Тёмный

1960 Somaliland First National Anthem by Walaalaha Hargeysa 

Hajji Warsamah
Подписаться 2,6 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Upon independence on June 26, 1960, the former British Somaliland became the State of Somaliland and adopted a national anthem consisting of traditional music. Recorded by village musicians, it was transcribed by R.A.Y. Mitchell, Bandmaster of the Military Band of The Royal Highland Fusiliers, and was performed by the Royal Highland Fusiliers at the independence celebrations.
Heesta waxa sameeyey Walaalo Hargaysa, laakiin waxa musiga tumaya koox ka tirsan askartii Ingiriiska oo magacooda la yidhaa The Royal Highland Fusiliers.
Heesta midhaheeda waxa ka mid ah:
Dhallin iyo dhallaan,
Waayeelka dhursugey,
Waan u dhalanyoo,
Waan u dhimaneynaa,
Source: Ali Omer ( / somalilandforever )

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@deeqasaeed5820
@deeqasaeed5820 4 года назад
SOMALILAND l Love Somaliland guuule Somaliland Aamiin yaa Allah 😍😍😍🌷🌷🌷🌷🌷👏👏👏👏👏💚💚💚❤❤❤💚💚💚
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 3 года назад
Somalilandtu miyeysan calan lahyn waxay loveku ileyn dalwalba calan ayuu leyahy🤣🤣🤣🤣🤣
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 года назад
@@gashaanleguureeye4779 weyleedahay siilkii hoyadaa wase
@Hussein-musa55903
@Hussein-musa55903 2 года назад
Why can’t they bring back this national anthem to Somaliland because it’s much better than samo ku waar 😭
@cornholio777
@cornholio777 2 года назад
This is world class. I might be bias but this is the best I have heard anywhere
@Hussein-musa55903
@Hussein-musa55903 Год назад
@@cornholio777 I really miss the old national anthem of Somaliland. This video feels so nostalgic 😢
@PetrolShots
@PetrolShots 4 месяца назад
Exactly
@shaficibashe2995
@shaficibashe2995 4 года назад
*We made a huge mistake which we deeply regret* ........
@Cheseeslot
@Cheseeslot 3 года назад
Yes
@muratelrouh4271
@muratelrouh4271 2 года назад
So much pro but alhmdulilah as far as we can go forward together #somaliland
@ibrahimmohamoud5621
@ibrahimmohamoud5621 8 лет назад
The lyrics are dhulkaayaga dhulkaayaga Waw dhimanaynaa dhulkayaga Dhalin iyo dhalaan Wayeelka dhursugay Waw dhimanaynaa dhulkayaga
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 лет назад
SC Ali wllo heesta waxa leh alle ha u naxariisto e abwaan ismacil sh ahmed cagaf waxa la allifay 1958 se ma sugna wllo dhowr fanaan ayaa qaadey inta badanna way kayd santahay se heesta waxa ku caan baxay alfanaan cabdillahi qarshe waxayna ku jirta keydka idaacadaha hargeysa iyo muqdisho se runtii waxa dib u qaadey oo laxan qurux badan saarey ahmed naaji sacad markaa waxad kunqorta youtube ka xuska abwaan cabdilahi qarshe waxa kuu soo baxaya wareysi tv qaranku uu layeeshay ahmed naji sacad markaa barnaamijkaa ayey heestu ku dhex jirtaa iyada oo sahra ileys la jiibinayso intaa waxan kuugu darayaa heestan in ay qiimo weyn oo gobonimo ah ku fadhido waxay ahayd heesta astaanta u ah idaacadii mujahidiinta snm ee looyaqaaney horyaal dhamaadkii sanadkii 2012 ayaa mar kale ay noqotey astaanta warka ee warbaahinta qaranka siiba xiligii uu gacanta ku hayey wasiir cuguse wasaarada warfaafinta
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
Ibrahim Mohamoud yeah you right bro you are musician this is " Waw dhimanaynaa Dhulkayaga , Dhalin iyo dhalaan Waayeel Ka Dhursugay Waw Wada dhanoo Waw dhimanyna Dhulkayaga 👈 wllhi midhahan baa ka fiican tan imika aynu u qaadno Heestan waa Asal National Anthem "
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
SC Ali Sxb wxd ka helaysaa Radio Hargeysa 👈
@axdiqoordheere1026
@axdiqoordheere1026 8 лет назад
waa xusuus wayn oo wayo wayo ah iyo Somaliland
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Bad mistake has had happened to somaliland in 26 June 1960. But regained it's indendency in 18 may 1991 after a long struggling . It is a must to international communities to recognise somaliland depending to their interest regarding to the strategy somaliland located.
