Тёмный

3 SHEY HADII ADAN GURIGAGA LA SOCON WAXBA KUMA DHIGMI DONAN 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 8 месяцев назад
Mlinwalba chanalkga wnso boogda bl inad video cusub sogalisay dhirigalin bd iitahy mhdsanid abyo❤😊
@sadiyamohamed-xj6cl
@sadiyamohamed-xj6cl 9 месяцев назад
Somaali maryooley qofkii wax usheego walhi dulqaadka ka batay qofkaas ruuney ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo abayo mcn shukran hooyo dadaal badan ayaa thy mashalaaah ❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@amiiraahmed4513
@amiiraahmed4513 9 месяцев назад
Subhanaallah dadatka qaarkot marka xisaan ufashid weey kugu sojesanayaa xitaaa shukaran malahan abyo waxa badan waaka faaideestahy waxa dhaqaaleso maceeba abyo jazakallah fiila janna
@BushraCabdi-yd5no
@BushraCabdi-yd5no 10 дней назад
maaashaaallaah kartidii oo qofa ruumi qurux weeye❤❤❤❤❤
@raaxoxasan2452
@raaxoxasan2452 9 месяцев назад
M.a wn ku dawada ila dhamad quruxey alle haku barakeyo
@hamdiahmed4504
@hamdiahmed4504 9 месяцев назад
Somali shaqaalo aa ka badatay ruuneey thanks koleey inta wax garat ah waa kaa faaiideen masha Allah
@hubsiinochannel1779
@hubsiinochannel1779 9 месяцев назад
Abayo 50€weekii waa goysaa aniga jarmalkaan joogaa waa na kuadagtaa wax bayay ku wariinin domarka waa is kibrinaayaan 7qofood anahay mashalah
@Exlacme
@Exlacme 9 месяцев назад
Qof wax dhaqaylayso kudhaha caay mamudna ceeb caleek jazakallah khayr sis anaa kamid ah inta kaa faaiday keep going sweetheart ♥️
@xaawobujeeti200
@xaawobujeeti200 9 месяцев назад
Ruumiyee kuwa ku aflagaadeeyo warkooda iska dhaaf anagaa ku jecel hore u soco uqtiii dhiiragelisadeyda
@sabahadam5332
@sabahadam5332 5 месяцев назад
Asc abaayo waad mahadsanid Ruumiye waan ku salamayaa hore u soco waan ka faiday fikirkaga
@zeeyx_2023
@zeeyx_2023 9 месяцев назад
Waa rutaa xabit aad ban kaga faaidnay جزاك الله خيرا
@bintuabdoulkadernasteho5924
@bintuabdoulkadernasteho5924 8 месяцев назад
Merci infiniment rumi j’adore tes vidéos ❤ et j’apprécie la façon tu t’es exprimé masha allah love u sista
@hooyocooking
@hooyocooking 9 месяцев назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti horay u soco ❤❤
@hodoadam1672
@hodoadam1672 9 месяцев назад
Waxyala badan baan kaa faiday cunta Karis dhiri galin shukran xbbti Dhaqalaha xogaa waku ficanaa oo dad wax qorta ku adeegta iskajwalka ahaa last 4 years lkn more tips iyo taloyin ban kasii faaiday sanadka an kula socday hada
@simraninacisman7268
@simraninacisman7268 9 месяцев назад
M.a alle haku barakeeyo
@MunaDahirbade-c4g
@MunaDahirbade-c4g 9 месяцев назад
Ruumi qaaliyey càfimaad iyo cimri cibaàlde ayaan allaah ku waydiiyey mooraal iyo dhiirigalintaada waankàga mahad celinaya ❤❤❤❤
@abdirashidadam1096
@abdirashidadam1096 9 месяцев назад
Anakaakujecel horey usoco abayo la aantaa waa abaar dhiiragalintaada ayaa hee jiifka kagasookacney❤❤❤❤❤
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 9 месяцев назад
