masha-ALLAH ALLE Ha idin barakeeyo, wax badan waan kaa Faa'iiday JasakumuLLAHU Kheyran.
@issapresident1066
@issapresident1066 2 года назад
you are a great person and an outstanding journalist with you I left and I discover many places you deserve a person status you are a living legend of journalists
@saacidsamakaab9997
@saacidsamakaab9997 2 года назад
ماشاءالله Wariyaha caalimiga ah ee Cabdisalam hereri waad ku mahadsantahay dhiirigalinta iyo dadaalkaaga dhalinta soomaalida aad uwado adigoo usoo gudbinaya waayo aragnimada iyo khibrada inta horumarka xaqiijisay jazakalah . Hore usoco
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 года назад
maashaa allaah, alle hakuu barakeeyo hantida iyo cimriga, dhiiri galin baad nootahay, cadussalaam aad baad u mahadsantahay
@mohamedadan511
@mohamedadan511 2 года назад
Masha Allah brother Allaha ku barakeeyo gacansigaaga... A.Hareri thanks for updating us 😋
@salebanabdi608
@salebanabdi608 2 года назад
Masha alah imikad la heshay ader marki hore xor maad ahayn inad kaliga socoto wan kugu hambalyaynayaa ader
@zaki799
@zaki799 2 года назад
Waa runtaa sxb
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 года назад
ooo maxaa haystay wll oo
@c.m.g3802
@c.m.g3802 2 года назад
Legend Hereri waa barnaamij wacan,wariyaha 100kun aanu deg deg ku gaarsiino insha allah Mhdsanid abdisalan iyo aden 19ba Guulaysta insha allah
@abobasement346
@abobasement346 2 года назад
Masha Allah.Good job
@selenajama4927
@selenajama4927 2 года назад
100m ayuu uqalma hareeri
@Haji_Sheekeeye
@Haji_Sheekeeye 2 года назад
150 Str. Hargeisa 🫣Mansha Allah hambalyo walalo abdicasiis 👏🏼 wax walba bilow Iyo dhamaaad leedahay adna bilowgaaaga maraysa 👍 Herreri Allah ha ku xafido ku dayasho wacan 👏🏼
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. 2 года назад
Aden nineteen waa ganacsi guulaystay runtii, macmiil ayaan u ahay meherdaan aad ayaan u jecelahya ice cream
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 2 года назад
Xaruntu ganacsigani ma hargeysaa wll
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. 2 года назад
@@khadarcabdi1 head office ayaa hargeisa ah lkn gobolda maamulka somlilnad wuu gaaray
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo 2 года назад
Maansha allaah alle haku gaadhsiiyo hadafkaaga allena hainoo badiyo hanadada adigo kale ah. Thanks abdisalan hereri tebintaada wanagsan❤️
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 2 года назад
Maasha Allah, Mabruuk Mr.Cabdicasiis Aden Ninteen,,Alllaha ku barakeeyo
@barkhadabdi233
@barkhadabdi233 2 года назад
Mnsha allah alle ha u barakeeyo C/SALAAN HERARI WAAN KU SALAMAY ADIGANA🖐
@khadaryasin6795
@khadaryasin6795 2 года назад
Masha Allah baraklah its good for our generation and incouragment
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
Waa Halkii Laga Bilaabay. Waxaan xusayaa in Cabdicasiis Aadan Ninteen dedaal badan Geliyey Sidii Ganacsigiisu u kordhi Lahaa Mnsha Allah Maanta guulo badan Ayuu Gaadhay. Horu usoco ayaan leeyahay Saaxiib
@TAMED4
@TAMED4 Год назад
Masha allah, wariye sare aad noogu soo badi arimaha ganacsiga. Mahadsanid
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Masha Allah runtii wa qof dadaal badan ku bixiyay inuu gaaro halkii uu rabay Guulayso walal waxa tahay qof qiima badan oo oo kudaysho mudan ❤❤❤❤❤
@firdaushassan2082
@firdaushassan2082 Год назад
Masha allah wllh maalin ayaan hargeysa ku cunay anoo xamar ka imi markaas ayaan shaqaalihi ku iri alla fiicnan laheydaa inaad xamar timaadan hada xamar ama muqdisha ilaa 4 xarumood ayaa kutaal oo aadan ningteen ah masha allah aad ban happy ugu nahay business kooda quruxda badan runti boqolaal ice cream oo dad profesional ku ah sameyen aya xamar kutaal lkn aniga personally kan adan waxan siisto maana arag masha allah
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 2 года назад
I met him at HAJJ 2017 Mecka 🕋 Mashaallah my inadeero may Almighty Allah bless your business
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 2 года назад
Mansha Allah
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 2 года назад
@@nimo_hodanmohamed4308 Assalamaleykum walalo qaliga
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 Год назад
@@elmimohamedelmi wclykuma salaam wllo
@ahmedhadid8493
@ahmedhadid8493 2 года назад
First aden nineteen shop was opened in 150 street i remember back in the days 2002 when we build our house in 150 street i was a kid we used to go to the shop all the time the shop is 2 blocks away from our house....
