Тёмный

(1987 )Cawil Daahir Salaad iyo Barnaamijkii caanka ahaa ee Sheeko gaaban Radiomudisho 

Sollas Media
Подписаться 74 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 лет назад
Aun cawil daahir salaat geeri huri meeyno ee illaahow towxiidka nagu dil asagana janadii gee aamiin
@mohamedsalad6809
@mohamedsalad6809 5 лет назад
Cawil daahir salaad eeebbe weyne qabriga ha u waasiciyo janadiisana haku cazuumo 22\12\2018 maalin sabti ah
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
SHUKRI MAXAMAD AFARX! ALLA HA XAFIDE AMA NAXARISTE SOWDKEDI QULUBAHA QARANKA KU SUNTANA!!😀
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 5 лет назад
Alle ha u naxariisto Cawil Daahir Salaad. Cadow aan islaamnimo iyo soomaalinnimo aqoon baa dilay.
@omaralwan2735
@omaralwan2735 5 лет назад
Yaa raxmaaan ku casun Cawil Janooyinkaaga mida u sareeysa. Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@sherifelsawy6039
@sherifelsawy6039 5 лет назад
Omar Alwan aamiin yaa rabbi
@sakariyekhadar4646
@sakariyekhadar4646 5 лет назад
Isaga ayuu aha ninkii so tabin jiray Pro yaxya ajuuma . Ilahay ha u naxariisto
@mohamoudmohamedelmi2293
@mohamoudmohamedelmi2293 5 лет назад
Asc wr ILLAAHAY naxariistiisii janno ha ugu deeqo, midigtana ha uga dhiibo kittaabkiisa انالله وانا اليه رآجعون. Dhaqan ahaan & akhlaaq ahaan waa isu fil dhow yihiin C.rashiid Duqa ALLE goob kastoo uu ku sugan yahay isagana ha ilaalshee. Walaalayaal muyuussigga uu barnaamijkani ku bilaabmaayo ma ila wadaagi kartaan kob aan ka heli karo? Duqa ayaan si gaara uga sugayaa hadduu I maqlaayo. Waxaan ahay qalanbaawwi reer Burco ah oo mar-marka qaar balweeya 😎! Mahadsanid
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 5 лет назад
Waa geeri naxdin leh ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
@shakurmahamedshakurmahamed4760
alaha ha unaraxisto cawil dahir waxuu ahaa haldorka somalida alaha hasoqabta kuwa dadka sidanyelaya
@umushaficicabdlle5618
@umushaficicabdlle5618 5 лет назад
Allaah ha unaxariisto wiil fiican oo muwaadinu ahaaye rabi jazihiisa janatul firdawsa haka dhigo
@abdirahmanaden5618
@abdirahmanaden5618 5 лет назад
Yaa rabii cafis iyo naxariisba sii. Ammiiin amiiin
@abdirahmanjeelle6895
@abdirahmanjeelle6895 5 лет назад
Alle ha u naxariisto wallkeen cawil daahir salaad
@mowliidshabeel4306
@mowliidshabeel4306 5 лет назад
Cawil daahir salaad allh u naxariisto qabriga allh u waasiciyo labo barri ka hor ayuu aduunkaa iskaga tagay marti la jecel yahay allh ka dhigo
@hassankafio1262
@hassankafio1262 5 лет назад
cawil daahir halyey kamid ahaa warbaahinta soomaaliyeed alaw kuu naxariisto
@carinohope3117
@carinohope3117 5 лет назад
Allah hauna xariisto jannatul fardows Allah hagaliyo, aaaamiin yaarabi
@إعلمفيالحولالعالم
ilaah ha u naxariisto walalkeen cawil dahir salad aminta ugu kaalmeeya
@farahmohamed1316
@farahmohamed1316 5 лет назад
Aamiin
@SollasMedia
@SollasMedia 5 лет назад
aamiin
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 лет назад
AMIN AMIN AMIN YA ALLAH
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
@@SollasMedia waar miyuu dhintay miyaanu ahayn ninka soo daaya barnaamijka dood wadaag ee muqdisho miyaanu ahayn ninka caanka ku ahaa nabaadiino.