@muratelrouh4271
@muratelrouh4271 2 года назад
We regret it so much but now alhadulilah we would go forward as far as we can #Somaliland
@danab8753
@danab8753 2 года назад
Yes ibs up north still.
@Sowsow0
@Sowsow0 2 года назад
Life has bad experiences and we live and learn, now we focus forward!
@nasiim4968
@nasiim4968 4 года назад
Good job keep the good memories something to look for years to come
@abdirahman12ful
@abdirahman12ful 7 лет назад
big mistake to join with south somalia but hopefully recognition is coming.
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 7 лет назад
Abdirahman Hussein biggest mistake in the world
@sportsstation2196
@sportsstation2196 6 лет назад
I won’t forgive anyone who came up with this idea, we will conquer east Africa again.
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
Abdirahman Hussein True saying bro the biggest mistake we ever made , but now let us not repeat that mistake again 👈
@magunner6240
@magunner6240 5 лет назад
Wlhi your birth was the biggest mistake
@KaKa-hz3du
@KaKa-hz3du 5 лет назад
South somalia😂😂😂 keep dreaming isaaqs!😂😂😂😂
@RsnTinylook
@RsnTinylook Год назад
For all those wondering why Somaliland choose to join somalia This was result of a decision taken in haste and anger because the British gave away thier somaliland territory, the Haud and Reserved Areas in 1954 to Ethiopia without consulting the people. Families found themselves seperated by a border overnight. The people fiercely demanded independence from the British as a result of this betrayal. The British finally agreed and set a date for 1960. The desire of the people was to unite with our fellow Somalis in Italian Somalia to not just gain back the Haud and Reserved Areas, but a more ambitious Greater Somalia, how ever the union was misstake and I don't blame my forefathers for this error.
@Cheseeslot
@Cheseeslot 2 года назад
If I were able to go back in time, I would prevent them from joining the southern.
@Somalilandforever
@Somalilandforever 8 лет назад
Upon independence on June 26, 1960, the former British Somaliland became the State of Somaliland and adopted a national anthem consisting of traditional music. Recorded by village musicians, it was transcribed by R.A.Y. Mitchell, Bandmaster of the Military Band of The Royal Highland Fusiliers, and was performed by the Royal Highland Fusiliers at the independence celebrations. Heesta waxa sameeyey Walaalo Hargaysa, laakiin waxa musiga tumaya koox ka tirsan askartii Ingiriiska oo magacooda la yidhaa The Royal Highland Fusiliers. Heesta midhaheeda waxa ka mid ah: Dhallin iyo dhallaan, Waayeelka dhursugey, Waan u dhalanyoo, Waan u dhimaneynaa, Dhulkaayagaa Dhulkaayagaa
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Somaliland British protectrate . Mistakenly ex somaliland birtish protectrate has had united with the Italian conial part of Somalia on 26 June 1960 .but fortunately regained its independence on 18 may 1991 after long struggle since 1978. Ibrahim omer.
@Inakulmiye
@Inakulmiye 4 года назад
Waa Heestii: Dhalin iyo dhalaan, waayeel ka dhur-sugga. Dhulkayagaa, dhulkayagaa wow dhimaananyaa dhulkayaga. Ali Sugule. Waxana tumi jiray ciidanka baamboyda.[Military Band] Hargaysa iyo Hamar labadaba, laga bilaabo 1960gii ilaa 1989 kii.