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 Год назад
Waa Warbixin Fiican oo Aan Ka dhex Arko In Saxafiyiinta Da'da yari Aanay u lahayn hal Abuur saxaafaddeed wax Ugu Weyn ee Ay Soo Tabiyaana Tahay Shir-Jaraa'id Iyo Waraysi Siyaasiyadda Siyaasiyiinta, Taas oon sababtay in aan aad loo xiisayn , Waxaan Odhan karaa War ka badan Inta Baraha Internet ka Ayaa La samayn karaa Sida Kan iyo Kuwa kale ee #Abdisalan_Hereri Guul Insha Allah Dhamaanteenba
@wacdiwaano1350
@wacdiwaano1350 2 года назад
Masha allah ilahay haw barakeeyo runtii waxa u mudan yahay ku dayasho Dhalinta 15jirka ahna waa mid kudayasho fiican u ah Kuwa hada 38jirka ahn waaa nid dhiiri galin u ah
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 2 года назад
Masha allah tabarikalaah ilahay ha ku barakeeyo wll ganacsigaaga Aamin
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 года назад
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Allaah macaka. We support 🙌 you and respect you brother.
@ahmeddiiriye4837
@ahmeddiiriye4837 2 года назад
Masha Allah allow barakee walaalkaas iyo ganacsigiisaba waa faaido lagu daydo weeyaan
@barkhadhassan4378
@barkhadhassan4378 2 года назад
Congratulations hambalayo.. Good businessman looks into opportunities n chances to expand
@hassanmucalim
@hassanmucalim 2 года назад
Tabaraka Allaah keep up ⬆️ inta iyo inkabadanban ku rajaynyna good role model 👉
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 2 года назад
Masha Allah Alle ha barakeeyo Ustaad Baraamijyada nooca noo soo bdi
@raha8485
@raha8485 2 года назад
maasha allaah allaha kuu barakeeyo wiil illaah aad u aaminsan .
@fahiima9374
@fahiima9374 2 года назад
Mash'allah geesi weeye allah ha ku barakeeyo business ka inadeer
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 года назад
Mashallah Allah ha u barakeeyo walaalken ganacsigiisa Hargeeysa waxaan safar kumaray 2005 Anigoo Addis Ababa, Ethiopia 🇪🇹 usocda wali dib uguma laaban waxaan rajeeynayaa in aan imaado next year inshallah soona booqdo reer abtigeey from Canada 🇨🇦
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 2 года назад
WAAN KUSOO DHAWAYNAYNAA HOBO ISBEDEL BADANBAAD ARKI DOONTAA
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 года назад
@@sareedocabdi6129 mahadsanid Habo macaan Allah haku dhoowro waan jeclahay reer abtigeey reer Shiikh Isxaaq noolaada
@abdisalamjamal5714
@abdisalamjamal5714 2 года назад
Soo Dhawoow Abti. 🙏
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 года назад
@@abdisalamjamal5714 mahadsanid abti
@deeqsanabdiqani3013
@deeqsanabdiqani3013 Год назад
Soo dhawoow inbti guruxaw
@Yonis5
@Yonis5 2 года назад
Masha Allah hambalyo C/Salaam iyo C/Casiis guulaysta labadiinuba
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 2 года назад
Allaha kuu barakeeyo ganacsigaaga abdisalan hereri thanks
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 2 года назад
Maasha Allah, horumar intan ka badan, insha Allah.
@sakariyemohamed4726
@sakariyemohamed4726 2 года назад
Mnsha alh alle ha u barakeeyo ganacsigiisa mnsha alh
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 Год назад
Mashaa Allah Ilahay Qofkii wax siinayo meel gooniya kuma koobin ilahay ha u barakeeyo walalkan Ganacsigiisa.
@hassankhalifa2440
@hassankhalifa2440 2 года назад
Masha Allah Abdiaziz wuu dadaalay ilahay hau barakeyo ganasigiisa
@AhmedMohamed-lo7pz
@AhmedMohamed-lo7pz 2 года назад
Masha alh ruugcadaay Mr hareeri war hala gaarsiiyo 1000.000 subscribers haloo.sheer gareeyo inta jecel hareeri
@taloside9591
@taloside9591 Год назад
Masha allaah, walaal Aaden Allaha ku barakeeyo Ganacsigaaga. ❤️
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 2 года назад
Maansh alleh aleh ku barkeeyo bro congratulations 🎊 wax lagu farxo wada thye waayo hormar wagsn oowcn waaye Good job bro😘😘😘😘 anigu Ganacsi sidaasi ah ba ku hamiyaa inaan sameysto
@osmanissa1631
@osmanissa1631 2 года назад
Mashallah great! Much more success to you!
