Тёмный
Somali Motivation Podcast
Somali Motivation Podcast
Somali Motivation Podcast
Подписаться
Asalamu Alaykum

Somali Motivation Podcast is the first ever of its kind about mental health, domestic abuse and motivation in Somali language. Hosted,founded and produced by Istahil Aideed in 2018.

At the heart of the Somali Motivation Podcast lies a profound mission: to uplift, inspire, and catalyze personal growth in the lives of our listeners. With a steadfast dedication to mental health awareness and domestic abuse awareness, our podcast embraces vulnerability, encourages healing, and fosters resilience within the Somali community and beyond. Through heartfelt conversations, expert insights, and shared experiences, we create a warm and welcoming space where every voice matters. Join our transformative journey as we embark on a quest to empower our community, spark meaningful change, and weave a tapestry of hope and strength. Together, we can make a difference, one episode at a time.
Saaxiibka Xun iyo Shan calmadood
11:08
2 года назад
Noocyada waalidnimada #ookooban
4:53
3 года назад
Комментарии
@amiinasaid8899
@amiinasaid8899 3 дня назад
Salaama abaay istahiley podcast ima shaqaynayo mxay tahay youtupe kalia ii shaqaynaya ❤
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 дня назад
Halkee kuu shaqayn wayday? Google ku qor meelo badan oo aad ka dhagaysan kartaa kusoo bixi? Mahadsanid
@NimaOmar-lw4vf
@NimaOmar-lw4vf 11 дней назад
Walale je voudrai vs partager ces personnages
@manoqaali
@manoqaali 13 дней назад
abyo waxan ahay super empath attachment geygna wa secure wxan xarir lalahaa wil mudo 1 sano iyo bar ugu dambeyn wxa ogadey covert narcisisstic inuu ahaa xariirka bilawgiisa guur isoo bandhigay wan ka diidey silent treatment bil ah iga maqnaaa xariirkas dhibato bdna kala kulamay hadana wxan kala maganahy mudo 2bil gohosting ku maqanyahy so inaan ogaan wayo mudadaaa ma qalad ban ku leyah abayo ilahy ba iga bad badiyay guur ku balansaneen xtaa 😢
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 10 дней назад
Calaf iyo qadarka midna may ahayn in aad qof xun u gacan gasho guurka xun ee qof narcissist ah aad guursataa noloshaada iyo mustaqbalkaagaba wuu burburinayaa sidoo kale cafimaadka maskaxdaada iyo fayoqabkaaga guud ba.
@manoqaali
@manoqaali 10 дней назад
@@SomaliMpodcast haaa abayo marka daremay inuu wax bdn ka qaldanyahy ninkaan wa ka tagay asaga dhan maskaxda iga galay istiqara ka tukadey wana ignore gareyay lkn fly monkey bdn igu so dirayaa wu i qal qal galiyay
@Neem52344
@Neem52344 13 дней назад
Wow Dr thanks , Dr my question is why must of Somali men are narcissists?
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 10 дней назад
We can't say most of them are narc, however, like any other community we have selfish men, and perhaps more than other communities due to certain up brings neglect and abuse.
@Neem52344
@Neem52344 10 дней назад
@@SomaliMpodcast get it thanks
@yahyeabdirahman2831
@yahyeabdirahman2831 13 дней назад
❤❤❤❤
@Asliluul
@Asliluul 13 дней назад
❤🎉
@MuxdiinSalaad-w9y
@MuxdiinSalaad-w9y 20 дней назад
Bisinka
@Suuban11
@Suuban11 22 дня назад
Dadka shegosid boqorododa ba nagu fasal ah waxa sheegto dhan bey leedahe ana layabi jire daqiiqad daqiiqad bey isku badalayan mrkey cashir ii qor i dhahayso amaan bey ii dari iyado ileh aqoonyahanadeyda walhi yaab ey leyihin 2 iladhalatane wa sidaa inkasto sanadkn dhameyne schoolka🙂
@Suuban11
@Suuban11 22 дня назад
Hadal yar hdu qof idhaho ilaa iyo 1 isbuuc maskaxdeyda kama baxo wan falanqeya manto idil sow waali pro max maha🤯
@Suuban11
@Suuban11 22 дня назад
Uuuuuf 4 sano buuqan ku jire hada ciil waxa ihaya maxa mar hore u arki weyde fidiyowgan inta aysan maskaxdada sidan isugu qasmin waxey ahatanba wa mdahdsantahe queen
@Hodan1-vk3nv
@Hodan1-vk3nv Месяц назад
❤❤🎉🎉m.a
@Saami_17
@Saami_17 Месяц назад
M.a abayo
@AbdisamedAli-k7w
@AbdisamedAli-k7w 2 месяца назад
sister waxa waa isku arkay xalkeeda nosheg
@abdiwarsame4236
@abdiwarsame4236 2 месяца назад
Shakki gelintu waa mid kutala gal ah iyo mid ay qofka la tahay. Reer barigu waxay yiraahdaan Aalatahay. Laakiin adiga taladaadu ma mid lamaanayaasha ku wajahan baa mise waa caam. Waxaa kaloo habboon in aan xisaabta ku darsanno in dhaqamadu kala duwan yihii . Mahadsanid.