@SollasMedia
@SollasMedia 5 лет назад
@@saadaatmuuse111 haa walaal Rabbi ha u naxariisto
@maxamedfaysal4845
@maxamedfaysal4845 5 лет назад
alle haunaxariisto xiligan uu radio muqdisho joogay goormay ahayd
@abdiyasin8011
@abdiyasin8011 5 лет назад
Allah ya raxma marxum cawil
@mohamedlafoole3208
@mohamedlafoole3208 5 лет назад
Illhy haw naxariisto Walaalkeen weriye cawil
@mahad_Xaraash
@mahad_Xaraash 5 лет назад
Allaha kuu naxariiso. Walahi qof wanaagsan buu ahaa
@muniirshaqaaqo90
@muniirshaqaaqo90 5 лет назад
Alle ha u naxariisto kitaabkiisana midigta ha ka siiyo Ameen
@guhadyare
@guhadyare 5 лет назад
Allah haunaxaristo janatu Fardowso Allah haka warabiyo Amiin Amiin Amiin
@fadumomaxamed3075
@fadumomaxamed3075 5 лет назад
Ilaahay ha unaxariisto
@gureyyuusufziyech4534
@gureyyuusufziyech4534 5 лет назад
Illaahow kuu naxariiso
@xamduunaabyan3283
@xamduunaabyan3283 5 лет назад
laha u naxariisto
@abdirahmanaden5618
@abdirahmanaden5618 5 лет назад
Allahayow unaxariiso sanatul firdowsana kawaraabi
@nuryusufdiriye7561
@nuryusufdiriye7561 5 лет назад
Allah ha unaxariisto.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 лет назад
Ilahay hawnaxariisto
@fatimaosman5430
@fatimaosman5430 5 лет назад
Allah unaxariisto asaga iyo intaladhimatay
@abdirahmansaid9079
@abdirahmansaid9079 5 лет назад
Allaha u naxriisto qabrigana u waa sacsho dhibkana shacabkena allaha ka dul qaado malin kasta baroor iyo murugo baa nahystee
@mahadbarre8562
@mahadbarre8562 5 лет назад
alle haku unsxriisto cawil nin qiimo leh ayaad ahayd
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 5 лет назад
JAMADIII FARDOWSO ALLAHA KA.WARABIYO
@Samawadechannel
@Samawadechannel 5 лет назад
Alle ha u naxariisto marxuumka
@somaliamidnolol9609
@somaliamidnolol9609 5 лет назад
alle ha u naxariito walaalken amiin
@hanibashiraxmed1560
@hanibashiraxmed1560 5 лет назад
ilahay ha u naxaristo
@kooman6021
@kooman6021 5 лет назад
Allah Qabtiga haunuuriyo naxariistii janona hasiiyo
@nurdinahmed3173
@nurdinahmed3173 5 лет назад
Barnaamijkii sheeko gaaban ee horn afrik ayu tabin jiray cawil . Lkn codkan ma aha asaga . Allaha u naxariiisto . Sheekadana ma aha tii lkn magaca ayey iska leeyihin
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 5 лет назад
DIININET HornAfrik waa "baddu shalay". Raadiyo Muqdisho ayaa asalka ahaa. La qabso sxb.
@axmedxashi4434
@axmedxashi4434 5 лет назад
ilahay u naxariisto marxuunka
@abdilahimohamudabdilahimoh7834
allah haku naxawriisto
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 5 лет назад
Allow unaxarizo halyeey qaran buu ahaa
@aaahmad
@aaahmad 5 лет назад
Allah yaraxma
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 5 лет назад
Inanta la jilaysaa ma Shukri Maxamuud Afrax baa asxaabey?
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 лет назад
ilaahay ha u raxmado
@abdimoha5502
@abdimoha5502 5 лет назад
Allah yarxami
@xamduunaabyan3283
@xamduunaabyan3283 5 лет назад
aaaaaaah ala xanun badana
@ahmedelmi8775
@ahmedelmi8775 5 лет назад
naxariis badano unaxariiso cawel
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
HADE! JANADA WAA LEYSKU WAREYSAN! LAGUNA KAFTIMIYE MAW DIYARSATEN?!!KKK
@abdiwahabismail6970
@abdiwahabismail6970 5 лет назад
Allah ha u naxariisto
@AbdirazakJiindhe
@AbdirazakJiindhe 5 лет назад
alaha unaxariisto
@abdirashiidabdiawaledhidar3864
Allah ha unaxariisto Cawil Daahir Salaad
Далее
BARNAAMIJKA HAFASHADA WERIYAASHA KNN
1:22:23
Просмотров 10 тыс.
Gabayo goos goos ah iyo abwaan yam yam 👍❤️
14:15
{الحراق}(56) الموريتاني The Mauritanian
21:22
Hiwaayadda Hanuunsan Ee Huruuse
9:52
Просмотров 8 тыс.
DEGDEG YAAQBARIWAYNE (4884)
26:26
Просмотров 15 тыс.
Kacaankii Siyaad Barre  1977 ( Tacliinta )
7:43
Просмотров 2,7 тыс.