Тёмный

3 dan Nooc ka fagoow: Negative people ll Somali Motivation Podcast 

Somali Motivation Podcast
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Saddexdan nooc ee dadka negative ka ah iyo calaamadahooda ayaan barnaamijkan kaga hadlaynaa, sidoo kale sida ay u saamayn karaan nolooshaada iyo cafimaadka maskaxdaadaba.

Опубликовано:

 

17 июл 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Dadkan oo kale ma la kulan tahay, fikir kaaga bal nala wadaag aniga iyo asxaabtaba :)
@my_channel3174
@my_channel3174 2 года назад
Haa
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
@@my_channel3174 waxyaabaha aad ku aragtay manala wadaagi kartaa. mahadsanid.
@sofiyaosman3832
@sofiyaosman3832 2 года назад
@@my_channel3174 ⁸ooh and no ooh one ooh o
@sofiyaosman3832
@sofiyaosman3832 2 года назад
@@my_channel3174 on on Thursday o
@HeroYoungan
@HeroYoungan 3 месяца назад
Lakulanty mahe wan la noolahay anigi dhana isnacay maxan sameya 😢
@taafoom1996
@taafoom1996 Год назад
Solution Never complian Never criticize Never blame others Never gossip
@suadmohamud4633
@suadmohamud4633 2 года назад
Wan arkay waxana ka qaday xanun daran waxana ila taliye doctor familygeyga wana ka boqsady waxad ka qadeysa dhibato fara badan sida ino shegtyba thanks sis waxbadan ayey ka faidi donan bulshada somalia..
@bilan335
@bilan335 2 года назад
Mansha Allaah wll jasakulahukhayr
@abdulkadirmohamed2589
@abdulkadirmohamed2589 10 месяцев назад
Sis maashaa allaah qofkii ku helaa nasiib badanaa! Allaah yaxfidak
@barliincali9542
@barliincali9542 11 месяцев назад
Dadkaa waxaa kamida dadka habaarka bdan ama ereyada xun ilaahay iyo bini aadan kaba kaga abaalka dhaca sida qof nolol fiican caafimad iyo wax kasto hayta in ilaahay ushukrin lahaa ku kufrinaya bini aadankana dhibaataynaya
@sumaya200
@sumaya200 Год назад
Waan kahelay noosoo badi dabeecadaha ama noocyada dadka mahdsanid
@bashir9664
@bashir9664 3 года назад
Masha alaah waxyaabo badan ban ka faaiidnayn hore u soco abayo
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Aad baad u mahadsan tahay bashiir.
@hipoaxmed1458
@hipoaxmed1458 2 года назад
Masha allah abaayo wax wax badan ayan ka faiday
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
Mahadsanid in aad ku xidhan tahay barnaamijyada.
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 Год назад
waa mahadsan tahay walashay
@Sarah-oi6gk
@Sarah-oi6gk Год назад
Mahadsanid wax badan baanbkaa faiiday
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 2 года назад
Masha’Allah abaayo, Maantaan helay channel kaaga video gii 3 aad ayaan marayaa. Usually I listen to Dr Ramani on the topic of Narcissistic personality disorder, But today I wanted to share a video on this topic in Somali with someone and I found yours masha’Allah you’re amazing, masha’Allah your voice is so soothing too.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
Thank you walalo, that made me happy 😻😻. Ramani is absolutely fantastic
@adamhassanelmi9167
@adamhassanelmi9167 6 месяцев назад
I am one of them
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Dumarbaa saan ah, mAn, tanayto laga soo dhawaystoo dooqoo jeclaaday yarta haa ihihihihihihihii ihihihihihihihii haweendumaar caday yareydaan. RUNRUN
@abdullahijumale3242
@abdullahijumale3242 Год назад
That's true
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Shanbaaba ku ehee Familyyyy system Extlyyyyyyy extlyyyyyyyy. Iyadaa saas ah.5min
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Exusemeeeeee.Tani saaas maaha.famili baa nahah ihihihihihihihii nololba
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Cannot iyoo Nabad.waa dhiganayaa absuttlyyyy.
@abdirahmanabdullahi3035
@abdirahmanabdullahi3035 3 года назад
Waligey comments kama bixin RU-vid abayo wan ka hela casharadada horey u soco
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Aniguna aad ban ugu faraxsanahay in aad halkan comment kii ugu horeeyay ka bixisay. Mahadsanid walalo.
@Sagalk6
@Sagalk6 4 месяца назад
Wlloh anigaa ah sidaan iskaga daayona ma garanayo ish dadkii way igu wada naceen😢
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
5min👋
@degelkhayr
@degelkhayr 2 года назад
Anigu qofka dambe oo lkntu ku badantahy iyo welwelka waxaa soo socda iyo inaan maanta dhan kala hadlo dadka kale wax aanan waxba kaqankarin saas maa layeelo ama hadii layeeli lahaa baa kuhayaa all day long macaa igula talinlahayd
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
walalo negative thinking ka waa wax uu qofku isagu si dhib yar ula tacaali karo marka uu fahmo muskhiladiisa iyo wixii cawin kara adiga kugu haboon.
@alljimale5091
@alljimale5091 Год назад
So laga ma yaabo ineye isha keento waxyabaha qar good wayo isha negative badan lagadhaxla