@Aixasm
@Aixasm 2 месяца назад
Ani qof walpa dhibkisa la xaliya Ana ma heysto Hal qof wx walpa kla hdlo Ana hadda waxa joojiyey inn radiyo qof wx Iga dhageysta ama aan ku nafiso wax walpa Ana dhameysta
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 3 месяца назад
Anigeey I haaystaa wlhi ninkeeyga maskaaxda igaa dileey heer waxn maaryaa aan nafteeyda kuu kaalsonaan waayey isaga laanti in anaan waxba qabsaan karin maar kasta cabsi ayn kuu jiraa dadka xtaa waanka caabsanayaa
@mohamoudadan390
@mohamoudadan390 3 месяца назад
nacdal baa ku taala narcissist oo dhan dadka ayay noloshooda baabiyaan
@Ahlaam_mooh21
@Ahlaam_mooh21 3 месяца назад
Iga raali noqo mrka hore macquul matahay inaa musica ka deyso codkaaga io dhiirigalintaada qrxda badan ? Wxaan uso doontaa daganasho musicana daganasho malahan inaga daa hadey macqul tahay
@NimcoSaalax-ng6ci
@NimcoSaalax-ng6ci 3 месяца назад
Masha Allah tabaraka Allah wll
@NimcoSaalax-ng6ci
@NimcoSaalax-ng6ci 3 месяца назад
Masha Allah tabaraka Allah wll
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 4 месяца назад
Dr. Sohier is our role mdel. ❤.
@FarduusIsmaaciil-n4t
@FarduusIsmaaciil-n4t 4 месяца назад
❤❤❤❤
@caalamiinshow2205
@caalamiinshow2205 5 месяцев назад
Wll Videogan Noloshayda ayuu Badalay mudo 15 Sano Kadib Waxaan Ku rajaynaya Inan Janada Ku kulano Insha allaah ❤️❤️🌹
@FaadumoSayid-k3k
@FaadumoSayid-k3k 5 месяцев назад
Thks. Walal X kayga ah hal cunug isku dhalnay kina wu iga qatay marku shansano garay wilkas so wax dhib miyu ugesankara inkasto aad uu ujecelyahay ilmahiisa!
@Miidan5
@Miidan5 5 месяцев назад
Mazha allah tabarakallah walaalo allaha ku xafido adi iyo qoyskaagoo dhan jizakallahuqeyr sis❤❤❤
@safiyamohamed7625
@safiyamohamed7625 5 месяцев назад
Waa wixii lay tusay😂 video gani mar horuu ii ekaa
@CabdulahiNuur-hu5ik
@CabdulahiNuur-hu5ik 4 месяца назад
Wili ma qabtaa😂😅
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 5 месяцев назад
Thanks
@SAREEDO46
@SAREEDO46 6 месяцев назад
Hdaan ku jira xalada wlo khaladksta oo lygu sameyo si kasta ugu hadlo marka layqiri wayo waxan in ay khalad yihin ana dib u bixiya raligalin 😢
@FADLI-o1k
@FADLI-o1k 6 месяцев назад
Anigu noloshaydii madow ayay noqotay cabsi iyo warwar ayaa igu beermay waxaan dareemaya cidla iyo dhibaato waayo malinku noloshayda qofkasi galay ayaan sidaan noqoday maxaan sameyaa icaawiya? Waxan ka walwalsanahy dhibaato aan aniga ihaynin sidii uu qofkani dhib iiga sheekenayay wan niyad jabay waxn moda in anay dunidu rajo lehen
@Sisiko123
@Sisiko123 6 месяцев назад
Xanunkana narcissistic iyo female nature may siman yhn? sida manipulation iyo guilt dareensiinta wa wax yabo badana dumarku adeegsadan se labadan maxay ku kala duwan yhn
@sowdomohmed3038
@sowdomohmed3038 7 месяцев назад
noso badi mawducyada caruurta quseya Xbbti ❤❤❤❤❤❤
@geelcasemediapro
@geelcasemediapro 7 месяцев назад
Gaslighting} Af somali( iftiimin )
@Amiira-n6p
@Amiira-n6p 7 месяцев назад
Waaa dadka danbiga intey kaa galaan hadane adi ka dhiga mid Danville ah
@Sagalk6
@Sagalk6 7 месяцев назад
Wlloh anigaa ah sidaan iskaga daayona ma garanayo ish dadkii way igu wada naceen😢
@alideck8559
@alideck8559 7 месяцев назад
Sifiican baad u sharaxday. MaashaAllah, Aqoonta iyo cilmiga Allahakuu siyaadiya abaayo. Soomaalideena cudurkan kuma baraarugsana waa cudur dadka victims ka jahwareerinaya oo confusion ku ridaya.