@mohamedelmi5991
@mohamedelmi5991 2 года назад
Mashallah allah ha barakeyo adan 19 iyo hereriba
@caziizaabdirahman7976
@caziizaabdirahman7976 2 года назад
Hamblyo Hamblyo c/Caziiz Allah ganacsigaaga ha kuu barakeeyo
@abdielmi6419
@abdielmi6419 2 года назад
Maa shaa Allaah. Allaah Ha barakeeyo 19 nineteen.
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 года назад
Mashallaha tabarakallaha
@axmedcalimacawi9815
@axmedcalimacawi9815 2 года назад
Ilaahay haku barakeyo aniga iyo intakale haysa ganacsi iyo inta kuhaminaysa ganacsi
@anshaxaalin7281
@anshaxaalin7281 2 года назад
dhamman dhalinyaada ayaad ka war warsan bilowga ganacsiyada ayaad Role Model u noqon doonta wll ❤ iLaahay Guulo ka waawayn haku Gadhsiyo
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 года назад
AAMIIN hady khayr kuu leeyihiin
@suhaybjaynaani5955
@suhaybjaynaani5955 2 года назад
Thank u mudane abid intaaan barnamijyadada dawanayey mid dhalinyaro ahaan aad sameyn noogu yeeshey weeye aadbad u mahadsanthay waxan rejeynayaa inaad ku kan lamida iyo qar kabadnba nosoo gudbundoonto hadiii alle idmo
@osmanabdiarab6811
@osmanabdiarab6811 2 года назад
Mashallah allah ha ubarakeeyo ganacsiga c/casiis aadan
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 2 года назад
Masha Allah ALLE ha u barakeeyo
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 2 года назад
Guuleyso Abdisalan herari guul iyo gobonimo.....
@Burco.
@Burco. 2 года назад
Masha Allah 2021 kii oo aan Hargaysa fasax u tegay maalin kasta Aden19 Ayaan ice cream u doona jiray jawi qabow baan dareemi jiray
@aidrusmohmed6801
@aidrusmohmed6801 2 года назад
Maalin kasta 20000slsh
@5cents246
@5cents246 2 года назад
@@aidrusmohmed6801 hahahah
@ruqayamohamed2448
@ruqayamohamed2448 2 года назад
Masha Allah Alle haku barakeeyo businesskaga Mar walba cid horumarkaada jecel wa dad Soomaaliyeed wariyihi si walba afkiisa ha uga ilaaliyo inuu So hadal qaado Somaliya Ama Muqdisho Geeska Africa ama ...
@mahdisouleimanomar3870
@mahdisouleimanomar3870 2 года назад
masha Allah ganacsig iyo hal abuur wanagsan #aden nineteen
@somalikanye8642
@somalikanye8642 2 года назад
Mogadishu has some great aden nineteen spots
@naimajama5303
@naimajama5303 2 года назад
Mansha Allah Mansha Allah haydin barakeeyo ganacsiga.🧁🍨🍦
@dr.khalidbeergeel5471
@dr.khalidbeergeel5471 2 года назад
maansha'allaah wll Abdiaziz illaahay haku barakeeyo, waxaan markhaati ka ahaa tukaankii uu ka bilaabay ilaa halka uu gaadhay maanta
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 года назад
Masha allah rabi ha u barakeeyo ganacsigiisa
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 года назад
Maasha ALLAAH. ALLA haw barakeeyo. Aamiin
@Mooo24
@Mooo24 2 года назад
mashallah, waa hard worker xaqiiqdii…baarakallaah.
@ahmed-baashe1843
@ahmed-baashe1843 2 года назад
Maasha allah , allah ha barakeeyo aadan 19 company
@cabdiraxmanxasan7186
@cabdiraxmanxasan7186 2 года назад
Alle ha ku barakeeyo ganacsigaaga
@nimahablhiabdslm7703
@nimahablhiabdslm7703 2 года назад
mashlah allah haku barekeeyo waxad tahay wariye wanagsan.
@mukhtarabdirahman2047
@mukhtarabdirahman2047 2 года назад
Mashallah allaha ku siyaadiyo ganacsigaga
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 2 года назад
Maasha Allah ganacsi hirgalay Allah Ha u barakeeyo
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 года назад
Great job done 👌.