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 6 месяцев назад
Walaal kwrn hadii dadka igu,xariiro oo dhan sidee noqdaan maxaan sameeyaa walal
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Dumaaat iyo Rag.Tanaaa yiri
@HeroYoungan
@HeroYoungan 3 месяца назад
Anigu noloshaydii madow ayay noqotay cabsi iyo warwar ayaa igu beermay waxaan dareemaya cidla iyo dhibaato waayo malinku noloshayda qofkasi galay ayaan sidaan noqoday maxaan sameyaa icaawiya? Waxan ka walwalsanahy dhibaato aan aniga ihaynin sidii uu qofkani dhib iiga sheekenayay wan niyad jabay waxn moda in anay dunidu rajo lehen
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Soomali aaba Lagu.sheegaayaa waa mashaaaaaaaalsh arimahaan waa hagaag. In la ogaado waaye meeqaan aqoonin.wax aan labarankarin maleh .xamarwadajir waa muhiim any way.aww waa khatraaaaayqaranyareey caddy gabadha.
@fahiimaali7307
@fahiimaali7307 3 года назад
Daawo maleeyiin dadkaas wallo
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
waxyaabaha habdhaqanka inta badan ee aan xanuun ahayn la tacaalid uun weeye.
@nasrincumar4078
@nasrincumar4078 2 года назад
Wllo istahiley barnamshyadn Ma ino so badisid wa kusugen wllo wa codsi
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
Haye walalo😘
@iskufilan1671
@iskufilan1671 3 года назад
Asc abaayo aniga hadaan dabecadayda kala hadlo waxaan isku arkay inaan wax qarin karin on qof kasto aan arko aan la wadagaayo xalada I haysato ama ila so gudbonatay haba yaraate xitaa mar walbo waxaa ka shekaynayaa caruurtayda o ika fog allah nasku keen keeno iso duceya walaalayalow Marka xalade ku suganahay bal ishek xitaa hadalkeyga wu badanyahay waan ogahay lkn isma xakamen karo dabecad ayee ika noqotay lkn rajo la,aan ma qabo alxm qofka kale waan waresta xaladisa
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Walalo wax dhibaato ah dabcigaaga kama muuqato hooyo warwarsan baa tahay oo caruurteedii ka fog. Hooyaan ahay aniguba waan dareemi karaa ilaahay ha isku kiin soo dhaweeyo 💕
@iskufilan1671
@iskufilan1671 3 года назад
@@SomaliMpodcast amiin sharafey mahdsanid 🥰
@abdirahmanyasiin6349
@abdirahmanyasiin6349 2 года назад
Waxaad tahay qof caqli badan ma hadal badnid lknodhaahdaadu waa mahiim miyaad u dhalatay .mise waa barasho
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 Год назад
Sey msh Allh udheh
@degelkhayr
@degelkhayr 2 года назад
Barnaamijyadaada way fiicanyihiin kaliya kudar waxaa kahadlayso waxa sababa
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
mahadsanid,
@galoose
@galoose 3 года назад
Wcs wll istahil masameen kartaa inad soo gaabiso waqtiga maxa yeelay 30 minutes cidna madawan karto, 10 daqiiqo wax kabadan waa waqti dhumis.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 года назад
Haa walalo isagoo kooban baan soo galin halkan sida barnaamiyadii hore. Marwalba podcast kaa kuwa dhaadheer loogu tagaa. 😊 Mahadsanid.
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 2 года назад
Masha’Allah gabadhaan 30 min kaban waa la dhagaysan karaa, topic ga iyo codka fiican iyo daganaanshaha ay u hadlayso ba..
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
Thanks walalo 😻😻
@Ahlaam_mooh21
@Ahlaam_mooh21 Месяц назад
Iga raali noqo mrka hore macquul matahay inaa musica ka deyso codkaaga io dhiirigalintaada qrxda badan ? Wxaan uso doontaa daganasho musicana daganasho malahan inaga daa hadey macqul tahay
@roodaabdirahman1861
@roodaabdirahman1861 2 года назад
Qofka sadax xaad wan arkay
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 года назад
Sideed u aragtaa markaa? Fikirkaaga ma Ila wadaagi kartaa? 😁
@barliincali9542
@barliincali9542 11 месяцев назад
Waxaa ubadan dadka aan iimaan la aanta qaba wax kastoo haystaan arkay waa dadaka qalbi goodu qalalay dadyahaw badsada dikriga alle iyo quraan akhriska hadaadan aqrinkarin quraanka dhegayso walhi waa hubaal inaa raaxo kunoolaan dootid hadaa saasamay qof intuu ilaahay ujiruu qalbigiisu qoyan yahay
@hipaaqjamac26
@hipaaqjamac26 10 месяцев назад
That’s my mom😭💔
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 6 месяцев назад
Waan ka xumahay.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Waa intaan Iri qibradaan uyeeshay company sax ah maaha wax wax Ku oolna Malaha faaiidana databa Eeeeeee Runrun waa dukumdaakun.
Далее
МЕГА ФОКУС С КАЛЬКУЛЯТОРОМ
00:33
Season 1~EP 01  JACAYLKII RASMIGA AHAA
25:28
Просмотров 8 тыс.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 8 тыс.
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
Sidaan samee hadaa rabto inaad ka argoosato dadkaan!!!
9:14
Fathia Absie ll Somali Motivation Podcast
32:22
Просмотров 5 тыс.
МЕГА ФОКУС С КАЛЬКУЛЯТОРОМ
00:33