Тёмный
Sollas Media
Sollas Media
Sollas Media
Подписаться
Комментарии
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 5 дней назад
1967 dii miyaa la qaaday wakhti dhow maaha ee ilaahay hayna cafiyo wllyal
@daahirdarajo8003
@daahirdarajo8003 5 дней назад
Old is gold 9/8/24
@Abdalle1-m7h
@Abdalle1-m7h 9 дней назад
Innaalillaah war waxaan eega.
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS 10 дней назад
Bahal aan ku daynen dusha laguma qaatee. 😢 Wuxuu ula jeeday itoobiya allow kuu naxariso waakaa hada ay dusha sarayaan
@Axmednuur160Nuurdeew
@Axmednuur160Nuurdeew 14 дней назад
Abo sedid ilahy haku naxariistii Jano ilahy haku siyo 😢😢😢😢❤❤❤❤
@Axmednuur160Nuurdeew
@Axmednuur160Nuurdeew 14 дней назад
Masha Allah ilahy haku naxariisto 🤲🤲🤲🤲😭🤲🤲🤲
@FidowCade
@FidowCade 15 дней назад
Ubax yar hadu baxo Wuxu abid ku taaha Carafta iyo udgoonkiyo Exaanta ku ag taal Inaad ka ur sataayo Kaligeed ag joogta Marka ay ishaadiyo Farahaga idinka ah Labadaba u eexdan Kuwa kale ilaaban Farxaad aan idlaan iyo Alalaasku raagyo Abidkiis inu dhalo Ama uu ilwaad gabo Waa waxan la eegin Waa maxay itaalkiyo Aqligaad ku bertay Ma af baad wadagtaan?
@abdissalamofficiale5017
@abdissalamofficiale5017 18 дней назад
😢🎉🎉2024
@DeeqIsaaq-x7k
@DeeqIsaaq-x7k 20 дней назад
2024 still enjoying it
@AbdilmuxsinDayr
@AbdilmuxsinDayr 23 дня назад
رحم الله القائد المجاهد البطل الشاعر العالم. السيد محمد عبد الله حسن ❤
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 24 дня назад
John ball hhh Somalia wakhtiga diini majrin
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 24 дня назад
John ball hhh Somalia wakhtiga diini majrin
@jellehassan215
@jellehassan215 Месяц назад
Waa kuwi gomeystahaa ushaqaynjiray oo lashaqeeynjiray.
@mascuudomarismail5664
@mascuudomarismail5664 Месяц назад
9 /julayn/2023 habeen talaado tabaxayso arabacana soogalayso 😢
@user-xx7ot8fn8i
@user-xx7ot8fn8i Месяц назад
Haa
@SAHANRAAC
@SAHANRAAC Месяц назад
8 year kadib maantan mae labadan daawanaya Barnaamijkan
@SollasMedia
@SollasMedia Месяц назад
Mahadsanid
@mohamedibrahim350
@mohamedibrahim350 Месяц назад
Gidigeedba Somalaan deyr ka ahaaaye Dhaaxan daraawishta ku yidhi doonta gaalada
@mohamedibrahim350
@mohamedibrahim350 Месяц назад
Dagaalkiisa anna u xishoo daalib ku ahaaye Annaan labada daarood tan hore darajo moodayn Dalka ma lihid anniga ku idhi doora waynaha
@aliosman2527
@aliosman2527 Месяц назад
03/07/2024 yaa ila dhageysanaya
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Месяц назад
Sollas media xagaad ka baxdeen? Video iyo muqaalo maydan soo dhigine. Dalkii iyo Deegaankii Ssc videoyo taariikhi ah nooga soo duuba🇸🇴💯❣️
@chiefkeef6206
@chiefkeef6206 Месяц назад
Hers tan waa midowgii waqooyi iyo koonfur waana siyaasad cabdi qays waxaa qaadayaqaasaali
@chiefkeef6206
@chiefkeef6206 Месяц назад
Ciyaalkan garan maayaa waa markay tolku boodeen qaarbaa 1991 u haystee 😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Месяц назад
AHUN
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Месяц назад
Listening 29/6
@kulmiye5
@kulmiye5 Месяц назад
AUN write qaali ah
@Keway603
@Keway603 Месяц назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW calaa maxamath SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW calaa maxamath
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Месяц назад
M.a sheikh 👍
@user-vf7wl7hx6d
@user-vf7wl7hx6d Месяц назад
2001, ayay bilow u hayd nolol jacayl iyo xusuuso ku dhisan, Hada ayay iga soo horbaxday 22/6/2024, cajiib nolosha iswaagu waa u dabeecad balse xusuusuhu maguuraan
@cabdimaxamed-ve4pp
@cabdimaxamed-ve4pp Месяц назад
Al shabaab bu aha hadana qabyaliya xeytiri wadani
@bornleader1653
@bornleader1653 Месяц назад
"Nin raga ay dardaaran utahay doqonse wa mooge" SAYID MOHAMED 100 SANO KAHOR
@AadanMaxamed-kh5ld
@AadanMaxamed-kh5ld Месяц назад