Waxaa jiro Gabdho badan oo Ka soo baxay jamacada dhaqaalaha oo aan kasen xataa biilka ay Gurigeeda ku isticmaaleyaan ee masha Allaha tabaarakalaah Qeer badan Allaha ku siiyo ❤
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 9 месяцев назад
Qaaliyay dabadan aya kafaidey haubixi qaofki aanwaxfahamy ❤
@Macad-k2d
@Macad-k2d 9 месяцев назад
Manshaa Allah sister thanks ❤
@hodanmohaned7548
@hodanmohaned7548 9 месяцев назад
Abaayo ruumi❤❤❤❤❤
@AadamShariif
@AadamShariif 9 месяцев назад
اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 9 месяцев назад
Ruumiyee kuwa ku aflagaadeey warkoda iska dhaaf anaga ku jecel hore usoco quruxey ❤❤❤❤❤
@GghHhh-c8t
@GghHhh-c8t 9 месяцев назад
Mashadsanid ruumiyey waa sax wllo ✌💯❤🥰❤❤👍👍❤
@abdirashidadam1096
@abdirashidadam1096 9 месяцев назад
Ruumiyey kuwa kuaflagaadeynay iskadaa ee horey usoco❤
@zeinabhassan3351
@zeinabhassan3351 9 месяцев назад
Waa runtaa abaayo ceeb maaha isku tasho jazaaki laahu khayran
@burco7626
@burco7626 9 месяцев назад
I can't wait to see your monthly shopping, I think this will help us understand more insha Allah. In today's climate, it's very challenging to shop with 50, but if you can, then good for you.😃
@FatimaAhmed-ux7ju
@FatimaAhmed-ux7ju 9 месяцев назад
Maashalaah
@roodaabas497
@roodaabas497 9 месяцев назад
Dheero galiso ayaa nafteen iyo mid walaaldeen u tahay abayo mcn ani si fiican ayaa igu faaideysay wlhi lacagta awal xisaab la aan iska socotay. Ilahey dartiis ku jeclahay ❤
@yurubdahane1591
@yurubdahane1591 9 месяцев назад
Cey ma lihid hooyo karti le sharaf iyo karaamo mansha allaah
@cadniccasiis1328
@cadniccasiis1328 9 месяцев назад
Asc wllo macaan allh haidin xifdiyo adiga iyo caruurtaada waa inaan hurdada kakacnaa wax qabsanaa
@umacabdirisaq6399
@umacabdirisaq6399 9 месяцев назад
Waa dhameestey ee mahadsanid
@BadraJacvar
@BadraJacvar 9 месяцев назад
Man shalaah wllo ruumi anigu waxan qataah yomkii 3 dolr seen wax uga dhigto na ma daan ee ila tali wllo
@zeeyx_2023
@zeeyx_2023 9 месяцев назад
جزاك الله خيرا حببتي
@hodanhashiadanabdule648
@hodanhashiadanabdule648 9 месяцев назад
Mashaallh shugran washey
@Najmaadb
@Najmaadb 9 месяцев назад
Masha allah wall wan kugu xidhanahay oo markasta waan kudaawada. Balse waxba masoo qoro mashquul dartiisa. Waxaan kuleeyahay waxmadan ayaan kaa faaiiday ee HORE USOCO WAANAD KU MAHAADSAN TAHAY WAX SHEEGAAGA WACAN❤
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 9 месяцев назад
Masha aalh I love you sis
@ubahyusuf9629
@ubahyusuf9629 9 месяцев назад
Ruumiyey sida hooyo oo kale ayaa noogu qaylisay 😂😂 noo taji ❤❤🎉🎉
@hami6hadaf
@hami6hadaf 9 месяцев назад
Mahadsanid ruumiyey ❤❤❤
@DekaIbrahim-r2c
@DekaIbrahim-r2c 9 месяцев назад
Asc ruumi wll Allah ya cisak
@Dagan-vp1mr
@Dagan-vp1mr 8 месяцев назад
I like that plan well done sis
@MunoManka-z1u
@MunoManka-z1u 8 месяцев назад
Wankalfiga❤❤❤❤
@ShariifoabdallaMohamed
@ShariifoabdallaMohamed 9 месяцев назад
Aaad ayan ujeclahy dhiiragelintada hore usoco abaayo
