Тёмный

(1988) Yuusuf Garaad iyo Cawil Daahir Salaad Barnaamijkii Sheeko Gaaban 

Sollas Media
Подписаться 74 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@Roblaa
@Roblaa 5 лет назад
Allha unaxariisto cawil dahir Waxa uu ahaa nin wax badan usoo joogy
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
1988 sankii 1988 meel xun oo xanuun badan ayuu iga taabtaa waayo 6 yrs old aniga oo ha yaanu Hargeysa ka qaxney 5/1988. May he Rest In Peace 😢😢😢
@talokeen259
@talokeen259 5 лет назад
Wax yar sug Mar dhaw baad qaxaysaan anagoo kaa shanayna walaalahayaga Ethiopia
@farduusmohamed2327
@farduusmohamed2327 5 лет назад
Alle ha unaxariisto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 лет назад
DARK XAMARNA SHEEKAA KA SOCTEY KA WARAN ADDUUNAK WAA KAA MAANTANA HARGEISA SHEEKAA KA SOCTAA XAMARNA QARAX ANIGA OON KU FARAXSANEYN LAKIIN ILLAHEY BAA WAXAN QOREY ILLAHEY NABAD HA KA DHIGO HARGEISANA HA UGA WADO NABADA AMIIN
@radwanmohamed5773
@radwanmohamed5773 5 лет назад
Allaha unaxariisto cawil dahir iyo intii naftooda kuwayday qaraxas
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 5 лет назад
Allh u naxriisto 2 dabo
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад
Allaha unaxariisto cawil daahir wuxuu tusaale u ahaa wariyaasha
@bakarbiixibootan4742
@bakarbiixibootan4742 5 лет назад
Allah u naxaristo rug cadaga dhaman umada somaliyed ayu ka baxay
@shakurmahamedshakurmahamed4760
alaha ha unaxaristo wariye qali ayuu ahaa cakaweey 😂😂 maxu dad badan oo bulshada hordhigeedi ah uhoyday aqiro cadawga umada sidas yelaya alaha soqabto mucjiso alaha kurido
@cadniab8955
@cadniab8955 5 лет назад
Allaha u naxariisto Cawil.
@xogmaalxaraandiid8420
@xogmaalxaraandiid8420 5 лет назад
Ilahay hau naxaristo wariyaha
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 5 лет назад
Allaha u naxariisto walaalken janatul firdowsna allaha ku abaal mariyo
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 5 лет назад
nasiib Daro waxa ah Dawlada Muqdisho joogta oo Maalin walba hortooda dad shacab ah lagu Dilayo oo Hadana Tacsi la soo Taagan
@samiirahmed4229
@samiirahmed4229 5 лет назад
Amiin maxamud Sxb sare marka hore ilah umadayna ha u naxariisto Balse, dhibka mogdisho haysta waa dadkeena reer moqdisho oo ay dhibayso in cadaaladu shaqayso tusaale Nin nin dilay ayaa gacanta dowlada ku jirra hadii dil lagu fuliyo reerkiisa aya kacaya ayaa la leeyahay Nin hanti islaameed haysta ayaa waxa uu leeyahay maan nabad iyo cadalad hello Nin ayaa dhacaya hantidii umada ka wadda dhexeysa ayuu ku shaqeysataa waa millionaire Nin wadad sheeganaya ayaa ummada xaqdarada lagu dilayo anaan ka hadlayn ilayn Kan wax dilay aya reerkiisaahe Nin ganacsadaa ayaa ummada siduu doona wax uga iibiyey canshuurta wadankana ma ogola Isku soo wadda duub walal umadan inta ay iyadu cadalad darro isku samaynayso cadalad heli mayso Tan kale walal hadii ruux dadka wax u tarayo la hello waxa la leeyahay waa kuma reerkiisa, hadii uu belaha laga tira Badan yahay ka tirsanyahay waxa la leeyahay ma astaahilo inuu umada wax u qabto, walal runtii hadan nahay reer Moqdisho wax ma dhaanoo xayawaanka duur jooga oo wuxushka oo kala booba markay wax cunayan, Ilààaaaaaaaaaaaaaahoooooooow umadada u gargaar oo xaqa soo iftiimi.
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 лет назад
Amiin sxb ajal ayka soodhamaatay cidna wadka kama hor istaagi karto qadarka alle Cid hor istaagi kartaa majirto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 лет назад
1988 SOW YUSSUF GARAD AF BARAD BUU AHAA MA AANAAN FAHMIN SIDU HADA U HADLO INII KOOXIISA KA DHEEREYNYO INAN YAR 1988 AF BARAD AHAA HADANA IS YIDHAA SIYAASAD KA HADAL
@fartundiri367
@fartundiri367 5 лет назад
Ahh allah ya rahma walaal qaali ah😭😭😭😭
@riinahassan3447
@riinahassan3447 5 лет назад
Alle ku naxariisto
@yywvy7025
@yywvy7025 5 лет назад
Allow kuu naxariisto
@hassantall9352
@hassantall9352 5 лет назад
Allah ha u naxariiisto cawil iyo intii la dhimatay
@hoyomcnmtv4507
@hoyomcnmtv4507 5 лет назад
Allah Ku naxaristo
@leylaabdirahman3831
@leylaabdirahman3831 5 лет назад
Allah yaraaxm
@REPUBLIC.OF.PALESTINE
@REPUBLIC.OF.PALESTINE 5 лет назад
alaha unaxariisto
@SollasMedia
@SollasMedia 5 лет назад
aamiin
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 5 лет назад
+Sollas Media Xukuumada aad taageero maxa loo Arki waayey wasiir is Casila ama masuul is Casila waa Ku ceeb Dawlada Muqdisho in Maalin walba Tacsi ay la soo istaagaan
@hodanjimcale8981
@hodanjimcale8981 5 лет назад
Alha unxasa yarbi
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 5 лет назад
AUN Amiin
@hudaali4427
@hudaali4427 5 лет назад
Aun amiin amiin amiin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 лет назад
SOMALI OGAADA WAX SHAABAAB LA YADHII MA JIRTO WAA MAGACA GUUD DADKA DADKEENA DILAYAA WAA CADAWGA SOMALI OO AH DHAMAN DILYASHA DADKEENA KOLKAA YAAN LA IDINKU MASHQUULIN AL SHAAB KUWA WAXA KU JIRAA KUWAA KUWA DIBADA INOOGA YAMO WAXA KA MID AH KUWAN LEH WADNANKANA XUKNA A EE FAMAJO HOGAAMIYO KOLKAA AL SHAAB YAAN KALIGOOD LA IDINAKA DHAADHACIN XATAA HADEY SHEEGTAAN YAA OG KUWA SHEEGNYAA INEY YAHIIN INAGA MA AL SHAAB BAYNU NAQNAA MAGACYADOODA
@MohamedAhmed-jp8en
@MohamedAhmed-jp8en 5 лет назад
Allaha u naxariisto cawil.
Далее
Dhaqanka Iyo hiddaha idaajaa  Suugaanta Habaarka ah
49:51
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.
Каха понты
00:40
Просмотров 356 тыс.
Qiso Jacayl - Professor Yaxya Ajuma iyo Drs Amelia (1)
13:33
Yuusuf Garaad, Cali Dheere iyo Xundubey, Maarso 2010.
18:25
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.