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 Год назад
Excellent keep going 💯❤
@alxamdulilah2610
@alxamdulilah2610 2 года назад
😅😅😅 ice cream ayaa caafimaad ah oo lagu yaraadaa that’s good marketing Lakiin waxba kamajiraan
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 2 года назад
Hhhhhh
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 2 года назад
Hhhh facts
@thelionking6550
@thelionking6550 2 года назад
Waxaa jiro dhaqatir mararka qaar uqoro bukanadooda inee cunan jalatada madamada miraha laga sameeyo jalatada cafimaadka muhiim ugu yihiin
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 2 года назад
@@thelionking6550 subxaan Laah jalaato dhakhtar ma qore waa xayeysiis waxaagu waayo sonkor ayaa ka buuxda iyana waxaan cudur ahayn ma leh
@amr._.222
@amr._.222 2 года назад
@@taqwalaah5911 waa runted marka qanjaha laga jaro qofka dhakhtarku ice cream cun ayuu ku odhanayaa
@sabrinbeauty9058
@sabrinbeauty9058 2 года назад
Mashallah Allah haku barakeyo ganacsiga
@abdihashi8692
@abdihashi8692 Год назад
Ilaa 20000 kun baan ganryaa anoo wx ka soo iibiya isagoo hal dukaan ah, mansha Allah illahay ha u barkeeyo .
@Steve00133
@Steve00133 2 года назад
Masha,allah wa fariid walalka, abdi salan na aad ba idin salamayaa dhamman. 👍 farxad gaar ah ayaa na gashay.
@dahaboismail6631
@dahaboismail6631 2 года назад
Allah ha u barakeeyo abdicasiis waa hawl kar, markii uu tukaanka ahaa ayan garanayaa
@mohamudyassin615
@mohamudyassin615 2 года назад
M.allh Great man ! You are smart and motivated man I.a waxa aad bog muhiima ka geli Somalida make different.
@abdikariimcabdilaahi1672
@abdikariimcabdilaahi1672 2 года назад
MashaAllah Soo badi barnamij yada ganacsigaa
@alifarah1101
@alifarah1101 2 года назад
Mnsha Allah waa shaqsi hami leh ilahay ha ku barakeeyo bro horayna u soco 💪🏿💪🏿👑💯
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 Год назад
MashAllah TabarkAllah wllkeyga waxaan leeyahay hormar wacan wllhi waxaad inoo tahay adiga iyo wariye Herari geesiyaal lagu daydo waliba dhanka dadaalka MashAllah 💙👏
@Funny99554
@Funny99554 2 года назад
Muqdisho xitaaa wuu gaare inankaan ganacsigiisa allah ha ubarakeeyee ❤️
@engkhalidibrahimjaama6769
@engkhalidibrahimjaama6769 2 года назад
Maasha Allah abdicasiis adan sxb alle hakuu barakeeyo waa ganacsi hirgalay aadan 19 ice cream
@heerqaran580
@heerqaran580 Год назад
Mashallah waa erey weyn Allaah inuu talo saarto kadib ayuu dadaalkiisa wax tari karaa
@updihamiidcilaahi5893
@updihamiidcilaahi5893 2 года назад
Manzha Allah big journalist📚✔️☝️🇨🇦
@abdimagan4929
@abdimagan4929 2 года назад
Mashalaah! Thanks hereri
@Mohamed221k
@Mohamed221k 2 года назад
Masha alaaa Alle ha ubarakeeyo
@maxamedcabdiraxmaan6408
@maxamedcabdiraxmaan6408 2 года назад
Alle ha u naxariis to cabdixakiim Aadan naytiin
@karti-soor
@karti-soor 2 года назад
Mash Allah tabarallah.. Good innovation business Hargeysa kusoo arkay bal'se anigu caanaha geela iyo Hilib Geel ugu jecelahay dalkeena....
@nimcaancaynaan8583
@nimcaancaynaan8583 2 года назад
Maansha Allah fariid baad tahey adigu lkn dad baa neceb caanaha geela iyo Hilib geelka
@karti-soor
@karti-soor 2 года назад
@@nimcaancaynaan8583 Waa run waa dadka Aan Xoolaheena miyiga ku korin ka awoow ka awoow.. Xayaysiin Buun iyo Canjeelo Itoobiyaan dadkii dalkeeni uga digey wax badan..
@MohamedAhmed-pt5ev
@MohamedAhmed-pt5ev 2 года назад
Ustaad waad mahadsanthay
@ismailabdisalamsheikh4309
@ismailabdisalamsheikh4309 2 года назад
Keep Moving Mr. Abdicasiis
@goldrelax3086
@goldrelax3086 2 года назад
Mnshalh @herari tv wan so dhawaynayna inshalh
@dromarhabeb
@dromarhabeb 2 года назад
Eebe ha u barakeyo dhalinyarada Soomaaliyeed meel walibo Kuwa guuleysto Eebe ha ka yeelo.
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 2 года назад
Maasha allah kep up it ... One day i will be business man like you ..
@erikahammerramalho1025
@erikahammerramalho1025 2 года назад
Mashaallah lakiin sxb dadka macaan ha ku ridiin
Далее
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 11 млн
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29
QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
26:40
Просмотров 72 тыс.