@umuayman6328
@umuayman6328 9 месяцев назад
Machaala
@umumiskichannel6847
@umumiskichannel6847 9 месяцев назад
Asc abyo rumi wan kusalamay mcnto hore usoco anaga aya notahay dhiragalin marwalbana kusugna wana kualsocona haujojin dadka warka xun mncto
@hamdagaabuush2874
@hamdagaabuush2874 9 месяцев назад
Asc wllo qaali aad baan kuu salaamayaa.dadku badanaa way niyad jabiyaan haw joojin qaali hore u soco hormuud baa noo tahay
@MaryamMaryam-j1i
@MaryamMaryam-j1i 9 месяцев назад
Aniga hal hada socoda waxabadan ka faido walahay maharani ❤❤❤❤
@luuleyali4414
@luuleyali4414 9 месяцев назад
Horay usoco❤🎉
@ayaanabdi9465
@ayaanabdi9465 9 месяцев назад
abayo umad lama qancin karo hana u bixin inta xumaanta hadalkaga ka fiirsato wlh abayo mar kaan ku arkay dhiiri galin ayaan kaa qadaa abayo inta ku jecel ayaa ka badan inta xumaanta raadisa abayo wlh inta iga baxdo iyo inta isoo gasho adiga inta aan ku arkin waan iska socday abayo wlh kanaal kaga waan sugaa inta aad wax ka soo dhigeeyso horay u soco abayo ilaahay dartiis ayaan ku jeclahay wlh abayo inta aan nolo sheda ka badashay inta kuma soo kobi karo aad ayaad u mahad santahay abayo
@Saadiaaden-s4w
@Saadiaaden-s4w 9 месяцев назад
Mansha a llah
@SahraOlhaye
@SahraOlhaye 9 месяцев назад
Sorry abaayo sifiican bad nodhigalisa Allaha ku dhawro❤❤ xabiiti😊😊😊
@-farhia
@-farhia 9 месяцев назад
Nagtan caqli baa ku dhamadey dhanka dhaqalaha BHD bay kawadata 😂 thanks macaney
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Xabiibti
@hayaadali482
@hayaadali482 9 месяцев назад
Waasx abayo renta walm huran
@hindaxasan-io3dy
@hindaxasan-io3dy 9 месяцев назад
asc ruumiyey wan kula so garay madaka ee hooree USOC xabiibi
@maxamedmaxamuudsabariye8597
@maxamedmaxamuudsabariye8597 9 месяцев назад
Kuso huuno anagaa kuu baahane mowduucaan ookle lamajoojiyeeee
@hersihersi2406
@hersihersi2406 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤.sori.qaali.ha.ujoojin.hoosha.noheeso
@nimcosagal1044
@nimcosagal1044 9 месяцев назад
Ruumi hablaha single dhaqalahooda kama hadashid kaliya dumar laqabo kahadashaa😅
@AshaHussen-j9m
@AshaHussen-j9m 9 месяцев назад
Ruumiyeey aniga lacagta wan haystaa mana aqaani isda loo dhaqaaleeyo
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 9 месяцев назад
Manshaallah comment haujojinin tii qadaneyso haqadato tii iskadhafeysna haiskadayso
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol 9 месяцев назад
Daban laguguban danbastisa lagama kaco aney igu dhacday yesan idinku dhicn abayal❤
@Umumushtaaq-s7j
@Umumushtaaq-s7j 9 месяцев назад
Maxaa kugudhacay abayo
@habibohussein8253
@habibohussein8253 8 месяцев назад
@Bishmire
@Bishmire 3 месяца назад
❤😊
@hayaadali482
@hayaadali482 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@fadumosiciidjama5753
@fadumosiciidjama5753 9 месяцев назад
Asc wll mnsha allah hadhageysn dadka.inta wacan baa badne
@fadumosiciidjama5753
@fadumosiciidjama5753 9 месяцев назад
Wll noo wad dhirogalintaa anaga rabnee u kujecele😊❤❤❤❤