@hodomohamoud603
@hodomohamoud603 5 месяцев назад
@cornholio777
@cornholio777 9 лет назад
which song is this? Beautiful anthem and inshallah we will play this when Somaliland becomes independent nation again
@baekBlackbeen
@baekBlackbeen 8 лет назад
There is no title in this anthem.
@saaficic9935
@saaficic9935 6 лет назад
Cornholio777 dhulkaayaga dhulkaayaga, wow dhimanay dhulkaayaga..... By Abdillahi Qarshe
@Global.Nature1
@Global.Nature1 5 лет назад
+Warsame ciilladhimo
@Global.Nature1
@Global.Nature1 5 лет назад
+Nasir Ali viv Isaaq
@mohamedaadam9996
@mohamedaadam9996 5 лет назад
Cornholio777 insha allah
@AbdulkadirFarah-q3d
@AbdulkadirFarah-q3d Год назад
Caadi ma ahan runtii
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 6 лет назад
CALANKA BARAKAYSAN EE TOWXIDKA ALLE KU XARDHANYAHAY ILLAHAY HA GUULLEEYO INAD U DHIMATA CALANKA BARAKAYSAN EE SOMALILAND WA WAJIB DIINIYAN AH OO MUQADAS AH JANO BILA SUAL AYAD KU GALAYSA DIFAACISU WA JIHAAD DHAB AH OO XALAL AH
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 5 лет назад
G Q Diintaa loo dhintaa calan looma dhinto hadaadse calan u dhimato naar baad ku geli waayo waad caabudaysaa Iska daa qaadka oo hurdada kakac diintana baro ama hada soo caytan waa dhaqankiinee
@saidmohamed6237
@saidmohamed6237 4 года назад
@@abdirisaqabdi4040 neefow calankuba umadda sharaftadooda buu ka tuurguma
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 4 года назад
Said Mohamed Diinta baro Waa gartaayo waqooyi diin badani mataalo wadaado ayaa kutubta idiin sida waxaadse ka jeceshihiin kuwa durbaanka qabiilka idiin tuna.
@saidmohamed6237
@saidmohamed6237 4 года назад
@@abdirisaqabdi4040 neefow oo marka konfur bay taala dad kufsi iyo dil hben walba uu dhimanya leedahy sidas wali dawlada ku tihiin ya lagugu qosline iska aamu
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 года назад
Tell farmaajo that somaliland has got its independence from great Britain in 26 June 1960 and more to return back with the itainan conial part of Somalia
@morebaklavapls3637
@morebaklavapls3637 6 лет назад
Even though joining somalia was wrong, it showed us somalilanders who our enemies are....it brought us even closer.... we will get our independence inshallah
@nadriahassani9634
@nadriahassani9634 4 года назад
You right our enemies are the west.
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Somaliland protectrate history Good rememberace.
@namiin3034
@namiin3034 3 года назад
😪😪😪😪 it hurts that our Grandfathers joined the south Somalis so easily, Alxamdulilaah our fathers corrected our mistake.
@AF-we4re
@AF-we4re 3 года назад
I am from Somaliland myself and we are stronger United with the south. We are one people, it was the Italians and British who divided our forefathers that's why they recombined. I'm not saying forget the past, but I hope we can join under a new flag that's different to the two flags we have now. (Remember neither government/flag is older than 100 years)
@Cheseeslot
@Cheseeslot 2 года назад
@@AF-we4re No
@ibrahimsanyare3142
@ibrahimsanyare3142 3 года назад
Waa taariikhdii ay ka timi inanu noqono dawlad Ka xorowday ilaalinta guud ee somaliland ee ingriisku Ku maamuli jiray somaliland waxan noqonay dawlad madaxbanaan ingriiska 1960 26 June somaliland waa dawlad xora yada iyo dadkeeda iyo xuduuda nacaska konfur joogow wax Ka baro siday Ku timi Somalia waa magacii gumeystaha u bixiyey dawlad konfurta lakiin magacii midawga somaliland iyo somalia wuxu ahaa jamuuriyada Somali beena waad Ka sheegteen magacii gumeystihiinaad u bixiseen
@ykmvp1870
@ykmvp1870 4 года назад
Mashallah somalia ha noolato from Hargeysa
@muhammadalvanwildani
@muhammadalvanwildani 6 лет назад
And the things happend after the government play nitendo games
@kaaraancabdilqaadirboss5665
@kaaraancabdilqaadirboss5665 5 лет назад
Somaliland 1960 june
@BIGGMOECAESAR
@BIGGMOECAESAR 3 года назад
#Somaliland Ha Noolato
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 4 года назад
Jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk
@hssnmoaskar3806
@hssnmoaskar3806 3 года назад
Nacalaa Ku yalaan Somali iyo koofurba, intaanu dhiiga ushubaynay iyagu wxy ka dhaqaynayeen dabarjarka dadka Soomaliland.