Heestaan xasuus ey mudntahy old unaxariiso hadraawi❤❤lik dhac igusiiya inta iga danbeyso
@Cirguje2023
@Cirguje2023 2 месяца назад
Kanaalkan Kama Xiiso Dhovo Waxaan Aqaaan dad Hoboolayaal Iney Maamulaan Waxana Kamida Khadar Maxamed Xaashi Yo Duwa Oo Ay Walao Yihiin,Waxaan Codsan Lahaa Inaad Bilawdaan Barnaamijyo Wacyigeena Umadeed Lagu Dhisaayo. Sanado ayaan ku xidhnaa kanaalkan wadiiwadan aad qadeena waan bogaadinayaaa
@mohamedabdirahman5609
@mohamedabdirahman5609 2 месяца назад
ALLAHU AKBAR SALLALLAHU CALAIHI WASALIM
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 2 месяца назад
Iraan baa kacaankii nooga dayatey wayna ku guulaysatey
@abdirizakomar3073
@abdirizakomar3073 2 месяца назад
M.a walaahi waa ka helay ee inoo soo badi allaha ku dhowree
@cabdi_khaliq
@cabdi_khaliq 2 месяца назад
Sollas media allah haku barakeeyo wll, runtii sidan cajiibka ah ee aad u edit garaysay wlhi waa shaqo mudan in lagugu mahad celiya ilahey hakaa abaal-mariye, Hana ka caajisin oo hakala goyn qaabkan cajaa'ibta leh, waana ogahay culayska ay leedahay lkn u niyeyso cml aad aakhiro u hormarsato
@cabdi_khaliq
@cabdi_khaliq 2 месяца назад
Sollas media, akhii ilahey hakaa ajarsiiyo, runtii howsha aad hayso culayskeeda waxaa dareemi kara qofka editka wax ka garanaya, isxilqaanka aad samaysay ilahey dartii u sii joogtee, hab editka noocan ahna wuxuu kaalin wey ka qaadanaya fahamka mowduuca, ciwaankaaga mar dhow ban bartay hadana videoska aad soo galisay aad bay ii cajabiyeen habka quruxda badan ee aad u diyaarisay Shaqadan aad hayso ilahey hakaa ajarsiiyo
@cawkecabdi7745
@cawkecabdi7745 2 месяца назад
Alle hawnaxariisto sayidka. Waxa uu ahaa ninka ka gabayay xafaha Afka soo maaliga badankooda 👏 👏
@moeawale4891
@moeawale4891 2 месяца назад
AU wariye Cismaan Sugule. Waxan dhagaysan jiray 1970 nadii barnaamijikii la odhan jiray saalamaha ee BBC da qalabtii usbuuc kasta hal mar ka laga soo dayn jiray. Cod iyo lahjad yar oo gooniya ayuu lahaa oo macaan. Waxa isku dhawaayeen xaga codka wariyihii kale Dr.Maxamed Rashiid Sh. Xasan ee reer Awdal ka soo jeeday ee isaguna ka shaqayn jiray BBBC da 1980s. Lkn waraysi waa hore 1980 dii BBC du ka qaaday Sugule oo aan dhagaystay wuxu ka waramayay waqti Addis Ababa uu ku noolaa 1950 dii iyo asxaabtii dhalinyaridii soomaalida ahayd ee wada joogeen. Gaar ahaan wuxu yidhi nin la odhan jiray Daaud tima jilic oo asxaab ahaayeen oo u yidhi warkiisa waan waayay. Warasiga in lasoo daayo ayaan jeclaan lahaa koolay kaydka BBCda wuu yaalaaye.
@HassanAhmedJama-de9ul
@HassanAhmedJama-de9ul 2 месяца назад
Halgan jihaad, ilaahow kuu naxariiso 2024 ayaan dhagaystay
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 месяца назад
Ilahayow Sheekha Danbigiisa Dhaaf😢❤
@MalaboMuhumed
@MalaboMuhumed 2 месяца назад
Wow...classic vid❤
@muxiyadiincabdisalaam1443
@muxiyadiincabdisalaam1443 2 месяца назад
Wax aan ku tilmaamo ma garanayo waxa uu ka hadlay wax walba oo soomaali ku jirtay iyo waliba xaalkeeeda maantay. Geesi garab waayey
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s 2 месяца назад
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@danuushmoha6056
@danuushmoha6056 2 месяца назад
2024/6/1 hadaad iga danbeysid like
@FarmaajoFarax
@FarmaajoFarax 2 месяца назад
Sayid maxamed allow unuxariiso
@Moabdi35
@Moabdi35 2 месяца назад
Intaan daawanayay muuqaalada diiniga kan mid ka fiican ma arkin qaabka aad muuqaalka usameysay allah hakaa ajar siiyo
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 месяца назад
Waa runtii ninkaa gaalka ah sheegay sababtoo ah wadamadii ay dumiyeen ayaa maanta u qaxay wadamada reer galbeedka oo musliminta maanta aad u joogaan weliba yurub waxaa laga yaabaa in mustaqbalka noqoto qaarad islaam
@SouhaibiKadari
@SouhaibiKadari 2 месяца назад
30/mai/2024
@honislowhussein9914
@honislowhussein9914 2 месяца назад
Hadaa 2029 dawaneyso like isaar ❤🔥✌️