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 9 месяцев назад
50 waxa isticmala dedka guriga waxa wa waynka uyalo waxa yer yerka Un ba laguso gada
@shugriyasin3679
@shugriyasin3679 9 месяцев назад
Mhdsnd qali dumar waxad nasiisay wacyagalin wanagsan
@fatumamohamed5584
@fatumamohamed5584 9 месяцев назад
Manshallah mahad sanid abaayo ilahay ha ku xifdiyo
@NimooAlii-pc6rr
@NimooAlii-pc6rr 9 месяцев назад
Ila bil ayan kugu xidhanhy wlhi wn ka faiday
@Bede459
@Bede459 9 месяцев назад
Thank you ruumi macanto anigu waan kaa faaiday waxaan ahaa hablaha cuntadu kadhacdo waxay rabaana aqoon ee wax kasta soo gado. Sannadkan waan kulasocdaa dhamaadkana waan kulasocodsiindoonaa. Waxaad tahay macalimad dhaqaalaha kufican. Jazaakallah kheir
@hersihersi2406
@hersihersi2406 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@sacdiyobilan1387
@sacdiyobilan1387 9 месяцев назад
Adiga in lagula taliyo marabtit waxa dhahe anaa og waxa kar sana tala dayda hala qato dadka ne waa dhahee
@AminaHajjidaud
@AminaHajjidaud 9 месяцев назад
@Ruumi Channel wa ku baahany qaliyay inte kaala so xariiraa
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 месяцев назад
Manshaallah ✌️
@farax6361
@farax6361 9 месяцев назад
🎉 first
@hersihersi2406
@hersihersi2406 9 месяцев назад
Abaayo.mahadasanid
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 9 месяцев назад
Iskutasho xeeb maaha abaayo Mahad sanid
@hersihersi2406
@hersihersi2406 9 месяцев назад
Nacabka.kuuciirin
@bintisulldaan5367
@bintisulldaan5367 9 месяцев назад
ruunta ilahay baa kugu jecel
@Umumushtaaq-s7j
@Umumushtaaq-s7j 9 месяцев назад
Ruumi waa qof qalbi fcn waxaa tahay hooyada gabdha somaliyeed shakhsiyadooda iyo dhaqaalahooda ayaad kahadashaa allaha kuxifdiyo xbbti
@namelos2963
@namelos2963 9 месяцев назад
Qof kasta hadaad u jawaabto waad ku walanaysaa ee soo geli wixii aad rabto qofkii negativ ah ha u jawaabin😮soomaali lama qaanciin karo..cuntaada isku meel baa lagu sameeya sida cabitaanka kan 2.99,-€ ah waa magaca uun kan kale0.99,-€ ahna waa magaca sharkada madaamo ay wax fara badaan dalbadaan way ka jaban tahay laakiin kan badowga ah waxaa u caad kann qaaliga ah 😮
@ayaancagafeey
@ayaancagafeey 9 месяцев назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE--rj-kVEiXGY.htmlsi=LDfTTy4q-SQMtTdx NINKAA ASIGAA IS CEEBEEYAY😰SORRY
@AliHusein-s8w
@AliHusein-s8w 9 месяцев назад
@xaawobujeeti200
@xaawobujeeti200 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
Далее
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
1,500 TEAM DHAQALE WAR FARAX LEH
15:32
Просмотров 12 тыс.
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
VLOOG MANTA DOCTOR WUXU I DHAHY
11:23
Просмотров 16 тыс.
AQBARTA WALALKEYGA LAGA HELAY #my_rajo
12:22
Просмотров 15 тыс.
QALADKII AN GALAY MARKAN CUSBA
12:28
Просмотров 8 тыс.
KALAY BARO #JADWALKA# HOWSHA GURIGA SIDA LO SAXO
14:40
Bedel naftaada 90 maalmood @noqosaalixad9817
23:38
Просмотров 29 тыс.