@azlmcl198
@azlmcl198 4 года назад
muusiggan idaacadda hargeysa duhurka markey gaadho yaa ila garanaya.
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 5 лет назад
Somaliland sinha loo qaato national atm kii 1960
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 года назад
Hhhhh DADAAN WELIGOOD CALAN YEELAN AYAA WAXAY MAANTA LA SOO SHIRTAGEEN MUSIKADA CALANKAAN LAHAYN
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
waa kuma
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 года назад
Biinaale waxay doonayan in ayna afduubtan
@togdheerboy6279
@togdheerboy6279 4 года назад
Waxaas xagee ku qorantahay ninyow maanu maqal wali
@mohamedahamed3491
@mohamedahamed3491 4 года назад
Aka gumesi
@suleekhas1112
@suleekhas1112 6 лет назад
walahay in aad been shegin waa musiga kaniisada alaha kuwan hadan marlabad la karbashin waxay ku socdan gaalnimo awalba dowlad iyo siyadad shuqul kuma lahayn qaadkodii ha ku noqdan tariikh aan cigaal ahayn ma laha isagaa loogu qatay dadka iyo dalka ha labad badiyo somaaliyay.
@sollywoodmovies9219
@sollywoodmovies9219 6 лет назад
Suleekha S dhilooyinka amisom xamar ku dhex dhashaad tahee maan kula yaabaya caqligu dabaduu kaaga jiraaye qadaad weyn
@suleekhas1112
@suleekhas1112 6 лет назад
gaaslo jecelaa jegaanta bal bentaan arag yaahu
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 6 лет назад
Music kaniisadii hargeisa laga shidi jirey ayay ku leeyihiin waa heestii somaliline waar beenta nagala taga dhashii xabashida.
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 4 года назад
Baaye bal iiwaran. War maxaad ku falaysaa waxaan qaran midaysan ahayn? Dhulka maqan wuu xoroobiye ee fuleeyoow meel dheer ha tegin. Ma adaaba astaantii gumaystaha shitay?
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 4 года назад
Calankii gumaystaha maxaa ku daray astaantaada? Sawirka askartii gumaystaha maxaa ku daray astaantaada? Maxaa booliiska ingiriiska Iyo astaantooda ku daray heestaada haddaad qaran tahay? Sidee han u yeelan kartaa oo soomaalida magacooda kor ugu qaadi kartaa adiga oo waxyaabahan foosha xun ee aad ka xoroowday dib qabriga uga Soo saaray?
Далее
Waraysi Gaar ah Xildhibaan Maxamed Xareed Rooble
46:51
Просмотров 3,5 тыс.
очень грустно 😭
00:12
Просмотров 71 тыс.
Waraysi Cumar Cali Ducaale
44:37
Просмотров 18 тыс.
Mogadishu, Somalia in the 1960s
7:52
Просмотров 76 тыс.
Historical Anthem of Somalia
10:39
Просмотров 1,2 тыс.
1984 East German Military Parade | 35 Jahre DDR
23:00
Waraysi Gaar ah Ibraahim Siciid Ismaaciil.
1:12:04
Просмотров 4,7 тыс.
очень грустно 😭
00:12
Просмотров 71 тыс.