@ahmeddhifo8660
@ahmeddhifo8660 7 месяцев назад
builying
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 8 месяцев назад
👌👌👌👌
@zara-abdalla-hassan
@zara-abdalla-hassan 8 месяцев назад
Fariid❤❤😊
@abdihassan6452
@abdihassan6452 8 месяцев назад
Anaaba xanuunkan qaba ee abayo aad noogu soo sharax sida looga bogsado
@ZamzamAli-g9r
@ZamzamAli-g9r 8 месяцев назад
Waalaahi waa runtada aniga arkay dada badan nocasa ax
@Ayaanleabkaal
@Ayaanleabkaal 8 месяцев назад
❤❤❤
@Ayaanleabkaal
@Ayaanleabkaal 8 месяцев назад
Mansha allah
@Ayaanleabkaal
@Ayaanleabkaal 8 месяцев назад
Guul
@aliibrahim1012
@aliibrahim1012 8 месяцев назад
Abaayo hal su,aal baan Ku weydiinayaa gabadh baan wada socon jirnay markaan jacayl Fara badan aan u qaaday oo ay ogaatey bey igu tiri kuma rabo halkaa xirir keena Ku jar bilaa sabab qof kalaan la sheekeystaa hadana ima deyneyso oo meelna waan kuwada nool nahay hal guri oo dabaq kor iyo hoos Kala daganahay halka aan joogana waa jarmalka cuntadana wey iisoo sameysaa bal mxaan sameyaa adigoo mahadsan 🙏🤔
@Haniqali-z9i
@Haniqali-z9i 7 месяцев назад
waxa lagayaba inay kujeceshahay badhitan samee intadan dag dagin walal
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад
Jimco wacanowanaagsan qiimobadan murwodumaroo samsameey yariisEEy cadayyareey lagufarxeeeey fariidad
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад
LEEE ttttt, saxsax qiimobadan yariisEEy tii lagaa sooo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo WalEEEEEnEEy Nacam, offcourseee offcourseee iyaaa yartaanaa tanaaa ooridumaroo qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy yartayarta Rasmidumaroo riyaaqEEy RaysaanEEy lagufarxeeeey iyoiyo qaasatan facyaashay qayryaashay waanba uwataa ugu qiimobadanEEy fariidad minyaro monyaro bahbahbah bahyareey yariisEEy hEE hEE princseseseses princseseseses
@AxmedNuur2000
@AxmedNuur2000 8 месяцев назад
Runtii inbadan ayan fahmi waayay wax I haya waxan ahaan jiray qof very strong ah lkn waan is badalay waxaana noqday qof shakhsiyad tabar yar leh, qofka aan xiriirka la leeyahy ayaana sabab u ahaa is lahaa lkn hadda wayba ii caddaatay runtii emotional ahaan ayn u burburay😢 Balse come back fiican in shaa Allah
@xasancali2853
@xasancali2853 5 месяцев назад
wlahi zxp anna wan izku arkaY ee tolow mxynu Yeelnaa😢
@manoqaali
@manoqaali 2 месяца назад
ana waa isku arkey apoowe😭💔
@fadumo5687
@fadumo5687 9 месяцев назад
Haduu qof nucas noloshada kujiro xiriir dhaba rabbi layeelo quranka digriga badiya
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 9 месяцев назад
Mcn guulayso walshy boqorada quruxda maashaa allaah qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 9 месяцев назад
Maashaa allaah walshy qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